Dastuurka Federaalka wuxuu ka dhaxeeya soomaaliya oo dhan,lakiin Dastuurka Jubaland wuxuu khaas u yahay Jubaland oo kaliya marka sidey rabto ayey badali karta, kan soomaaliya ka dhaxeeya waxa lagu badali kara wadaogal .
Haa waa gar in lataageero axmed madoobe xasana laga soo horjeesto sababtoo ah axmed waa isteet waxa uuna ku qasbanyahay in uu raaco wixii wanaagsan ee la isku raaco lkn wixii fadaraal ah ee laga lèexiyo wadadii wanaagsanayd si cad ayaa loo diidi
Suldaanka TV haye saas u wad
Suldaanoow Run badanidaa walaloow
Xasan dhiiqo ayaa bilaabay arinta qabiilka Axmed Maxamed islaam guul
Wariyahaan sidu hadlayaa anigu waa fahmiwaayey manafahmidono maadama uu Mucaaradka caqligaxun uu taageersanyahay! Nabadeey Allah hanna hanuuniyo Aamiin Wabillahi Tawfiiq
Illahay xalada wadanka hadajiyu
Wan kuwadanaa Al seyed axamad cade❤
حسبي الله ونعم الوكيل فيهم
Suuldanka TV waa macqul waana ruunlow walahi wll jiiro joog abiid adigawa aqli badan siiyasada dhaankeeda waad kufican tahay siidad uso tabiineyso
Saad wax u falanqaysay aan jaclaaday. ❤❤❤❤
Xasan
FAHADKA AAD SHEGEYSO MIYUUSAN HAWIYE AHAYN
Gurgurte aya qabilka bilaabay .Axmed ma bilaabin.
Qabiil waxaa madaxweyne u ah xasan dhiiqo
Axmad fikirka qabiilka analaqabo
Saaxiib waxay kalduwanyahiin Ahmed Madoobe Sharciga In uu Badalo waa'laisla Ogolyahay laakiin Hassan Sheekh Tastuurka Badalkiisa La'iskuma Raacsana Faraqa U dhaxeeya waakaas Sidaa Ulasoco
Vision kudhisan mabada,a afkaar maleh siyaasiyiinta soomaalida
Dowlada soomaali hadii ay run sheegeyso waa iney dakada iyo lelaboorka iney ka xirto
Adigu bal is dhagayso bro xasan
Dastuurka Federaalka wuxuu ka dhaxeeya soomaaliya oo dhan,lakiin Dastuurka Jubaland wuxuu khaas u yahay Jubaland oo kaliya marka sidey rabto ayey badali karta, kan soomaaliya ka dhaxeeya waxa lagu badali kara wadaogal
.
Weriye xoogaabaalaguutuuray waanahubaa hadalkaaga
FAHAD YASIIN WA QURUN NAQLI AH WARKIISANE KUMAJIRNO ASAGAA WAYAY XIL KASOBAXAY GURIGIISA
Dowlada soomaali hadii runta sheegeyso axmed madowe waa iney dekada iyo elaborka iney ka xirtaa
Mucaarad macna leh ma jiro ee mucaarad nin jecleysi wada ayaa jooga
Siyaasiyiinta soomaalida aragtida fog oo wax dhiseysa maleh rabi kacabso iyo rag iskacelu isku meel magalaan
Wakdanbeya qabyalada washisheye
Fahad.yaasiin.haloosheego..laandheerayaal.ayaaloolamaayee.adiva.laangaab.ciilqabe.ayaatahaye.warkaaga.qaadasho.malaha
QABIILABIHI IYO HOYADI WAA XASAN SHEEKH .
CIILQABAHA DAROR NACEYBKU KUWEYNYAHAY WAYE
Ninyahow qabiil Ayaan is ku bedeshay wararkaada
Haa waa gar in lataageero axmed madoobe xasana laga soo horjeesto sababtoo ah axmed waa isteet waxa uuna ku qasbanyahay in uu raaco wixii wanaagsan ee la isku raaco lkn wixii fadaraal ah ee laga lèexiyo wadadii wanaagsanayd si cad ayaa loo diidi
Somali kala tagtay ninkasta tuladiisa
Waxasaxan fahadiyoxasan
....2024. SOOMAALI INTEEDA KALE, WAA DAAWANEYSAA, SIDA II MUUQATA, DAROOD SOOMAALI OO DHAN BAA U MIDOOBI DOONTA...SABAB...SADBURSI AWGEED...TECHNOLOGY JIRTA, OG WIXII LA YIRRADO, DOOD IYO DAMAC BA... NASIIB WANAAGSAN...
Qabyaalad xasan baa markuu yimi bilaabay ilaahay ka baq garab hadii xasan😂😂😂
Waxaan rabaa malul goboleed iyo madaxweyne qaran haiskuqasin mamulgoboled waa wax kooban laakiin qaranka waa balaaranyahay Maria hiskuqasin
Xasan xooloba shaadh qabiilaysan buu dawlada kuwadaa Ku hogaaminayaa qabiil qabiil uma dawladeen karo
Dastuurka gurgurte ya u dirsaday in uu badalo? Waxwaynaha jubaland wa ka saxanyahay gurgute.
Minaad dooni inaad cid qabyaalad siyaasi ka wacdido xasan culusow kawacdi.
5 sano MADAXWEYNE ayuu ahaay.
5 sano muusanoow iyo tolla'ay buu villa Wardhiigley la hortaagnaay.
Maantana taageeraa urabtaa.
Qabyaalada culusow dawladiisa ka fiiri.
Adigu wariye
ahaan qabiil ayaad ku mucaaradeysaa Axmed madoobe iyo afkaartiisa
Fahad fikirkaaga adiga iskahayso
SSC iyo punland waa qabiil xasan baa geeska ku muday Hadana jubakand xasan qabiil ma wado miyaa ha is indha turn saxb waaa lawada arkaa xasan
WERIYE KKK WAAD HAWIYE HADLEYSAS INAAD ISKA AAMUSTO YAA DAN AH
Aderow danta shacabka cidna dan kama laha ee an daneysto ani.hadi kale wan ku mucarada.waye ee allaha no keno.cid shacabka.daneyheysa
Aragtidayadu waxay tahay. Wll beenta. Kala fadhiiso. Dadka
Fahad laangaab ciilqaba ah ku dhimo
Waxaa garleh sheeq shariif waaya xasan ayaa ku horeeyay inuu sameeya siduu raba. Maxaa diidaaya axmadna siduu raba inuu sameeyo. Haduu xasan wada sax ah ku soconlahaa. Gar ayuu lahaanlahaa laakiin isagaaba kadaran axmed. Marka. Buuqa naga daaya xasan iyo axmed ninwalba howshiisa hawata. Laakiin nina nin yuu ku duulin taasaa gardara weyn ah
Gurgurte mabda maleh,qawlna maleh.shsrafna malaha.umana qalmo in uu umada hogamiyo, wa qBiili fashil ah?
Qofna kuma raci doonto
Ahmed madowe waa lasoo xeraa sababtoo ah qaranka Somalia ayaa mar walbo sareeyo 🎉🎉🎉