dawladihii hore jabouti way tagi jireen madaxwaynaha somalia na way la kulmi jireen qaarba ba odhan jiry dadka ha laysku furo mana walan mise cadan baa laga heesayaa
Aliyow hore ayuu xirsi (treason) ayuu hore u galay oo ahayd qiyaamo Qaran. Waa dil AMA xabsi daa'in. Laakin cidana lama xisaabtamin, sidaa UU doono ayuu yeelayaa
Xaaji. Caliyow waxa la sheegayaa inu Guurguurte ka baxay heshiiskii Ankara . Waxa jirta in Somaliya kusi adkaysatay in Aan Ciidanka Ethiopia kasi qayb ahasnin Ciidamad nabad sugida e Somalia marka waxa muuqata in wax Heshis ahi ka dhex jirin Somalia iyo Ethiopia.
Anigu waxaan la yaabanahay waxa dadku ugu mashquuleen Xirsi Gaab ee ay u ilaabeen inuu Cirro madaxweyne yahay oo waxaanu isagu ogolayn nin kale samayn karin, Haddii cid la eedaynayo waa in Cirro la eedeeyo oo weliba lagu mudaaharaad, haddii aanu mawqifkiisa cadayn.
Aimihii wadahadalka Somalia way isbedeleen liano MOUga ayaa la isku diiday oo Jibouti aanay jeclayn dekeda Berbera in dhaqaale badan soo galo, markaa Xersi Gaab wuxuu ka qayb qaatay in Dekedeenu xidhanto oo aanay 4 billion oo Jibouti ka hesho aanay teenu waxba kasoo gelin markaa waa mujrim kalabku waa in qoorta loo dheereeyaa. Waa in nidaamkan fadhiidka dhinac walba ka ah laga takhaluso.
Heshiiska badu waa dhamaaday kulmiye ayaa cimri dherer ka dhiganayey mar.hadii kulmiye tagay heshiiskaasina wuu ku daayey cida kaliya ee isku maaweeliya waa beesha isaaq taasi oon la garanayn waxay ka helayaan. Reer Awdal marnaba ma ogalaanayaan heshiiskaas.
Adeer bad cas xasan gurguurte malah cidna makeenikaro ee ninkan hurda ee dalka ku magacabani howsheega shacabka waxa meesha kajira ma xirsi baa dalka ka taliya xirsi waa qaran duumis ee yaan dalka lagu soo deen
Ali maxaad uga hadli wayiday kuwa hore qaranimada Somaliland ka soo hor jeeday ee hada soo galay wadanka ee fikirka kale aaminsan. Waxanu ku aragnaa Cali inaat isbedeshay siday isu bedeshay xukumadu ba ???😂
Weriye ma waxaad k a soo hor jeedaa in wadanka la ictiraafo Laakiin waxa muu wataa qabayaalad aad Xirsi tuug oo aha Ninkii Xamar sonata in ay gobol inaga dhigaan waana xisbiga wadani oo cadowga gudaha Iyo ictisaam koofiyad bacle iyo siyaasiyiin shunning raaac
Was ours a shalay Ayala la basal at hadiii DG Taliyaha’s ha mar Kawasaki bad Ali talking Wuxi ku Shacabka faaaruq soya sanders Ito mamuuul Manta lama wada badalo
Maraykanku inama aqoonsayo haddii wadahadalkii Somaliya iyo Somaliland la furo waayo waxa la innoo arkayaa inaynu heshiin doono
Somaliland Xamar iyo xirsi ma rabto bada S/L cid bixin karta ma jirto.
Caliyow,habar jeclo,way,iibisay, Somaliland
❤❤❤XIRXI HEEGO NAASDHEER HOOGTO HUUNO ❤BAA KUDHEGEN. XAQ UMALEH INEY NAGA FUSHATO DANAHEEDA. JABUUTI IYO. DACAWALEY VIVA SLND ISBEDEL DOONKA ❤SLND IYO DHAMAAN INA JECELNAL. SLND. MIDNIMADEEDA ❤
Dawladan ciro anigu waan ka yaabanahay talow ma dawakhaadbaa mise heshiisyo badanbuu galay odaygu
Dawakhaadi ma jirte waa ula kac
Wadani iyo Ciro ma Somalia-Talyani bay wax moodeen???
Aliyow si baad uuga maagaysaa in aad ka hadashid waxa uu xirsi Gaab jabuuti ka wado.
Daahir jimcaale dhegataag.
1.0. Waxan dhahayaa waxa djibouti ka socda waxay tahay inuu la kulmo madaxda somalia.
2.0. Waxan dhahayaa aqoonsigii dawladda mareykanka ee madaxweynaha mareykanku uu waday yaa lagu laalayaa.
3.0. Cirjiidhe tv waxan ku dhahayaa aqoonsigii mareykanku wadday waxa lagu laalayaa wada hadalka somaliland iyo somalia.
Hadayna xukuumadu cadayn shirqoolada jabuuti kasocda mudaharaad baad sheegaysaaye cirkaiyo dhulkaa isdhagaysan doona hargaysay xabadu kabilaabmidoontaa
Oo.maxaad samayn kartaa? Ma 20 dumar ah, sida maalintii dhaweyd baad meel isugu keeni iyo oday 90 jir ah oo ooyayaya?
Reer soomaalilaanoow aqoonsigii soomaalilaan muusaa miiska soosaaray haday tahay tan mrayk iyo heshiiskii etoopiy hadaba mw ciro ma dhamaystiri doonaa mise geele iyo gurguurte oo diidan intaa aansoo sheegay ayuu uleexandoonaa haduu tahore dhamaystiro waynu guulaysanay lkn haduu tan dambe uleexdo oo ah geele iyo gurguurte waynu guul daraysanay soomaalilaan dambe oo lagu tashan doonaa majirto
Salan sare inta reer Somaliland ah
Lamid
SIDAAS. Laguma. Fashilinkaro. Xukumada. CUSUB EE SLND. Cali XISHOOD. Boowe HUUNO. Kudaafadyahay. Dhakakale BAA. Kaadhexhadleysee. Kaanimid. Kkkkk GUUL SLND INSHALAAH ALAAHU MA AAMIIN WTOWFIIQ inshalaah ❤❤❤
Cid Ina Aqonsanaysaa ma jirto hadeynu waqtigan xaadirka ah wada hadal la furano Somalia. Taaa ogaada!
XIRSI YAADIRTAY YAA DOORATAY KAJAWAAB
Cali DUUL DUUL GEESI QARAN ❗️
TUUGAAS FAKASH HUWAN HERSI GABE WAA CADGWA SOMAILAND😂😂😂😂😂😂😂😂YUSRA HARTI
dawladihii hore jabouti way tagi jireen madaxwaynaha somalia na way la kulmi jireen qaarba ba odhan jiry dadka ha laysku furo mana walan mise cadan baa laga heesayaa
Maraykan ayaa aqoonsan Raba somaliland markaas waxa la rabaa in wadahadalka somalia lagaga hortago qoonsiga somaliland
Djabuiti,wa,cadawga,koowaad,een, Somaliland
SOUTH SULDAN WAA DAD CHRISTAIN AH. ISKU MID MA TIHIIN.
Waxaad I sheegtaan,waxa uu u baxsaday buurmadow, iyo xirsi waxa uu ka qabanayo meesha ,iyo waxa u qarsoon ,madaxweyne ku sheega, somaliland guul iyo gobonimo ictisaam iyo huwsnta gudaha ilahay ha jabiyo oo mid yaanu ka hadhin
Tolaaay! Ma Xirsi baynu iska Qaban weynay reer Somalilannow! Ha lagu Gubo gurigiisa!
Run kama dhibcaana waa1.siyaasada wadani oo ah hooshoos baan u iibinaynaa dalkee dadweynuhu yuusan na maqlin.2.iyo nuxurka dadka oo aan la qasbi karin.waayo faraska darka waad geyn kartaa balse cabid kuma qasbi kartid.
INTAA INAAD DHAANTID BAAN KU MOODAYEY. SOMALIA HADAAD LA SHIRAYSID. MACNAHEEDU MOWQIFKAAGII KA SOO DAGTAY.
Aliyow hore ayuu xirsi (treason) ayuu hore u galay oo ahayd qiyaamo Qaran. Waa dil AMA xabsi daa'in. Laakin cidana lama xisaabtamin, sidaa UU doono ayuu yeelayaa
Xaaji. Caliyow waxa la sheegayaa inu Guurguurte ka baxay heshiiskii Ankara .
Waxa jirta in Somaliya kusi adkaysatay in Aan Ciidanka Ethiopia kasi qayb ahasnin Ciidamad nabad sugida e Somalia marka waxa muuqata in wax Heshis ahi ka dhex jirin Somalia iyo Ethiopia.
0:29 0:29
Anigu waxaan la yaabanahay waxa dadku ugu mashquuleen Xirsi Gaab ee ay u ilaabeen inuu Cirro madaxweyne yahay oo waxaanu isagu ogolayn nin kale samayn karin, Haddii cid la eedaynayo waa in Cirro la eedeeyo oo weliba lagu mudaaharaad, haddii aanu mawqifkiisa cadayn.
Waa maxay xilka uu xirsi hayaa ee uu Djabuuti u joogaa.
Aimihii wadahadalka Somalia way isbedeleen liano MOUga ayaa la isku diiday oo Jibouti aanay jeclayn dekeda Berbera in dhaqaale badan soo galo, markaa Xersi Gaab wuxuu ka qayb qaatay in Dekedeenu xidhanto oo aanay 4 billion oo Jibouti ka hesho aanay teenu waxba kasoo gelin markaa waa mujrim kalabku waa in qoorta loo dheereeyaa. Waa in nidaamkan fadhiidka dhinac walba ka ah laga takhaluso.
Soomalia italiya destroyed by xasan qaxooti cidna lama hadli karaan
Calow waraysiga maku marayo siciid Daniel wixi Ka danbeya codka iyo sawirka ma wada socdan
Cali duldulow waxan fiilaya in lagu iibsaday oo imika uu xuub sibatay "Muxaafid" noqotay
Wadaadada Isaaq ee Awhoosaasiyayaasha ah ha ku dagmin, e Difaaca dhulkaaga iyo sharaftaada heegan u ahaw.
Ciraa kula socda xirsi waxan uu jabuuti ka wada
caliyow.guuleed.shaqadiisa.udaa
Ogadeenkii waxaay dagaalkii u soo wareejiyan joodaha qorilugad iyo coodanle si aa u aargoostaan dadka jiida degani ha feginaaden ee gaarsiiya
Kkkk waaryaahe odayga kafura teyga amaa sifiican ugu xadhaa arw tey xidhay waxaan ahayn kkk😂😂😂😂
Xirsi gaab waa Huwanta gudah iyo ictisaam halaga qabto wadanka
Caawa sidii gaaladii buu shaadh cad iyo taay madoow soo xidhaye yaa dhintay
Caawo jawaab aan sax saneen weeyaan fikir kaagii hos ayuu udhacaye
Waa in buhudle gacanta laku sodhiiga huwantu gaadmo madenayso..
Maanta ninkii gaabnaa maxaa Xirsi ka dhigay, maxaa khaldamay.
Cali duulduulow jabuuti berigii aad tagtey maxaa kaaqabsadey?
DAWLADU HA CADAYSO AYAAD KU QORATAY CINWAANKA. HADANA WAXAAD LEEDAHAY WAA CAADI XIRSI WUU KA SHIRI KARAA
AAN WADA HADALNO WAA AANU HESHIINO.
Waxa layaableh xirsi cida uu matalayo iyo cidan diratay, ciro qiiq badan baa ku dahaadhan, bishuba horteena way iman,
Adeer xasan meel uu ka taliya majiro maamuladiisii baa ka kala yaacay somaliland xiirsi iyo ciiro hadaay gurguurte hoos fadhistaan somaliland qof waliba deedankiisa buu maamulaya waxaa xaaran ah inaad xaasan gurguurte oo cidla fadhiya aad xayasiin u samasan wax kale oo dalka u dana ka hadla
Heshiiska badu waa dhamaaday kulmiye ayaa cimri dherer ka dhiganayey mar.hadii kulmiye tagay heshiiskaasina wuu ku daayey cida kaliya ee isku maaweeliya waa beesha isaaq taasi oon la garanayn waxay ka helayaan. Reer Awdal marnaba ma ogalaanayaan heshiiskaas.
Waxan ka helaa sidaad qayaaliga iyo beenta ugu seexisan wax ma garatada. Hadii kale dadkaas soo jeed iyo hurdo la’aan baa dili laheyd🤣🤣🤣
Muuse ma waxbu qarinayay sowtay cadayd xirsi waqtigii siilaanyo isagoo dhuumanayuu u tagi jiray oo uu god inagu riday
Xirsi miyaa madaxwayne loo doortay gurigiisa iyo caruurtiisuu metelaaye ciro j haduu tago ama nuse dadkaa doortay oo kula xisaabtamayee
Adeer bad cas xasan gurguurte malah cidna makeenikaro ee ninkan hurda ee dalka ku magacabani howsheega shacabka waxa meesha kajira ma xirsi baa dalka ka taliya xirsi waa qaran duumis ee yaan dalka lagu soo deen
Cllyow,waxi,lagu,odhan,lahaa,ama,ay,bulshadu,qabto,wa,laguu,so,qoray,xirsina,waa,qarandumis,dadkana,halaga,qabto
Rayiga la fasaxay miyay ku jirtaa in qofku odhan karo somaliland aan ka noqono..oo ku biirno somalia
Xukuumadan aamusnaan ba dilaysa dadkeeda hala hafasho
Oo maxay kala Hadashaa? Waa isku mawqif Xirsi iyo Cirro Hurdaaye.
Xirsi ma aha fulintii ee waa gudoomiye xisbi ee yaanu tuurta ku qaadan waxii fulintu lahayd ka yar ee su.aalaha xunow😂😂
❤❤❤
Ali maxaad uga hadli wayiday kuwa
hore qaranimada Somaliland ka soo hor jeeday ee hada soo galay wadanka ee fikirka kale aaminsan.
Waxanu ku aragnaa Cali inaat isbedeshay siday isu bedeshay xukumadu ba ???😂
Dee Dekefi m’a jirto hadi aqonsi la wayo
cali yow aayaman waad yar jiin jeedha ee ha liicin
Baddeenu hadaanay ictiraaf inoo goynayn ma aqbalayno, ta kale xasan ma ogolaanayno inuu itoobiya siiyo baddeena!!!
Adeer maanta waa xaragoonayaa maxaa soo kordhay??
SHARCIGA ADUUNKA MARKA LA EEGO AQOONSIGEENO WUXU KU XIDHAN YAHAY WADA HADALKA WALAALADEEN KONFUR
Malaa ma hubtid
CALOW WAXAN AD BILOWDAY WAAMAXAY MIYAAD KU GARAB TAAGAN THY IN XIRSI SOMALIA LA KULMO
Waar bi’iwaaya usbuuc isdaba jooga madaxtooyada ku hor mudaaharaaday.
Xirsi cidbuu iixigaa kumana qanacsani ficiladuu samaynayo waayo xukuumadii siiraanyo tuuku sameeyay maanaan ilaawin maantana edebdarooyin kusaabsan masiirkeena cidna uga dulqaadan mayno xirsi cirro iyo midkale toona lagama yeelayo
ALBAABADAA U XIDHNAA HADANA BADAY KA WADA HADLAYEEN- KALSOON DARO WEYN
ciraa diray xirsibana iska maamulanaya la jiide jilicsane ciro
NIYAW MAANTA MA HAGAAGSANID. DADKA HA QALDIN
CALIYOW FAR BAA KUGU GODON - WAA GACAN UUR KU JIRTA. AQOONSIGAAGII OO DAAQADA KA BAXAY BADAADIINA LA QAATO. CAADI BAAD U ARAGTAA
C as lioow caawa waxbaa kusoo gaadhay
Cali maanta wax baa ka yar fikir-buubsan.
Wariye ina biixi marku la kumlaayeye xasan sheekh uxu ahaa madax waynihii qaranka
Wuu soodabcay Cali
Weriye ma waxaad k a soo hor jeedaa in wadanka la ictiraafo
Laakiin waxa muu wataa qabayaalad aad Xirsi tuug oo aha Ninkii
Xamar sonata in ay gobol inaga dhigaan waana xisbiga wadani oo cadowga gudaha
Iyo ictisaam koofiyad bacle iyo siyaasiyiin
shunning raaac
Waxa la moodaa in xoogay baqdin ahi kula soo daristay
MAR DAMBE KU DHAGAYSAN MAAYO. HUWAN QARSOON BAAN U EEG TAHAY
Cali lacagtii xirsibaa soo gaadhay
Maxaa Ka Jira Waxaan Hersi Jabuuti Ka Karkarinayo
Caliyow sxb hedda waxa lamooda in ad is carrab tirayso
Cali duuduul somalilaann way udhamaatay wadani iyo alixsaanbaa loogu dawgalay
Calaw dareenbaa na galay warkaaga ninkaa gaabani ma cada
Calaw hadalka jilicsan inaga ilaali.
Calow codka muqalku waa is dhafsan yahay
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐥 𝐜𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Haday wax cad hayan kulahaa cali
Qabyaali dhana wuxu kaleeyahay
Xasanbu shiir albabadu u xidhan
yeshen waar jabuti tagistaba xarana
Slandr xilkahaya jsl jabuti iyo dalalka
Qaranimada jsl kaso hotjeda waa
Dambile xirsifircona dambiyadii
Hore lalaxisabtami wayay
Saqajanka ayad dambasaysan
Gacan uur ku jirta kulaha isla yaab ali
Fashion baa tahay geesi
😮
Olalaay cawa cali bala ka hiigleh.
Never
geele doofar iyo Xasan duufle inlalakulmo ayaa xaaran ah waayo wax aan waxyeelo. ahayn inoogumajirto
Run isuma sheegtaan Maxaa geeyey jbti Tuug xirsi Calow adiga yaqaan xirsi ingaaban kaga baxday warkiisa
Channel kii wad hjecleyseen
Was ours a shalay Ayala la basal at hadiii DG Taliyaha’s ha mar Kawasaki bad Ali talking Wuxi ku Shacabka faaaruq soya sanders Ito mamuuul
Manta lama wada badalo
Maaha,inutago
Waar cali runtii wuu ka warwareegayaaye ma xirsi buu u qiil dayayaa kkkkkk
Kkkkkk tie-ga maad iska daysid, hu'gu nacaska miyuu toosiyaa tamar u yeelaa miyaa tuuga xooluhu dhacaa xajkii uu ku tegayaa maya weeye
Caliyow,xirsi,marhore,ayuu,ku,iibiyay,idinkana,wuuku,iibinaya,maxa,kaaga,meel,yaala
Kkkkkk Garaadku tii cali duul duul uunbuu qalinka u rogay culimada miyaanu aadan wali ku jirin