BOOSASO:- ABWAAN AXMED FAARAX IDAAJAA OO KA HADLAY HEERKA DHAQANKA IYO SUGAANTA SOMALIDA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 66

  • @yackoomahamud3553
    @yackoomahamud3553 5 ปีที่แล้ว +3

    Axmed faarax cali idaa jaa waa qoraa somaliyeed masha allah

  • @mohamedmohamud3432
    @mohamedmohamud3432 6 ปีที่แล้ว +7

    Ilaahayow u naxariiso anaa garanaaya guhaad cabdi gahaydh xamar ayaan wada joogi jiray waxaa dhalay gabayaagii caanka ahaa ee cabdi gahaydh

    • @ibrahimali827
      @ibrahimali827 4 ปีที่แล้ว

      Ma gu haad buu ahaa mise aabihii cabdi gahaydh kii islantiisa kusoo halqabsanayey isagoo ka waramaya dagaalkii 2aad ee aduunka.
      Lahaa
      Ina cumar qadhooneey aduun qaala bixin waaye.
      Qasnadiha raggii keenijiray qaarbaa tuugsada e.
      Engiriisba laga qaad dhulkuu qaybta u lahaa.
      Qoriga wuxuu la meerayaa waa nin soo qaxay

    • @ahmedabdirahman6545
      @ahmedabdirahman6545 4 ปีที่แล้ว

      Cabdi Gahayr oo guhaad aabihii ahaa ayaa lahaa gabayga
      Ina xirsi qadhooneey aduun qaala bixi waaye adigaaba qalab doonayee quusay faransiis
      Waa cabdi gahayr ninkaasi

    • @xirsiamaan
      @xirsiamaan 3 ปีที่แล้ว

      Dhuuni ayuu ahaa kacaanka Ku amaana xooga lufluf ah

  • @mohagurdanshe2304
    @mohagurdanshe2304 6 ปีที่แล้ว +2

    MASHA ALLAHA Abwaan idaajaaa waan ku aaamin sanahay runtii allah keep you

  • @ibrahimabdi8900
    @ibrahimabdi8900 6 ปีที่แล้ว +8

    Isaaq oo ciidagale saldanadii isaaq manshaa allah

  • @mohamedmohamud3432
    @mohamedmohamud3432 6 ปีที่แล้ว +7

    Qarabadkuba haddii la aslo waa quruxbadnaadaa ala qiimidaranaa fartuu qoriyaqaane

  • @ifka2877
    @ifka2877 หลายเดือนก่อน

    Nin walalki geed ugu jiraa geesi noqon waaye waa somali kuwaas abwaanku sheegay

  • @abwandirir2844
    @abwandirir2844 4 ปีที่แล้ว +2

    abwaan axmed waa nin soomaaliyeed iidoor haduu ka sheekeeyay waa rag murti yaqaana daaroodna waa la mid ee ha kala gurina

  • @guledjama9007
    @guledjama9007 6 ปีที่แล้ว +3

    Abwaan soonaaliyeed ahmed faarah ali idaajaa alllah ha ku daayo

  • @abwaangodaalo1488
    @abwaangodaalo1488 5 ปีที่แล้ว +2

    جزاك الله خير

  • @isxaaqmaryacade18
    @isxaaqmaryacade18 6 ปีที่แล้ว +5

    Boosaso Kuso Dhawoow Mudane Axmed Faarax CaLi

  • @abdiasiisklarabdiasisklar8597
    @abdiasiisklarabdiasisklar8597 2 ปีที่แล้ว

    Abwaanku waa majirteen EE yaa Ka yahay #from Cali saleban mj

  • @abshirmohamed4025
    @abshirmohamed4025 6 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah Abwaan

  • @farjannoinaxaaji9675
    @farjannoinaxaaji9675 5 ปีที่แล้ว +1

    Abwaan Alle haku deysto

  • @Dalmar-wj2rc
    @Dalmar-wj2rc 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @ahmedfarah7779
    @ahmedfarah7779 3 ปีที่แล้ว +2

    Abwankan cidwalba oo gabay taqaan wuu soo qaata gabayadeeda cida kudhagan wa dad aan tarikh lahayn baa kuhaysta tariikh nosame iyo dad iska cuqdadaysan

  • @cabdihassan3084
    @cabdihassan3084 6 ปีที่แล้ว +3

    Qarbadkuba hadii la aslo wuu qurux badnaadaaye ala qiimo daranaa fartuu qoriyaqaanaaye

  • @khaliifmahamoutt7037
    @khaliifmahamoutt7037 4 ปีที่แล้ว +2

    Gacantii nin lihi goynaya waa gomodontaaye ....
    Nin walaaLki geed ugu jiraa geesi noqon waaH....

  • @ismailali339
    @ismailali339 6 ปีที่แล้ว +3

    kkkkkkk xikmad waa tanaa mashallah

  • @guledjama9007
    @guledjama9007 6 ปีที่แล้ว

    Ilaahoow noo daa abwaanka idaajaa waa shaqsi ku suntan taariikhda soomaaliyeed

    • @saadiaabdullahiabshir3061
      @saadiaabdullahiabshir3061 6 ปีที่แล้ว

      Masha Allah abwan

    • @guryasamogeedikiciye6745
      @guryasamogeedikiciye6745 5 ปีที่แล้ว

      Majeerten waa reerka darood u tariikhda yar isaqa dhama bal u fiirso mid qudho gabay goobta katirinkara kumajiro hargeza marku tagay meega waloodiday rag kawada afdheer bu ugutagay bosaaso waa ceebowden in la idin soboqda waa labaqasaar lascanood imulaynay o kale.

    • @mohaanyare6911
      @mohaanyare6911 10 หลายเดือนก่อน

      Mj bosaso kali ma dagee mudug ciideed iyo doolo u doono suugaantooda

  • @mustafemahamoud7492
    @mustafemahamoud7492 6 ปีที่แล้ว +1

    Abwaan guhaad abwaan qaaliya

  • @mukhtarawad4512
    @mukhtarawad4512 5 ปีที่แล้ว +1

    BOOWE Bari Igu Soo Orod Maa,ah

  • @abdulahitarabi498
    @abdulahitarabi498 7 หลายเดือนก่อน

    ninkii madi ahaadaba waa maxmadow quuse ma magoolo geed kali ah ee milic ku yaalaye inkastoo mayaay qooyo waa muruxsanadaye 😂

  • @mohamudsaid760
    @mohamudsaid760 4 ปีที่แล้ว

    Isaaqu maxey u yiraahdaan gabayada reerkooda ayuun buu sheegaa gabayada uu soo qaatey 90/100 waa isaaq waa asaraar hadaba ha arkeen waliba goobtuu jooogo waa boosaaso illaahey amarkii

  • @ridwancisman5579
    @ridwancisman5579 ปีที่แล้ว

    Sayad cisman

  • @theworld6815
    @theworld6815 3 ปีที่แล้ว

    War niyaw ninkani xaguu joogaa waan u baahnee

  • @farjannoinaxaaji9675
    @farjannoinaxaaji9675 5 ปีที่แล้ว +1

    Wax badan ayaan kaabartay

  • @AadanAhmed-j5s
    @AadanAhmed-j5s 2 หลายเดือนก่อน

    Minale yacuntaye madxaubadhi

  • @cabdiqaniwardi5743
    @cabdiqaniwardi5743 5 หลายเดือนก่อน

    Qaar baa iska soo qoraya qoraa soomaaliyeed adeer qoraa sameysta kani waa qoraa daarood e yaan la isku qabsan waxa kalaba lama wada laheee

  • @ismailali339
    @ismailali339 6 ปีที่แล้ว +1

    mashallah

  • @theworld6815
    @theworld6815 3 ปีที่แล้ว

    Lambarkisa ii sheg maandhe

  • @guledabdi6342
    @guledabdi6342 3 ปีที่แล้ว +1

    Gobta somalliyed aayad tahay

  • @mukhtarawad4512
    @mukhtarawad4512 5 ปีที่แล้ว

    Culmada somaliyeed Haddii Aad Taqiin u Gurmada Carabiga Ku Hadashaan Somalidu carini Ha kula Hadlinla

  • @BlueSkyedCountry
    @BlueSkyedCountry 6 ปีที่แล้ว

    Goobta uu joogo dadka kasoo jeeda gabayadooda muxuu usoo qaadan waayay

    • @caqilcabdilahimataancidaga7991
      @caqilcabdilahimataancidaga7991 6 ปีที่แล้ว

      idajaa beenalee benale dhalay gabayga adun gibina waxa laha haldha oo cidagale ah rer idle. rer barre xajiga gabayga ku jira wa xaji digale abwan qorane colad digale abihi

    • @cavediver7897
      @cavediver7897 6 ปีที่แล้ว

      War ninkaan miyaadan fahmin waa nin cuqdad qaba aniga sidaan ma moodijirin, inta gabi ee uu iska tuuray miyaadan arag, kow dadbuu dhulkooda imaanaayaa markaasuu iidoor uga sheekeynaayaa, tan labaad hadaladiisa waxaa ku Jira kuwo xanaf leh sida marka uu oranaayo dadka qaar ee lacagta xooluhu ay madax mareen markaas buu oranaayaa waa idinka oo kale, waxaa taas ka sii yaab badan inuu si ku wiirsi ah uu uga hadlaayo dadkii ay Darawiishtu laayeen waxaadna marka u dambeysa arkeysaa isagoo leh anigaa Darwiish ah oo Daraawiishta matala ee aan u heshiino Daraawiish iyo idinkii na dhabarjabinaayay, waa nin cuqdad iyo xumaan ay ka kuusantahay dadka meesha jooga ee dhalinyarada ahna waa ALLOW ALLE xaalkooda oo waxan dhaandhaanka ah maba fahmaayaan ujeedkiisa qalafsan ee cuqdadu ay ka buuxdo.

    • @ibrahimabdi8900
      @ibrahimabdi8900 6 ปีที่แล้ว

      Gbyaa maleh

    • @suldaanwarsame7762
      @suldaanwarsame7762 4 ปีที่แล้ว

      Zxb majeerteen waa dad gob lkn afka iidoorka ku dhaama waxa uu sheegayba waa iidoor aabihii la gub waa aftahamiin

    • @mohamudmohamud2534
      @mohamudmohamud2534 3 ปีที่แล้ว

      @@caqilcabdilahimataancidaga7991
      Ninyahow ma fakinka hargaasaad ku dhalatay cey xumidaa ka xishood abwaanka

  • @Dalmar-wj2rc
    @Dalmar-wj2rc 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤