INTA LAKALA IIBIYO GURYAHA CARWA IDKA JID MAREEXAAN ADAN CADDE ILA SAYIDKA 16/1/2022

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 86

  • @mriddisleharis1413
    @mriddisleharis1413 2 ปีที่แล้ว +2

    Thank you to remind me this Street I use to play this Street 1989 when I was 10 years old 😥😥😥❤❤🌹👍

  • @munira005
    @munira005 2 ปีที่แล้ว +2

    JIDKA AADAN CADE WAA SAX LAAKIIN JAAMACADA UMA AQOONIN XILIGII DAWALADDA JAALE M SITAAD BARE 🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀✅🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀

  • @naimahussein3911
    @naimahussein3911 2 ปีที่แล้ว +5

    Asc Sacdiya mashallah waa iskuulka aan dhigan jiray waaye xaafadeena waa iskuulka gadaashiisa sidaa ugu socodo gurigeena ayuu ku geeynaa adhigoo meel ugu leexanin waa xaafadii aan ku dhashay kuna soo koray Howlwadaag welina gurigeena wuu ku yaalaa hada Bakaarihi soo kalay waala ijaaray aniga wadanka 25 ka bdn ka maqanahay waana u xiisay xaafadeedii iyo Muqdisho cadeey ❤️❤️❤️🙏🙏🙏💕💕💕🌹🌹🌹🌹🌷🌷🌷

  • @dahirise7762
    @dahirise7762 2 ปีที่แล้ว +1

    Meeshaas ee jaamacada ah waxaa la oranjirey darbiga aadan cade waxaana lahaa madaxweynihii hore ee aadan cade

  • @kamalali79
    @kamalali79 2 ปีที่แล้ว +4

    Asc walaasheey sacdiyo xasan waan ku salaamay mahadsanid video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsato ilaah haku xafido Amin Amin Amin ilaah ha kaa siiyo ajir iyo xasanaad Amin Amin Amin Amin mahadsanid marwalba waxaad Nala qeebsato quruxda iyo horumarka dalkeena ilaah ha kaa siiyo ajir iyo xasanaad Amin Amin Amin shaqo wacan ayaad heysaa keep going my sister guulayso waligaa mahadsanid markale walaasheey sacdiyo xasan ilaah haku dhowro Amin Amin Amin walaasheey sacdiyo xasan

  • @maslah345
    @maslah345 2 ปีที่แล้ว +1

    Waligiis ayaa ladhahayey jidka adan cade AUN

  • @afgmasafg7764
    @afgmasafg7764 2 ปีที่แล้ว +2

    Jidka Aden cadde waa magac hore

  • @somaliking3360
    @somaliking3360 2 ปีที่แล้ว +2

    Bilow ilaa dhamaad wadada 21ka November MashaAllah muuqaal xiiso badan, aad ayaad u mahadsantahay. 🇸🇴💛🇸🇴🧡🇸🇴💜🇸🇴💚🇸🇴

  • @ahmedmohamed-yp6un
    @ahmedmohamed-yp6un 2 ปีที่แล้ว +2

    masha Allah dadka is weydinayo cidlada sideyda oo kale waxaa u malayna in malin jimco ah la duubay oo dadka xaafadahooda iska joogan

  • @munira005
    @munira005 2 ปีที่แล้ว +1

    Wcs Mahadsanid sister

  • @bishaaroa7889
    @bishaaroa7889 2 ปีที่แล้ว

    Mansha Allaah abaayo illaahay haku xifdiyo waxaad na galisay xasuus

  • @aweesdanbiil8623
    @aweesdanbiil8623 2 ปีที่แล้ว +4

    MASHALAAH SACDIYO CADEY WALIGEED LA DHIHI JIRAAY WADADA ADEEN CADE
    MESHA AAD HADA KUSO DHAMESAY NEH CLIPKAAN WAXEEY AHEED OO DHAGAXA LAGU JAREEY SUUQI XOLAHA UGU HOREYEY KADIB WAXAA LO RARAY SUUQA XOLAHA WARDHIGLEY SHALEMO XAAWO TAAKO KADIIB NEH WAXA LO BADALAY SUUQA XOLAHA HURWAAY
    MASHALAAH 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙
    SAS U OGOOW HEE

    • @M.Duran71
      @M.Duran71 2 ปีที่แล้ว +1

      Dadkaan waa gadaal ka gaar, Suuqa xoolaha 80s waxay ahayd wardhiiglay

  • @aishamohamed8282
    @aishamohamed8282 2 ปีที่แล้ว +2

    Dhinaca dayniile u aad wadada carwa idka kasoo warbixi

  • @sadiaculusow2871
    @sadiaculusow2871 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha alah ilaahow noo siyaadi thank you

  • @nuroducale7302
    @nuroducale7302 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah waa kumahadsantahay carwa idka ilaa warsha dahana waa kaacodsanahayaa.

  • @kheerjecelmedia1059
    @kheerjecelmedia1059 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc walka kheerka jecel muraadkiina Allaha Idin saqiro Amiin yrp nasoo booqda insha Allah mahadsanidiin abaayo allaha kula jiro hool adag ayaa umada uheesaa garabkaga insha allah

    • @ahmedshucayb8090
      @ahmedshucayb8090 2 ปีที่แล้ว

      Ask aad bad u mahadsan tahay waxaad moo daa in.aad qalbigayga ku jirto .jidkii aan mari jiray marki aan dugsiga sare ahaa ayaad I tustay ee waa in aan ana abal gudaa

  • @mayusuf
    @mayusuf 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Xamar cadde waad ku mahadsantahay muqalka iyo maclumaadka 👍🏽

  • @aslisayid5411
    @aslisayid5411 2 ปีที่แล้ว

    Maasha alaaah iskolki an dhiganjiray 21 novembar xasuus fican shukran sis

  • @omarbaalwi3544
    @omarbaalwi3544 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa allaah thanks information sister

  • @sultanlife5385
    @sultanlife5385 2 ปีที่แล้ว +1

    It looks scary place

  • @M.Duran71
    @M.Duran71 2 ปีที่แล้ว

    Xamar waa u sii dhamaatay 2021 March ayaa iigu danbaysay

  • @astagfirullah2241
    @astagfirullah2241 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah, mahadsanid. Sicir bararka Allaha nagawada qaado .

  • @munira005
    @munira005 2 ปีที่แล้ว +1

    WAA HALKII AAN KU DHASHEY 30 yes ago 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @honeymoney888
    @honeymoney888 2 ปีที่แล้ว

    Magaca qaybtaasna waa run wadada adan cade Baar Jida waxaas dhan dowlad uma bixin ciyaalka xaafada ayaa ku maga caabi jiray & waarlidiinta na dhalay wana dagaalkii ka hor 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽

  • @afgmasafg7764
    @afgmasafg7764 2 ปีที่แล้ว +1

    Magacyadii hore weeye

  • @farttunafm3595
    @farttunafm3595 2 ปีที่แล้ว

    70 meeyadii Abaayo jidkaan waqtigii hore koshin fagax ama jidka mareexaanka aa la dhihi jiray iskoolka hada jamacada laga dhigayna wuxuu ahaan jiray iskool carabiga lagu dhigto oo la dhihi jiray iskoolka carabiga ayaa la dhihi jiray

  • @mohameddubed217
    @mohameddubed217 2 ปีที่แล้ว

    Thanks for ur time and dedicated jobs guul Iyo gobanimo ayaan ku rajeena safe life there I.a

  • @TheSaaqeey
    @TheSaaqeey 2 ปีที่แล้ว +1

    150K ameysan aheyn ilaa 300k iney gaarayso kuwa laamiga saaran waa hubaa sister.

  • @Maxamedshiine7
    @Maxamedshiine7 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah muqdisho Jazaaka Allah walaal Sacdiyo

  • @fadumo7917
    @fadumo7917 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah aboyo mahadsanid

  • @foxeyplayz7524
    @foxeyplayz7524 2 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallah qeyr

  • @imanali2311
    @imanali2311 2 ปีที่แล้ว

    Dadka waa dad aan lheyn muwaadinimo qof walbaa qashinkiisa hotiisa oo ku tuuraa markaas tisxiga aad u batey halbil oon waxaan damcay inaan xaaqo dadkaan ilaahey ha garad siiyo

  • @munamahmed1572
    @munamahmed1572 2 ปีที่แล้ว

    Jidkaan waa jidka mareexaan.

  • @BaxasanA
    @BaxasanA 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allaah

  • @fuaadabdihakim7012
    @fuaadabdihakim7012 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah walal waan ku wataa

  • @honeymoney888
    @honeymoney888 2 ปีที่แล้ว

    Asc. I see First President Somali house Aden Cade

  • @cazamshaah9525
    @cazamshaah9525 2 ปีที่แล้ว

    Waligiisa la dhihi jiray

  • @ruqiyoaadan108
    @ruqiyoaadan108 2 ปีที่แล้ว

    ASC walaal ma I siin kartaa telefoonkaaga ii soo qor

  • @fatimaahmed4226
    @fatimaahmed4226 2 ปีที่แล้ว

    Abaayo qaalisana laakiin intee laga keenaa lacagtaas

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 2 ปีที่แล้ว

    Jid maxiixaan la yiraahdo ma jiree ee sheeg magaca uu leeyahay jidkaas...

  • @mriddisleharis1413
    @mriddisleharis1413 2 ปีที่แล้ว

    This is beautiful Mogadishu I remember

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 2 ปีที่แล้ว

    Weligey xamar ari kuma arkin lkn dameer iyo mukulasl iyo eey waan arkijiray

  • @mabubibrahim5964
    @mabubibrahim5964 2 ปีที่แล้ว

    Jaamacada aaden cade hadaa loobixiya

  • @cabdiraxmancabdi6152
    @cabdiraxmancabdi6152 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @lalakids907
    @lalakids907 2 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah abayo thank you xasuus ay aniga ii tahay meshan

  • @halimahussein2000
    @halimahussein2000 2 ปีที่แล้ว

    maansha alaah keep going sister

  • @maryanhaji8981
    @maryanhaji8981 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wahadsan tahay sida aad muqaalada aad u soo tebiso

  • @mawiasheik3582
    @mawiasheik3582 2 ปีที่แล้ว

    ماشاءالله تبارك الله

  • @M.Duran71
    @M.Duran71 2 ปีที่แล้ว

    School 15 May iyo xaawo taako cinema

  • @wadani9971
    @wadani9971 2 ปีที่แล้ว +1

    Walaal Zayidka wadadiisa soma aheenow howlwadaag...wadada mareexaan waxan filayaa in ay toos u gasho RADIO MOGADISHU...madaxtooyada...mahadsanid

    • @naimahussein3911
      @naimahussein3911 2 ปีที่แล้ว

      Haa walal waa saxan thy aniga Howlwadaag ku dhashay si fcn waa ukala aqaanaa waa sidaa sheegtay isgooyska Howlwadaag ayaan deganeyn toos haduu baabuurka usii raacatid Sayidka ku geeynaa mahadsanid walal.

    • @wadani9971
      @wadani9971 2 ปีที่แล้ว +1

      @@naimahussein3911 Thanks Walaal macquul Abaayo in ay ayadana haftay ama afka ka xaday oo busy aheyd...xamar & Somalia waxa iigu Dambeesay 2007 Dagaalkii fooriyaha ...wadank Allah ha noo hagaajiyo

    • @naimahussein3911
      @naimahussein3911 2 ปีที่แล้ว

      @@wadani9971 aamiin aamiin aamiin walal haa shaqada ayaa ka badatay Sacdiya adhigana mahadsanid walal

  • @M.Duran71
    @M.Duran71 2 ปีที่แล้ว

    Lol jid mareexaan 😂😂🤣😅😅

  • @xamsaahmed7261
    @xamsaahmed7261 2 ปีที่แล้ว

    Waad dadaalaysa man shaa allah lkn marwalba waxa ka dhiman qiimaha boska iyo nus booska kala cadde wlll

    • @Muhiima_sharaf
      @Muhiima_sharaf 2 ปีที่แล้ว

      Kkkk adigaba kalla jaro markeey sheegto booska Qiimahiisa adiga kalla jaro oo kala qeebso Gebedha weey dadaashay kheyr Allaha siiyo

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah qalanjo

  • @leilasaid3035
    @leilasaid3035 2 ปีที่แล้ว

    Hakaan waa xaafadaydii jidka mareexanka xaga warshadah

  • @sakariamohamed3536
    @sakariamohamed3536 2 ปีที่แล้ว

    Ayabayo muqalada lansaliti halaka kajir ilaa aad kagareyso karoonka kubada cagta si dadka ufahmaan aniga waxan kuso koraya jidmatexanka lkn lansalite marka kasobaxdo geedole ayaa ladhaha

  • @kiprich920
    @kiprich920 2 ปีที่แล้ว

    Horey usoco ukhti

  • @noormohamud8262
    @noormohamud8262 2 ปีที่แล้ว

    120 k dollars oo Mogadishu ku yaalo wuxuu ka fiicanyahay 90 k dollars oo south c Nairobi ku yaala iyo dhul shasheeye

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 2 ปีที่แล้ว

      120 kun lama iibiyo xaafaddan, guriga ugu yar waa 300 kun. Halkii albaab oo 4 mitir balac ah ayaaba $800 kabadan lagu kireeyaa.

  • @ahmedhasan689
    @ahmedhasan689 2 ปีที่แล้ว +1

    Wcs sister

  • @noormohamud8262
    @noormohamud8262 2 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo dadka xagey aadeen dhulka waa cidlo

    • @omarhassan4245
      @omarhassan4245 2 ปีที่แล้ว +1

      Walashay sacdiya fadlan tabeelaha sh ibrahim qiimaha dhulka iyo clip nooga soo qaad mahadsanid

    • @mohamedabdimohamoud8328
      @mohamedabdimohamoud8328 2 ปีที่แล้ว

      Waa jimcaan filayaa xamar jimcada waa muuqaalkale cid jidka usoo baxdo waa yartahay

  • @abdisheikh8042
    @abdisheikh8042 2 ปีที่แล้ว +1

    Maalintaa soo gudbineysa cisbitaalka laansareeti waxaad naweydiisatay in aan kuusoo dirno qoraal caddeyn ah oo ku saabsanaa waayihiisi iyo cudurrada lagu daweyn jiray iyo waayeelladu waxay ku xasuustaan waxaan soo qoray qoraal dheer oo ka hadlaaya cisbitaalkaas iyo waxa aan ka xasuusto 50 sanadood oo aan ku sugnaa muqdisho nasiib xumo ma aadan akhrin ama waa iska sahashatay maogi sababta waxaa kaloon arkay qoraallo laguugu dhaliilaayo oo ku saabsan qoraalkeyga horumar wacanaan kuu rejeyhaa

    • @ajmaldagan1119
      @ajmaldagan1119  2 ปีที่แล้ว

      Adeer cfwn wan aqriyay wana ka faaiday lkn mhtsnid kuma dhihin hadan ku oranayaa mhtsnid waqtigaana aad iigu yar shaqooyin badan baan haya ardayna wan ahay

    • @abdisheikh8042
      @abdisheikh8042 2 ปีที่แล้ว

      @@ajmaldagan1119 mahadsani Adeer waxaan kuu rejeyhaa guul iyo horumar iyo mustaqbal aad u aaydo

  • @onecorner647
    @onecorner647 2 ปีที่แล้ว

    THANKS ABAYO MAANTA XAAFADEYDA AA SOO DUUBTAY 21 KA NOVEMBER IYO ISGOSKA JIDKA WADNAHA SHANEEMO MUDEEY IYO CEELKA CALI DHEERE NEXT TIME PLEASE WADADA WADNAHA JEED JACEEL HOOS U DAG ILAA MASAAJIDKA CABDALA IYO CAWAREERE .. XAMAR 17 SANO MATAGIN THANKS 😊 🙏

  • @MusTafa-wp1nt
    @MusTafa-wp1nt 2 ปีที่แล้ว

    Bajaajta Ina ka daaya

  • @ha674
    @ha674 2 ปีที่แล้ว

    Waajidkaaadanxadaxaafadaasu

  • @roogland6603
    @roogland6603 2 ปีที่แล้ว

    good job

    • @roogland6603
      @roogland6603 2 ปีที่แล้ว

      What's Laga so xariro maladahay na

  • @fadumoahmed7785
    @fadumoahmed7785 2 ปีที่แล้ว

    Iskulka 21 November was iskulkan dhigan jiray wana xafadan ku dhashay waxa la dhihi jiray wada jid marexan jamacadana waxan u maleyna gurigii adan cade inuu yahay

  • @mriddisleharis1413
    @mriddisleharis1413 2 ปีที่แล้ว

    ❤🌹❤🌹👍👍👍

  • @abdirahmanwarsame3527
    @abdirahmanwarsame3527 2 ปีที่แล้ว

    Waxa kale oo no so qimeysa jidka 30ka walaale.aad ayaad u mahadsantahay

  • @M.Duran71
    @M.Duran71 2 ปีที่แล้ว

    Maraykanka dhulka adiga ma lihid jahliga 😂😂😂🤣😅😅😅

  • @sadiowarsame
    @sadiowarsame 2 ปีที่แล้ว +1

    Wadadaan farmaajo u dhisilahaa maxaa magaca looga badalay😃😄😃😄😄😄😄😄

    • @kadrahassan2567
      @kadrahassan2567 2 ปีที่แล้ว

      Abaayo jid mareexaan maa magaca laga badalay maaxaa loo bixiyay anoo yar baan mari jiray anoo usocdo labadhagax

    • @sadiowarsame
      @sadiowarsame 2 ปีที่แล้ว

      @@kadrahassan2567 jidka aadan cade

    • @YOONKA-BUULADATV
      @YOONKA-BUULADATV ปีที่แล้ว

      ​@@sadiowarsame wadadaan Aadan CADDE waa la dhihi jiray waxaa lagu sharfay m.weynihi koowad dalkeena, sidaas silamid ahna aqalweeyn oow ku leeyahay meeshas.