Ascwrwb Mashallah marwo frd dad badan baaa u ooman (haraadan)warbixinadaada dalkaas lkn halkan ma aha meel qofka raba inuuuu soo aado amaba usoo guuro kaala soo xiriiri karo haduuu u baaahdo caawimaad !!
@@fardowsoiskufillan wll iskulada gorme la diwangaliya carrurta markey xiranyihin hado kale mise marka lafuro azharta dadka waweyn ma 13sano inay udhamato lagu qata mise marku galo sanadkas iiso jawab wll wan so socda sanadkan insha allah
Masha allah xabiibti baarakallaahu fiikum
Mashaa Allah alxamdulilaah mahadsanid fardowsa iskufilan ciid mubarak Aamiin yaa Rabbi
Masha allaha tabarakallaha Abyo wadmahadsantahy ❤ wan sosocoda inasha allaha
❤ waad mahhadsan tahay wall qali
Asc wr wb masha Allah waad ku ma hadsantahay school lada war Bixinta masha allah
Mashaa allahu walaashey aad u madsanty sidaa information noo siiso video ooo kale noo badi
Mash Allah ❤🇬🇧🇬🇧
جزاك الله خيرا حبيبتي
جزاك الله خير
Masha Allah fardowsa mahadsanit abaayo July ayaan imaana insha Allah aniga iyo caruurteeyda
Mansha Alaah maamo
Maansha allah abaayo waa sugayaa Englishka ayaan rabaa
Maan shaAlaah xabiibti
mansha allah abaayo ma sanad baa lacagta ama bill . shukran
Sanadkii
Shukaran wa suasha rabe
Ma shaa allah Jazakallahu khairan, abayo when is the summer holiday for school? Is it like uk camal July to September school closed mise ?
Asc jazaakallaah kheyr jazaa abaayo labar aankaala soo xiriiro ayaan Rabat will.
Wcs Snapchat igala sooxariir Fhashi49
Asc. Wl. Fardoousa qiimahaa aad sheegtay lambada school ma sanadkiibaa mise semester .
New subscriber
Dugsi hoose wa meeqa abaayo
Asc abayoo per year miya lackta
Abayo lacagta school ma semester kiba mise wa sanadkii
Asc Wlhy lambarka kaaga ma heli karaaa please wll
Abayo azahar numudaji iyo azhar khaas iyo mid caadiya an maqlee se kala yihiin
M ,a
Masar wax barsho bilaasha Malagasy helaa abaayo
Haa
Asc wr jzk schoolka bukhari luqade ku baxa iso jawab.
Carabi iyo English
Ascwrwb Mashallah marwo frd dad badan baaa u ooman (haraadan)warbixinadaada dalkaas lkn halkan ma aha meel qofka raba inuuuu soo aado amaba usoo guuro kaala soo xiriiri karo haduuu u baaahdo caawimaad !!
Wcs waxaa laygala soo xariiri karaa Fhashi49 Snapchat
@@fardowsoiskufillan❤
Waan kudaalay masoooo baxaaaayo lkn dhib maleh iska daaa
Fhashi49 sidaa kuqor
Abaayo lacagta as bishi miya mise waa sanad lacgataas
Sanad
Sister lacagtas ma santka dhana MIs
Haa
@@fardowsoiskufillan santki dhana lacagtasa bixina miya Jazkallah abaayo
Haa
Maamo azhar iskuuladeedq lacag la,aan ma ohoo mise Jaamacada lee waaye waxa lacag la,aanta ah.
Bishii miyaa lacagtaan mise 3 bil abaayo
Sanadkii
@@fardowsoiskufillan wll iskulada gorme la diwangaliya carrurta markey xiranyihin hado kale mise marka lafuro azharta dadka waweyn ma 13sano inay udhamato lagu qata mise marku galo sanadkas iiso jawab wll wan so socda sanadkan insha allah
Waxan ahay ardey dugsi sare dhameye rabana waxbarashadeda inan dalka masar kasi wato siden surta gal miya
00201093958589 taleefankaan laxariir waydii habo wiil ardaya ayaa wato
@@fardowsoiskufillan شكرا
Number ka what's up kuma isticmalo miya
Haa
Wanla xirire ilama hadlayo mise furaha number ka man qalde ma aqano
walashey number kaaga ma heli karaa
What's up number malihid miya lagala so xiriro wlashey