UGAASO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 11

  • @naimasidow4591
    @naimasidow4591 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah hooyo fiican waaye

  • @tash7356
    @tash7356 ปีที่แล้ว +1

    Hoyo fiican aya cawa laga shekeynaya manshalh hoyada ayan ahay ama ahaan laha geesinimada iyo goan adeega ayan mar walbo jeclahay

  • @tash7356
    @tash7356 ปีที่แล้ว

    Guur aye ubaahneyd labada nin mid hoyadeed dashay kumajiro wa rag ajanabi wada qurba joog ah hadi hunguri aya qaaday ladihi laha labaduba mid aya si xaq ah rabay inu u guursado wax walbana diyaar ula aha iyo sharafti gabari laheyd midna xaaram iyada aya dooratay xaaranta

  • @Sofidheeray
    @Sofidheeray ปีที่แล้ว +1

    Thank you, Ugaaso!

  • @tash7356
    @tash7356 ปีที่แล้ว

    Abdiqadir umadena ma aha yaah iyo haye ma ninka lacagtisa cunta doqaaga noqon waayey

  • @tash7356
    @tash7356 ปีที่แล้ว

    Wa run imaanka beesho mesha an aniga kuso koray kuna noolahay iyo deeganada an garan waxaan laga aqoon ama ana wali kamaqal aya ah gabar yar o gurigoda joogta qof ey waligeed arag aqoonin inta wada ku aragto maalin oraneysa waan jeclaaday

  • @khadarhassan882
    @khadarhassan882 ปีที่แล้ว

    Hooyada hablaha dhashey ayaa hooyo qaaliya ahayd

  • @amalomar380
    @amalomar380 ปีที่แล้ว

    Hooyo hooyo dhaaftay

  • @RuunAbdullahi-rz9qo
    @RuunAbdullahi-rz9qo ปีที่แล้ว

    Nabsigiiba memerinaya

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 ปีที่แล้ว

    oo meeday lacagtii bank ee ninka keneda😮

  • @ruqiyoshariif2619
    @ruqiyoshariif2619 ปีที่แล้ว

    Max