Waqtiga xagee ku dhumisaa By Safiya Baande

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 65

  • @musdafemaxamed9752
    @musdafemaxamed9752 7 ปีที่แล้ว +2

    dumar saan u aqli badan bay soomali leeday Allow nagu beeg amiin waar ilmaderayal aamiin ii dhaha

  • @ciisecisman2437
    @ciisecisman2437 7 ปีที่แล้ว

    maasha alh walalo waa taloooyin iyo tusaalooyin qiimo iyo qaaya leh mahadi ha kaa gaarto walal. halkaa ka sii wad barnaamiyada quruxda badan ee aad bulshada u soo bandhigeysid.

  • @amatallah7719
    @amatallah7719 3 ปีที่แล้ว

    waan kuu baahanahay in aan kula soo xiriiro quruxay sideen ku helikarnaa reer London ayaan ahey jazaakilaahu kheyran

  • @amatallah7719
    @amatallah7719 3 ปีที่แล้ว

    jazaakillaahu kheyr walaasheen adigoo kale Allah hanoo badiyo

  • @tanaadmedia1837
    @tanaadmedia1837 7 ปีที่แล้ว +4

    Maansha AllaH Wllo Alle Ha kaa AbaaL Mariyo. Gabadh Wax badan Fahamsan ayaD Tahay.
    wllo Casharadaas Dhiiri-Galinta ah Noo sii Wad oo Ha naga Joojin.
    AbaaL weyn ayan kaaga Hayaa wllo.

  • @habanecumar6759
    @habanecumar6759 7 ปีที่แล้ว

    safiya faarax maxamed aaad baaad u mahadsantahy
    runtii dhiiga galin badan baan kaa helay
    wlhy aaad baan u lahadhacay inantan
    dhalinta somaliyed dhiira galin fiican bay inooo haysaaa alla hakula jiro

  • @aminaamisha4034
    @aminaamisha4034 7 ปีที่แล้ว +1

    masha allah walashay qali walahi. waxa tahay qof qimo badan tajaila khayr

  • @SOMTRUCK480
    @SOMTRUCK480 2 ปีที่แล้ว

    Video gan waa marki igu hooreyseey ee aan dawaado waax badan oo iga maqana yaan ka bartay thank you very much

  • @abasalimualim4841
    @abasalimualim4841 7 ปีที่แล้ว +7

    dhbtiii weligeyga ma anan arkin qof sidan nolosheyda wax ku sabsan igu caawiyo ama igu waaniyo thnks dear sister

  • @farahali7728
    @farahali7728 7 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah tabaraka allah Allah haku barakeyo wll sida wangsan aad dadka u bararujineyso

  • @taqalhassan1469
    @taqalhassan1469 3 ปีที่แล้ว

    Mash Allah Allah kubarakeya walla

  • @cabdihasan520
    @cabdihasan520 3 ปีที่แล้ว

    Safiyo wll mahad sanid dhirigalin ta waad ku mahad santahay

  • @seynabahmed3447
    @seynabahmed3447 7 ปีที่แล้ว +1

    masha allah illah qeer haku siiyo

    • @umuanasumuanas685
      @umuanasumuanas685 7 ปีที่แล้ว

      call converst ku dhumiya mana shaqeeyo school waan iska tagee so haw igu caawi karta

  • @fatmaasad3998
    @fatmaasad3998 3 ปีที่แล้ว

    Wcs xbbti runtii alxamdulilah wan soo kacaa 5 saladood wan tukada xooga qur aan aqriya ka badan waxba maqabto mobile bes waqtigayga qaba habeenkii markan sariirta tagana waa igu soo nonoqota maxa qabsatay cimrigagi waa so socdaye maxan qabsaday war war ima yara quruxeey ilaahey haku xifdiyo

  • @ayaanapdi5562
    @ayaanapdi5562 4 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah ziz

  • @nuureregereg6930
    @nuureregereg6930 7 ปีที่แล้ว

    Danke wllshy Qof Caqli badan Baa Thy dhiira galina Leh

  • @hersiclaahi1224
    @hersiclaahi1224 2 ปีที่แล้ว

    Guriga iyo goobta shaqada

  • @deeqoali2131
    @deeqoali2131 7 ปีที่แล้ว +1

    mashaa allaahi illaahey ha ku xifdiyo aduun iyo aaqiro

  • @mohamedabdi9257
    @mohamedabdi9257 7 ปีที่แล้ว

    mnshaaa alh wllo jazakalah waad noofaa idaysa

  • @adirahmanahmed77
    @adirahmanahmed77 2 ปีที่แล้ว

    ManshaAllah

  • @zaralulu3669
    @zaralulu3669 7 ปีที่แล้ว

    Run shegtay Kazaki Janah inshalah

  • @shukriyaadowshukriyaadow6300
    @shukriyaadowshukriyaadow6300 7 ปีที่แล้ว +1

    tnx abaayo qof wangsan o kudayasho mudan a tahy qali

  • @billdirch5582
    @billdirch5582 6 ปีที่แล้ว

    waad mahadsantahay abaayo maa shaa allahu

  • @simransaid4380
    @simransaid4380 7 ปีที่แล้ว

    masha allah jasakallah walashy

  • @abdulahimuhamud6326
    @abdulahimuhamud6326 7 ปีที่แล้ว

    masha Allah waa hadal sax ah

  • @xaajibashiir7881
    @xaajibashiir7881 7 ปีที่แล้ว

    MNSHAA allh wllo baarakal laah

  • @mrlagaabte5877
    @mrlagaabte5877 7 ปีที่แล้ว

    Jazakalah khyr wllshy Anaa uxibu fillaah

  • @fawsiyoali9570
    @fawsiyoali9570 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah sister

  • @yooniscabd233
    @yooniscabd233 7 ปีที่แล้ว +1

    wanku jeclahay abyo ilahay gabar sidada oo kale isahal

  • @zeynabcqaadir9684
    @zeynabcqaadir9684 7 ปีที่แล้ว +1

    ماشاءالله تبارك الله

  • @mariamajeilani537
    @mariamajeilani537 6 ปีที่แล้ว

    Wd mhdsnthy abaayo

  • @healthandbeautysabrina6779
    @healthandbeautysabrina6779 7 ปีที่แล้ว

    masha allah wx yalo ruun ah aya ka hadash wlhi abyo shukran

  • @ebyanabdi4981
    @ebyanabdi4981 6 ปีที่แล้ว

    Aamiiin

  • @abdi-aziizmohamed7243
    @abdi-aziizmohamed7243 7 ปีที่แล้ว

    maan sha.allah

  • @ebyanabdi4981
    @ebyanabdi4981 6 ปีที่แล้ว

    Wax dhagesiga ayaa ku lumiyaa wax faido leh bas youtube progrm aan wax ka kororsanaayo ayaan ku lumiyaa

  • @zeitunabdi3771
    @zeitunabdi3771 7 ปีที่แล้ว

    Mash allah

  • @fawsiyoali9570
    @fawsiyoali9570 6 ปีที่แล้ว

    MashaAllah

  • @suualiali459
    @suualiali459 7 ปีที่แล้ว

    Jazakallah uqti fillah

  • @fatmaasad3998
    @fatmaasad3998 3 ปีที่แล้ว

    Abayo saxiib malilihi lkn naftayda nagetive isku ah maxaa igula talin lahyd abayo naftayda iyo maskaxdayda fariimo bdn oo nagetive iisoo dirtaa

  • @fareysaladsaid7073
    @fareysaladsaid7073 7 ปีที่แล้ว

    sofi I like you thank

  • @cartoonfilms6387
    @cartoonfilms6387 7 ปีที่แล้ว

    mahadsanid quruxeeey

  • @khadarmohamed6197
    @khadarmohamed6197 7 ปีที่แล้ว

    Aqli badan

  • @FadxiyaMuuse-s5e
    @FadxiyaMuuse-s5e ปีที่แล้ว

    Asc

  • @billdirch5582
    @billdirch5582 6 ปีที่แล้ว

    live masoo gashaa? xagee?

  • @khadaraar2433
    @khadaraar2433 7 ปีที่แล้ว +1

    scww kusoo dhawoow gacmo furan adoo nagala qayb qaadanaaya in aad ka mid noqoto akhristayaasha websitkan www.iftiinkacusub.com/, waxa aan rajaynaynaa in aan wax badan kala faa'idaysan doono hadii Allah idmo,waxa kaloo aanu u baahanahay fikradahaaga iyo wixii aad sheekoyin iyo qisas Dunida ka hayso,si aynu dadkeena Somaliyeed ugu dhigno dhaxal wax ku ool ah.

  • @keeyfacabdullahi2577
    @keeyfacabdullahi2577 6 ปีที่แล้ว

    wlshey

  • @MsMohmoh1
    @MsMohmoh1 7 ปีที่แล้ว

    mShalah qof.caqli.badan.lakin gawar.ah

  • @abdikadirahmed4425
    @abdikadirahmed4425 6 ปีที่แล้ว

    tala wa nagsan

  • @keeyfacabdullahi2577
    @keeyfacabdullahi2577 6 ปีที่แล้ว

    asc

  • @amatallah7719
    @amatallah7719 3 ปีที่แล้ว

    jazaakillaahu kheyr walaasheen adigoo kale Allah hanoo badiyo

  • @maryanahmed7228
    @maryanahmed7228 7 ปีที่แล้ว

    masha allaah

  • @calicabqaricalicabqari8242
    @calicabqaricalicabqari8242 7 ปีที่แล้ว

    MASHAALAH

    • @habibahassan9289
      @habibahassan9289 7 ปีที่แล้ว

      Masha Allah illahay ajar hakaasiiyo

    • @hassanraghe674
      @hassanraghe674 7 ปีที่แล้ว

      måashaa.alaah Adeer
      ilaahay ha ku dhowro

  • @dowletdekhaibe3671
    @dowletdekhaibe3671 6 ปีที่แล้ว

    maasha allah

  • @dowletdekhaibe3671
    @dowletdekhaibe3671 6 ปีที่แล้ว

    maasha allah