Anigoo ah reer Kismaayo weligey ma maqal duqeynta Ingiriiska ee magaalada Kismaayo ee sanadkii 1895tii. Su'aashu aad bey u adkeed. Ta kale , Astaan gabar ay weydiisey Caasimadda ugu dad badan ? Jawaabta gabafhu sax bey ahayd , waa Pijiin ( Picking), China, ee ma ahaa. Tokio, Japan.
Waaa magaalo xeebeed caan ah dalkana ka mid ah baro dhulkaaga sida aan umalaynaayo gabadhu waxay lu fakartay koofunrta soomaaliya waxa lagu yaqaanay in ay haysteen talyaani ln dhinacaan kale waxa haytay ingiriis
suaasha sida loo qorey waa qalad suaasha ah intaba ma ahaa wa iney ugu danbeysaa Tusale hadii suaasha ka koobantahey A B C D waa in D noqtataa intba ma ahaa
@@khadarfaysalmaxamed3302 qofta layiri tirada rasusha loyaqno ulil casmismiga waa imsa 6tiri surtu axzabe kujirtaye nabi muse nabi mohmed nabi ciise nabi ibrahim iyo nabi nuux Quran ma aqrisan miyaa horta🤔
Diin ta ma ya qanin e miya reer shk isxaaq sory wlhi la bada gab Dhoo d aad ban uga xuma dyinay san guuleysan waxaadan calaf ku li heen ma cuneysid runti
This guy do assist ladies unlike the men's,both the first and second ladies however he has strived to assist them they both failed.the guy lacks the qualities of an examiner imagine he has thrown an answer chosen by the second lady at first when he was reducing the multiple choices to two.to be fair her answer could have been made one of the two choices
Wiilka barnaamjijka Daadihinaayo waa wiil aad u qalbi fiican wllhi Rabi raali hakaa noqdo
Madax Weeya Ninkani
Weriye Cabbaas Cabdi, waa Shaqsi qalbi fiican.
Hore u soco saxiib.
Astaan TV HD, wehelka dadweynaha soomaliyeed. 🇸🇴
Maamada U Horeeysay Wlhi Waa Ka Xumahy Aqoon Badan Ayey Leedahay Masha Allah Wallaal
subscribe iidheh wan ku dhahay
Nasiibka aya rewey waa iska caadi masha allah ayey ahed lkn
Number one like ta igu caweeya
subscribe iidheh wan ku dhahay
Astan waa hurmuudka tvyada hambalyo
Team astaan soonka dartiis iyo soomaalinimo iiga farxiya asxaabeey SUBSCRIBE like iyo share hanala dhaafina waa codsi
subscribe iidheh wan ku dhahay
Adna iisaar
@@ruqyah4199 ii saar walaal an ku saare
@@abgey wan ku saray walal
walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 🥰❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wariye. Cabaas allaah ku dhimriyo. Oo haku soo dhaweeyo walaal qaali sidaaa dadka ugu dhimriso ❤️❤️❤️❤️❤️
Wariye aqiyaar ah Oo dagan ayaa tahay. Dadka qaar ayagaaba. Laga argagaax. Balse adiga. Naftaa ayaa dareemeeyso xasilooni. Ruuxa marku kusoo hor istaago. Allaah kaa raali noqdo❤️❤️❤️❤️❤️
Cawada guuldaro miyaaa masha allh intaa dadaasheen
Anigoo ah reer Kismaayo weligey ma maqal duqeynta Ingiriiska ee magaalada Kismaayo ee sanadkii 1895tii. Su'aashu aad bey u adkeed. Ta kale , Astaan gabar ay weydiisey Caasimadda ugu dad badan ? Jawaabta gabafhu sax bey ahayd , waa Pijiin ( Picking), China, ee ma ahaa. Tokio, Japan.
Asc wllo waxaan rabaa inaan kasoo qeyb galo ee halkiina kala soo xireera wllo
Cawa Ma hurda idinlatagtay wanaga sodahdene
Waa dhibaato fursad la'aan in qofkuba ku haro su'aasha 1aad.
subscribe iidheh wan ku dhahay
Wa 5 nuux ibrahim musa cisa muxamed salalahu caleyhi wa salam
Masha Allah aniga waxan ubaahanhy inaa barnaamijkaan ka qeeb galo sidey iigu suurta galee
Barnabishan waan iska jechy wx badan kaa barate
subscribe iidheh wan ku dhahay
Suaal barnaamijkan ma waxaa laduubay ramadaanka kahor mise ramadanta intaan kugudajirno maa laduubayaa oo hadda maa socdaa
Ramadan ka hore wll
U sheega ASTAAN TV inay ugu yaraan 3 fursadood siiyaan tartamaha barnaamijka Weydiimo tusaale dadweynuhu inay caawin karaa hal mar waa hadii Dadweyne daawada goobta joogaan ama yimaadaan.
Waa talo fiican
Masha Allah wa kugu racsanahay
Asc asxabey i so sheek barnamishka la sheeko mar waliba ee su’aalaha gameska eh i so sheeka bal magacisa?
Ma music ayan dhegaysanaa Mise wediimaha?
Aniga waxan doonaya inan kaso qayb galo wadankana majoogo siday iigu suurta galaysa
Xujo iyo astan tv
Hadii aan rabo inaan kaqeebkalo sidee ayaan uguqeebgalikaraa
Aniga ilaso xidhiidh ana kugu xidhaye
@@abubakarnoor6757 maxad ben ushege bisha shabcan laqbty barnamijkan hde macquk thy sanada danbo kaqeyb geli kra
Anaa diyaar ah barnaamijka sidee ugu qeyb galaa
Walalahay 10k igaar siiya
Cawa waa soo daahay barnamijka 🧐
subscribe iidheh wan ku dhahay
masha allah thank you 🙏
Walaal Waxaan Rabi In Aan Ka Soo Qeyb Galo Xagee Kal a soo Xiriiri karaa Mise Meesha Astaan TV Ku taal Miyaan adaaa______________Walaal Iga Caawi Plz
Numberkaaga noo soo qor anaka kusoo waceeno
subscribe iidheh wan ku dhahay
Waa Kaas Bro isoo Qabo Inshaa Allah
masha allah keep going
Kow ani waa
Barnaamij kaan hadii aan rabo inaan ka qeyb galo walaalayalow xagee maree
Wada jaamici. Tulow Maxey barten waa wada eber diin haku soo qaadin somali mashaalh wada jaamici funy lol
subscribe iidheh wan ku saray
Maxadsanid aniga ma u baahi alxmdlahi dadkana bernaamijkoodi markan ka helo ayaan like u saare
@@b.j.m9897 😆😂😂😂😂😂😂🤩🤩😂😂🤩🤩🤩🤩🤩🤩
wn kuso saaray wll
@@sacdiyoali2128 sacdiyo bishimaha ayan ka heley sidaas daraadeedi like ayaan kusoo Rey kkkkkk
Baranamijkaan qaab nuuc eh ugu qayb gali karaaa
Ifka laku yahay wll plz wlhi waa codsi subscribe ii saar 🙏
Walaal ii saar aan ku saare
subscribe isar wanku dhahay
Nabi nuux
Cs
Reer Astan barnaamijka Xalay inaad noo soo dhigtaan waad ka iloowdeen Miyaa? Waxaan is dhahay Waa Jimce sidaas ayuu barnaamijka u baaqday blse dib ayaad kasoo dhigteen.
Sory waan kaxumahy labada gab Dhood uu nagu yimid har geysa inay guuley san waayan sory sory
Hore u socda sxbyal
masha allah
Astaan tv aada umahadsantihi lkn side iku surta gale ina ka qeb galo barnamijkan
See looga qeybgali karaa barnaamijka???????
Wow! They both are lost
Gabdhaha Dhanka Diinta Waa Gab Maxey Tahay Gabdhoow Barta Diinta Jano Galooyin.
War online ma lagu Gali karaa
Anigaba online waa rabi lahaa
Ninkan qaabka uudadka sualaha
Uwaydooyo ayaaban ladhacay
Haaaye waydiimo waan ka Qayb Gali laaaye waaa xageee " Bal iga Jaahil saaara
Somalia moq dishu
Jaamacd ma dhigan ani
subscribe iidheh wan ku dhahay
Caawa wala so daaahiye
subscribe iidheh wan ku dhahay
The papa via
Ee wxn annaa rabe
subscribe iidheh wan ku dhahay
dhahalka maha waye
wAXA KU FARXAY GABDHAHA KA YIMAADAY WAQOOYGA SOMALIYA KANA SO QEB GALAY . DALKA IYO DADKA WAXA KALA HEYSTA WAA SIYAASI DANLEY AH GUULAYSTA GABDHAHEENA QURUXDA BDN
Waan ka xumahay in barnaamijka 100 dollar 💵 ee u horeeya cid hesho la waayay Sedexda Tartame.
subscribe iidheh wan ku dhahay
Game uu wiilku ciyaari jirey magaca muxuu ku sheegay isoo sheega asxaabey
من سيربح المليون
Ayaa la dhahaa waa Carabi ma isku fiicantihiin luuqadda Carabiga?.
Haa wll
Yaab badana reer soomaland Bal mey kismaayo is ka dhado seylac bad mey haysataa yaab
Haa waa magaalo xeebeed jahli miyaad tahay ? Juqraafiga baro nio
Waaa magaalo xeebeed caan ah dalkana ka mid ah baro dhulkaaga sida aan umalaynaayo gabadhu waxay lu fakartay koofunrta soomaaliya waxa lagu yaqaanay in ay haysteen talyaani ln dhinacaan kale waxa haytay ingiriis
@@KilweHero1988 Haa wlhi sidaas ayey ahayd
Yaa ku yiri Zeylac bad kama agdhawa?
War wa sool
suaasha sida loo qorey waa qalad suaasha ah intaba ma ahaa wa iney ugu danbeysaa Tusale hadii suaasha ka koobantahey A B C D waa in D noqtataa intba ma ahaa
Must maaha
M.a
Meesha dumar cararaya
Saylac baa sax ahayd sida taariikhda aan ku dhiganay ee glaska 7aad ee dugsiga dhexe. Sidaas haduu barnamijku ku socdo cidna guulaysan mayso
Wale maloshega
Sxb labadaba waa jiraan balse tariikhda ayey ku kala duwan yihiin labada dhacdo
Sideen uga qeyb qaadan karaa wan rabaa barnaamijkan qofki fafahin iga siin karo majiraaa
Walaal barnaamijka waxaa la qabtay ramadaanta ka hor ee hadda ma socdo
Barnaamijyada hadda astaan lasoo galiyo Ramadaan ka hor ayaa la duubay
@@shucayb939 mahad sanid wall
reer soomaliland wee wada hareen maxaa qaldan
Waa 2 gabdhood hagu matalin 3 million
waa lala googoay maxay hadhaan
Ree somaliland Diinta haso bartaan
Hal su diinta haku qimayn
😂🤩😂
Qof walba waa ku waajib diintu
@@khadarfaysalmaxamed3302 qofta layiri tirada rasusha loyaqno ulil casmismiga waa imsa 6tiri surtu axzabe kujirtaye nabi muse nabi mohmed nabi ciise nabi ibrahim iyo nabi nuux Quran ma aqrisan miyaa horta🤔
Diin ta ma ya qanin e miya reer shk isxaaq sory wlhi la bada gab Dhoo d aad ban uga xuma dyinay san guuleysan waxaadan calaf ku li heen ma cuneysid runti
walal hadii aad xanun daremayso fadlan dhagayso ruqyadan wad cafimadi in sha allah
th-cam.com/video/ZmyqwMQcH44/w-d-xo.html
This guy do assist ladies unlike the men's,both the first and second ladies however he has strived to assist them they both failed.the guy lacks the qualities of an examiner imagine he has thrown an answer chosen by the second lady at first when he was reducing the multiple choices to two.to be fair her answer could have been made one of the two choices
Xalay damiinyaal aa isugu yimideee
Rer hargeisa👎