Nimcaan Hilaac iyo Soomaalida Minnesota oo isku dhaarsaday Difaaca Badda Soomaaliya

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 248

  • @muhudinahmed2409
    @muhudinahmed2409 8 หลายเดือนก่อน +21

    Guul iyo gobanimo nimcaan Hilaac somalia guul

  • @faizaabdi9962
    @faizaabdi9962 8 หลายเดือนก่อน +9

    Maansha allaah nimcaan hilaac fanaan somalia 🇸🇴 ♥️ guuuuuul iyo gobanimo ku,waar insha allaah reer Awdal

  • @sayidcalimuxumedxadi8075
    @sayidcalimuxumedxadi8075 8 หลายเดือนก่อน +8

    MaanShaa,ALLaah guul guulaysta Guul umada Soomaaliyeed inSha,ALLaah

  • @nasrohasan4943
    @nasrohasan4943 8 หลายเดือนก่อน +3

    Nimcaan hilaac qalbiyadena kasbatay we love you walaal❤😊wanagaga ban kugu jecelahay allaha ku xafido❤❤😊

  • @hawohassen3686
    @hawohassen3686 8 หลายเดือนก่อน +5

    waxaan doonayna guul geerido xaq weyee gunimo waan ka go,ee geediga ku furey somaliweyn gar weeye ❤❤❤❤

  • @hanimohamud9639
    @hanimohamud9639 8 หลายเดือนก่อน +7

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️soomaaliyeey toosoo tooso isu tiirsadayee hadba kiina taag daranee taageera weligiine🫀🇸🇴🇸🇴🇸🇴☝️🔥🔥🔥🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @tolmonomar1656
    @tolmonomar1656 8 หลายเดือนก่อน +7

    SOMALILAND GUUL INSHA ALLAH

  • @ayanjama3521
    @ayanjama3521 8 หลายเดือนก่อน +4

    NIN BAAHAN NINKII U BAAHDA ISAGAA TALO U BAAHAN✅ maa shaa Allah ❤ guulayso walal Fanah Nimcaan.

  • @AbdiHd-i8f
    @AbdiHd-i8f 8 หลายเดือนก่อน +3

    First State in somalia 🇸🇴 waa ree Awdal state dad somalinimada udhinta oo qabyalada ka nadiif eh waye we love reer Awdal

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 8 หลายเดือนก่อน +4

    ❤❤❤❤❤❤❤❤Reer Booramoow waxaa la’idiinka baahan yahay inaad ficil, dhaqdhaqaaq iyo isku duubni la timaadaan shacabka soomaaliyeed wey idin garab taagan yihiin

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 8 หลายเดือนก่อน +2

    Nimcan hilac wa wil somalinimada ku weyntahay guleyso 🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤

  • @souadelmi5470
    @souadelmi5470 8 หลายเดือนก่อน

    woooow machallah Allah haa idhin barakeyo dhaman umada somaliyed aad baan idhin jecelehay baadana allah hano dhowro aad baan idhin salamaya somaliyey tooso 😢WE LOVE YOU SOMALIA FROM DJIBOUTI ❤

  • @amiir43able
    @amiir43able 8 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allah Nimcaan H. we can change this no qabiil no problem Somalia hanolato✊️

  • @cawoludfa8962
    @cawoludfa8962 8 หลายเดือนก่อน +2

    Guul inshallah we will win inshallah

  • @hamdichannel6823
    @hamdichannel6823 8 หลายเดือนก่อน +4

    Ninkaan onlf ❤❤ wlhi waa geesii fariidaa siduu uhadlaa ka xayisan kuwaa agtaagan❤❤❤

  • @Puntland1
    @Puntland1 8 หลายเดือนก่อน +3

    Nimcan Hilaac wale magacas wa uqalanta Wadani Somaliyeed. Fanan qaliya.

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw 8 หลายเดือนก่อน +2

    War Abi Axmed
    Wuuba na mideeyey
    Noogama derin warkiisiii
    Guul iyo isku duubni.wadareed
    Dadkeygoow.. waa in Shacabka Hargeysa. Ku nool
    La Abaabulo.
    Si Ay ugu yaraan
    Ugu qasbaan.
    Muuse biixi waji gabax siyaasadeed
    Mahadsanidiin

  • @muhubojama1231
    @muhubojama1231 8 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaa Allah tabaraka allaah brother and sister guul iyo gobonimo viva somaaliya ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @TheNasraabdi20
    @TheNasraabdi20 8 หลายเดือนก่อน +1

    Nimcaan waa Geesi soomaaliyeed magacaa jir oo joog guulayso

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 8 หลายเดือนก่อน +1

    Subxaan Allah sate Awdal Mutacalimiintii aqoon yahankii waa wada genbiyeen yarkii heesi jirey ee Nimcan ayay xaga hore soo fadhiisiyeen waxa laga garanaya Munaafaqada Reer Awdal waxay la jiraan S/Diidka,wiil yar oo Kahin ahna sitasada Awdal Stete ayuu u cararaya ama sida Khaatumo u midooba Gudo-biirsayow ama joojiya laba wejilaha oo raaca Somali-diidka waa layni fahmay yarka aan waxba qorin waxba akhriyin ee Nimcanna haka saarina Dugsigiisa

  • @adoursouldan5757
    @adoursouldan5757 8 หลายเดือนก่อน

    Guul Awdal State

  • @Khalid-y1y
    @Khalid-y1y 8 หลายเดือนก่อน +3

    Awdal state of Somalia 🇸🇴 dadka somali ugu gobsan weyan runtii

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 8 หลายเดือนก่อน +2

      Riyo futada ka timid weyi waxasi

    • @souadelmi5470
      @souadelmi5470 8 หลายเดือนก่อน

      énormément vrais que dieu te bénisse Amen

  • @Maidamoha-x7b
    @Maidamoha-x7b 8 หลายเดือนก่อน

    Somali israacda dooneyna markey noqotaba mar waa argeyna cayayanka duulana waa duqeyna midnima diidkana waa rusheyna meelwalbey joogan dawargooya ❤

  • @Imaan92546
    @Imaan92546 8 หลายเดือนก่อน +1

    Nicmaan hilaac masha allaah madaxweynaha mustaqbalka somaliyeed

  • @hodamaxamed2607
    @hodamaxamed2607 8 หลายเดือนก่อน +1

    M.a guul awdal ❤❤

  • @mukhtarjeexabdigulled
    @mukhtarjeexabdigulled 8 หลายเดือนก่อน

    Masha alah nimcaan hilac my brother guul iyo gobonimo somaliyed ❤❤❤❤❤❤

  • @ismacillapasta138
    @ismacillapasta138 8 หลายเดือนก่อน +1

    Somali we is racday welcom to muqdisho kuligin

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 8 หลายเดือนก่อน +3

    Somaliland guul ❤

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 8 หลายเดือนก่อน +1

    Guuleysta reer awdal state of of somalia 🇸🇴 insha allah

  • @FarhanHasen-p5q
    @FarhanHasen-p5q หลายเดือนก่อน

    Nimcaan❤❤❤❤nin.qabiilmah.waaninqaran.

  • @muhubojama1231
    @muhubojama1231 8 หลายเดือนก่อน +1

    Somaalia somaali baa leh midhee labada daarood mid anoon dararmada dhigin farah keyga kama dego diyaaradi hawadayada yey ku imaanin dulaan tii damaaci keenana darandoori ugu fura viva somaaliya viva somaaliya ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdi2883
    @abdi2883 8 หลายเดือนก่อน +1

    Reer Awdal state waa nasabka somali guulesta aqliga iyo aqoonta somaliweyn🇸🇴

  • @ARSHAAD01
    @ARSHAAD01 8 หลายเดือนก่อน +2

    INTA JECEL INUU NIMCAAN HILAAC NOQON DOONO MADAXEYNAHA QARANKA SOOMALIYEE LIKE SAARO

  • @MsryanCali-vs9mk
    @MsryanCali-vs9mk 8 หลายเดือนก่อน +1

    Guuleeysta Somalia

  • @khalifmukhtarmohamed7920
    @khalifmukhtarmohamed7920 8 หลายเดือนก่อน

    Somalia guul iyo midnimo inshaa Allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪🏻💪🏻💪🏻

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 8 หลายเดือนก่อน

    Soomaaliya soomaali ayaa leh ee RABBIYOOW cadowga iyo munaafaqiinta shartoda soomaali kabadbadi Aamiin yaa Rabbi ❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆💕💕💕💕💕💕💕💕

  • @shamisali4599
    @shamisali4599 8 หลายเดือนก่อน

    Guul ninkas bilaway owdal sted ❤️🇸🇴❤️guul nimcan hilaac

  • @FatumaMohamed-l9e
    @FatumaMohamed-l9e 8 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha allaah nimcaan

  • @xaalidahir8268
    @xaalidahir8268 8 หลายเดือนก่อน +2

    Horgaal faqash!!!!the history will remember you duli!!!

  • @DecksAbdul-ck4sw
    @DecksAbdul-ck4sw 8 หลายเดือนก่อน

    Nimcaan Hilaac💙🇸🇴💙

  • @hamze-g4q
    @hamze-g4q 8 หลายเดือนก่อน +3

    Nimcan abdirahman nimcan hilaac geesi wlhi❤

    • @Borama1960
      @Borama1960 8 หลายเดือนก่อน

      He is a warmongering buffoon.

    • @souadelmi5470
      @souadelmi5470 8 หลายเดือนก่อน

      yes ❤❤❤❤

  • @NajuuNajuu-m2p
    @NajuuNajuu-m2p 8 หลายเดือนก่อน

    Ethiopia sabab ayay u eheed kala tageena hadana midowgeena ayay sabab unoqotay ayadana fashilkeedii iyo burburkeedi aya bilowday love somaliween❤

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 8 หลายเดือนก่อน +1

    Awdal waxaan u rajeynayaa Mamul ayaahooda ooga tashadan.

  • @MaxamadWali-ou8px
    @MaxamadWali-ou8px 8 หลายเดือนก่อน +2

    Guul iyo gobonimo soomali wayn iyo reer owdal we proud of them awdal soomali wayn guul

  • @Muztaphemuktar1
    @Muztaphemuktar1 8 หลายเดือนก่อน +2

    GEESI MAKAYL DHERE NIMCAAN ❤

  • @adoursouldan5757
    @adoursouldan5757 8 หลายเดือนก่อน

    🎉soomali waa mid

  • @Aaziz5
    @Aaziz5 8 หลายเดือนก่อน

    Midnimo
    🤝 Soomaalinimo 🇸🇴

  • @FaadumoIbraahin-gd7zz
    @FaadumoIbraahin-gd7zz 8 หลายเดือนก่อน

    guul nimcaan hilaac

  • @Soomaaliweyn1
    @Soomaaliweyn1 8 หลายเดือนก่อน

    Guul iyo gobanimo awdal state somalinimo midnimo naga badan🇸🇴

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 8 หลายเดือนก่อน

    Soomalideenii hadii aysinaatay waa subax wanagsane calankana salaama

  • @halilmamohamed4493
    @halilmamohamed4493 8 หลายเดือนก่อน

    Viva somaliland..❤❤…5ka roon…magaca somali waa ani ha daalina ❤❤❤❤

  • @حسنحسينجامع
    @حسنحسينجامع 8 หลายเดือนก่อน

    M.a hampalyo guul somaliya badena iyo barigenaba iib mahan

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 8 หลายเดือนก่อน +1

    Somaliya oo wada midowday,Astanta Calanka 5 geyska waa Astaanta Somalida oo dhan Calamku u Aqoonsan day.kuman sano kahore,Zeylac Loyacadde waa in gurmadd lagu Abaabulaayo dhalinyarada Aqoonyahanada dalka iyo qurbahaba si dhaqso loo dhaqajiyo.

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 8 หลายเดือนก่อน

    Guul umada Soomaaliyeed guud ahaan gaar ahaan awal State of Soomaalia from D5

  • @sahrawarsame725
    @sahrawarsame725 8 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤ masha Allah

  • @UsaameCabdiqaadir-my8qx
    @UsaameCabdiqaadir-my8qx 8 หลายเดือนก่อน

    Masha allah

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 8 หลายเดือนก่อน

    Soomalia guul insha Alaah ha ladhiso xeebta Awdal haloo gurmada sidii lagu dhisi lahaa xeeb soomaaliyeed

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 8 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤ masha alaah

  • @jamayusuf7205
    @jamayusuf7205 8 หลายเดือนก่อน

    Guuul awdal state of Somalia maanta haduu joogi lahaa General maxamed caydid RABI ha u naxaristo ameeen..Ethiopia ma dhihilaheen dhulkale ee somaliyed ban qaadnayaa ...libaaax bu Haa dhagatagy .American army hoo rabay iney Somalia so galan ayuu cashar u dhigay....somalidu wa hal rer ..isaaqu wa dad wngsn lkn dad xun ba xukunka u haya .....by from growe puntland

  • @sadiiqsaid3685
    @sadiiqsaid3685 8 หลายเดือนก่อน

    Soomaaliya❤

  • @CubeydFaarah
    @CubeydFaarah 8 หลายเดือนก่อน

    Boqorka codka nimcaan hilaac ❤❤❤

  • @samawadeahmed4380
    @samawadeahmed4380 8 หลายเดือนก่อน

    guuleyso seedi marna awoowo

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 8 หลายเดือนก่อน

    Nimcan hillac ❤ abtigey

  • @farhangas1091
    @farhangas1091 8 หลายเดือนก่อน +1

    Heesta ereyada waxa iska leh aun abwaan yuusuf xaaji aadam qabile

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 8 หลายเดือนก่อน

    Tolaay tolaayeey aduunyooy maxaad 😅cay na cayn tahay ❤intaan dunida noolaa ❤maan arag tanoo kale ❤aawey geesiyaashii ❤gubi jirey gumeysiga iyo caade ❤qaataha ❤waa jiifto leh dareenkeeda 😮😮😮😮😮

  • @abdallasaid1232
    @abdallasaid1232 8 หลายเดือนก่อน

    Waa sidaas ee Hore u socda reer awdal

  • @umaamina1885
    @umaamina1885 8 หลายเดือนก่อน +1

    Jah nimcaan noolow intey nololi jirto somali dhalad ah inaa tahay waa xaqiiq yaaqeyy

  • @NicmaCalifarax
    @NicmaCalifarax 8 หลายเดือนก่อน +1

    qofkii ugu horeeeyaybaa ahy away musalsalkii ilmadiiqarsoorayd waadaalay cawa saausugayay

    • @abdilahiambiyal
      @abdilahiambiyal 8 หลายเดือนก่อน +1

      Xaly baa lasoo dhigay

  • @mohamedabdiasis5933
    @mohamedabdiasis5933 8 หลายเดือนก่อน

    Qudadii oo qofa

  • @abasmoud7419
    @abasmoud7419 8 หลายเดือนก่อน +2

    𝐆𝐮𝐮𝐮𝐥❤❤❤

  • @mohamedmohamoudaden757
    @mohamedmohamoudaden757 8 หลายเดือนก่อน +3

    Ma jecli inan abtiyaashay wllhay u jawaabo oo aan ka hor imaado, lkn nimcan hilaac ,yarka wixiisu somalinimo maaha ee waa nacayb uu qabo dadka isaga wax ka dhigay sababtana wlhi ma sheegikaro, lkn waxaan xasuusta maalin aan xamar kula kulamay oo aan xasuusiyey nin xil ismacil Cagayare la yidha oo Barigi uu soo baxayey wadwadta oo xata aan dhagahayga ku maqlayey isoo abwaano uu laabsaalax ka mid yahay marna u baryaya marna ku qaylinaya oo leh wiilka yar u sameeya heeso, Ayaan nimcaan ku idhi ma xasuusta nin xildhibaanka aha ee barigi gurigiisa ka afuri jirnay, markaasu nimcaan igu yidhi ma ninki waala, maalinta Ayaan ka quustay qof abaalaawa inuu yahay,marka somaliyey waxba yuu idiinku dhuuman somali waxa idin baray waa fanka fanakana iskada abwaanada heesihiisa iyo laxamadooda oo dhan lihi waa reerka uu marwalba caydooda meelaha la taaganyahay iyo xildhibaanka, xata heesta uu tirininayo waxaan iska leh abwaan ilka jiir oo reer gabilay ah ,marka nin dafiray oo u quqdadaysan dadki waxaad ku barteen iskalaha wlhi inuuna somalina waxba usoo wadin waad mahadsantihiin.

    • @sumertime5410
      @sumertime5410 8 หลายเดือนก่อน

      Adoon is xiijin abti ninkan waa soomaali taa hadaad diidantahay cuqdad u dhimo isaaq waa reer abtigay laakiin waa ii cadow markaa isdaji abti

    • @princesshawd6859
      @princesshawd6859 8 หลายเดือนก่อน

      Waxa mesha isugu yimi wa dalada isaaq nacayb

    • @muhiyoabdirahman5562
      @muhiyoabdirahman5562 8 หลายเดือนก่อน

      Inder si fcnba wax u fahansanTahy waxni wa isaaaq nacayp lkn isaaq si fcnbay u fahansyihin sheekadani haw bxiin😂

  • @Khadar12-u6j
    @Khadar12-u6j 8 หลายเดือนก่อน

    Nimcaan❤

  • @bashafitness
    @bashafitness 8 หลายเดือนก่อน +3

    Qiiro japan baa laysku maaweelinayaa 😂😂😂

  • @NasrinAbdi-nj2wr
    @NasrinAbdi-nj2wr 8 หลายเดือนก่อน +2

    Horta somalidani kuwa toosa ba manay ahayn toosa uun la leeyahay

  • @Xasbunalahwanimcawakiilan
    @Xasbunalahwanimcawakiilan 8 หลายเดือนก่อน

    Guul soomaliya ka dhiidhiya gumeysiga

  • @aminaabdi5878
    @aminaabdi5878 8 หลายเดือนก่อน +1

    Somaliland 🎉🎉🎉

  • @MohamedOsman-re5yt
    @MohamedOsman-re5yt 8 หลายเดือนก่อน

    Xogmaam waa idiin salaame

  • @ismaaciilxasan-js6ec
    @ismaaciilxasan-js6ec 8 หลายเดือนก่อน +1

    meel aan isaaq joogin waa hool cidlaa

  • @ayaanmohamed154
    @ayaanmohamed154 8 หลายเดือนก่อน

    Waan jilicsanahay walahay waa in somali meesha ka kacdo Ibii waa in tiirka keenaa meeye somalidii la yaqiinay

  • @hanimohamud9639
    @hanimohamud9639 8 หลายเดือนก่อน

    wllhi taako dhulkeena kamida ineeynan dhiibeyn saqiir haduu naga dambeeyo somaaliya hanoolaato🇸🇴☝️💪🦁dhulka hooyadeey waan jeclahay dhaqashadiisiiye dhuuxiyo nafteeydiyo qalbiga waaku dheeryahayoo sidii ubad aan dhalay oo kalaan dhab u jecleysta barwada dhexdtaaliyo nimcada waan ka dhuraneeyna dhexdiisa kunoolaaneeyna jeerna u dhimaneeyna viva🇸🇴🎉danyeerada iyo cadowga aan tabarta lahayna waxaan leeyahay will be sent back in⚰️✍️

  • @muhubojama1231
    @muhubojama1231 8 หลายเดือนก่อน

    Waxa nalaka qaadaya haba yaraatee majiro somaali oo mida ah we are one nation once people one country somalia somaali baa leh abii ahmed Waxa uu raadinayaa wixii uu ku dhiman lahaa abii you have bad dream without sleeping

  • @rashidawad5825
    @rashidawad5825 8 หลายเดือนก่อน

    somalidu waa jizaariin illaa aaad u soo noqotaan SOMALILAND OO AABIHII SOMALIDA AH WAX IDIIN HAGAAGAYAAN

  • @ridwanxasan5575
    @ridwanxasan5575 8 หลายเดือนก่อน +1

    Omg ana uguhoreye😂🎉

  • @hawohassen3686
    @hawohassen3686 8 หลายเดือนก่อน

    guuleysta awdel aad iyo aad afkaga caano lagu qabey,

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 8 หลายเดือนก่อน

    Somalinimo waa muqadas waana in la wada difaaco dalka taako ka mid ah waa aan cadawga laga difaaco gude iyo dibadba

  • @hashimege3467
    @hashimege3467 8 หลายเดือนก่อน +2

    Somaliland ❤ ilahay ba wata weliginba sidasa u oyaysan faqash

    • @soulonajourney1343
      @soulonajourney1343 8 หลายเดือนก่อน

      ilahey afar tuulo iyo hal qabil oo wadanka iney ka go'aan rabo iney umad kale xoog ku wataan ma ogolo. Ina wax adan leheen gadiin dintee idin baneysay gaal raaca tahay cune

    • @sumertime5410
      @sumertime5410 8 หลายเดือนก่อน

      Haad isku kalsoontihiin idoor maad berbera iibisaan

    • @princesshawd6859
      @princesshawd6859 8 หลายเดือนก่อน

      Way inagu washen 😅😅😅

    • @princesshawd6859
      @princesshawd6859 8 หลายเดือนก่อน +2

      @@soulonajourney1343gaal nacayb haday ka tahay tuladada ka xoree isaq nacayb haday ka tahayna wad ku god galaysa. Xamar marka laga tago 5 ta magalo ee ugu dadka iyo dhaqalaha badan ilahay swt isaaq bu dhigay wa lafahamsanyay baroorta😂😂😂

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 8 หลายเดือนก่อน

    Imaaraadka ayaa Mr abiye dabada ka wada xasan sheekhna gosha ayuu weli ku haystaan sidaa darteed Somali ha kaashato turkey eritrea masar iyo qadar ha la kaashado Hana la midoobo wadaaad iyo waranleba

  • @Arafodore
    @Arafodore 8 หลายเดือนก่อน

    ❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴🙏

  • @abdiyusuf9006
    @abdiyusuf9006 8 หลายเดือนก่อน +1

    Faqash always Faqash

  • @mohamudsamatar8993
    @mohamudsamatar8993 8 หลายเดือนก่อน +1

    Heshiiska SL iyo Ethiopia oo daaha ka rogay in aan dwld ka jirin Somalia, waa meel kolba markay koox talada qabato Xado iyo dawld beeleedyo ku dhisan sadbursi iyo baro kicin oo beelo gaar ihi u taliyaan.

    • @soulonajourney1343
      @soulonajourney1343 8 หลายเดือนก่อน

      Waxay kaley tooshka ku ifisay in reer Awdal oo badda heshiska shegeysid lagu galey leh eysan rabin riyoland ee Somalia bey rabaan qasab na ma shaqaynaayo wa wixi idinka ad diideyseen inshaAllah wan arkeyna in ad dadka ku qasbi kartaan waxa idinka yeeli wayseen.

    • @halilmamohamed4493
      @halilmamohamed4493 8 หลายเดือนก่อน

      @@soulonajourney1343
      Awdalba cidi uma socotee candhufta dib u liq oo neefso..

  • @kiinadan6786
    @kiinadan6786 8 หลายเดือนก่อน +1

    Nimcaan Somaali dhab ah oo aan Somaalinimada ku safaadin! Guulayso adiga iyo Awdal state of Somaalia!

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 8 หลายเดือนก่อน

    Guul iyo gobanimo xeebaha soomalia

  • @nancyjohn2609
    @nancyjohn2609 8 หลายเดือนก่อน +5

    Somaliland maxay dad ciiishay, 😂😂😂😂 ciil u dhinta

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 8 หลายเดือนก่อน +1

      Cuqdad aya qayrki ka reebtay futo gaab

  • @ahmed_goat4264
    @ahmed_goat4264 8 หลายเดือนก่อน

    Fananka somaliyeed nimcan hilaac good job we love you 💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙

  • @40Durkiya
    @40Durkiya 8 หลายเดือนก่อน

    Ugaas Nimcaan hilaac rabi haku sharfo

  • @Khadar12-u6j
    @Khadar12-u6j 8 หลายเดือนก่อน

    Nimcaan hilaac ❤ noolow nacabku hadaalo

  • @ifrahyassin7617
    @ifrahyassin7617 8 หลายเดือนก่อน +1

    Minesota wa mahalo faqash

  • @mohamudsamatar8993
    @mohamudsamatar8993 8 หลายเดือนก่อน +1

    Dawlad la’aanta iyo fashlika dawleed ee ay ku soo jirtay Somalia 33kii sanadood ayaa cadaynaya in markii horeba dawladnimada SL ula tagay imikana ayna dwld noqon karayn SL la’aanteed, taas oon dhacayn mar dambe.

    • @aishaayaan407
      @aishaayaan407 8 หลายเดือนก่อน +1

      Plz naga baxa idin madonayno plzz mirqaan landow noo daya somalinimada oo naga raca oromada waad na xijiseen seed kolba u leheed 33 years baynu go’anahy qaata sedexdiina gobal oo nagabaxa

    • @halilmamohamed4493
      @halilmamohamed4493 8 หลายเดือนก่อน +1

      @@aishaayaan407
      Oo magaca somali ma adaa bixiya

    • @halilmamohamed4493
      @halilmamohamed4493 8 หลายเดือนก่อน +1

      Aan ku saxo…3 maha…waa caynaba..togdheer saaxil maroodi jeex hawd sool iyo sanaag…5 khaas baan u degaa sool iyo sanaag majority baan ka ahay…awdal waa borame iyo dila..seylacna waa dhul cise wana selel 2 doo la isku daro maroodi jeex baa ka weyn…markaa somaliland waa ani..cida wax laga weydiyaa waa ani..

  • @rashidawad5825
    @rashidawad5825 8 หลายเดือนก่อน

    nimcaan hungaac

  • @bishaaroali7219
    @bishaaroali7219 8 หลายเดือนก่อน +2

    Nimcaan hilaac❤