Barnaamijka Baro Diintaada 2023

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • 💥 Fadlan khayrka sii faafi 💖 □👍
    💥 Nagala soco bogeena Facebooka / gaaldiid
    💥 Fadlan khayrka sii faafi 💖 □👍
    💥 Download our Playstore app
    play.google.co....
    💥 Nagala soco bogeena Facebooka / gaaldiid
    💥 Follow us on Instgram
    / abdulaziz_mohamed_oogle
    💥 Visiit our Website
    gaaldiid.com/
    💥 Follow us on Twitter
    / abdulazi_oogle
    💥 Subscribe our TH-cam
    / @abdulazizoogle
    💥 Subscribe our Tafsiirka Quraanka Channel
    / @tafsiirkaquraanka1838
    -------- Thanks for watching--------------

ความคิดเห็น • 135

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 ปีที่แล้ว +21

    Ilaahay ha xifdiyo caruur kasta oo dhibataysan iyo walidkood, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin yaa Rabb

  • @user-kw4rg4se9u
    @user-kw4rg4se9u ปีที่แล้ว +5

    Mash Allah hn nokaalay Djibouti 🇩🇯 khayka way jecelyihin rer Djibouti

  • @oulaelmi8907
    @oulaelmi8907 ปีที่แล้ว +11

    Allah Ku xifdiyo wllkeen sheik oogle mashallah qof Karim ah ayaa tahay qofku hadi u soo dhoweeyo isagon jawaabta toos u haleelin waad sinaysa hadyadisa wa wax aad u fican runti qof u bahaan marku qato hadyada u diintisa Ku helay waxa macquul ah inu is dhoho bal mad barato diinta si aad tartan uga qeyb gashoo

  • @Hussein_Mohmd..
    @Hussein_Mohmd.. ปีที่แล้ว +11

    Waa barnaamij fcn lkn su'aasha Markey dadka ka jwbi waayaan in aa sheegtid jwbta bey aheyd waayo dad badan baa ka faa'iideysan lahaa.

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 ปีที่แล้ว +2

    JazakAllahu khayran sheikh Abdulaziz

  • @sahalyare1167
    @sahalyare1167 ปีที่แล้ว

    Ilaahay Hasoo hadeeyo Wiilkaa Yar oo Bahashaa Haka madoobeeyo Jasaakalaah Sheekh Cabdicasiis Walahi Waxbadan oo diinta ahbaan ka bartay barnaamijkaaga

  • @siciidcalijaamac2113
    @siciidcalijaamac2113 ปีที่แล้ว +11

    Oogle waanku saalamaayaa wllo,
    Shaalay waxaan jeclaa inaaan barmaaamijkaa kaa qeyb galo.
    Lkn markaan sidaa u imi ayaad dhaqaaqday lkn waxaan rajeynayaa inaan mar kale kulano insha alllahu
    .

  • @hudaabdirahman3144
    @hudaabdirahman3144 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah tabraklallah
    Ilahy awladaa haino sohadeeyo

  • @zahramaow2052
    @zahramaow2052 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahey haka madoobeyo wiilka yar ee sheydaanku duufsadey ilaahow hadey oo nolol qurux badan ugu badal.

    • @Niimmoh4
      @Niimmoh4 ปีที่แล้ว

      Abowe maxa waye waxa laga madobeynayo

    • @zahramaow2052
      @zahramaow2052 ปีที่แล้ว

      @@Niimmoh4 waxan uu ku saqraamey wiilka yar ilaahey haka madoobeyo.

    • @Niimmoh4
      @Niimmoh4 ปีที่แล้ว

      @@zahramaow2052 khamri miya waxa u cabo

    • @zahramaow2052
      @zahramaow2052 ปีที่แล้ว +1

      @@Niimmoh4 walal fiidiyowga dhageyso, qamri ma'ahan e waxan umaleyna inuu yahey koley waxkale oolagu saqraamayo marka uducee in ilaahey wiilka yar hanuun iyo kheyr ladoonto.

    • @Niimmoh4
      @Niimmoh4 ปีที่แล้ว +1

      @@zahramaow2052 Haye wll

  • @FadumaSaciid-tr4mz
    @FadumaSaciid-tr4mz ปีที่แล้ว

    Masha Allah ilahow qarka nawafaji in shaalah

  • @hiyadaarulqaraar6941
    @hiyadaarulqaraar6941 ปีที่แล้ว +3

    Mansh allaah illaahay haku barkeeyo sh cabdicasis maxamed oogle jasakallaahu khayrn alle haku sharfo

  • @Really2025
    @Really2025 ปีที่แล้ว +2

    Sheekh JazaakaLaahu Khayr. Waa arin naxdin wayn. SubxaanaLaaah

  • @hodoahmed691
    @hodoahmed691 ปีที่แล้ว +5

    Subhallanh subhallanh
    arintaan waa naxdin allaah ha xafido😭
    arrin muhiim ah in laga hadlo
    Alle haku xafidoyo

    • @zaharocali-nl6we
      @zaharocali-nl6we ปีที่แล้ว

      Asc walaalo su aal ayaan wataa soon kii hore uurbaan lahaa 8 bilood baan ahaa marka soon kaan hada 5 bilood baan ahay marka labo soon baa lii guleeyahay marka saan wax yeelaa?

  • @atika5785
    @atika5785 ปีที่แล้ว +2

    Waa barmaajid aad u jecelahay huuno abdicasiis Allah ku barakeeyo,wiilka idhi culimadu aakhiray aadaysaa idhi ayaa iga qosliyaya ❤

  • @aishasheikh9785
    @aishasheikh9785 ปีที่แล้ว +2

    Maashaa allaah

  • @ruwaidaruun6200
    @ruwaidaruun6200 ปีที่แล้ว +1

    Maa shaa Allah jazakallah kheyr Sheikh Abdiaziz

  • @ugaaso7971
    @ugaaso7971 ปีที่แล้ว +1

    Sifiican weeyaan

  • @caashoqaaali996
    @caashoqaaali996 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah shekh allah ku barakeeyo

  • @claahiclduwali3406
    @claahiclduwali3406 ปีที่แล้ว +1

    Saraa loo qaadayaa❤❤❤❤❤

  • @qadrodahir7896
    @qadrodahir7896 ปีที่แล้ว +1

    Shiikh kheyr Allah ku siiyo shiikh umal difaac wa lo gafay e

  • @Itsyoboishuaib
    @Itsyoboishuaib ปีที่แล้ว +4

    Allaha ku barakeeyo sheik Allaha ku xafido adiga iyo family

  • @yuusufcali2713
    @yuusufcali2713 ปีที่แล้ว +4

    السلام عليكم رحمة الله وبركاته
    جزاك الله خيرا شيخ عبد العزيز
    اجعل أخي المسائل في برمامج تعلم دينك
    ١ مسائل التوحيد
    ٢ والصلاة
    ٣ وعقوبة تارك الصلاة
    ٤ وعلامات الساعة
    ٥ والتحذير من الشرك ووسائله

  • @hudaibrahim1304
    @hudaibrahim1304 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah Allahuma barik jazakallahu khayran

  • @fatimaosman339
    @fatimaosman339 ปีที่แล้ว +4

    Caruuraha yar yar ee xabakta cabaaya
    Dadkii dhalay ayaaa dayacay 12 jir muxuu ka og yahay inuu suuqa galo hadii uusan dayac gaaajo dil iyo cadaaab ku heysan guriga
    Alla dumarka iyo raga somaaliyeet dhal jeclaaa oo fududaa sidey udayacaaan

  • @NeimaAbdi-re4hh
    @NeimaAbdi-re4hh 4 หลายเดือนก่อน

    Mash Allah shekh mahadsanid 🙏

  • @mohamedsadik4789
    @mohamedsadik4789 ปีที่แล้ว +2

    Masha'Allah wa barnamij aad u qiimo badan diintana lagu baranaayo. Allah ha kaa abaalmariyo shiikh

  • @saadiyaadan2849
    @saadiyaadan2849 ปีที่แล้ว +1

    Asc walaal ilmaha lacagsii Alaha kubarakeeyee

  • @nasraahmed1169
    @nasraahmed1169 ปีที่แล้ว

    Ala maxan u xiisay barnamijkan wax badan aan ka bartay lkn wuu joojiyeey wan ka xumay wallahi

  • @mubarikahmed6705
    @mubarikahmed6705 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah جزاك الله خيرا

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 ปีที่แล้ว

    Aamiin yaarabi Aamiin yaarabi Aamiin yaarabi Aamiin yaarabi ax ax ax ax ax ax ax

  • @thedeliciousdishes
    @thedeliciousdishes ปีที่แล้ว

    MashaAllah

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 ปีที่แล้ว +2

    AMiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiN

  • @allowikaalmeyofficialchane4488
    @allowikaalmeyofficialchane4488 ปีที่แล้ว +2

    Maansha Allaah. Amir Abdi wiilkeyguu ku magac yahay.

  • @abdi3639
    @abdi3639 ปีที่แล้ว +1

    Aamiin yaa Allah

  • @aminaawaberi3985
    @aminaawaberi3985 ปีที่แล้ว +1

    Amin amin amin amin

  • @fatimamaxamedabdulle561
    @fatimamaxamedabdulle561 ปีที่แล้ว +3

    Waxaa shafeecaa nabiga helayo waa dadka salika nabiga badiyo🥰🥺

  • @issabillow2709
    @issabillow2709 ปีที่แล้ว +1

    Alla ya barik,masha-Allah

  • @aminamuse720
    @aminamuse720 ปีที่แล้ว +1

    amiin amiin

  • @MohamedAbdillahielmi-ku3sw
    @MohamedAbdillahielmi-ku3sw ปีที่แล้ว

    Maasha allaha

  • @wodabwoy8208
    @wodabwoy8208 ปีที่แล้ว +4

    34 days to ramadan I.n

  • @Moha57959
    @Moha57959 ปีที่แล้ว +1

    ilaahay hakasoo hanuuniyo wll

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 ปีที่แล้ว +3

    Ameen

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 ปีที่แล้ว +4

    Mansha Allah wll oogle Allah haku barakeeyo sida dhalinta diinta u jeclaysiinayso eed ugu faa idaynayso ayaan wax loo dhiga jirinba 🥰

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq ปีที่แล้ว +3

    Book iyo beesaba siiya caruurta, oo Noolasha liidato halaga badalo, caruurta insha'Allah

  • @maryanaa5515
    @maryanaa5515 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خير

  • @fardowsahussainadontialle8036
    @fardowsahussainadontialle8036 ปีที่แล้ว +3

    😓😓😓😓 yaa allh owlad no xafida walidow alle ka cabsado oo owlada xafida

    • @abdalladahir-xx4db
      @abdalladahir-xx4db ปีที่แล้ว +1

      😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢🎉😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @yusufhonest7641
    @yusufhonest7641 ปีที่แล้ว +1

    Allah Akbar

  • @shucaybcabdilahi-zy7pb
    @shucaybcabdilahi-zy7pb ปีที่แล้ว

    Aamiin

  • @alihassanhussein5948
    @alihassanhussein5948 ปีที่แล้ว +1

    Jasakallah kheyr sheikh

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @waberihassan7867
    @waberihassan7867 ปีที่แล้ว +4

    Machaallah caruurta illahay ha barakeyo dinta uu jeceel yahay balse shaydanka iyo daruuf ta nolasha aya hoos uu dhigtay 😭😭🤲🏼🤲🏼🙏🏼

  • @Itsyoboishuaib
    @Itsyoboishuaib ปีที่แล้ว +1

    ASC SHEIK ABDIAZIZ OOGLE

  • @wodabwoy8208
    @wodabwoy8208 ปีที่แล้ว +1

    M.a sheikh nosobadhi jazakalah

  • @MaxamedJaamac-cm2yk
    @MaxamedJaamac-cm2yk ปีที่แล้ว

    Nabi aadn

  • @nimcaabdibiid-lw6gl
    @nimcaabdibiid-lw6gl ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @claahiclduwali3406
    @claahiclduwali3406 ปีที่แล้ว +1

    Nabi Aadam❤❤❤

  • @maysamohamoud5754
    @maysamohamoud5754 ปีที่แล้ว +1

    صلى الله عليه وسلم

  • @claahiclduwali3406
    @claahiclduwali3406 ปีที่แล้ว

    Nabi muxamad slh❤❤❤❤❤❤❤

  • @xawoosman1601
    @xawoosman1601 ปีที่แล้ว

    Ilaahow suu aalaha qabriiga noofuududee

  • @IbrahimCabdi-cu4ct
    @IbrahimCabdi-cu4ct ปีที่แล้ว

    Xaawa😊

  • @farihasiigaale4498
    @farihasiigaale4498 ปีที่แล้ว

    Scw scw Scw scw Scw scw Scw scw Scw scw

  • @azmacarab2387
    @azmacarab2387 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah 💖 khayr qaboow halkaa ka wad hawsha allah kugu anfaco❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-hw6zy9sj1c
    @user-hw6zy9sj1c ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤

  • @Shamuure111
    @Shamuure111 7 หลายเดือนก่อน

    Haa

  • @farihasiigaale4498
    @farihasiigaale4498 ปีที่แล้ว

    Scw scw Scw scw Scw scw Scw scw Scw scw Scw scw Scw scw Scw scw Scw scw Scw scw Scw

  • @allownaastur8366
    @allownaastur8366 ปีที่แล้ว

    Allaah ha ku xafido ya sheekh c/aziiz

  • @samsamaxmed1454
    @samsamaxmed1454 ปีที่แล้ว

    Maan shaa allaah alle haynugu xifdiyoo

  • @ismailqanuni3551
    @ismailqanuni3551 ปีที่แล้ว +1

    Barakallaah

  • @fadumoahmed4034
    @fadumoahmed4034 ปีที่แล้ว

    Mahad santahay

  • @qajo9403
    @qajo9403 ปีที่แล้ว

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️jzklh khyer yaa SHIEKH ALLAHA KU XAFIDO INSHA'ALLAH ALLHUMA AMIIN

  • @luulaxmed9396
    @luulaxmed9396 ปีที่แล้ว

    ilaah haka madiwye waa wiil yar mid xafid ahna Allah kadhigo

  • @sucaadocabdulaahi3373
    @sucaadocabdulaahi3373 ปีที่แล้ว

    Mashalha Mashalha Mashalha Mashalha

  • @claahiclduwali3406
    @claahiclduwali3406 ปีที่แล้ว +1

    Muslimiinta ayuu ushafaaqaadaya slh❤❤❤

    • @user-pg2ov9wm2f
      @user-pg2ov9wm2f 10 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @nimcaabdibiid-lw6gl
    @nimcaabdibiid-lw6gl ปีที่แล้ว

    Scw Scw

  • @zamzamjamac9114
    @zamzamjamac9114 ปีที่แล้ว

    Ilmaha meelku xereeya onolosha kusocesha

  • @anzalali6313
    @anzalali6313 ปีที่แล้ว +5

    I miss wallhi barnaamijkaan ♥️✊🏼

  • @shabcaancabdi5557
    @shabcaancabdi5557 ปีที่แล้ว

    Mansha allah Mansha allah

  • @sacdaismanjamac5246
    @sacdaismanjamac5246 ปีที่แล้ว

    Mansh allh weeye

  • @maiza4163
    @maiza4163 ปีที่แล้ว

    asc cabdi casiis khyr ilaahay hakusiiyodhalinyarada darbijiifka waxay ubahanyihiin inaad lakashato banaamijka siloo taakuleeyo meel waxlagu baro khaasatan diinta iyo fafmada gacanta siay ushaqaystaan 00laashada dawlada hoose io culimada inay waxbaraa dawalda hoosana meel ay degaan usiiyaan dadka midiyahana inay wax utaraan ilahay khayrhasiiyee

  • @saidajama9543
    @saidajama9543 ปีที่แล้ว

    Sheikh Allaha ku barakeeyo

  • @claahiclduwali3406
    @claahiclduwali3406 ปีที่แล้ว

    Maasha alaah😊😊😊😊😊😊😊

  • @dekofarah5793
    @dekofarah5793 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉

  • @aragsancadeey3270
    @aragsancadeey3270 ปีที่แล้ว

    m.a wllhi waan jeclhey baramiskan♥️♥️

  • @abukarsadiq4809
    @abukarsadiq4809 ปีที่แล้ว

    Masha allah wlhi ❤

  • @mahamedalikaftanshax9535
    @mahamedalikaftanshax9535 ปีที่แล้ว

    ماشاءالله

  • @claahiclduwali3406
    @claahiclduwali3406 ปีที่แล้ว +1

    😮😅😅😅😅😅 hadhi waaq kuyiri nabi sulaymaan aaa😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @nimcaabdibiid-lw6gl
    @nimcaabdibiid-lw6gl ปีที่แล้ว

    AADAN

  • @mukhtarjibril4473
    @mukhtarjibril4473 ปีที่แล้ว

    Sheekh wiikkayaree uugu horeeyey wuu kajawaabay su’aasha hadayadiisa mxaa xtaa dhar uugusiin weysay mise hadiyadii hore waalabadalay

  • @lalulaluo6611
    @lalulaluo6611 ปีที่แล้ว +1

    Walal gaaldiid sual ba rabay meel aan kala so xiriro ma hayo lakine su alsho wa carwada hargeisa ka socoda ee darsaalam bank so bandhigay ila eeg baal hadi wax ribo ku jirin sida u gaalo waxa jooga qatar hadi aan hargeisa joogo culumada kale waydin lahaa jazakallahu kheir

  • @hoodohassan9711
    @hoodohassan9711 ปีที่แล้ว +1

    Ciyaalku si ay u jeclaadan barashada diinta isku day lacag ama wax yar ooy ku farxaan in la siiyo waayo ilmo gaajonaya oo xabag cabaya in casho aad siiso weeye lkn markapa hadi kitaab lo dhiibo melahaaasu iska dhigi kara

  • @zaksypher571
    @zaksypher571 ปีที่แล้ว

    Miskiin allow soo hadee

  • @nimcocali868
    @nimcocali868 ปีที่แล้ว

    Amiin Alleh ha kamasaxo

  • @ummosaara580
    @ummosaara580 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah tabarakallaah khayr sheikh noso baadi barnamajyaada adbanu ugu xiranahy ee ❤❤barakallahu fiik

  • @abdowabdirahman4320
    @abdowabdirahman4320 ปีที่แล้ว

    Illahey hakubarakeyo

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra ปีที่แล้ว

    Aaaaamiiiin

  • @mubaarigcumar9226
    @mubaarigcumar9226 ปีที่แล้ว

    mashallah❤️

  • @qaalimohamed8901
    @qaalimohamed8901 ปีที่แล้ว

    🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾👍🏾🌹🌹❤

  • @hassan.keykey783
    @hassan.keykey783 ปีที่แล้ว +8

    God bless you

    • @korontogulledghidhi3733
      @korontogulledghidhi3733 ปีที่แล้ว

      Maasha alaah ilaahay haku barakeeyo walalkay shiikhshariif ah ale haku sharfo

  • @nimcoabdilahi3202
    @nimcoabdilahi3202 ปีที่แล้ว

    Asc wxn rabaa inaad naga jaahil saartid su aashan (mar ninku aanu gabadh cid uguurin karin isaguna aanu guursan karin)

    • @ugasohaji
      @ugasohaji ปีที่แล้ว

      Waa marka uu xajinaayo

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 ปีที่แล้ว +1

    Malxareyo caruurtan o wax labro