Kulan looga hadlayay ayaha Beelaha Dir .Digil iyo Mirifle iyo Beesha Shanaad oo laga qabtay Muqdisho

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 21

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 2 ปีที่แล้ว +4

    Maasha Allah Maasha Allah jira oo jooga
    1-Dir
    2-Digil iyo Mirifle
    3-Beesha shanaad
    4-Hawiye
    Iyo Somaali oo dhan waa dad walaalo ah isku af isku diin isku Aabo iyo Hooyo ah walaalyaal Heshiiya oo is dhawrsada.

  • @axmadcawed3388
    @axmadcawed3388 2 ปีที่แล้ว +1

    Dawadii Somalia maantaa lahelay

  • @jirfe
    @jirfe 2 ปีที่แล้ว +1

    Xaq baay u leeyihiin inaay noqdaan madaxweeyne iyo raaysul wasaare ba . all somali people's qabiilkaay doonaan ha noqdaan xaq baay u leeyihiin

  • @samarhasanmohamed2820
    @samarhasanmohamed2820 2 ปีที่แล้ว +2

    besha shanad maxa laga wada

    • @younge252
      @younge252 2 ปีที่แล้ว

      Jareer weyne

  • @sahanahagama1546
    @sahanahagama1546 2 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkkkkkkkk laysku waasho

  • @abdoa7191
    @abdoa7191 2 ปีที่แล้ว

    Uma baahna in cid kale lala wadaago ee waa inay hawshooda isku dubaridataan oo ay si midaysan ugu diyaar garoobaan.
    Maxay ku dhacday in Hawiye Daarood na ogolaadaan Midnimadan cusub. Waxa hubaal ah inay wareega kowaad ku guulaysan doonaan doorashada ee yaan la idin kala xadin ee murashax keliya soo saara oo yaan mid idinka mid ah gudoomiye isu sharaxin.

  • @abdirisaqjagtaofficialchannel1
    @abdirisaqjagtaofficialchannel1 2 ปีที่แล้ว

    Somaliland waxaan u sheegayaa inay gacan ka gaystaan sidii sadex dan beleed loo saari lahaa kursiga sare madaxweynaha si hadhow aanu uga dhamaysano maseerkeena go'itaan

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud975 2 ปีที่แล้ว

    Isaaqna marna waanu go nay ha dhaho iyo qadaadwayn baad tihiin
    Marna dad aan isku shuqul ahayn haysku kakabo
    Maxa digil iyo midhifle
    Loo raadsaday waa awrku kacsi
    Marku kuso noqdo somali hala arko lakin labo gardaaq
    No

  • @axmed9577
    @axmed9577 2 ปีที่แล้ว +1

    Hadaa shireysin shira dantiina ka shira Hawiye afkiina ka bixiya hasoo hadal qaadina ma gaartaan wuu idinka sharaf badan yahay marti edab daran baa tihiin xamar nabad ku jooga hadii kale waa niila tarxiilaa

    • @adenabdi9327
      @adenabdi9327 2 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkkkk

    • @yaasinismail7956
      @yaasinismail7956 2 ปีที่แล้ว

      Farmaajo naxad hablihi villa Somalia ku dhexdilaya wuxu doono idku sayeey

    • @ahashi7828
      @ahashi7828 2 ปีที่แล้ว

      Adigu dhulbahante ayaad tahay waxaad jeceshahay Somaali inay wada colowdo

    • @bashirkeenadid7919
      @bashirkeenadid7919 2 ปีที่แล้ว

      Axmadow muqdisho somali bay kadhaxaysaa nina marti kuma,oho,isa,saxa

    • @bashirkeenadid7919
      @bashirkeenadid7919 2 ปีที่แล้ว

      Tarxiil micnahiisa mataqan horta

  • @abdirisaqjagtaofficialchannel1
    @abdirisaqjagtaofficialchannel1 2 ปีที่แล้ว

    Somaliland waxaan u sheegayaa inay gacan ka gaystaan sidii sadex dan beleed loo saari lahaa kursiga sare madaxweynaha si hadhow aanu uga dhamaysano maseerkeena go'itaan

    • @ahashi7828
      @ahashi7828 2 ปีที่แล้ว

      Waa in ay ku heshiiyaan sedexdaan reer Madaxweeynaha waxaan hubaa Somaaliland iyo dadka dega oo dhami inay suboorayaan .