Nabaddoon Qaansaweyne "Khawaarijtii Hiiraan ku jirtay cashir lama ilaabaan ah ayaa loo dhigay".
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 8 ก.พ. 2025
- Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
Item ID: FCVNSML
Author Username: leto
#SUBSCRIBE #SNTVNEWS
sntv.so
sntvnews.com
/ sntvnews
/ sntvnews1
/ sntvnews
Guulaysta
GUUUUUUUL 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
guul dowlada somalia iyo dadka degaanka guul iyo gobanimo
shabab walee malagoodi ayaa galay
war hooy alsahabab waa niman ilaahay talasaartay cid waxkaqaadeenamalah ee wiilashaan aadsoodirtaan kaceshada furumaha dagaalka ama beri markii laqabto ama asoo baqtiyay shoshalmiidiyaha kadaawan leheedeen hada intay goori goortahay wiilashiina kalabaha furimaha dagaalka hadaad wax garataan alshababna waxaan leenahay meel kastoo aad joogtaan waxaan idinleenahay guuleysata inshallaah
@@JiicaGodleeyeAamus Oromo Injireeey
@@KUNANI23 war niyahow waxaa tahya nin jaahil ah ee hadaad wax iskuhayso banankaiskeen gur guurte iyo wixii lasocdana anagaa kobaha kasiibayna isnahallah waxaan balan kuqaaday naa inaad nagahurdiway saan inaad nagaharsawaysaan biidnillaah
....... HA HAAA.... GABARTA XAWAADLE WAA GEESI, JL & PL, DABADEEN JEEDIYAAN.
Tag meesha geesinimada ayadee ku jirtaa maaha kan guri dhaxjiifo ama tan guriga dhaxjiifto kuma geesinimadaas waa hebel maahine aqliga hinduus meesha noogala tag 😂😂😮
Wariyaha waxaan leeyahay odaygaan miskinka ah fadlan amnigiisa haa la dhoowro jaahiliintaan dhiiga umada somaliyeed baneeystay ee aanan ka xishooneeynin dilka waayeelka ,hooyada caruurta yaan laga istaagin laayntooda
ILAAHAYOW kuwaan diinta ka been abuuranaya oo gaala raaca ah RABIYOOW carabka qaba oo dhuunta qaba oo gacmaha jebi OO lugaha laab
RABIYOOW adaa daam ahe kuu dacwaan ahay
kuwa galmudug kujirana cashar halo dhigo
MOORIYAAN TV OO DAWLADA MOORIYAANTA. 😂😂😂😂
Uda caado qaate
ILAAHAYOW kuwaan diinta ka been abuuranaya oo gaala raaca ah RABIYOOW carabka qaba oo dhuunta qaba oo gacmaha jebi OO lugaha laab
RABIYOOW adaa daam ahe kuu dacwaan ahay
Madawlada mise kuwa qawaarijta ah oo dinta illahy ka been shegy oo umada muslinka laayay oo masajidada dadka ku dilla