SHABALALA RIJAAL & BAHJA KAFTAN IYO QARAAXO QOSOLKA ADUUNKA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ต.ค. 2024
  • SHABALALA RIJAAL & BAHJA KAFTAN IYO QARAAXO QOSOLKA ADUUNKA

ความคิดเห็น • 117

  • @amaticade9397
    @amaticade9397 2 ปีที่แล้ว +21

    Team Shablaala,Bahja iyo Rijaal hadii ay 🤝🤝🤝 gacmaha is Qabsadaan wlhi Bahja jiile 1 m Waan gaarsiin karnaa waan ka badanahay Asxabey Aan u saarno Subscribe
    100 k Aan gaarsiino 🙏🙏🙏

  • @abdiaziizali9307
    @abdiaziizali9307 2 ปีที่แล้ว +18

    Shabalala funy wallahi

  • @mohameddhalahow6825
    @mohameddhalahow6825 2 ปีที่แล้ว +23

    Shaba Laala wlhi waa funy ninkas hadaa la joogtid qosol kaama maqno rijaal cariiri uu jeceshahay 😂😂😂

    • @maryamahmed9518
      @maryamahmed9518 2 ปีที่แล้ว +1

      Wlhi been ma ahan ninkaas saa ujeclahay adoo qoslin maba ka baxeesid 🤣🤣🤣🤣👌👌

    • @mohameddhalahow6825
      @mohameddhalahow6825 2 ปีที่แล้ว +1

      @@maryamahmed9518 aad iyo aad sister waa dadka iska faraxsan oo funiga ah

    • @maryamahmed9518
      @maryamahmed9518 2 ปีที่แล้ว +1

      @@mohameddhalahow6825 shaba la la anoo ka soo horjeedo xatii waa fiirsadaa wlhi shactaradiisa lee b/c City uu taageeraa ani liverpool taageera

    • @mohameddhalahow6825
      @mohameddhalahow6825 2 ปีที่แล้ว

      @@maryamahmed9518 hhhhhhh aniga Manchester City aa la tagera HADUU ninkas kusoo fiirsho xita waa qosle reer Liverpool saaid uguma camirto ninkas reerdudaaye uu jacel yahay iyo Chelsea 🤣🤣

    • @maryamahmed9518
      @maryamahmed9518 2 ปีที่แล้ว +1

      @@mohameddhalahow6825 Kkkkkkk adna City maa taageertaa

  • @amaticade9397
    @amaticade9397 2 ปีที่แล้ว +16

    Team Bahja lengders tihiin keep going
    Qosolka Bahja Another level wayay 😁😁😁😁

  • @nolimit5549
    @nolimit5549 2 ปีที่แล้ว +7

    You deserve million subscribers happy girl ✌️

  • @yungdalla5429
    @yungdalla5429 2 ปีที่แล้ว +11

    Very hilarious, supporting you guys from America. Keep it up.

    • @Supr93
      @Supr93 10 หลายเดือนก่อน

      😅😊❤ This is a interesting question 🙋‍♀️ for those of whom don’t currently own smartphones or tablets but who want high efficiency and a 😂

  • @umusuunaa
    @umusuunaa 2 ปีที่แล้ว +8

    Day 1/2022 Asxaabey Isoo Booqo Hadad i aragto Adigaa Ii Muhiin Ah Waxaan soo Gudbiyaa Qisooyinka Familka Iyo Maseyrka Iyo Ila Xafid Qur aanka Wall

  • @abdinorahmed5127
    @abdinorahmed5127 2 ปีที่แล้ว +3

    Yarta mashegee😂😂

  • @AbdiShine-i6j
    @AbdiShine-i6j ปีที่แล้ว +1

    Wiilo iyo claahi kashka maa is kaa shalay kkkkkkkkkkkkk

  • @LearnTop10thingsTV
    @LearnTop10thingsTV ปีที่แล้ว +1

    shaba aan arky mana qoslin been dheh😂

  • @abdisirajabdi5420
    @abdisirajabdi5420 2 ปีที่แล้ว +5

    Sheeka qosol kabilaabaty sheeka yar maaha keep going rijaal, shabalala, bahjiina😂😂

  • @Worldnewertv
    @Worldnewertv 2 ปีที่แล้ว +5

    Bahja Qosl halaguu bixiyo wiilo Waad kadartay keep going sister

  • @mohamedmohamud3182
    @mohamedmohamud3182 2 ปีที่แล้ว +2

    Bahja jiile waa ku salamay pin igu qabo kowda hore mida kale shabalaala hampalyo rijaal waan ka badinay bahja jiike shaxa waxay u dhigi la dahay horay ayay u gadi jirtay macaan kiisa ayay ka war haysaa 😂😂😂😂😂

  • @mjmusic4686
    @mjmusic4686 2 ปีที่แล้ว +4

    Viva Rijaal wllka nolasha waan kuwata m.a por

  • @abdulaziz-ky2ij
    @abdulaziz-ky2ij 2 ปีที่แล้ว +5

    Three legends

  • @abdiazizkuli8755
    @abdiazizkuli8755 2 ปีที่แล้ว +5

    Shabalala gabadhan kelida ma wax kagelisen qosolkeda u guy’s a really funny wallahi & keep going & doing great job mashallah

    • @nimcancusman2256
      @nimcancusman2256 2 ปีที่แล้ว

      Shanbalaala TH-cam samayso sxb
      Funny 😄 ayaad tahay

  • @fadumoadan4137
    @fadumoadan4137 2 ปีที่แล้ว

    Rijaal sxpow shabalaal sheek diisa sxd hdn kula wdaako ciyaal bulo xubey ayuu ahaa subxa Kasto oo qamiis ah mrku kubta adyo moos io lii uu jebka ku sii qdn jirya suu ugu lexdo kubta kadip had uu arko meel sabka jirto ar shablaalaaa

  • @abdirahmanomar6778
    @abdirahmanomar6778 9 หลายเดือนก่อน

    Yaahuuu ilaaheey amarkiis TAN WAA qasaartay xaqiiqa

  • @AhmethMahameth
    @AhmethMahameth ปีที่แล้ว

    Shabalaala the LAGAND😂😂😂

  • @MohamedIbrahim64855
    @MohamedIbrahim64855 4 หลายเดือนก่อน

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣✌❤👑😚

  • @shukrinur7991
    @shukrinur7991 2 ปีที่แล้ว +2

    Walashey waa ku tageeraaa lkn xabadka marada saaro qari Thnks 🥰

  • @mohamudliban295
    @mohamudliban295 2 ปีที่แล้ว +1

    Mi man shabalaala wnku wtaa 🤣🙏🤣

  • @abdulahigalal9603
    @abdulahigalal9603 2 ปีที่แล้ว +2

    gabadho waa qosolkii oo qof wllh. my favorite chanel.

  • @sahalhouseabdi693
    @sahalhouseabdi693 ปีที่แล้ว

    WAR .SADEEX DAN WA.SADEEX DAMBII

  • @Salmaancade-y7q
    @Salmaancade-y7q 4 วันที่ผ่านมา

    Gabr ka fcn malihn dadka caan ah

  • @DrsfardowsoAli
    @DrsfardowsoAli 8 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @zmartdemohan1448
    @zmartdemohan1448 2 ปีที่แล้ว +2

    zhabalaala the one and only legend

  • @SafiyoSalad-wc1ps
    @SafiyoSalad-wc1ps 2 หลายเดือนก่อน

    Qoftaan Waa qosol Socdo😂

  • @muxiyadiinmuuse826
    @muxiyadiinmuuse826 2 ปีที่แล้ว +1

    Tan #wiilo wliilo ayay iska dhigdhigtaa qosol been bena

  • @zakiazonda648
    @zakiazonda648 2 ปีที่แล้ว +1

    Qoftan qosolka badan xashiish may cuntaa 😅

  • @hudifaasad196
    @hudifaasad196 2 ปีที่แล้ว +1

    War walaga badiye galabte mxa mesha ku dhige rijal lahadlaya

  • @diirshehassan4669
    @diirshehassan4669 2 ปีที่แล้ว

    Wcs Sister

  • @JimcaaleSheekh
    @JimcaaleSheekh 6 หลายเดือนก่อน

    😂

  • @Ziiy449
    @Ziiy449 2 ปีที่แล้ว +1

    Qoftaan naaso yaroo kuusan leedahee kucqaataa🥰🥰🤣

  • @axmeenuur66
    @axmeenuur66 2 หลายเดือนก่อน

    War muusow is da ji😂

  • @abshirhussein6834
    @abshirhussein6834 2 ปีที่แล้ว +1

    Shabalaala funny😅😅😅

  • @abdirisaakcaawiye5531
    @abdirisaakcaawiye5531 2 ปีที่แล้ว

    Kkkk fv keyga tihin

  • @osameabdi6059
    @osameabdi6059 2 ปีที่แล้ว +1

    Saan ufarxeee lee markaa video giina arkee

  • @abdibassirmahamoudabdilahi8831
    @abdibassirmahamoudabdilahi8831 2 ปีที่แล้ว

    Naagtu afweynaa

  • @bashkaomar3417
    @bashkaomar3417 2 ปีที่แล้ว +1

    Waraa qosolkan soomalia malategi rabtaa

  • @zaedzahid8217
    @zaedzahid8217 2 ปีที่แล้ว +1

    Way igu baxada sadexdan

  • @GaraadAbokar
    @GaraadAbokar 2 ปีที่แล้ว +1

    Reer xamar Bulxubey Asal shabalaala wa ku salamay lipaah😂

  • @allahmekespossibletrustall7613
    @allahmekespossibletrustall7613 2 ปีที่แล้ว +1

    Shaba laala meesha adiga shido keep going 👏

  • @abdiwahabissacku1198
    @abdiwahabissacku1198 2 ปีที่แล้ว

    Bahja yutupka shabalala kasomuqa sas as can kunoqani, sithi marish iyo qurux kudigle iyo Amiin noqdo

  • @abdirizackahmed9834
    @abdirizackahmed9834 2 ปีที่แล้ว

    Dunteda fridge makuyalo🤪🤪🤪🤪

  • @marwosacdaahmed3771
    @marwosacdaahmed3771 2 ปีที่แล้ว

    Bahja jiile hal su.aal waligaa maku fikirtey somaliland inaad tagto?hadaad timado balan ku soo dhaweynayaa wlhi youtup channelkayga soo booqo bahja jiile dj tom and biliso ayaa ku qoran wxd ii weydiisa rijaal iyo shanbalala iney rabaan somaliland inay yimadan djtom ayaa inagu marti qadaya iyo familkiisa ku dhe muuqalkaga danbe ku soo dar su.aasha hye dhe 🌺🌺🌺

  • @marwosacdaahmed3771
    @marwosacdaahmed3771 2 ปีที่แล้ว +1

    Sanad wacan oo wanagsan happy new year team bahja jiile vidio hala raagina ❤❤❤

  • @Ahmed_Showqi
    @Ahmed_Showqi 2 ปีที่แล้ว

    Bahja koob shaaha Fadlan kor haay cml u heysanee 😀😂😅

  • @suleiman6408
    @suleiman6408 2 ปีที่แล้ว

    Farxan iyo shabalala hal malin nosofadhisiyo please. Farxan waad nagu wa nagu wareriseen 🤣🤣🤣

  • @claahicadde1729
    @claahicadde1729 2 ปีที่แล้ว +1

    Wllhi teamkan wan wataa
    #teambahjajiile

  • @sudaanaxmed6842
    @sudaanaxmed6842 2 ปีที่แล้ว

    sax waaye wiilka qumbaha gado ee istuura kadip na lacagta lasiiyo saas ayuuba ku shaqeystaa waana reer haanta dheer rijaalna wuu kasaaa

  • @sakariyeofficial3152
    @sakariyeofficial3152 2 ปีที่แล้ว +1

    Shambalaale

  • @axmednuur161
    @axmednuur161 2 ปีที่แล้ว

    Shabalala wlhi wa qosol cadiya xawa awi kulaha war nio magacyadii qadimiga aya kudhagan thy cawa

  • @abdirisaqdeeqsi5956
    @abdirisaqdeeqsi5956 2 ปีที่แล้ว

    Wllhi saddexdina wn idin taageera siba shabalala ,anoo video kn ka dambeeyay daawanaya buu kan so dhacay

  • @mahadosoble8768
    @mahadosoble8768 2 ปีที่แล้ว

    Wiilo iyo Abdulahi kashka iska dhaleen wlhi waala heshaY 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @binali7125
    @binali7125 2 ปีที่แล้ว +1

    Teem shaalala ismuujiya💪

  • @Hoygaaflaanta219
    @Hoygaaflaanta219 2 ปีที่แล้ว

    Daqiiqada 8:32 inta dhuuso maqashay farta taaga ✋✋✋✋✋✋

  • @abdifatahkulmiye5231
    @abdifatahkulmiye5231 2 ปีที่แล้ว

    aniga usoo socdo istanbul oo xalwo iyo cadey idiin keenaa dhowan. kkkkk

  • @zeylicimohamed8154
    @zeylicimohamed8154 2 ปีที่แล้ว

    Bahjo masheeke ayaaad barteen wlle shablaaal shudo waaye

  • @abdifitahahmed3984
    @abdifitahahmed3984 2 ปีที่แล้ว

    Masheege marka masheegeeee 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @darboweynetv252
    @darboweynetv252 2 ปีที่แล้ว

    8:32 yaa ila maqlay dhuuso, dhuusadaas qofkale ma ahan waa shaballala qosol ayuu ku qariyey

  • @laiidaqeysofficial3617
    @laiidaqeysofficial3617 2 ปีที่แล้ว

    War camerdan naga cuna wlhi wax jiro mahin

  • @mahadabdiahmed1117
    @mahadabdiahmed1117 2 ปีที่แล้ว

    Bahjoy abaayo isoo qabo waaa ikraan walalked in aan wax kula dubo rapaa abaayo 🙏

  • @mohameddhalahow6825
    @mohameddhalahow6825 2 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhh diyaarada rumay ku gene kulahaa shabalaala umadena maha

  • @Dhisidanafta
    @Dhisidanafta 2 ปีที่แล้ว

    Fadlan isoo boqda Hoyo ilma korsanaysa ahaye

  • @mohanadow9585
    @mohanadow9585 2 ปีที่แล้ว

    Shabala mooska raqiis maku doortay sxb 😂😂

  • @cabdicama7917
    @cabdicama7917 2 ปีที่แล้ว

    Qosol macno daro ah ayaa wax ku radee

  • @MamaZara
    @MamaZara 2 ปีที่แล้ว

    Cabdi lahi kashka iyo wiilo iska dhalay kkkkkk

  • @ismaaciilxuseen1054
    @ismaaciilxuseen1054 2 ปีที่แล้ว

    Next video challenge pls🙏

  • @Being_Mustaf
    @Being_Mustaf 2 ปีที่แล้ว

    Play storeka ma kala so degtay kulhaaaa

  • @anas_madowe97
    @anas_madowe97 2 ปีที่แล้ว

    Three Legends wan i din wataaa😭😭😭😭🤣🤣😂😂

  • @Being_Mustaf
    @Being_Mustaf 2 ปีที่แล้ว

    İtoooobiya agteeda aa😅😅😅😅😅

  • @maryamaruun9686
    @maryamaruun9686 2 ปีที่แล้ว

    😀😀😀😀😀😀😀😃😃😃😃😃😃😃

  • @cabdulahiaxmedjakaarda6593
    @cabdulahiaxmedjakaarda6593 2 ปีที่แล้ว

    Adinka xitaa masheegeysiin

  • @wanaag5884
    @wanaag5884 2 ปีที่แล้ว

    Shabaa laalaa, bahja nambarkaada isii abaayo

  • @Aaron-joseph570
    @Aaron-joseph570 2 ปีที่แล้ว

    Hhh shabalala😂😂

  • @captianfifa1098
    @captianfifa1098 2 ปีที่แล้ว

    Da aad aan kaftankooda Aan jecelahay

  • @aminamohamed3387
    @aminamohamed3387 2 ปีที่แล้ว

    Bahjo wilashan hakatagin wa fany wlh

  • @maxamadshire9793
    @maxamadshire9793 2 ปีที่แล้ว

    Ana ka cawe jiray shaaha macaan ayu ahaa

  • @cabdulahiaxmedjakaarda6593
    @cabdulahiaxmedjakaarda6593 2 ปีที่แล้ว

    Amaa waxleysku qaraa xitaa

  • @djtomandbiliso6607
    @djtomandbiliso6607 2 ปีที่แล้ว

    Keep going hpy new year🌺🌺🌺🌺❤❤

  • @shukrinur7991
    @shukrinur7991 2 ปีที่แล้ว

    Wiilo maa ku dhashay kulahaaa 🤣🤣🤣👊

  • @ashoahmed2882
    @ashoahmed2882 2 ปีที่แล้ว

    From liicaato

  • @madaxey1994
    @madaxey1994 2 ปีที่แล้ว

    Bahjadeyda qosolkaga jeclahay yaaqeey

  • @abdihadisonkor7249
    @abdihadisonkor7249 2 ปีที่แล้ว

    ShanbaLaala Abaayo kajaR kuLaha😂😂

  • @fardowsofilsan4191
    @fardowsofilsan4191 2 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @mohameddeq6370
    @mohameddeq6370 2 ปีที่แล้ว

    Challenge soo sameeya

  • @zhaaficiadem9851
    @zhaaficiadem9851 2 ปีที่แล้ว

    Shaaba laala Wa Ciyaalki HoRe

  • @kingmoha8456
    @kingmoha8456 2 ปีที่แล้ว

    shabalaala gabadhaan xaqa ka gashay

  • @ahmedkafi12july26
    @ahmedkafi12july26 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi waa fani shabalala

  • @cuntochannel9154
    @cuntochannel9154 2 ปีที่แล้ว

    Naagta qosol macna dara ah Lee qoslee

  • @Koyama548
    @Koyama548 2 ปีที่แล้ว

    Keep going sister

  • @mohaawalle1445
    @mohaawalle1445 2 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂

  • @feisalmohamud8481
    @feisalmohamud8481 2 ปีที่แล้ว

    Bahja hor usoco wll

  • @asaddaadowmedia1607
    @asaddaadowmedia1607 2 ปีที่แล้ว

    😂😂🤣🤣🤣

  • @asaddaadowmedia1607
    @asaddaadowmedia1607 2 ปีที่แล้ว

    😂😂🤣🤣🤣

  • @nazrauisean6207
    @nazrauisean6207 2 ปีที่แล้ว

    Keep going

  • @mohamudliban295
    @mohamudliban295 2 ปีที่แล้ว

    B.R.SH Noolaada 💯🙏😂

  • @jamalhassan3837
    @jamalhassan3837 2 ปีที่แล้ว

    My fav channel ❤️

  • @ciisexayaata1680
    @ciisexayaata1680 2 ปีที่แล้ว

    Legend to Legend rijaal