Ciro iyo Ninka Somaliwayn Doonaya "Wasiir Kaahin Oo Wacdaro Ka Dhigay Soo Dhawayntiisi Burco.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 19

  • @munirkh
    @munirkh ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Burco waa Kulmiye hoos baa la isugu waramaaye iska suga malinta doorashada iyo natiijada. Kulmiye 👍🏾💪🏾👏🏾✋🏾🤎

  • @Adnan-bc1vk
    @Adnan-bc1vk ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    GUUSHA UU KULMIYE INA GAADHSIIYAY MIYAY KU JIRTAA TII UU KA GAADHAY GOOJACADE ??

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Dadka qabyaalad ayaa lagu qaldaa.
    Adeer School ma hesheen.
    Dhakhtar free ah ma hesheen
    Biyo ma hesheeen
    Shaqo ma hesheen
    Jaamacad free ah ma hesheeen
    School free ma hesheen
    Haday haa tahay dee kulmiye doorta.
    Haday maya tahay dee bal wadani ku badala.

  • @AshaQaalib
    @AshaQaalib 36 นาทีที่ผ่านมา

    MAANSHA ALLA ,GUUUUUUL GUDOOMIYAHA XISBIGA KULMIYE HAADBA HAAD KICIYOO HAWEEYAA TIMID💚💛💚💛💚💛💚💛

  • @suberh8985
    @suberh8985 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kulmiye waa xibiga ilaahay ka sokow Ictiraafkii keeney, Waa xisbiga dhisay dakadaha sida ta maydh iyo Berbera ee wadooyin ka jeexay dalka sida berbera koridor, dhamaystiray wadadii ceerigaabo, iyo tii Burco ilaa sheekh" imikana socoto Berbera - sheekh. Waa ka harooyinka jeexey sida Bohol-qowlo "gabiley" sidoo kale Kalqoray hargeisa iyo Mashruucii biyo galinta hargeisana ka dhabeeyey ee dhawaan xadhiga laga jarayo. sidoo kalena hir galiyay boqolaalaalka dhaam sida kuwa sallaxley, oodweyne iyo balligubadle iyo meelo kale oo badan. waa xibiga dib u dhisay ee qalabeeyey iskuuladii farsamada gacanta qaar cusubna imika dhisay, waa xibiga shaqo qaran iyo tartanka cadaalda ku dhisan ee shaqada hir galiyay. Waa ka wixii dhibaato ahaa ee dagaal lahaa ee kovid iyo jabhado dalka lagu kiciyay lahaaba kala soo dabaashay. waa kii hirgaliayay doorashadii isaasaarneyd. Waxaan leenahay Kulmiye mar kale guul guul

  • @wheremagicat
    @wheremagicat ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Safari wanagsaan ayaa laa kenaay meeshaa 😆😆😆😆 beentuu waa dhamataay ciid waxaas rumaysanaysaa maa jirtoo bye bye Lumiye waa lagu soo arkaay fartaydaa diib oo eedi maynoo

  • @ApdirahmanJamac-n1e
    @ApdirahmanJamac-n1e 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waardadkabeentakadaaya. Habarjeclo Kuma ogola

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha aallaah

  • @ducoqabe-z3b
    @ducoqabe-z3b 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    😂Reer burco caqligina ku sheqeeya balanqaadkii hore maxaa ka hirgalay. mar labaad yaan laydin sirin.
    Bal eega dhaqtarkini waynaa sida dawooyin dhacay laydiinka iibiyo.
    qaranimada badbaadiya oo marna qabiil yaan laydiin adeegsan😂❤

    • @suberh8985
      @suberh8985 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Kulmiye waa xibiga ilaahay ka sokow Ictiraafkii keeney, Waa xisbiga dhisay dakadaha sida ta maydh iyo Berbera ee wadooyin ka jeexay dalka sida berbera koridor, dhamaystiray wadadii ceerigaabo, iyo tii Burco ilaa sheekh" imikana socoto Berbera - sheekh. Waa ka harooyinka jeexey sida Bohol-qowlo "gabiley" sidoo kale Kalqoray hargeisa iyo Mashruucii biyo galinta hargeisana ka dhabeeyey ee dhawaan xadhiga laga jarayo. sidoo kalena hir galiyay boqolaalaalka dhaam sida kuwa sallaxley, oodweyne iyo balligubadle iyo meelo kale oo badan. waa xibiga dib u dhisay ee qalabeeyey iskuuladii farsamada gacanta qaar cusubna imika dhisay, waa xibiga shaqo qaran iyo tartanka cadaalda ku dhisan ee shaqada hir galiyay. Waa ka wixii dhibaato ahaa ee dagaal lahaa ee kovid iyo jabhado dalka lagu kiciyay lahaaba kala soo dabaashay. waa kii hirgaliayay doorashadii isaasaarneyd. Waxaan leenahay Kulmiye mar kale guul guul

    • @ducoqabe-z3b
      @ducoqabe-z3b 39 นาทีที่ผ่านมา

      @@suberh8985 kulmiye waa kii iibiyay baddii aynu lahayn oo aqoonsi baad helaysan yidhi. aqoonsigu mee sow tan itoobia inoo taqaana somaaliya oo diyaaradeeda page keeda ku qoranty HARGAISA SOMALIA. wadooyinka waxa dhisay Imaaraat carbeed oo dekedeenii qaatay cashuurtiina inagu dalacay. Biyo xidheenada waa sax qaar baa la sameeyay, lkn sowtan hargiasa weli biyo la, mee mashruucii xumbo wayne iyo balaadhintii madaarku ee balaayiinka lacaga kulmiye ka cunay.
      7 badaa sano doorasho isku sidkan iyo shaqo qaran oo 2 sano ahayd ayun baa jira. sanad kasta 3000 oo dhalinyaro ah oo qalin jabiya wax loo qabto ma haysaa?
      25 August 23 wixi dhacay yaa masuul ka ah oo kulmiye u soo xidhay. imisa nin oo qaaliya ayaa naga xidhan maanta oo cadow haystaa. masuuliyadaa kuwii lahaa maye?
      weli ma aragtay qof musuq maasuq loo xidhay?
      waa maxay sababta dawoyinka iyo raashinka dhacay dalka loogu soo iibgeeyaa. dadkii cancer baa laayay.
      dhibatoyinka kale ee aanay bulshadu ogayn baa badan. ee maxaan ku dooranaa kulmiye?????

  • @CalicabdikaahinGaagaab
    @CalicabdikaahinGaagaab 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    War yadhehen nimanki
    Xabashi inaga ibiyay
    Aya Cid somali ku cayay badland ka so
    Yacayi war me dalai
    Layidin dhibayi

    • @user-vlogscountery
      @user-vlogscountery ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waad qalaad fahantay huwaney

  • @IbraahimCawil-qe6bu
    @IbraahimCawil-qe6bu ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Labadii calooshii lacayar ee ina kaahin iyo ina sulub

  • @user-vlogscountery
    @user-vlogscountery ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wllhi dadka caqliga lihi way garanayaan kulmiye inuu wadanka bedalayo halka xisbiga wadani tuugo isku bahaystay

  • @calicraxmancalicraxman7115
    @calicraxmancalicraxman7115 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ina kaahin waxba lamajoogo.