SUN QURXOON

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.พ. 2025
  • FOLLOW ME:
    INSTAGRAM: / ruweyda_style
    FACEBOOK: / ruwaydast
    TIKTOK: / ruweydast
    FOR BUSINESS:rollastyle02@gmail.com

ความคิดเห็น • 795

  • @Badriyyyy133
    @Badriyyyy133 หลายเดือนก่อน +275

    wan na nacday ruweydooy bishii mar so dhac annaga mar walba wanku eegna inad waxso dhigtay adigana sas bad noo gashay moohoo waa yahy❤😊😂😂

    • @lila-u9v
      @lila-u9v หลายเดือนก่อน +16

      Sami ❤😂

    • @RuweydaStyle
      @RuweydaStyle  หลายเดือนก่อน +157

      Intaan maqnhy baaritaan baan ku jiraa badriyey❤️

    • @NacimoCumar-h1j
      @NacimoCumar-h1j หลายเดือนก่อน +14

      @@RuweydaStyle indha haygii danbi baadhayaal baad naga dhitay bee 😂

    • @Butterfly-4H4
      @Butterfly-4H4 หลายเดือนก่อน

      Waxad aad so dhigtid anagaa kuu so sheer garayniye adu codkaaga nagu caawi uun😢​@@RuweydaStyle

    • @SasioArbas-m4f
      @SasioArbas-m4f หลายเดือนก่อน +1

      Dadaal waa runtayee

  • @QueenZuzan
    @QueenZuzan หลายเดือนก่อน +192

    Sheekoyinka nocana inta ila jecel like isaara ❤❤❤

  • @Zamia--132
    @Zamia--132 หลายเดือนก่อน +7

    Walashey mcn ruweyda
    Inaan codkaga quruxda badan dhageysto
    Oo xikmada iyo qisoyinka leh iyo xiisaha
    Waxaan ka go,ay heesaha wallah
    Ruweyday allah ajar haka siiyo wax tarba ledahay
    Isha dadkana allah haka ilaaliyo
    Ileen la,aanta abaar waaye ❤

  • @RaxmoMalekow
    @RaxmoMalekow 28 วันที่ผ่านมา +13

    Ruweydaay 2 bil ka hor ayaan ku bartay wallhi video yada TH-cam ku jiro kulli waan daawade ilaa midkaan aanka soo gaaray love you💕🎀

  • @QadroMaxamed-y2d
    @QadroMaxamed-y2d 29 วันที่ผ่านมา +16

    Xppti waa soo raagtey😪 mida kle muqaalada soo dheeree ilaa 1saac iyo wax ka badan ka dhig💓

  • @queenbushra1553
    @queenbushra1553 หลายเดือนก่อน +49

    M.a ruweydaay maanta yaa kuu duceeyey jumca mubarak 😁🥰👏💕

    • @craxmaandaakir1785
      @craxmaandaakir1785 29 วันที่ผ่านมา

      Anaa u duceeyey ileen waa guursan rabaa😁

  • @jaamacabdu5857
    @jaamacabdu5857 หลายเดือนก่อน +10

    Qalbiga yarti qadatay sallan sare ❤

  • @AbdulrasaaqFuaad
    @AbdulrasaaqFuaad หลายเดือนก่อน +21

    Golden voice❤

  • @SaadokayseMohamed
    @SaadokayseMohamed หลายเดือนก่อน +108

    Quruxdaydiih ❤😢ku xiizeyyy wllhi ilaahay cimri dheer iyo caafimaad haku siiyyo
    Hore nogu soo dhakhso qisooyinka ❤

    • @RuweydaStyle
      @RuweydaStyle  หลายเดือนก่อน +36

      sidoo kale qalbi❤️

    • @AmataraxmaanMahdi
      @AmataraxmaanMahdi หลายเดือนก่อน +3

      Walal mcn codmacaneey part 2 inooso dhig please 😊❤

    • @gurecabdi8958
      @gurecabdi8958 หลายเดือนก่อน +3

      @ruweyda Sty’
      Gabadhaan Aadbaan ujeclahay sheekooyinkeeda runtii 🎉❤❤❤

    • @wardaahmed8359
      @wardaahmed8359 หลายเดือนก่อน +2

      aaway qaybtii kle ruwaydoyyy😊

    • @MoCABDISALAAM
      @MoCABDISALAAM หลายเดือนก่อน +2

      Waa ku taageeraa inaadeee🎉​@@RuweydaStyle

  • @Abdirahimofficialy
    @Abdirahimofficialy หลายเดือนก่อน +6

    Aadbaad u mahadsan tahay ruweyda channal kaaga waan so booqdaa bal inaad wax so galisay
    Gabay ayaa waxaa ku jiray tuduc ahaa
    Sida xayska hooraa nafluhu u xidigiyaa

  • @ummusulaymaan5961
    @ummusulaymaan5961 หลายเดือนก่อน +15

    اللهم❤ صل❤ وسلم❤ علي❤ نبينا❤ محمد❤ صلي❤ الله❤ عليه❤ وسلم❤

  • @safiyamohamed3306
    @safiyamohamed3306 หลายเดือนก่อน +17

    Ila shalay waxan ka fakarayey dilagu cida u yahay lkn wax uun ayaa igu leh xasan wuxu doonayey inuu dilo naagtisa isaguna ma oga inu yahay in ma dhaleysa wuxuna bartey naag kale naagtas ayaa ku qalqaalisey in uu dilo naagtiisa,kadib u ka ogaladey waxay qorsheeyeen habkii dilka u dhici laha waxayna go,aanku qaateen in sun lagu dilo, marka halkas la marayo aniga fikirkeyga wuxu ila noqdey in markii sunta u siinayey xasaan xaaskiisa in u islaawayey o cuntadii sunta ku jirtey cuney halkas ayaan anigu ku wareray,laga yaaba waxan aan sheegayo inuuba ahayn. Kiisku waana qiiyaas❤

    • @SihaamTowxid
      @SihaamTowxid 27 วันที่ผ่านมา +3

      Masha alla ❤ danbi bar safiya 🎉❤

  • @hamdiali6199
    @hamdiali6199 หลายเดือนก่อน +19

    اللهم صلي على محمد❤ اللهم صل على محمد ❤اللهم صل على محمد ❤

  • @NimcoAHmed-y3o
    @NimcoAHmed-y3o หลายเดือนก่อน +17

    Is back ruwyda qurux🧕🏻💕😍

  • @SihaamyuusufSihaamyuusuf
    @SihaamyuusufSihaamyuusuf หลายเดือนก่อน +24

    Qebti 2 so dadaji ruweydoy❤😊

  • @MaryanYasin1
    @MaryanYasin1 หลายเดือนก่อน +19

    Naa wllo quruxeey part two isla manta so dhig😂qof yaro wanavan bd tahe

    • @najmabahar19
      @najmabahar19 หลายเดือนก่อน +1

      Usheeg😂❤

  • @YusufDhidar
    @YusufDhidar หลายเดือนก่อน +45

    Gabadhii maqnaan jirty Oo Mar qudha soo laabaty😂❤

  • @mohamedabdilahi2971
    @mohamedabdilahi2971 หลายเดือนก่อน +35

    Ruwaydaay aduu❤ sida jinka isbaabi markad laba cisho aad youtube timado 😂😂😂

  • @foziaelmi9120
    @foziaelmi9120 หลายเดือนก่อน +7

    Ruwayda Waa imtixan sii an sual o waydiin bay sheekadi horay kaa gadhay ❤😊

  • @RahmaSaed-l7r
    @RahmaSaed-l7r หลายเดือนก่อน +12

    First person ❤😂 replyyyyyyy ruweydyyyy

  • @ShaaficimahadBanday
    @ShaaficimahadBanday หลายเดือนก่อน +12

    Mashaahalah ruweyda ilahay haa ku barakeyo codkaaga macaan🎉❤

  • @NimcoMahamedAli-e7i
    @NimcoMahamedAli-e7i หลายเดือนก่อน +18

    Anuu wan jeclahay inan noqdo denbi baadhe wa riyadayda igu Soo duceeya iney Ii rumowdo❤

    • @SanaasOmer
      @SanaasOmer หลายเดือนก่อน +2

      Me too wlhy❤

    • @warsameamarewacays
      @warsameamarewacays หลายเดือนก่อน +2

      Allah haku rumayo

    • @julietabdi8169
      @julietabdi8169 28 วันที่ผ่านมา +1

      Allle ha ku rumeeyo wall

  • @DeeqoMaxamedabdi
    @DeeqoMaxamedabdi หลายเดือนก่อน +2

    Ruweyow Inta doonto naga maqnaw Halka mar no timada wax noso dhigta waxi horo dhan na ilowsineyse horey u soco alla haku barakeye ❤

  • @ShubShub-ju7ow
    @ShubShub-ju7ow หลายเดือนก่อน +20

    Ruweydo 𝚆𝙻𝙻 sida kuu jeclahay alle haku jeclado ❤

  • @abdirashiidabdi6729
    @abdirashiidabdi6729 29 วันที่ผ่านมา +2

    Wlhi waa iska jeclahay happiness ayaan ka helaa dhagaysigaaga caafimaad iyo guul ayan ku rajaynyaa wll

  • @rio._8-xi
    @rio._8-xi หลายเดือนก่อน +40

    Na ruweydayy part2 laso dhaqso 😂❤

  • @FadumoseadMommmy
    @FadumoseadMommmy หลายเดือนก่อน +2

    Ruwaydoy baayo waku tageera run ahantii 😭💘

  • @mohamednuur2750
    @mohamednuur2750 27 วันที่ผ่านมา +1

    I lov ❤❤❤❤❤ your story RuweydA

  • @DaudaxmedGoox
    @DaudaxmedGoox 25 วันที่ผ่านมา

    Golden voice and Golden story

  • @suldanashapin
    @suldanashapin หลายเดือนก่อน +2

    Ruwaydaay inta kale iskala maqnaaw hadaa doontid, sheekadaan un inala soo dhaqso waanba u dhararsanahay dhamaadkeeda ❤❤

  • @XasanCiise-w6x
    @XasanCiise-w6x หลายเดือนก่อน +5

    Ayyyy ala qoftaàn maxaanu zxioyaal u xiisnay ayaduna apaal maleh wey iska maqnaaney 😂❤🎉🎉 keep going sister

  • @HafsaWaayeel
    @HafsaWaayeel หลายเดือนก่อน +11

    Mahadsanid cod dahab
    Waa ku sugayey ❤😢

    • @RuweydaStyle
      @RuweydaStyle  หลายเดือนก่อน +1

      ❤️❤️

  • @SafiyaAbdrjhmnn
    @SafiyaAbdrjhmnn 28 วันที่ผ่านมา +2

    Wlhi ani ma ogi ma ruweyda I checley siisey mise anab iska doortey inan danbi baadho noqdo wax kastaan ka checlhy❤👏😻😁

  • @ShukriAbdiasiis
    @ShukriAbdiasiis หลายเดือนก่อน +15

    Ruwayda ku jecliya 💕😍🌷

  • @MuhaOthman
    @MuhaOthman หลายเดือนก่อน +17

    Anaa ugu so horeeyay maanta ❤

  • @Nabila_yussuf
    @Nabila_yussuf หลายเดือนก่อน +2

    Oo maanta waa nagu bar goysee part 2 laso dhaqso bal markaan waa na macday waan ku jednaye ruweydayy❤😢😂😂

  • @kafiamohamed1476
    @kafiamohamed1476 หลายเดือนก่อน +3

    ❤❤❤❤ masha Allah well come 🎉🎉🎉🎉🎉🎉.

  • @haajishagari3060
    @haajishagari3060 26 วันที่ผ่านมา

    Long time you back Congratulations 🎊 ❤

  • @Guuled-w6g
    @Guuled-w6g หลายเดือนก่อน +5

    Fast comemti😂ruweydo Iyo
    Theamkeeda like saara😊😅

  • @Filkozzz
    @Filkozzz หลายเดือนก่อน +3

    Frist comment 🎉 ruwayd style my fav youtuber

  • @Abdallle7
    @Abdallle7 หลายเดือนก่อน +1

    Welcome back queen ❤

  • @Naima-43
    @Naima-43 หลายเดือนก่อน +2

    😂😂 huuno wa runtaye qisoyinka danbi baarista ah waliba kuwa lagu wareero aad baan u jecelnahay adiguna waabad sii qurxisaaye noso badi qali ❤

  • @hamdiali6199
    @hamdiali6199 หลายเดือนก่อน +6

    Ruweyda❤sethy waan rajeyna inaad cafimad qabto wlley❤joornaati isbuuclaha❤ah❤nagada ❤joornaatigena kula yoom ❤baan uu baahaan nahay

  • @XamsenuurmaxamedNuur
    @XamsenuurmaxamedNuur หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ❤❤ after two hours

  • @SucaadAxmed-pr8zj
    @SucaadAxmed-pr8zj 26 วันที่ผ่านมา

    Mashallh wallhi shekoyinkaga wn jecelhy alle codka haku bara keeyo iyo cimrigagaba

  • @zundus_9987
    @zundus_9987 หลายเดือนก่อน +3

    Part 2 laso carar ruweydaay

  • @AmranBashiir-s3e
    @AmranBashiir-s3e 28 วันที่ผ่านมา +1

    Bayeee soo dhaqsoo ruwydaaaay😭😭😭💔💔💔💔💔💔💔

  • @Awalhaajiawalhaaji
    @Awalhaajiawalhaaji หลายเดือนก่อน +11

    Welcome back golden voice 🎉🎉

  • @raxmonuur828
    @raxmonuur828 หลายเดือนก่อน +3

    I love yuo ruwayda❤❤❤

  • @MaxamedSandheere-m4y
    @MaxamedSandheere-m4y หลายเดือนก่อน +1

    Ruwayda waanku salaamayaa kadib weli waxan garan la,ahay in aad tahay askariyad iyo dhakhtarad , qalbi adaygaaga sheeko inkaaga awgeed

  • @SalmoNour-s8e
    @SalmoNour-s8e หลายเดือนก่อน +1

    alaaa ruweydaay maxaan ku xiisy ❤ lasoo dhaqso qeybta kle😊

  • @NimcoSaed-wy8kh
    @NimcoSaed-wy8kh 29 วันที่ผ่านมา +2

    Ruwayday waaba uu nacay sheekadii wllhi ❤😂

  • @ikranfarah6086
    @ikranfarah6086 หลายเดือนก่อน +1

    Wabaaaaabey ka jartay dee😭😂
    Ruweydaay anagoo ilawnay dadkii sheekada ku jiray magacyadooda soo dhig hee qeybta 2aad

  • @gabdhiiriyada
    @gabdhiiriyada หลายเดือนก่อน +2

    Waa na nacday ruwaydoy waanse kuu xiisnay qalpi❤

  • @Kadira_HM
    @Kadira_HM หลายเดือนก่อน +1

    Waan ku salamay ruwayday welcome back ❤

  • @HananAhmed-b7s
    @HananAhmed-b7s 23 วันที่ผ่านมา

    Ala ani waxa subiyaa waan dhaqalestaa inba marban dawadaa😂😂😂 thanks alpih 😂😂

  • @mrKareim
    @mrKareim หลายเดือนก่อน +14

    Abyo codsi waxaa iga ah in aad sadaam hussein tariqkdiisii inoosoo gudbiso, ma dikteytar dilaa buu ahaa mise halyeey geesi ah buu ahaa❤

  • @muhiimAbdikadir
    @muhiimAbdikadir หลายเดือนก่อน +2

    Ina aderey ruweydoy mad na guumeysanesa😂😂lasoo dhakhso rabi😂 haku karameeye shekeyinkga kuwo laggu caajiso xta uma dhawee

  • @MaymuunAadan-dp6gj
    @MaymuunAadan-dp6gj 28 วันที่ผ่านมา +1

    Ruwayda wlashay qaliya waan daalay saan hadba channalkaga usoo firinayey in aad part two soo dhig tay io in kale walashy la soo dheree pls❤

  • @ZackDesigner-f5h
    @ZackDesigner-f5h หลายเดือนก่อน +6

    Saxiix wllah🎉🎉🎉welcome 🎉

  • @HoodoYuusuf-s9v
    @HoodoYuusuf-s9v 29 วันที่ผ่านมา +1

    Ruweyday maanta waan yaabay imisa qof ayaa meesha ku jira waan Dhaka faray dadkii ban kala garan la,aynee😂😂😂

  • @HodanMaxamuud-t8c
    @HodanMaxamuud-t8c หลายเดือนก่อน +21

    Ruwaydaay wn kujeclahy wlhi naa mahadsanid idheh 😂😂😂

  • @Samsam-ty4yt
    @Samsam-ty4yt หลายเดือนก่อน +8

    Ruweydey kisaska nocasa saa ungusoo badi sona dheree marbaad hadaye😂

  • @NafisaMohamed-c9y
    @NafisaMohamed-c9y หลายเดือนก่อน +1

    Part 2 laso dhaqso🥺💕

  • @Filsanmaxamedcumar-vj5gv
    @Filsanmaxamedcumar-vj5gv หลายเดือนก่อน

    Haa wlhi
    Dambibaadhe professional ah
    Ayan Doonayaa inaan noqdo
    Insha allah😊

  • @mohaa593
    @mohaa593 หลายเดือนก่อน +2

    اللهم صل على سيدنا محمد وعلى ال سيدنا وحبيبنا وشفيعنا محمد عدد ماذكره الذاكرون وعدد ما غفل عن ذكره الغافلون

  • @samiaapdigaz9007
    @samiaapdigaz9007 หลายเดือนก่อน +1

    Na kumeee de ruweydayyyy😂😭

  • @deeqayuusuf5906
    @deeqayuusuf5906 หลายเดือนก่อน +4

    First wan ku salamay abayo mcntoh❤️‍🩹

  • @K2jeueue2345
    @K2jeueue2345 หลายเดือนก่อน +1

    War ruweydooy ku aaway part 2 wala sooo dahday 😂😂😂 soo dhaqso yaaqay .

  • @UmaymoMyye
    @UmaymoMyye หลายเดือนก่อน +4

    Alla wan kuu xisnay🎉😢❤😊

  • @BasroBishar
    @BasroBishar หลายเดือนก่อน

    Mashallah ❤❤❤ mandey qer Allah kusiyo bal nosodhaqso

  • @RandaCllaahiA
    @RandaCllaahiA 28 วันที่ผ่านมา +1

    3days ayaan sugayey part2 kusoo dhakhso plz😢😢😢😢

  • @salmoali8211
    @salmoali8211 หลายเดือนก่อน +5

    Wll mcn saan sheekoyinkaga u jeclahay lee allow ku xafid🤲🏻❤️

  • @NyraBanarjee-ne9ny
    @NyraBanarjee-ne9ny หลายเดือนก่อน +1

    أجمل إشعار ❤❤

  • @cabdixiis4686
    @cabdixiis4686 หลายเดือนก่อน

    Wallaahi wan jeclahay🎉❤

  • @khadijobarkhadle8432
    @khadijobarkhadle8432 หลายเดือนก่อน +1

    Ana u horeya 😂❤

  • @NajmiitaKhaliifyuusuf
    @NajmiitaKhaliifyuusuf 26 วันที่ผ่านมา

    Saa youtube kaada uraadinaayay hada soo helay ruweydooy youtube ka muuqaadada kujiro dhan soo fiirsaday qaar badan iidhiman waana soofiirsanaa i.a tiktok ka arkijiray ❤❤❤🎉

  • @ArwaApdirahmaan-vf6ws
    @ArwaApdirahmaan-vf6ws หลายเดือนก่อน

    Queen ruwayda 👸🏻❤️ keep going sis

  • @lajecleeyabdirahman5133
    @lajecleeyabdirahman5133 หลายเดือนก่อน +1

    Laguugu kala jar maan ku iraaahdaa ruweydooy hanaga soo daaahin oo hana ilaaabin jcl😊

  • @Suiiiiiiiiiiiiiiiiiiii-i1b
    @Suiiiiiiiiiiiiiiiiiiii-i1b หลายเดือนก่อน

    Ruwayday soo dhaqso part2 plssss😂😭😭

  • @RudwaanKhadar-r2o
    @RudwaanKhadar-r2o 25 วันที่ผ่านมา

    Supper❤

  • @fosiyaomar6660
    @fosiyaomar6660 หลายเดือนก่อน +4

    Ruweyda style xagee adady ❤

  • @IqraYusuf-y9z
    @IqraYusuf-y9z หลายเดือนก่อน

    Part two xabibtiyee laso carar ❤

  • @KuyuuriKuyuuri
    @KuyuuriKuyuuri หลายเดือนก่อน

    Ruwayda waa ku xiisnay runti alle haku sharfow🎉🎉🎉🎉🎉❤

  • @MumtaazZiciid
    @MumtaazZiciid หลายเดือนก่อน

    Ruwayda waad igu badhgoysay hppti lasoo dheere ❤😊🫶

  • @MariaHussein-t2b
    @MariaHussein-t2b 29 วันที่ผ่านมา +1

    😢😢😢😢😢 part 2 away Ruweydaay 3malin ba Ka so waregtaye hda bil kabacdi bd so dhigaysaa wle malagaga galay😂

  • @DeeqaMaxamuud-fv7rr
    @DeeqaMaxamuud-fv7rr หลายเดือนก่อน

    Qaabka shekada nogu so gudbiso io codkaga dahabiga ilhy haku barakeeyo ruwayda ❤

  • @Ikruuusha
    @Ikruuusha หลายเดือนก่อน +1

    Ma runbaaa mise waaa riyo❤❤❤

  • @AmuunCabdi-b7f
    @AmuunCabdi-b7f หลายเดือนก่อน

    Kiisaska waan jeclahee wliba aduu markaa soogudbinaysid inkastaa maqnashahagu badan yahy qushiye sodadal❤❤

  • @RahmaAhmed-xr1th
    @RahmaAhmed-xr1th หลายเดือนก่อน +6

    Horta waxaan garan waayay vidio 1minit yaala dadka comantiga ka bixinayaa ma bilaa hubsiimaa mise waa loosoo waaxyooday ruwaydaay anuu markaan dhamaystaa inoo balana macnaha jaw😂😂😂😂😂

  • @Deysanf
    @Deysanf 29 วันที่ผ่านมา +2

    Ruweyda video markuu askariga farxiyo wareysanaayo ayaan fahmay naagta ineey dilka kadambeyso wlhi😂😢

  • @SafaMaxamed-gp9sn
    @SafaMaxamed-gp9sn หลายเดือนก่อน +3

    ana uhoreeyay 😂❤❤❤

    • @sakariyexasan-n5y
      @sakariyexasan-n5y หลายเดือนก่อน +1

      Anaa ka horeyay somahan 😂😂

    • @SafaMaxamed-gp9sn
      @SafaMaxamed-gp9sn หลายเดือนก่อน +1

      @sakariyexasan-n5y no 😜😂😂😂

    • @AbuBokor-yj5kf
      @AbuBokor-yj5kf หลายเดือนก่อน

      Oo hadad horayso maxad fahidi 😂😂

    • @SafaMaxamed-gp9sn
      @SafaMaxamed-gp9sn หลายเดือนก่อน

      @AbuBokor-yj5kf halkan buuq loogama baahna mesha naag ba leh kollay dan ina wada keetay xidh afkaaga 😂👆

    • @AbuBokor-yj5kf
      @AbuBokor-yj5kf หลายเดือนก่อน

      @@SafaMaxamed-gp9sn waxba ma iga taqnid ee af ka dheer xidh

  • @NasroCabdullahi-nx3sq
    @NasroCabdullahi-nx3sq หลายเดือนก่อน +2

    Qarkee maskaxdeyda xadur soo noqate nagu kala jarteee😂lasoo dhaqso ruweydaaay

  • @kowsaraden6145
    @kowsaraden6145 หลายเดือนก่อน

    Mss gold voice❤ we miss u❤⭐️👸

  • @NajahAxmed-e7f
    @NajahAxmed-e7f หลายเดือนก่อน

    Ruweydooyy waa na dayacdey😭😭💞

  • @CayniMaxamed-c8x
    @CayniMaxamed-c8x หลายเดือนก่อน +3

    Anaa ugu horeeya ruwaydaay😂

    • @lila-u9v
      @lila-u9v หลายเดือนก่อน

      Adeer waa lagaa horeeye😂

  • @SumayaRooble
    @SumayaRooble หลายเดือนก่อน +3

    Ruwayda anuu waxaan raba inan danbi baadhe noqdo rabaa😂

  • @RuweydaRuweyda13
    @RuweydaRuweyda13 หลายเดือนก่อน +2

    Kume dee inaanta isku magaca aheeenaya 😂❤️

  • @DrsZalma-s8c
    @DrsZalma-s8c หลายเดือนก่อน

    Welcome back anyway naftiibad nokeente❤

  • @DeeqoCadar-s1t
    @DeeqoCadar-s1t หลายเดือนก่อน +1

    Lovee youuuuu❤❤