Gabar dhallin yaro ah iskaabulo ah OO Guri kaligeed degan kuguma taliyeen walalaay wax kasta ayaa macquul ah shaydaan kugu xiriiri kara ee kaliga ha dagin ugu yaraan dad la deg ama Iska guurso Alle guur xalaal hakuu sahlee beryahan xumaanta wey soo badatee is ilaali yartaay Alle wax ilaaliye cibaadada ku dadaaal iyo xijaabka
abay hal baan kuu shega Wllhi gabar qurux badana tahy lakin mid aby wxaan waa aduun ee adoo si qalad ah i fahmeyn halmid sameey ani labo sano ku arki haa hal marne adoo xijaab wato kuma arkin ee blis xijaabo maanta waa aduunyo biri waa aaqiro allha ku xafido abayo
dadkan ku daawanayo ha u malayn inay ducaysan yihiin. adigo hurdo ka so toosay,adigo ilkaha cadaysanaya kuna nool(studio flat)runti ma nuurayso wana inad isbedel karti leh la timada iyo qorshe soconaya.
Abaayo waxaan ka codsanayaa qortada iyo timahaga ha mujin walahi cid wax kugu falaysaa ma jirto ragu waxa qarsoon radiyaan xiligay gabdha radinayaan ku dedaal inaa jirkaga asturato xata mustaqbalka caruurtada hadhow wa ka dawasin karaa day hoyadin nagta is qawisey ahayd la oran tariikh fcn rebo
Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato i.a🕋🙏😘❤❤
Walaashey Allaah haku barakeeyo ee asturka iyo cibaadada ku dadaal , is xafid inuu Ilaah ku xafido dhalin yaro nimo yeeysan ku qaadi. Thank you ❤
We like you Walaal lkn Don’t forget to pray ❤️👍
Amaanay Salaad lahayn
Sax salada 4 tii habenimaa la dukaday malaha
@@asmadegan3506 Wa macquul inay salaad lahayn wakhtigan 😁Lkn wxaa ka fikiraayay every morning rountine keeda haday slaad ugu jirin
Do you know if she is dhahir
M.a lkn first thing you do at starting morning pray after do other things hadii aad ku jirin xalad dumar only is my advice ❤
Maanshaa Allaah ina adeertey ashwaaq qurux xijaabka iyo salaada kuda dal wax kasta Ilaahay wuu kusqirayaa❤❤❤❤❤❤
Dadka dhahaayo salaad ma tukaneesid soo Malaga yaabo inee ka jabantahay be positive guys
Niyaada iska dhahay lkn adiga kiw ka ah
Mya way qabaysatay somaha 😊
Mala qabeesan karo miyaa haday kaa jabantahay😂😂😂😮@@KhadarmuhyadiinKhadarmuhyadiin
Gabar dhallin yaro ah iskaabulo ah OO Guri kaligeed degan kuguma taliyeen walalaay wax kasta ayaa macquul ah shaydaan kugu xiriiri kara ee kaliga ha dagin ugu yaraan dad la deg ama Iska guurso Alle guur xalaal hakuu sahlee beryahan xumaanta wey soo badatee is ilaali yartaay Alle wax ilaaliye cibaadada ku dadaaal iyo xijaabka
Danta hadii kubado guri kaligaa waa degeysaa nolasheyda cidla madegin maantana ilahay wehel ii ah alx wlahi hadii ilahay si dhaba wehel uga dhigato dad ismaba taqaaniin kugu filan ilahay alx rabi family geyga Dib ha inoo kulmiyo aniga iyo inta ilamidka oo danta iyo daruufta Kala geysey😢
Halke joogta walaashey
2022 oon gursaday guurkii waan laqab san la aha wayo waligy cilo lee daganaa
abay hal baan kuu shega Wllhi gabar qurux badana tahy lakin mid aby wxaan waa aduun ee adoo si qalad ah i fahmeyn halmid sameey ani labo sano ku arki haa hal marne adoo xijaab wato kuma arkin ee blis xijaabo maanta waa aduunyo biri waa aaqiro allha ku xafido abayo
Wallah waxaad tahay qof qalbi wanaagsan sidaad walaashaa ugu rajaynayso wanaag
Masha Allah ❤
Nolosha adunka umbad jadwal u samaysay saladi iyo adkaarti Iyo qur.anki away 😢 noloshada cibaado ku bilaw wllo
Qofku miyaanay salaad la’aan noqon karin xageed ugu wada boodeen
@@asmadegan3506waa umadan tukan hala yabin
Subxaanallah waxa aad sheegayso miyaanay muslim ahayn
iyada
@@RiyanAhmed-f6y muslim hadey tahy waa dumar maadan wax fahmayn heedhe😂😂
Dirisleh xaguu ku dambeeyayyyy😂❤🎉😊
This video waxaa duubday habeen😂var😂😂😂 2:50
: : wllhi qof fican thy 30 qof dhaxdooda hadii iga dhax araktey..seithy adiga 😳❤
Wanku fcnhy adiga side iitahay ❤❤
Waa ku fiicanhy adiga side iithy walaalkeey qaaki
@@faadumocabdibarrebarre2223 ♥️❤️🫂🫂🫂
Masha allh ashwaaq ayaan kuu taageeraa abaayo lkin goormee filim noosoo jilee aniga jiliinkaaga aad ayaan ugu xiisaye
Qurux weeye lknnse sir inta og dirisle iyo haboon iney dalxiiis mombasa jiraaan after valentine day gii 😂😂😂haboon quraacda qof aya la cunayo
I wish you all the best sister ❤
Actress inaad noqto talo taan qaad wuu ku anfac
1 boby shape inaad taqaanid oo dharka ku soo baxay xiro
2 face shape taqaan inuu taraaxad ku soo baxay wll face shape wax ka caawina qaabka uu noqa make up , taraaxad io timaha qaab uu sameyn dad yaqaan uu tag
3 personality nooc midab ku soo baxayo inaad gartay dadka shaqeyo waa jira
4 waa inaad toobar gashay xaga jiliinka jiliinka hadal , jiliinka emotions, jiliinka xarakada taqaana jiliinka nooc walbo taqaana
Film.aad jili doonti dhinac yada ka fiiri goobta lagu jiliyo ma quruxoon tahay , nooc sheekad ma hagaajisan tahay , nooc shirkad duubiso shirkad sumacd leh miyaa ama waa kuwa , iyo kuwa sheekada kula waa nooce
6 sumacadaad waa markasto ilaalisa dadka la saxiipsid ka fiirso iyo dhaqmaad ina ka taxdirta
7 routing iyo pranka markasto bulshad inta badan ma jecelo bulshad inta badan xiisan dhactooyinka caalamka , sheekooyinka ama qiso oo caalamka vlog ay jecel ihiin haddii routing jeceysh ahay waa inaa sida gabdhaha caalam uu soo duub sida soomaalida iska dhaaf waa iga talo views hoose uu dhaca
Waxaa iga talo abaayo hormar wacan❤❤❤😊😊😊😊
Gabadh ogaaden waan ku wataa horay usaco ashwaaq qurux akterrada❤
Apyo mcn waa ku tagera❤❤❤
Tan wan ka helay wlhi😢😢❤
Nag nool mashalalh fariid
Mashaalh sister but please don’t forget to salaada inshaalh
Ashwaqe wan kusalemey horta marka xigta dheres gabes nagu dishey 😂 tos codka nogu faxas ama music 🎵🎵🎵🎵 ta cod yare😂😂😂😂
Laki. Saladi baa katagty huuno❤❤
Woow ❤queen we wait you for more videos like this one keep going ❤
Noso badi qali rotinka mn sha allh alle ha ku shrfo qali mn sha allh ❤❤
Naa wall nin ma ubaahantay
Bilaahi calayk❤❤❤
Mashallah ❤
Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad chanellkeyga ii booqato i.a❤
Sariirtaa wayn wehelbay ubaahanthy
Oo dirile xilimuu kacay
Mashallah wllshy ashwaq
Xppt noso sheeg waxa osku catesay ani sa cato u aha cayil said noqday😢😢😢
Walaashay waxaan rajaynayaa in aad bilowdo in aad ku tukato waxa aad halkan ku sugan tahay maanta aanad haysan berri
😂😂 labo qaado sonkor kob kofe lagu daray sonkor ma jecli 😂😂kii sadexaad dirqi gaaray
Wcs dhat qali int wayi soomal mis mua
❤Mash allha ❤ashwaaq siraaji ❤
salad kuma jirto miya jadwalka❤❤😢
Masha Allah you are beautiful. Much love from qabridaharre💐
💜💜💜💝
Habar samatalis weeye iska baro
sister ey nosaa badi vog waa ka helay❤😂🎉
Waxan u xisay ani filimkii haaboon❤
Qisooyinka soo turjum aswaaq codkaa decomantry astan kala socon jiray codkaa top wye m.a
Wllshy salada waa shayga koobaad
Wllshy salaadii subax maad tukan maxaa dhacy 😂
Zxpeyy salaadiina meedayy😢
Saaladi maad iloowdeey😢
First thing first is fajr prayer my sister
Walhi Wan ka halay❤❤❤
Intaadan Soo kicin yaa camerada kuudaaray😮
Hayeyi waa in aan cawa kuso dhaca😅😅😅
Isqari huuno
So badiyoo wllhy waa mcn
Miistikada kadhaaf vidiyawga
Horumar wacan allow sahal ammuuraha (Arkaa milkiile)
Habon iska jeclhy cady❤
Wllhi ayan tan channel kga msoo fiirin, illahey amarkisa glabta igu so dhcdy waxn is dhahy ashwaq so eeg chanelkeda bl iney routine soo galisy io inkle😂😂kdib hdda ano fb isk dhx wregayo arky routinekga waa so orday😂😂😂
Ashwaaq beautiful routine horey usoco abyo 🎉❤
Abayo salada ilaali😢😢
Routine Qurxan Noso badi❤
Somali miya jogta mise kenya siz
❤❤❤❤ soo badi routine ka ashwaqeey❤❤❤💯👍
❤❤❤❤
Waw 😂😂
Keep going ina adeer🎉❤❤
Routine isku diyarinta Ramadanka noso same
Salaada subaxnimo inaad ku bilowdey ahy queen ❤
Anig xitaa Wan yabay ❤salada subax away dhahyba
Salaad in lagu lahayn so lagama yaabo? yaab badanaa dadkaan
salaad majirto miyaa wllo waxaa tiri sibaxii markaan toso wajigan dhaqdaa une
Next sida isku araktan dirisle so duub😂😅❤
Night routine neh warabna nogusodar❤
wow😮 routine ka aaba wax kle ah quruxey routine ka noso badi
Aaway salaadii Habooney ma calanka Turkiga jiray hhhh😂😂😂
Drisle aaway sariirta masaarne 😂😂
Madukaniin yarey
Naso badi ❤ routine kada habeenkii naso kali
dadkan ku daawanayo ha u malayn inay ducaysan yihiin.
adigo hurdo ka so toosay,adigo ilkaha cadaysanaya kuna nool(studio flat)runti ma nuurayso wana inad isbedel karti leh la timada iyo qorshe soconaya.
Lkn saladi away😢🤔
Manshaallah 😍
Salaada alle aaway ma ilahey ka cabsatid
Salaadii subax meeday😢
Noso badi abayo please 🎉❤❤❤❤❤❤❤❤
Qurux badaneey❤❤
Ma tukatid miyaa ?
Noosobadi abayo 😢
Haboneyy kartah nagu tusaysah calankga
Wlley salaad kuma jirto miyaa😮
Abyo salaadi away 😢
ASHWAAQ QURUX HORE USOCO XABIIBTI
Saduraada ku dadaal wllo
Saladi away magalbaa tahay
Ino badi 😊
Abaayo waxaan ka codsanayaa qortada iyo timahaga ha mujin walahi cid wax kugu falaysaa ma jirto ragu waxa qarsoon radiyaan xiligay gabdha radinayaan ku dedaal inaa jirkaga asturato xata mustaqbalka caruurtada hadhow wa ka dawasin karaa day hoyadin nagta is qawisey ahayd la oran tariikh fcn rebo
Relax bro dirisle ayaa jacaylkeda ah
Illahey dartis isku astur dheh biniadam isku astur hadhihine mxey tahay nin ku rabo mleh 😂
Soo badi wllshey ❤❤
Kolhore ayeytukate weykulabate hurdada so hada sadax sax camal ayey sokacde markas hajasahau kupry
Salaad ma jirto miyaa
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Asc wr wb
m.a sobadi bayo
Welcome haboon
Anigaa saas ahaa saacad baan suuliga ku jiri jiray joornaal miya ku akhrisataa baa lay dhihi jiray😂😂 any way salaada ku dar routine ka qalanjo
dadka dha hayo Away saladi so laka mayabo in ay dugatay Ayna seexa tay somali war jecli ba danaa😂😂
ma ragata horta❤