Baro Atixiyaadka

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 11

  • @kikialemu7
    @kikialemu7 4 ปีที่แล้ว +8

    *🍀 أذكار الصباح*
    *Duco subax*
    👉 Asbaxanaa wa asbaxal mulku lillaah wal xamdu lillaah laailaaha illal laahu waxadahu laa shariika lah lahul mulku walahul xamdu wahuwa callaa kulli shay.in qadiir rabbi as' aluka khayra maa fii haadal yawmi wa khayra maa bacdah wa acuudu bika min sharri maa fii haadal yawmi washarri maa bacdah rabbi acuudu bika minal kasali wasuu'il kibari rabbi acuudu bika cadaabin finnaar wacadaabin fil qabar
    🌹💕🌹🌹
    Ducoo subaxdii Rasuulkii alle .s.c.w wuxu barijiirey Asxaabtiisa Mar allaale iyo markii uu qofku soo kaco subaxii iyo markii uu habeenku soo ogog yeedho waa innuu yiraahdaa
    👉 Allaahumma calimal qaybi wa shahaadah faadira samaawaati wal- ardi rabba kulli shay'in wamaa liikah ash-hadu al laa ilaaha illaa anta acuudu bika min sharri nafsii washarri shaydaani washirkih "" wa an aqtarafa calaa nafsii suu'an aw ajurrahu ilaa muslim

    💕🌷💕🌷💕
    Wuxu yiri rasuulki alle csw addoonkii muslim ahoo yiraahda subaxii galabtii
    👉 Bismillaahilladii laa yadurru maca is mihi shey' un fil ardi walaa fis- samaa wahuwas samiicul caliim
    💕🌴💕🌴🌴
    Markii uu soo kaco subaxdiina wuxu c.s.w aran jiirey

    👉 Al-xamdulillaahi ladi axyaanaa bacda maa amaatanaa wa 'ilayhin nushuur

    🌻🌻🌻🌻🌻🌻
    Markii uu qofku soo kaco waa inuu yiraahdaa
    👉 Al-xamdu lillaahi ladii caafanii jasadii waradda calayya ruuxii wa adina lii bidirih.
    ☕☕☕☕☕
    Waxaa la soo wariyey in rasuulkii alle c.s.w uu marnabaka tegin ducadan soo soocota
    👉 Alllaahumma innii as' alukal cafwa wal caafiyah fid-dunyaa wal-aakhirah allaahumma innii as-alukal cafwa wal-caafiya fii diinii wadunyaaya wa 'ahlii wa-maalii allaahummastur cawraatii .wa aamin rawcaatii .allaahummax fadnii min bayni yadayya wamin khalfii shimaalii . Fii cadamatika an uqtaala min taxtii.💎💎💎💎
    Rasuulkii alle s.c.w wuxu yiri istiqfaarta waxa usarreysa inlalayimaado ducadatan oon sida tan loo denbi dhaaf dalbo
    👉Allaahumma anta rabbii laa ilaaha illaa anta khalaqtanii wa anaa cabduk wa anaa calaa cahdik wa wacdik mastadactu acuudu bika min sharri maa sanactu abuu'u laka binicmatika calayya wa abuu'u bidambii faqfirlii fainnahuu laa yaqfirud'dunuuba illaa anta
    👉 Rasuulka s.c.w waxaa laga weriyey 📿qofka yidhaahda markuu waa beriisto iyo markuu galabayst📿
    👉 xasbiyallahu laa ilaaha illaa huwa calayhi tawakaltu wa huwa rabbul carshil cadiim
    👉 (7) jeer Allaah wuxu kaga kaafiyaa wixii murug galinaya)
    (حَسْبِـيَ اللّهُ لا إلهَ إلاّ هُوَ عَلَـيهِ تَوَكَّـلتُ وَهُوَ رَبُّ العَرْشِ العَظـيم . ( سبع مَرّات
    👉🏻 Ash Hadu Al laaillaaha
    il laahu Wax Dahu la Shariika Lah Lahul Mulku ilaahan Waaxidan Samadaa lam Yatakhid Saaxibatan Walaa Waladaa Walam Yakul Lahuu Kufuwan Axad
    *Wllfilh👉 IXasuusi aan ku Xasusiisay Alllaa Drtis )*
    *Uadeegso Qalinkaaga Fidinta Dintaa iyo islaaaaxa uMada Muslimta*
    🌻 *✔Baarakallaahufiikum*✍🏿🌹

  • @maxamuudcabdi960
    @maxamuudcabdi960 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah wan ka faaiday ilah haku barakeyo fasiradeda

  • @sahalcadde172
    @sahalcadde172 ปีที่แล้ว +2

    Waan kaa faa iiday

  • @boqoradareeraxmed3623
    @boqoradareeraxmed3623 ปีที่แล้ว

    Masha allah sheekh😢

  • @mohamedabdulaahi303
    @mohamedabdulaahi303 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha alh

  • @adangaydhdeeqgaydh91
    @adangaydhdeeqgaydh91 4 ปีที่แล้ว +2

    Mash allh sheekh

  • @faatimosalad8110
    @faatimosalad8110 9 หลายเดือนก่อน

    M

  • @abdiqaniibraahim5647
    @abdiqaniibraahim5647 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah

  • @sabriinibraahim1434
    @sabriinibraahim1434 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah