Exploring outer Garowe || Garowe 2024 Magaalo Hormaraysa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2024
  • Muqaalkale Iyo Caasimada Puntland Garowe 2024 ,Exploring outer and Inner City Capital City #garowe #puntland #somalia #foryou #puntland #growingchannels #viral #blogger #moresubscribers #youtube2024 #africa #somaliya #grwm #garowe

ความคิดเห็น • 27

  • @hawoaden3706
    @hawoaden3706 2 หลายเดือนก่อน +4

    Mashaallah aad baan ugu markaan arko deegaankii aan ka soo jeeday guuleyso wiilka noo soo bandhigqy

  • @thepearlofindianocean
    @thepearlofindianocean 5 หลายเดือนก่อน +2

    Mashallah waa sax dhulka geedo ayuu u baahanyahay. Quruxda magaalada waa geedo.

  • @user-jz7dc4or4w
    @user-jz7dc4or4w 4 หลายเดือนก่อน +1

    MAM, THANK YOU BROTHER, Puntland iyo Somalia rag badan oo adiga aqligaaga leh ayey u baahan tahay. Happy to see your Vlogg

    • @SOMALBLOGGER
      @SOMALBLOGGER  4 หลายเดือนก่อน

      Adigaa Mudan Brother, InshaAllah way Buuxan Bro Wayna Sooboxi Doonaan Dhawaan 🫡 Thanks again

  • @Kilo-xj3lr
    @Kilo-xj3lr 5 หลายเดือนก่อน +1

    MashAllah alhamdullah Allah swt blessed us with this beautiful land and people ❤️👑💯

  • @kaahexpress6261
    @kaahexpress6261 4 หลายเดือนก่อน +1

    1:44 usheeg waa rayi fiican masuul qolyaha riiga aragtidaada u gudbi..

    • @SOMALBLOGGER
      @SOMALBLOGGER  4 หลายเดือนก่อน

      Hayee InshaAllah

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 5 หลายเดือนก่อน +1

    Maashaa allaah tabaarakallaah illaahay ha ku xafido walaal kilibkaan waan sugayay waaw topp

  • @Gory-ali
    @Gory-ali 5 หลายเดือนก่อน +2

    Maasha allaah. Illaahay. Nabadoon hanoo ziyaadiyo. Waa Dhuuke aanan. Wali tagin ee kanaalkaaga Aan kadaawado

    • @SOMALBLOGGER
      @SOMALBLOGGER  5 หลายเดือนก่อน

      Kusoo dhawoow wll Dhulkii uduga,Puntland Somalia 🇸🇴

  • @ashafarah6052
    @ashafarah6052 5 หลายเดือนก่อน +1

    Masha’allah, Mahadsanid.
    Garoowe, Dawlada Puntland.
    ❤️🙏🙏☪️☪️❤️

  • @kafiyaabdulkadir6973
    @kafiyaabdulkadir6973 2 วันที่ผ่านมา

    Mashaa allaah ninkan sida degan uu wax usoo duubay baan wanagsan,dadka qaar hees iyo buuq ayey ku furaan misna camera sidegan uma. Duuban thnks laakiin meelo kalle sida airpiyo magada inta u dhexeysa soo duub pls.

  • @munaabdi4240
    @munaabdi4240 5 หลายเดือนก่อน +3

    Dhulka nabad guurka ku badan, Geedihu aad bay u yaryihiin.

  • @user-sf2oo1ln4v
    @user-sf2oo1ln4v 4 หลายเดือนก่อน +1

    Xagayga ad mareyo may Kami usameyan amal

    • @SOMALBLOGGER
      @SOMALBLOGGER  4 หลายเดือนก่อน

      Way ku qasbanaan doonaan dhawaan inshaAllah

  • @deeqelmo5558
    @deeqelmo5558 5 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 5 หลายเดือนก่อน +2

    Jidka laascaano aada noo soo duub adoo mahadsan waadna ku mahadsa tahay

    • @SOMALBLOGGER
      @SOMALBLOGGER  5 หลายเดือนก่อน

      Hayee wll InshaAllah

  • @Gory-ali
    @Gory-ali 5 หลายเดือนก่อน +1

    Habo adoo raaliyo. Dagans. Raba.
    Facebook Laga. Maxaa kuqoran

    • @SOMALBLOGGER
      @SOMALBLOGGER  5 หลายเดือนก่อน

      TH-cam profile markaad gasho linkga Facebook ayaad halkaa kahelaysaa Habo

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 5 หลายเดือนก่อน +1

    I
    Ugaarta meelo loo dhiso biyo loogu shubo ficnaanlaheed meelna yaa lgu xirine waa u
    Muwaadiniin ajarna waa laga helaa

    • @SOMALBLOGGER
      @SOMALBLOGGER  5 หลายเดือนก่อน +1

      Aad iyo Aad

  • @mohamoudmusse6144
    @mohamoudmusse6144 4 หลายเดือนก่อน +1

    WE WILL BE ABLE TO LIVE IN. EYL. EYL. EYL WE WILL SELECT IN EYL JUST WE NEED ONLY ASPHALT. LAAMI. LAAMI KALLUUNKA WAA MAALIN TAAJIR .ONE TON OF FISH IS ABOUT $$ 5000// FIVE THOUSANDS OT IS HUGE MONEY. .HURRY. HURRY. ????????...