FAADUMIINA HIT LOVE SONG AUN XASUUSTII SAADO CALI :XAFLADA CASHO SHARAFII FARHIYA KABAYARE LONDON

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ต.ค. 2024
  • Movies Photographer and Cinematopgraphy wedding fashion shoots plz contact me on my on Facebook Faiza Amir
    instagram faiza_amir_2019
    snapchat faisa132
    twitter @FaizaAm07441998 & plz dont forget to subscribe my youtube channal
    thanks my

ความคิดเห็น • 35

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 ปีที่แล้ว +20

    Aan Ku Salino Nabigeena Mohamed Scw Kheyr Badan Allaha Idin Siyo ❤❤❤

  • @naimaabdi3876
    @naimaabdi3876 ปีที่แล้ว +4

    farhiyo kabayare my dhiiga asali guul 💙🇸🇴💙👏👏👏👏🎆💯❣️💖❤️💓💗💓❤️🌹👏👍✌️🎉👌

  • @omaamir1444
    @omaamir1444 ปีที่แล้ว +3

    Faadumiin calaf waa ayey si fiican u keentey heestan wali af hees banaadiri bartey heesaha kale wareerkood iska dhaafa fiican

  • @AxmedsomaliaOfficialchannel
    @AxmedsomaliaOfficialchannel 8 หลายเดือนก่อน

    Faadumiina waa hooyo aanjeclahay noolow hooyo mcn❤❤❤❤❤

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 ปีที่แล้ว

    HEESTII FANAANADII WAYNEED SAADO CALI ALLAHA U NAXARIISTO JANADA ALLAHA GALIYO INTA FANAANADAA CAAYO CADAABKA ALLAHA KU FOGEEYO❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @barnimahamed2724
    @barnimahamed2724 ปีที่แล้ว +1

    asc codka kaaf&kla dheeri ee farax kadambee xoog maa wataa kkkk?

  • @ramlafaarax6174
    @ramlafaarax6174 ปีที่แล้ว

    Heestaan qoftii lahayd Mahe qof kle wuuku ceebooba ee iska dhafa aun saado cali

  • @xaredoomar9877
    @xaredoomar9877 ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanid faaiza caamir masha allaah faadumiina barteedii bay dhigtay inkastoo faarax murtiile uu macalinkeda ahaa intasna wa kaftan com

  • @naimamahamud5714
    @naimamahamud5714 ปีที่แล้ว +2

    Hooyo fadumo meeday heestan vaar hakusoo qabatee

  • @dalxisiyowaayoaragdalxis5208
    @dalxisiyowaayoaragdalxis5208 ปีที่แล้ว +5

    Aun saado cali fatumina wa keenday cod ❤❤😂

  • @حبيبهعلي-م4ف
    @حبيبهعلي-م4ف ปีที่แล้ว +2

    Walahih faduminah waad baratey hesihih somaligah oo waa heskih labad ood kukhadoh codkagah
    Markah codkagah waxuuh shabaha codkih sadah cali warsameh ilahaay ha unaxaristeh amino
    Markah faduminah nosoh badih hesah somaligah ah
    Cadkagah waa fican yahay
    Af somaliganah waad baratey mashah ee sobadih
    Hesah somali gah ah
    Wanah mahad santah
    Faisah amir oo dubtey xafladan loguh sodhaweynayay farxiyo kabah yar iyo hestey ukhaday habarya hed

    • @omaamir1444
      @omaamir1444 ปีที่แล้ว +1

      Midi koowaad ayey si fiican u keentey calaf waa

    • @maryancuud2548
      @maryancuud2548 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂oo ayada somali ma ehen miyaa 😂😂😂

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 ปีที่แล้ว +2

    Mahatsanit faiza quruxey 👍🇸🇴🥰💖

  • @nuryousuf5147
    @nuryousuf5147 ปีที่แล้ว

    Laxanka heesta weey ku ciyaartay fadumamiina

  • @mohamedhussein8040
    @mohamedhussein8040 ปีที่แล้ว +3

    Marshall allah faadumina boqorada codka❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @bayaanjama629
    @bayaanjama629 ปีที่แล้ว +2

    Wow fadumiina lkn xbbt
    Marxumti hestan uray uqaday yey ku soo habarine iskada hestan halkwdi madan dhigine kkkk👌

  • @mohammedmohamed9989
    @mohammedmohamed9989 ปีที่แล้ว +2

    Manshallah fadumina superstar ❤

  • @somalifanproducts9965
    @somalifanproducts9965 ปีที่แล้ว +6

    Wow another leval 🍅🍉

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 ปีที่แล้ว +1

    BOQORADA FADUMIINA QASIM HILOLE WE LOVE YOU 💖💖💖💖💖💖❤❤❤💖💖💖💖💖💖💖💖

  • @abdialian1501
    @abdialian1501 ปีที่แล้ว

    War nago shaneyahani mesha kasara

  • @farahcawil9353
    @farahcawil9353 ปีที่แล้ว +2

    Faadumiino waa reer BURCO iyo reer buuhoodle haku dagan

  • @nacirabdulcadre9891
    @nacirabdulcadre9891 ปีที่แล้ว +1

    💐🌹💖

  • @iishomaxmed2405
    @iishomaxmed2405 ปีที่แล้ว +3

    Mashaa allha ❤ ♥ 💖 😍 ✨

  • @naimaabdi3876
    @naimaabdi3876 ปีที่แล้ว

    Waraa xoolo please hada ka bacdi saan nagadhaafa fanaanka hala tixgaliyo please waa iska kaashuminaa wallaahi animaqaateen ee waxaan please joojiya qofkasta waa ogaatay iwedii xoolo 😡🤨🧐nagadaa dhiikarka

  • @abdirisaqmuximed5928
    @abdirisaqmuximed5928 ปีที่แล้ว +2

    🎉🎉

  • @nastehomohamed5542
    @nastehomohamed5542 ปีที่แล้ว +3

    Queen Fadumina

  • @omardige482
    @omardige482 ปีที่แล้ว

    Ninkas lugaha isla dhacaya Maxa soo kalifay? Meesha meel dumar ma ahan lolz😅😅

  • @sahrahabib3274
    @sahrahabib3274 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤