HEES SHIDAN ( PATROOL) CODKII PATROOL NEW VERSION 2018

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 330

  • @munoaxmed4678
    @munoaxmed4678 3 ปีที่แล้ว +22

    Mashallah Reer Abtigay guul Ogadenia State geesiyaal dagaalama intay nafi idinku jirto, Anagana garabkiina nahay🇸🇴❤🇸🇴🇬🇲❤❤🇬🇲🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @yarantixajikaxajika3647
    @yarantixajikaxajika3647 4 ปีที่แล้ว +24

    I'm from shilaabo 😭😘 patroolka ilahow noo ilaali 😘 Ethiopia gees noo dhaafi

  • @Caska143
    @Caska143 5 ปีที่แล้ว +39

    I am Hg boy especially Saruur I love all Shanta Somali may Allah bless them 🇸🇴🇸🇴💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴
    🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @Caska143
      @Caska143 3 ปีที่แล้ว +1

      Qabiilka Ceeb maha Ee Waa laisku gartaa Wallallky

  • @hanadafyare1848
    @hanadafyare1848 6 ปีที่แล้ว +183

    iga raali ahaada hadaan qoraal khaldan idiin soodiro waan qiiraysnahay wana ilmaynayaa ujeedkayguse waa inaan ahay qof nasiib kiisu uu aduunka ugu wanagsanyahay hadan maanta nolahay calankaan sadex jeer dhimasho ugu sigtay uu goday, jigjiga, fiiq, iyo waliba garbo, oo ahad halikii aan marar badan ku sigtay dhimashada anigoo u halgamaya ka dul babanayo

    • @MohamedMohamed-qm4bf
      @MohamedMohamed-qm4bf 5 ปีที่แล้ว +4

      geesi geesi dhalay baa tahay hadafkaagiina waad gaadhay

    • @abdullahiahmedfarah1310
      @abdullahiahmedfarah1310 5 ปีที่แล้ว

      son,t worry

    • @halimamohamed4726
      @halimamohamed4726 5 ปีที่แล้ว +5

      Mansha alaah wallkey itiikudhimatayne alaha unaxariisto wanku hanbalyeynaa ilaahey hana tuso Somali oo midah

    • @abdiy.mohamed7489
      @abdiy.mohamed7489 5 ปีที่แล้ว +2

      In sha Allah waan Gaadhi doonaa mid buuxda. Walal intii inooga dhimatay ilaahay haunaxariisto inta dhawacantayna ilaahay haubooga dhayo

    • @ahmedabdulrahman1229
      @ahmedabdulrahman1229 5 ปีที่แล้ว +2

      Halyeey💪💪💪💪❤️❤️guleyso waligaa

  • @karimyassin7099
    @karimyassin7099 3 ปีที่แล้ว +25

    Hambalyo Hambalyo Ogadenia from Galmudug 💙🤍💚 14 August is Galmudug 15 anniversary I'm glad many of Somalis successfully reached their united in Our special month of the year August.❤️👏🏽
    Once again happy anniversary to all of us One day there will be one somali Republic 😉 Insh'allah!! 😘

  • @mohamedabdijigre7742
    @mohamedabdijigre7742 6 ปีที่แล้ว +31

    Heestan markaan dhagaysto wlhi waan qiiroodaa viva JWXO patrookaanaga cid dheel dheel ku qaadankarta majirto intuu qof nagamid ah nool yahay OGAADEENYA Way is raaci mardhaw

    • @Wll_Ali
      @Wll_Ali 10 หลายเดือนก่อน

      Hada waa la qotay 😢

  • @shukriabdi5228
    @shukriabdi5228 6 ปีที่แล้ว +53

    Masha allaah viva ONLF, Ogadenya viva somaliweyn 🙏✌️👍😀😀😀😀😀🌸🌸🌸💪❤️❤️❤️💚💚💚💙💙💙salaan sare from USA 🇺🇸

  • @kinghindiholish1016
    @kinghindiholish1016 6 ปีที่แล้ว +39

    I love you ogaden iam ogaden from Swizterland ogaden is freeeeeeeeeee

  • @ashajimale2265
    @ashajimale2265 5 ปีที่แล้ว +24

    Asc mansha Allah Salaan sare from Aisha from Mogadishu 🇸🇴💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝

  • @salmamoha9091
    @salmamoha9091 6 ปีที่แล้ว +59

    oh wan qiirooday wlhi markaan calan bidhaan wacan bartankana shan gees kuleh midabkuna blue yahay bahwadaagta soomaal balankay lahaayeen bartankaada aan suro guuul walalahay ogadeenia guulaysta 😍😍😍😍😍

  • @samriyesahal6186
    @samriyesahal6186 6 ปีที่แล้ว +15

    Mansha allah waan jeclahay walahi dadkii la iga beeray ogaaden is the best clam viva my tolkay

    • @siyaadcali7692
      @siyaadcali7692 5 ปีที่แล้ว

      Heestaan aad baan uga hely waa hees qiro badan

  • @omarmohamoud5892
    @omarmohamoud5892 6 ปีที่แล้ว +29

    Guulaysta..salaan iyo rayn rayn baan idiinka wadaa Beledwayn, xaruntii s.y.l, xaruntii xuriyada. Guulaysta geesiyaasha Onlf!!!

    • @soumeyasalah5789
      @soumeyasalah5789 4 ปีที่แล้ว

      Waynu idinka gudonay huno mcn😭❤️❤️

  • @niemokahin6281
    @niemokahin6281 6 ปีที่แล้ว +12

    Allow dadkayga kaqaad dhibtada inbadan ayay rqfaadeene walee dadka rer Ogadenia waa dad jecel walaalahooda somaaliyeed soomaalina ma aha dad xune cadw ayaa walaalahood u adeegsanjiray. Guul❤️ Ogadenia❤️❤️❤️❤️ guuuuuuuuuuuuuul❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @sihaamsiman9983
    @sihaamsiman9983 5 ปีที่แล้ว +4

    Ax ax inta kenya u diyaar ah farta taaga nacalaa sheydaan ku yaal me One🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💞💞💞💪

  • @aslamamohamed9405
    @aslamamohamed9405 5 ปีที่แล้ว +32

    PATROLYOOW
    Farin ban buuga kugu qoraya
    Warqad kugu bilaya yeey
    Intay bogoyashii iyo
    Barasab Yadha kala baratamayan
    Hasobixina igajoog
    Markan calan bidan Wacan
    Bartankana shan gees kuleh
    Midhibkuna bulug yahay
    Bah wadhagta soomal
    Balankay lahayen oo
    Madax bananiya
    Bartankadha an suro
    Soo butac sidii Wabi
    Sidha badaha soo guux
    Waa lagu bishare
    Waa waa lagu bishareee
    Waa lagu bishare
    Waa waa lagubishare
    Patroolyoow
    Biil Iyo laabo Iyo
    Boqol guyo tagay
    Beyla kaa ilalshayaa yeey
    Baqal Iyo cayana Iyo inta
    Bahal habusha Waran kaga
    Bacsadha yeey
    Markan calan bidan Wacan
    Bartankana shan gees kuleh
    Midhibkuna bulug yahay
    Bah wadhagta soomal
    Balankay lahayen oo
    Madax bananiya
    Bartankadha an suro
    Soo butac sidii Wabi
    Sidha badhaha soo guux
    Waa lagubishare
    Waa waa lagubishare
    Walagu bishare
    Waa waa lagubishare

    • @fariidtv7127
      @fariidtv7127 4 ปีที่แล้ว

      Aqlam Aqlam waa intaay bogayashii iyo melez baratamayan

    • @bilexaajixaaji1584
      @bilexaajixaaji1584 4 ปีที่แล้ว

      Masha allah

  • @donciiltrehjr1488
    @donciiltrehjr1488 3 ปีที่แล้ว +32

    15 Aug 2021, 13 Days To Go 💚💙❤😊 Proudly to be Ogadenia ⚘✊ 💯

    • @warsamegedi9182
      @warsamegedi9182 3 ปีที่แล้ว

      Ninka kliya IGA diigsan aya tahy lipaax melwlpo kugu arkaa tiktok bilada diiga wa inan kusiyaa wlh

    • @donciiltrehjr1488
      @donciiltrehjr1488 3 ปีที่แล้ว +2

      @@warsamegedi9182 Inadeer Mahasanjd Tolkey waa Jeclahay 😍⚘💚

    • @warsamegedi9182
      @warsamegedi9182 3 ปีที่แล้ว +1

      @@donciiltrehjr1488 hlken iskalaso xirirna mombsa joga anigane ugaaz

    • @donciiltrehjr1488
      @donciiltrehjr1488 3 ปีที่แล้ว

      @@warsamegedi9182 saaxib Instagram Tiktok saaran ana untaan ku qor

    • @maxabomaxamed6688
      @maxabomaxamed6688 3 ปีที่แล้ว

      15agosta 2021 hees hanoolaqado

  • @omarsheikh1901
    @omarsheikh1901 6 ปีที่แล้ว +14

    Abwaan singuub kujecliyaa 😍😍😍😘

  • @amaadin12
    @amaadin12 6 ปีที่แล้ว +33

    i love the music beat,
    ogaden guuleysta walaalaheyga soomaaliyeed,

    • @xafsoxubi1003
      @xafsoxubi1003 4 ปีที่แล้ว +1

      Amiin thanks dear sidokale wan kujecelnahy

    • @amaadin12
      @amaadin12 2 ปีที่แล้ว +1

      @@xafsoxubi1003 thanks abaayo

  • @cosobtayeeg3696
    @cosobtayeeg3696 6 ปีที่แล้ว +15

    ILLAAHOOW Somalida Galbeed iyo Hogamiyoyalka ONf Alloow Guusha ay Heminyaan Raboow gaarsii Guul insha Allaah QabyalAda la dirira dhalinyaro Somalida Galbeed Guulaysta

  • @farhiamali4693
    @farhiamali4693 6 ปีที่แล้ว +17

    Masha Allah heestan cadi maha JWXO😍💖💕Somaaliweyn💖💕ONLF GUUL & GOBANIMO LOVE FOR EVER

  • @xamdaqueen8910
    @xamdaqueen8910 6 ปีที่แล้ว +27

    Heart touching song❤🔥🔥😘😍
    #OGADENIA😘😘

    • @dekj2572
      @dekj2572 6 ปีที่แล้ว

      Thanks sister me too walahi

    • @dekaali9686
      @dekaali9686 2 ปีที่แล้ว

      Me too all the way from shilaabo my grandfather birth place I love you so much my people God bless our land

  • @omarmohamoud5892
    @omarmohamoud5892 6 ปีที่แล้ว +42

    Ilin baa igu soo istaagtay markaan arkay wiilashii iyo gabdhihii somaligalbeed 2018 qiiraysan in calanka buluuga xidigtiisii 5ta gees ka dhex arkaan geyigooda. Waxay isoo xasuusiyeen halkuu beri aabahay ka soo dagaalamay isagoo taarwale ah qabri dahar, 5adeeryaashay ah midba dagaalka meel dhulkaa ah kasoo galay. Ilaah ha i tuso qabri dahar oo calan somali ka lusho./ beledwayn

    • @halimamohamed4726
      @halimamohamed4726 5 ปีที่แล้ว +1

      Insha alaah wangaridoonaa wllkey ale ha unaxariisto dhaman umada uslimka ah

    • @abdiy.mohamed7489
      @abdiy.mohamed7489 5 ปีที่แล้ว

      Ilaahay riyadii lixdankii hainoo rumaysiiyo.

    • @fartunyusuf4000
      @fartunyusuf4000 5 ปีที่แล้ว

      Ilaahow aamiin

  • @anababdi5651
    @anababdi5651 6 ปีที่แล้ว +13

    Haso bixine IGA joog kkkk mashalalh rer tolkay wan idin jeclahay

  • @malyuunbarkhad1718
    @malyuunbarkhad1718 6 ปีที่แล้ว +15

    Oh waaaaaaaw mashaa Allah walaahi waan qiirooday somaali ha midawdo

  • @ashaoumer8535
    @ashaoumer8535 5 ปีที่แล้ว +12

    Oh waan qiiroday hambalyo somaligalbeed guulaysta

  • @adandhgey
    @adandhgey 6 ปีที่แล้ว +19

    it make me cry wlhi; Subhana-Allah! The truth is some people will hate you because you are exactly what they wish but failed to be. They won’t hesitate to spread rumours and gossip about you. This is a test from the Almighty. Don’t retaliate. Let the good you do speak for itself.

  • @abdirahman2279
    @abdirahman2279 6 ปีที่แล้ว +14

    markan calan bildhan wacan
    badhtankana 5 gees kule
    midabkalana blue yahy
    bah wadaagtta somal balankay lahayen badhtankga an sudho sobutaac sidii wabi ❤ ax waxasa murtiya Ader sangub ilahy hakuxfdo guul onlf dadkii laigabeeray😊💪💙

    • @Halgan18876
      @Halgan18876 5 ปีที่แล้ว

      mahadsanid badhtankana 5 geea ku leh baan fahmi la,aaa ❤❤💯✔

  • @drip_king5038
    @drip_king5038 5 ปีที่แล้ว +10

    Illahow dadkyga midee wallahi waa oyaya like ha igabaqayline

  • @farxaanbiloow1519
    @farxaanbiloow1519 3 หลายเดือนก่อน +1

    Abid hees aay soomalida qaado heesta aan ku celceshtay waa heestaan patrool hees qiira badan walahi

  • @zamzamabdirahman7386
    @zamzamabdirahman7386 6 ปีที่แล้ว +6

    Mashaa allaaah afka bir iyo boog kuma goyso huuno patrol wllka halganka aan kuwaalawnay allaha cimrigaaga dheeereeyo waan qiira ooyaa markaan erayadaas maqlo

  • @Greyelfrara
    @Greyelfrara 6 ปีที่แล้ว +18

    I really hope our country prevails from all the hardship
    so its people can be happy like this right now
    inshallah !

    • @mohamudhirsi250
      @mohamudhirsi250 3 ปีที่แล้ว

      No they cheated us i really sorry who ever lost his life

    • @imbdr96
      @imbdr96 2 ปีที่แล้ว

      @@mohamudhirsi250 001100⁰la

  • @mohamedhajidhagah1978
    @mohamedhajidhagah1978 5 ปีที่แล้ว +12

    Waxay heesta sheegtay sababta naloo qaybiiyay iyo sababta naloo burburiyay iyo sababta birbirka logu nagaaday
    Waa hees siyaasadeed oo timaa maysa waddadii lagu midoobi lahaa

  • @khadijasaalah6108
    @khadijasaalah6108 6 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allaah Masha Allaah hestan kamadalo waan qiroda marwal bowan dhagesta guuul insha allaah iyo gobonimo midnimo midnimo ❤️🌹👍🏻

  • @maameyare3169
    @maameyare3169 5 ปีที่แล้ว +8

    Jamhuuriyada somali galbeed insh allh 💪💪

  • @jecliyacalankabuluuga2036
    @jecliyacalankabuluuga2036 5 ปีที่แล้ว +7

    Mashallah rer abtigay cadowgiin unoolada viva ONLF

  • @beckyyzbeez4887
    @beckyyzbeez4887 6 ปีที่แล้ว +5

    Allah illahayow abwan singub cafimad sii muxu hees qiiro ah u sameyay

  • @yurubabdi2891
    @yurubabdi2891 6 ปีที่แล้ว +5

    I love you ogaden my dhadkeyga liga beray guuuuul iyo gobanimo dadkeygow viv ogadenia 💖💖💖💖💖💖💖💖💖

  • @khadijasaalah6108
    @khadijasaalah6108 5 ปีที่แล้ว +5

    Masha allaah masha allaah guuuul gobonimo markan calan bidhan wacan bartankankaga ansuro midabkuna bugyahay bahwagta somaali wan qiirodey guuuuul ONLF 🌹💜💚👍🏻

  • @realking8951
    @realking8951 ปีที่แล้ว +1

    Hambalyoh madaxweynaha D5 abwaan patrol🦁

  • @mohamudabdulahi2759
    @mohamudabdulahi2759 2 ปีที่แล้ว

    Waa siduu horey usheegay Ilahay ha'unaxariistee Abwaan Sangub. Markii udhintay melez ayuu soobaxay shidaalkii soomaaliyeed. Waa mid Ilahay qadaray qoraalkiis !!!

  • @queenm6128
    @queenm6128 6 ปีที่แล้ว +11

    Manshllah viva 5 somaaliyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✅✅✅🙏🙏🙏💪💪

  • @captainshiine9489
    @captainshiine9489 6 ปีที่แล้ว +9

    Viva dadkaan kadhashay Ogaden👍🏻😘😘

    • @sundusmohamed3151
      @sundusmohamed3151 5 ปีที่แล้ว

      F**k qabiil haduu qabiil wax kuu taraayo ina eleey ma yuhuud ayuu ahaa soo ogadeean ma aheeyn

  • @ugaasougaas695
    @ugaasougaas695 6 ปีที่แล้ว +9

    Manshallah tabarakallah allahyow khulutoda samiliween midee oo khuwidooda tus amiin yaa Allah waan qiiroda

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 6 ปีที่แล้ว

      kkkkkkk ma ti reer fiiqeedka aheed ba tolow

  • @farahshire7073
    @farahshire7073 ปีที่แล้ว +2

    Markuu madaxweyne noqday inta videogan daawatay😂

  • @iskufilandhaladogaden8962
    @iskufilandhaladogaden8962 6 ปีที่แล้ว +11

    Viv Ogaden 😘😘😘😘😘😘👍👍👍👍👍

  • @fatimacabdicumar3789
    @fatimacabdicumar3789 2 ปีที่แล้ว +2

    2022 ya ila dhagysanaya 15 August soon 🇬🇲😍

  • @abduqadirabdi4333
    @abduqadirabdi4333 6 ปีที่แล้ว +5

    Guuleysta walalaha somali galbedka somaliya nolada waligin bi idini laahi kariim 😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @fartunyusuf4000
    @fartunyusuf4000 5 ปีที่แล้ว +3

    Walaahi waa heesti abid iigu qiirada badneyd guuleysta wiilashena ilaahey cadawaha haynoga qabto macdantena iyo shidaalkena nabad waarta abid insha allah dhamaan somali wayn 💯💯💯😅💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️😍😍😍😍😍😍😍😍👋👋👋👋👋👋

  • @ashajimale2265
    @ashajimale2265 5 ปีที่แล้ว +2

    Asc mansha Allah waa ku diirsaday
    Heestaan patrol Thanks 🇸🇴💝💝💝💝💝🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @abdifarahsomali3007
    @abdifarahsomali3007 4 ปีที่แล้ว +5

    Ogaadeenia allah ha idin dhawro rer tolky ❤️

  • @muhiimdaahir4311
    @muhiimdaahir4311 3 ปีที่แล้ว +2

    Bosasan joogah deelkeenah laabadh🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱farxdanah wan ku dheex qaatah💖💖💖💖💖🇬🇲🇬🇲🇬🇲💖🇬🇲💖🇬🇲💖🇬🇲💖🇬🇲🇬🇲💖🇬🇲💖🇬🇲💖🇬🇲💖🇬🇲💖🇬🇲💖🇬🇲💖🇬🇲💖🇬🇲💖🇬🇲💖🇬🇲💖🇬🇲💖🇬🇲💖🇬🇲💖🇬🇲💖🇬🇲💖🇬🇲💖🇬🇲💖

  • @abdirahmanmohamud1543
    @abdirahmanmohamud1543 6 ปีที่แล้ว +7

    Somalida so kuwii cadawga noo dhiibayay ma ahan.
    Nagadaa wasaqda.
    Sharaf ayaan u hayaa calanka buluga ah waana uwada soo dhimanay lkn in manta isaga hoostisa sida xoolaha naloogu gato waxay tusinaysaa heerka aan agtooda ka joogno.
    Somaalay nabadgalyo

  • @CABDULLAAHI_YAASIIN
    @CABDULLAAHI_YAASIIN 3 ปีที่แล้ว +1

    Erayo, Laxan , cod iyo music ba waa loo hagar baxay.

  • @fartunabdj736
    @fartunabdj736 6 ปีที่แล้ว +13

    I love Ogaden

  • @muniirahmed-jc6bp
    @muniirahmed-jc6bp ปีที่แล้ว +2

    M.D D5 patrrrrrooooool ❤💜❤💜🎉🎉🎉🎉🎉

  • @naruurab1114
    @naruurab1114 6 ปีที่แล้ว +6

    Eshcalaa hees (soo butaac sidii wabi waa laguu bishareen)👍👍👍

  • @omarabdulahi3661
    @omarabdulahi3661 6 ปีที่แล้ว +7

    sangub wale inuu abwan yahay

  • @khadrahassan6544
    @khadrahassan6544 6 ปีที่แล้ว +3

    Maan shaa allah guul iyo gobanimo. Viiva onlf viiiva somaali wayn 💚💚💚💚💙💙💙♥️♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👌👌👌👌

  • @abdiyare675
    @abdiyare675 5 ปีที่แล้ว +5

    Hees iyo badh wn qiirooday heedtani runtii waa hees murti miidhan ah guul ogadenia

  • @xafsoxubi1003
    @xafsoxubi1003 4 ปีที่แล้ว +1

    Qurux wayee m a wilashenaa walibo wilkaa shatigaa babolka qawoo from Kenya garissa gawar ogdn I love somuch my

  • @mssogadengwaal6952
    @mssogadengwaal6952 5 ปีที่แล้ว +12

    Ogaden cathowgiisaa waa somali kaalaa now ayan ogaanee and ogaden somali jecel ayaa kujirtaaa 😣😣😣

  • @axmediimaan9722
    @axmediimaan9722 10 หลายเดือนก่อน +2

    Reerkaa cagdheer taageere wayn baan u ahaa waligayba wlhi xataa tolkay waxay kaga soo horjeeday inay ragaas gobonimo u dirirka ah cadaw axmaar ah u dhiibaan, balse waxan nacaa markaan arko nacaybka ay u qabaan iidoorkayaga. dhibtii ina iilay waad ka raysateene alle xornimada ha idiin siyaadiyo

    • @ashkarraage4704
      @ashkarraage4704 2 หลายเดือนก่อน

      Sxb Reerkaa iidoor ah cid aan ka jecelahay ma jiro Somali ee inta somali diidka ayaan isku fahmi la nahay

  • @ismailmohamed330
    @ismailmohamed330 6 ปีที่แล้ว +8

    Sanguub Allah ha brakeyo

  • @user-rv3jk4il1y
    @user-rv3jk4il1y 6 ปีที่แล้ว +4

    Guul tolkeey wan ku farxat weeyn today USA

  • @abdulrahmanfaysal8690
    @abdulrahmanfaysal8690 5 ปีที่แล้ว +2

    Intay boobayashiyo abiye baratamayan hasoobixine iga joog viva onlf🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲

  • @muniraabdikadir5308
    @muniraabdikadir5308 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay ha ku naxriisto aabo Singub 😭😭

  • @abdullahiabdikadir3575
    @abdullahiabdikadir3575 4 ปีที่แล้ว +2

    Hees wadaniyad ku jirto
    Viva somali galbeed💓💓💓💓

  • @ibnukheyre3154
    @ibnukheyre3154 5 ปีที่แล้ว +2

    Allah unaxaristo Abwan sangub

  • @hanadahmed8709
    @hanadahmed8709 6 ปีที่แล้ว +9

    Guuul somali state /ogadenia

  • @xasankaafi2388
    @xasankaafi2388 6 ปีที่แล้ว +10

    guulo iyo gobanimmo jigjiga

    • @dekj2572
      @dekj2572 4 ปีที่แล้ว

      Miskiin soomaaliweyn ayaa laga hadlayaan hankaagu jigjiga ha dhaafo

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 4 ปีที่แล้ว +1

    Markaan calan bidhan wacan oo wada xoro lahelo sobutaac 5 dawladood waaynu nahaye nabad iyo nolol raagta alle hanoga dhigo😍😍😍😍😍

  • @abdirahmanmohamed2990
    @abdirahmanmohamed2990 5 ปีที่แล้ว +5

    Gobinimo soomaali galbeed insha'Allaah

  • @awilhussein9282
    @awilhussein9282 5 ปีที่แล้ว +2

    Illhay hau naxariisto abwaan sangub

  • @Shujaac_gaming
    @Shujaac_gaming 2 หลายเดือนก่อน

    I Iove ogadenia from jubbland❤

  • @ahmedsolo1282
    @ahmedsolo1282 6 ปีที่แล้ว +3

    guul iyo gobanimo dadkii aan ka beermoow wax badan bn soo raafaadney iminka guul joognaaaa

  • @HassanAli-fh1tj
    @HassanAli-fh1tj 6 ปีที่แล้ว +2

    Please calanka, roga casaanka ha ugu sareeyo taaso muujinaya dhibaatada iyo dhiiga loo daadiyey, doogana ha ugu horeeya taso muujinaysa in barawaqadii aan weli la gaadhin. Thanks

  • @khadijasaalah6108
    @khadijasaalah6108 6 ปีที่แล้ว +3

    Masha allaah mash Allaah illaahow naguule ogumeysiga nagadulqaad amiiiiiinam amiiiin aamiiiin guuuul guuuuuuul iyo gobonimo insha allaah💕💜💙💚❤️💕🌹👍🏻

  • @mohamedbarre2566
    @mohamedbarre2566 5 หลายเดือนก่อน

    I’m from baalacad from garissa town aax allow guuley somali galbeed guul cagjar dal xureeye aad ban uqiiroday, diyaar ba unahy Inan udhimano meel walba an joogno maalinta halganka dib ucurto diyaar ba nahy waxba nagama dhul yaalo.

  • @ogadenqueen6336
    @ogadenqueen6336 6 ปีที่แล้ว +7

    Wan ilmeya markan heestan maqlo illahow naaga xoore galada

  • @ayaanleofficial6896
    @ayaanleofficial6896 6 ปีที่แล้ว +6

    guul iyo goobanimo inshaa allllh. reer ogadeeniya

  • @mulkmm1327
    @mulkmm1327 6 ปีที่แล้ว +6

    Guul guul somali galbad ONLF 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @yusufganaaro199
    @yusufganaaro199 5 ปีที่แล้ว +1

    Patrool aniga iskaleh landheere king ogaden jwxo the onlf the best guul iyo gobonimo

  • @maryannoor2222
    @maryannoor2222 ปีที่แล้ว

    Naxariisti jannah Alaah haka waraabiyo 🦁🦁🦁🦁 uxabaalan calankeena sharafta leh

  • @muhiimdaahir4311
    @muhiimdaahir4311 3 ปีที่แล้ว +1

    Beerkah dhiigah iyo farxduubah waa dhiigah dareenkah ax xanuunkah ano joogah dalshiisheeyah oo ogaadeenyah 🇬🇲🇬🇲🇬🇲💖💖🇬🇲💖🇬🇲💖🇬🇲💖💖🇬🇲🇬🇲💖🇬🇲💖💖🇬🇲🇬🇲💖🇬🇲💖🇬🇲💖🇬🇲💖🇬🇲💖🇬🇲💖🇬🇲💖💖🇬🇲💖🇬🇲💖🇬🇲💖🇬🇲🇬🇲💖dalkiigah wan imaan inooldah ogdeenyh🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 4 ปีที่แล้ว +4

    Heestu waay midho wanagsantay lakiin waxa dilay 5ta kala tagtay ee aad radinaysan💯😊

  • @CasriMahamed2021
    @CasriMahamed2021 2 หลายเดือนก่อน

    We Are Ogadeina 🇬🇲💯✊️

  • @m4ysv1be33
    @m4ysv1be33 5 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi waan ilmeeyaa markaan daawado heestaan

  • @farxaanbiloow1519
    @farxaanbiloow1519 3 หลายเดือนก่อน

    Dhalanyarada soomaliyeed oo wada qiireeysan walahi waan qiirooday ilaahoow wadamada shisheeyo oo nagu soo duulay naga qabo oo soomali bogeeda burcad isu mari heestaan waan la ilmeey waxaay ka hadleeysa😢😢

  • @muhiimdaahir4311
    @muhiimdaahir4311 3 ปีที่แล้ว +2

    Daarood waa miidah 💖💖💖💖💖💖💖🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱💖🇸🇱💖🇸🇱💖🇸🇱💖🇸🇱💖🇸🇱🇸🇱💖🇸🇱💖🇸🇱💖💛💖🇸🇱💖🇸🇱💖🇸🇱💖🇸🇱💖🇸🇱💖🇸🇱💖🇸🇱💖🇸🇱💖

  • @kadarkhalifabdi9664
    @kadarkhalifabdi9664 ปีที่แล้ว +1

    15 august 2023🤟🎙

  • @CasriMahamed2021
    @CasriMahamed2021 2 หลายเดือนก่อน

    We are Ogadeina🇬🇲💯✊️

  • @AI.855
    @AI.855 5 ปีที่แล้ว +1

    Bahwadaagta soomaal balankay laahaayeen.
    Viva Shanta somalia. Hargaisa

  • @dugsiiyeabdi64
    @dugsiiyeabdi64 3 ปีที่แล้ว +1

    Hees nin weyn ina tahay maanaan yaabin Allah haw naxariisto Abwaan Maxamuud Cabdillaahi Singub. Laxan iyo ereyada.

  • @Kathar1464
    @Kathar1464 ปีที่แล้ว

    Abwaan MohamedQani patrol oo Ruqaansadey wooy wooy Ogadenya tagtey

  • @kawsarhashi3296
    @kawsarhashi3296 4 ปีที่แล้ว +1

    Somalia hanoolaato 🇸🇴💙 iyo Ogadenia 🇸🇴💙

  • @abdirahmanmohamed2990
    @abdirahmanmohamed2990 5 ปีที่แล้ว +2

    Waqtigu waa dhawyahay dalka soomaali galbeed goortaan maqlilahaa

  • @ubahabdirashiid4588
    @ubahabdirashiid4588 6 ปีที่แล้ว +5

    shacabka somali galbed adunka meel kasty ka jogan waa iny bananbaxyo sameyan dal walba ka banan baxan yago muujinya iny madax banani donyaan dalka iyo dibadaba waa iny isu istagan iny radiyan madax banani iyo iny ka gostan etopia inteeda kle insha allah midnimo baa lagu hela xornimo

  • @abdiy.mohamed7489
    @abdiy.mohamed7489 5 ปีที่แล้ว +3

    Viva Ogadenya guul iyo gobanimo

  • @dhulkaagahooyocadowgakaila5361
    @dhulkaagahooyocadowgakaila5361 6 ปีที่แล้ว +3

    Siadaas ayaa loo bahaan yahay in aan qacmaha isku qabsano Allah uun baan u baahanahay kaalmadiisa insha allah.

  • @eskinderteshome7080
    @eskinderteshome7080 6 ปีที่แล้ว +5

    Peace and harmony for all east African