ความคิดเห็น •

  • @anabanabhassan7556
    @anabanabhassan7556 3 วันที่ผ่านมา +6

    Asc walakey cabdi malik Allah hku xafidiyo amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin yarabi 🤲

  • @adanbile4237
    @adanbile4237 3 วันที่ผ่านมา +5

    Xaqqa in laga hadlaa, denbi,
    Dhunkaal iyo Dacar ayay noqotay.

  • @abassmohamud7253
    @abassmohamud7253 3 วันที่ผ่านมา +1

    Ilahey hakuxifdiyo akhii sh abdimalik dacwada gaarsi ummada ❤

  • @MaxamedCabaas-ug5bk
    @MaxamedCabaas-ug5bk 3 วันที่ผ่านมา +2

    M,a wll qaali alle haku barakeeyo cilmiga iyo caqliga

  • @ashamoalim8764
    @ashamoalim8764 52 นาทีที่ผ่านมา

    Jazaakallaahu kheyran Cabdulmaalik

  • @sadiamoalim4447
    @sadiamoalim4447 3 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allaah cissi iyo sharaf Ku noloow diintaan iyo dadkaan quf adag bay u bahan yihiin cumar bini qadaab iyo waxii la mid ah Allaha Ku barakeeyo Alle dartii Ayan Ku jecelnahay barakallaahu fiik❤❤

  • @ciyeyare6033
    @ciyeyare6033 2 วันที่ผ่านมา

    جزاك اللٌه خير شيخ عبد المالك علدون ، ربنا يحفظك من كل سوء والمكروه

  • @umcadil5660
    @umcadil5660 3 วันที่ผ่านมา +1

    ما شاء الله بارك الله فيك وجزاك الله خيرا

  • @hudaabdullah3447
    @hudaabdullah3447 3 วันที่ผ่านมา +2

    لو كان الموت بد فعار أن تموت جبانا

  • @amiimgood9269
    @amiimgood9269 3 วันที่ผ่านมา +2

    Waa qofka kaliya een qudbadiisha dhagaysto ee aan xiiseeyo waayo wuxuu ka hadlaa xaqiiqooyin jira oo ay sheekhyada kle qariyaan masha allah. Waxaan joognaa wakhti diinta la qariyo waxyaabaha qaarna laga hadli karin kaliya dadkana la faro salaada diintu salaad kaliya maaha. 😮

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 3 วันที่ผ่านมา +1

    Waa runtaa Wll Cabdimalikow. Ilaahay haku Barakeeyo Ummadana hakugu anfaco.
    Halkaa kasii wad inaad xaqqa cadaysid oo dad badani ay ka gaabsadeen

  • @somali4fun741
    @somali4fun741 3 วันที่ผ่านมา +3

    Masha Allah Cabdul Maalik,
    Ku Adin 📢 Xaqa,
    Xataa Haday dhibsanayan 😅

  • @macacade2646
    @macacade2646 3 วันที่ผ่านมา +3

    Ascc. Sheeekh Abdimaalik. Masha Allah. Illahay. Cimrigagi ha inoo bakarreyo. Ogaaas. T.kle. Rijaaliyinta Oo geesiyasha. Ah oo Islaamkawax badn u tara. Oo adga Cml ah adunka aan manta ku dul noolnahay weeka Zuuleen intoodi badn.
    Adiganah Cimrigagi Alle ha inoo barakeeeyo

    • @user-yf2sz6hc2b
      @user-yf2sz6hc2b 2 วันที่ผ่านมา

      Waa runtaa sheekh waa xeer gaalaad. Baadila oo diinta lagaga baxayo.subxaana laah.

    • @user-yf2sz6hc2b
      @user-yf2sz6hc2b 2 วันที่ผ่านมา

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @abdiwahaabchanel8595
    @abdiwahaabchanel8595 2 วันที่ผ่านมา

    صدقت اخي العزيز بارك الله لك واهلك

  • @AH-mn9jm
    @AH-mn9jm 3 วันที่ผ่านมา +1

    Allaha cimrigaaga iyo cilmigaaga kuu barakeeyo.
    Waxa somalidu dulmiga ugu batay waa taa

  • @user-ov2wz5eh9u
    @user-ov2wz5eh9u 3 วันที่ผ่านมา

    Masha allah sh Candumalik jazakumulahu qayr

  • @Isaac024
    @Isaac024 3 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah

  • @user-iu2vz2gy1t
    @user-iu2vz2gy1t 2 วันที่ผ่านมา

    ماشاءالله بارك الله فيك ياولدى

  • @anisaahmed5769
    @anisaahmed5769 3 วันที่ผ่านมา +1

    Maasha Allah Allah ha baarik sh

  • @user-oo8ui9ig5l
    @user-oo8ui9ig5l 3 วันที่ผ่านมา

    waa runtaa sheekh , waxay odhanayaan wuu waafiqsanyahay/diinta kama hor imanayo bal gaalnimadaa eega ,weligoodba sharci ilaahay iskumay xukumin .dastuurka gaaladu qortay in laysku xukumana waa gaalnimo .

  • @Yooco.
    @Yooco. 3 วันที่ผ่านมา +1

    Aakhirka Runbaa Ku Dilaysa ! Adeer 😢

  • @amiimgood9269
    @amiimgood9269 3 วันที่ผ่านมา

    Masha allah

  • @SamraHussein-zz8tu
    @SamraHussein-zz8tu 3 วันที่ผ่านมา

    Ilahay ka cabso fitnada
    Wad ogtahay in dawlad shareeco duwal islami ah jiraan
    Alahna wu ka digay jaajil fatwo bixiya
    Itaqi allah

  • @hudaabdullah3447
    @hudaabdullah3447 3 วันที่ผ่านมา

    ALLAH YAXFADKA YAA Akhii

  • @abdullahiadawe5637
    @abdullahiadawe5637 3 วันที่ผ่านมา

    Jazakalahu kheer jazan❤

  • @fmg63772
    @fmg63772 2 วันที่ผ่านมา

    Asc wr wb akhii coldoon allaah ha ku xafido cadawgana allaah ha kaa kaqbto adiga iyo ehelkaaga allaahumma aamiin akhii wallaahi meesha somali laga haysto waa halkaas alloow noo dhiib madax kitaabka allaah iyo sunada suubaneheeni scw❤scw nagu xukunta yaa allaah yaa raxmaan aamiin akhii allaah wajigiisa ayan kuu jeclahay guulayso garoowe ayan katagerayaa kuligeen walaalo ayan nahay asc wr wb

  • @maryan1642
    @maryan1642 3 วันที่ผ่านมา

    Jazaakallaahu khayran jazaa akhii
    Illaahey dartii baa kujecelahay

  • @dannanemedia6445
    @dannanemedia6445 3 วันที่ผ่านมา

    قال الإمام البخاري رحمه الله تعالى.
    "العلم قبل القول والعمل "

    • @jamaabdi-ym6dr
      @jamaabdi-ym6dr 3 วันที่ผ่านมา

      waa kuwaa kuwii markay maqlaan xeerka ciqaabtu waa baadhil dhihi jirey cilmi ha lasoo barto inuu xeerka ciqaabtu baadhil yahay ood ogaato laftigeedaa cilmiya

    • @harithturab
      @harithturab 2 วันที่ผ่านมา

      العلم بلاعمل كشجرة بلاثمر.......وابليس من اعلم المخلوقات لكنه من اشقاهم فلا يجدي علم بدون عمل وعدم اتباع العلم مع علمه هو جهل بعينه

  • @2daysago_
    @2daysago_ 3 วันที่ผ่านมา

    Waa run waa baadil waana kugu raacsanahay wll.
    Kitaabkeena quraanka iyo sunada aan isku xukuno

  • @HiboNoura-yi1og
    @HiboNoura-yi1og 2 วันที่ผ่านมา

    Asalamu calaykum waraxmatullahi wabarakatu ya ikhwatil imaan ama bacad cabdi malik mussa cooldon ALLAHA ku barakeeyo saxiib ku xifdiyyo awliyyp daquutka dhibkodda kana xifdiyyo.

  • @Fadir9999tAbdullahi
    @Fadir9999tAbdullahi 3 วันที่ผ่านมา

    M,sh allaha kubarakeeyo

  • @FerhanHaashi
    @FerhanHaashi 3 วันที่ผ่านมา

    Mansha Allah Mansha Allah Mansha Allah Mansha Allah Mansha Allah Mansha Allah
    Alle.ha barakeeyo sh/cabdi maalig muuse coldoon❤

  • @user-yf2sz6hc2b
    @user-yf2sz6hc2b 2 วันที่ผ่านมา

    Sheekh cabdi waxan odhan lahaa:hub iyo saanad milateri iibso oo iskaga difaac,daalimiinta gaalada ka amar qaadata.oo shaheed nimo ku dhimo.alle ha kugu arsaaqee.

  • @adanibrahim6004
    @adanibrahim6004 3 วันที่ผ่านมา

    Mashalaah shekheena ilaahey Haku barakeeyo

  • @safia5954
    @safia5954 3 วันที่ผ่านมา

    Allah ha ku xifdiyo wadan waa haynaa dad iyo xukun ma jiree waa lahaystaa umadane ilaahay wax garad ha usoo diro

  • @anabanabhassan7556
    @anabanabhassan7556 3 วันที่ผ่านมา

    Mashallah Mashallah Mashallah 👍 good 👍

  • @harithturab
    @harithturab 2 วันที่ผ่านมา

    waa sax warkaaga✅✅✅✅✅✅💯💯💯💯

  • @FardosodiiriyeJamac
    @FardosodiiriyeJamac 3 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid walle dulinimo anan isbadan noma imaaan

  • @user-ys1pj7ds9d
    @user-ys1pj7ds9d 2 วันที่ผ่านมา

    Shabaab haku biirin please

  • @abushaybahjaamac8964
    @abushaybahjaamac8964 3 วันที่ผ่านมา

    Waad saxantay sheekh

  • @user-xs1yy8ff7h
    @user-xs1yy8ff7h 3 วันที่ผ่านมา

    Sax Waaye Walalo Mahd Sanid Alleh Hanooo Ka Saayo

  • @CabdinuuribdiyowBarre
    @CabdinuuribdiyowBarre 3 วันที่ผ่านมา

    Allayacizak

  • @farahismail9445
    @farahismail9445 วันที่ผ่านมา

    Waa hadal illaahay marqaati ka yahay , maalinta qiyaamena la ina weydiindoono.

  • @MuxammadX.Yacquub
    @MuxammadX.Yacquub 2 วันที่ผ่านมา

    السلام عليكم ورحمة الله. جزاك الله خيرا. كلامك صحيح شيخ حفظك الله. لكن ماذا تقول يحكم ذوا عدل منكم. شكرا.

  • @mychannel-bq1mq
    @mychannel-bq1mq 2 วันที่ผ่านมา

    Anigu shakhsiyan Ninkan ma taageero Balse waxa uu ka gadlayaa waa run waa xaq in kitaabka alle la isku xukumo Lana raaco dadkana laga daadiido in Lagu tacadiyo

  • @user-wd3qs2on7f
    @user-wd3qs2on7f วันที่ผ่านมา

    Sharciga islamka waa nuur

  • @Muxidin098
    @Muxidin098 3 วันที่ผ่านมา

    Inta ninkan io sh xasaan ila jecel ❤🥰

  • @abanuuromar4172
    @abanuuromar4172 วันที่ผ่านมา

    Sharciga soomaalida isku xukunto waa : -
    1) DILKA ,2) QABYAALADDA , 3) DHACA , 4) BARAKICINTA , 5) CADAALAD DARRADA , 6) NACEYBKA , 7)XATOOYADA , 8)CUNSURIYEENTA , 9) BOOBKA/AWOOD ISU SHEGASHADA. 10KHIYAANADA .
    10ka shuruuc oo kor ku xusan waa shuruucda soomaali ay ku dhaqanto oo Ibliis ku ilhaamayay , cid inkiri kartana aysan jirin .........
    Allaahu Akbar .

  • @adanbile4237
    @adanbile4237 3 วันที่ผ่านมา

    👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @Aydaruus10
    @Aydaruus10 3 วันที่ผ่านมา

    Kala baad mahaad uga dhigtaye?

  • @user-ys1pj7ds9d
    @user-ys1pj7ds9d 2 วันที่ผ่านมา

    Sax waaye sida kale dadkaaga dhiiga muslimiinta xaaraan inuu yahay uga dig IYO qatartiisa

  • @user-yf2sz6hc2b
    @user-yf2sz6hc2b 2 วันที่ผ่านมา

    Hadaan la rog rogin rag baan helin
    Shahiidnimo ku rawax ninow.wax sheeg wey dhaaftay dad badana galaafo .adna dukun daakun.

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 3 วันที่ผ่านมา

    Sax mujaahid

  • @cadbdulaahimaxmamadxasan3074
    @cadbdulaahimaxmamadxasan3074 2 วันที่ผ่านมา

    Xeerka jaahiliga waa baadil waliba waa kufri kuwa wax ku xukumana waa gaalo

  • @yoyogi52
    @yoyogi52 3 วันที่ผ่านมา

    Nin rageed. Xaqa cadee

  • @yaasiinibraahim3619
    @yaasiinibraahim3619 3 วันที่ผ่านมา

    Cid ku dhiirata xaqa ayaa maqan

  • @user-nz8xk7ql9q
    @user-nz8xk7ql9q 2 วันที่ผ่านมา

    Ma illaahaybad taqaan waxad tahay qof diintu ku daba rogantahaye.
    Yaa ku yodhi cid kalanu cabudnaa.
    Nambaradu diinta kama hor imanayan ee shaqo yeelo eddo

    • @ridwanmustafe4099
      @ridwanmustafe4099 2 วันที่ผ่านมา

      cilmaaniga caqli saqiirkoodhan waa calamadaha lagu garto diinba marka lagadal qaado inuu cadhoodo

  • @madar9587
    @madar9587 2 วันที่ผ่านมา

    Waa nin waalan ba dadka wacdiyaya

  • @yaasiinibraahim3619
    @yaasiinibraahim3619 3 วันที่ผ่านมา

    Culimadu xaqa way kaga banayaan

  • @jamacmire1911
    @jamacmire1911 3 วันที่ผ่านมา

    Amal shibili ina calisufi dirir mustafe kuligood iyo kuwa lamidka ah waa kuwa soomali manta albaabka jahanamo ugu yeerayaa

  • @maryan1642
    @maryan1642 3 วันที่ผ่านมา

    Xaqa allaha kugu sugo

  • @Aydaruus10
    @Aydaruus10 3 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah