Maxaad Ka Taqaan Dookha Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ส.ค. 2024
  • Maxaad Ka Taqaan Dookha Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi? TH-cam
    / dhamays
    TH-cam Subscribe
    www.youtube.co...
    TH-cam Playlist
    / dhamaystv
    Dhamays Media Group
    www.DhamaysNew...
    Ra'yiga Dadwaynaha
    www.dhamaysnew...
    Halkan Kala Soco Premier League
    www.dhamaysnews...
    Halkan Kala Italian Serie A
    www.dhamaysnews...
    Halkan Kala Spanish La Liga
    www.dhamaysnews...
    Facebook
    / dhamaysmediagroup
    / shabakadda.dhamays
    Twitter
    / dhamaysnews
    Google+
    www.google.com...
    Instagram
    / dhamaysinc

ความคิดเห็น • 132

  • @fosiyahurgun9493
    @fosiyahurgun9493 4 ปีที่แล้ว +4

    M.allH Cali waa abwaan suxufi ody dhaqameed alle haku xafido

  • @user-br5nh1ox7w
    @user-br5nh1ox7w 5 ปีที่แล้ว +9

    Raga geela hidaha u leh codkooda noolbad ka garataa ilhay hadaayo seenyo iyo adeero muse bixi 💚💭❤ dalkyga laga hela halyeeyada💎💎💎💎💎💪💪💪💪

  • @suldaanharuun1199
    @suldaanharuun1199 5 ปีที่แล้ว +11

    Alle caqliga iyo cimrigaba haku barakeeyo abwaan cali seenyo

  • @rahmaahmed1836
    @rahmaahmed1836 5 ปีที่แล้ว +8

    ilaahi iga dhaliyey duriyada shiikha ayaa mahada leh

    • @umalkhyremohamed5308
      @umalkhyremohamed5308 4 ปีที่แล้ว +2

      Rahma Ahmed nacaam waa siida sis 🥰🥰🥰🤗🤗👏🏽👏🏽🥰🥰

    • @miiiyomaaglodhul7704
      @miiiyomaaglodhul7704 4 ปีที่แล้ว +3

      Allaha barakeeyo dhamman duriyada

    • @45seabreeze
      @45seabreeze ปีที่แล้ว

      Somalidu waa wada muurti midhan

  • @maxamedcabdi4884
    @maxamedcabdi4884 5 ปีที่แล้ว +9

    *masha allah ilaah haku ilaaliyo Cali seenyo, waa abwaan somaliyeed alla maxaad ixasuusisay kalmad aan ilaaway*

  • @zainabdirir8818
    @zainabdirir8818 ปีที่แล้ว +2

    ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @halimomohamed6275
    @halimomohamed6275 5 ปีที่แล้ว +8

    Walaahi ninkan Cali seenyo ilaahay muxuu xigmad ku maniistay Soomaalidu qofku marka u dhiinto ayeya aamanan o eya yidhahdo hebel qof ficanbu haa lakiin aduunku sidaa umaa shaqeeyo o umaduhu qofkooda xigmad leh intuu nool yahay ayaa laga raba xigmad amaba suugaanta ilaahay qofka hadiiyad u siiyaaya MashaAllah Rabbi haku xifdiyo inshaAllah bi'idnillaah kariim.

    • @mahadomar7099
      @mahadomar7099 5 ปีที่แล้ว

      Haa wlahi inder waa xaqiiqo

    • @45seabreeze
      @45seabreeze ปีที่แล้ว

      Aamiin aamiin wllo. Masha-Allah

  • @45seabreeze
    @45seabreeze ปีที่แล้ว

    Abwaan Cali Senyo, the living legend!!!! Aftahaan jiitay! Masha-Allah

  • @fuadmahamud9660
    @fuadmahamud9660 5 ปีที่แล้ว +12

    What a poem legend cali seenyo he has written many patriotic songs like calan yohow hadhicin respect to you sir

  • @canabcali9977
    @canabcali9977 3 ปีที่แล้ว +2

    maasha allaah ilaahaycaqliga hakuu barakeeyo abwaan wax la jeclaado iyo wax loo qushuucoba waa yahay gabaygani waa gabay geesiga dhiigiisa kicinaaya

  • @mahamedmuuse3464
    @mahamedmuuse3464 2 ปีที่แล้ว +1

    Cali seeyo guulayso

  • @biletaakuleeye6493
    @biletaakuleeye6493 5 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah geesi qaran Cali Axmed raabi

  • @xamsecawil801
    @xamsecawil801 5 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah Cali senyo waa abwan layaableh wuxu kajooga abwaanadi hore

    • @45seabreeze
      @45seabreeze ปีที่แล้ว

      Aad iyo aad wllo, wixu u dhigma ragi rag ahaa ee murtida ku caan baxay

  • @hibohassan8939
    @hibohassan8939 4 ปีที่แล้ว +2

    Mashalah mashalah

  • @faraxkader9810
    @faraxkader9810 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh masha allh Abti

  • @user-ud6fs8ut7z
    @user-ud6fs8ut7z 7 หลายเดือนก่อน

    Amazing legend Ali Seenyo Ilaahay haku daayo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @sadoismail6957
    @sadoismail6957 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allha aderkay axmed rabi⚘⚘⚘ gesi buu dhalayi❤❤

  • @zuzanlove2435
    @zuzanlove2435 5 ปีที่แล้ว +8

    Masha allah ilahay amarki ninkan senyo wn iska jecelahay

  • @suleimanyasin6199
    @suleimanyasin6199 4 ปีที่แล้ว

    Mansha allah abwaan Cali seenyo Allah cimriga iyo caafimaad Kaba haw barakeeyo waa abwaan weyn oo xikmad badan

  • @muxammadsheekh3152
    @muxammadsheekh3152 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc,Allaylahe waa gabbayaa,

  • @mohometahmetsolo5253
    @mohometahmetsolo5253 5 ปีที่แล้ว +4

    Allaylehe waxad modaa faysal cabdi waraabe

  • @zarahshewall7591
    @zarahshewall7591 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah !

  • @mukhtarcabdirahman1369
    @mukhtarcabdirahman1369 5 ปีที่แล้ว +18

    imika waxaa la akhriyaayo wlhi reer xamarku midh ka garan maayan hhhh

    • @ridwanomer91
      @ridwanomer91 5 ปีที่แล้ว +2

      😂😂😂😂

    • @ridwanomer91
      @ridwanomer91 5 ปีที่แล้ว +5

      Wxy ku maahmaahaan daanyeer haduu dhici waayo uslee geeduu haysaa😂😂😂 mxy gabay ka garan😄😀

    • @mohnazirm
      @mohnazirm 5 ปีที่แล้ว

      Hhhhh haaa

    • @halimadirie5301
      @halimadirie5301 5 ปีที่แล้ว

      Maxaad reer xamar ka doontay?

    • @yoonisxirsi8107
      @yoonisxirsi8107 5 ปีที่แล้ว

      Reexamar iyo hargaysa labaduba garan maayaan balwaakaase inin hargeeysa ku brbaaray hafahmo

  • @matanilkacaseilkacasayasha935
    @matanilkacaseilkacasayasha935 4 ปีที่แล้ว +1

    Seenyo abwan WAYN MASHA ALAH

  • @ugbadhassan2849
    @ugbadhassan2849 5 ปีที่แล้ว +3

    Maansha Allah allaha nokaa xagido

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah 🦁👳🏻‍♂️🐪

  • @hibocashur7664
    @hibocashur7664 5 ปีที่แล้ว +3

    Mansha allah

  • @Hoodoayaan2000
    @Hoodoayaan2000 5 ปีที่แล้ว +4

    Mashalaah afkaaga caano laguqabey

  • @deeqamohamud4510
    @deeqamohamud4510 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaha

  • @badalcabi6312
    @badalcabi6312 5 ปีที่แล้ว +3

    masha allah iyo abwaan iyo badh

  • @nimcoali4487
    @nimcoali4487 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allaah somaliland hambalyo hoora loo socoonyaa ❤️❤️❤️

  • @maxamedjaamac1240
    @maxamedjaamac1240 5 ปีที่แล้ว +4

    Cali seeyo hanti qaran abawaan caanbaxa

  • @mohamedyusuf4190
    @mohamedyusuf4190 4 ปีที่แล้ว +1

    Maanshalh

  • @amenmah4030
    @amenmah4030 5 ปีที่แล้ว +1

    musse biixi cabdi adeero😎

  • @AbdirshidMahamedhagi
    @AbdirshidMahamedhagi ปีที่แล้ว

    Gabyaa Weyn.Madaafiic buuridayaa.iga walee
    Ana( caawa Taan gocanayee
    Igu galooleyd dhe. Googooska Maansada Hdaan Gole kafaaleeyo. Sidanoo kale. Libaax libaaxdhaley
    Laandheere Xirsi cismaan Facuul kasoo jeeda 👍

  • @ruunshaib280
    @ruunshaib280 5 ปีที่แล้ว +1

    Mansh allah cali senyo

  • @aliabdiabib4617
    @aliabdiabib4617 4 ปีที่แล้ว

    mashallh abwaan

  • @leeshanchannel6653
    @leeshanchannel6653 2 ปีที่แล้ว

    Woooooow❤️🦁🙋‍♀️💐💕😎✅👏🇬🇧🇬🇧

  • @abdihayehansshi5188
    @abdihayehansshi5188 5 ปีที่แล้ว +4

    Abwaan seenyo wuxuu u egyahay muuse biixi xataa waa isku cod

  • @xaliimojaamac4636
    @xaliimojaamac4636 3 ปีที่แล้ว

    Wariye siyaasi ah oo qabyaaladeyste ah waa cali seenyo

  • @siciidcabdiaxmed4168
    @siciidcabdiaxmed4168 5 ปีที่แล้ว +1

    mzha allaH

  • @drhassanabdilaahi4631
    @drhassanabdilaahi4631 5 ปีที่แล้ว +1

    Manzha'Allah

  • @faysalmire7624
    @faysalmire7624 5 หลายเดือนก่อน

    Maaya

  • @maxamednasteeex4359
    @maxamednasteeex4359 ปีที่แล้ว +1

    Waar meeday koonfuri comments ku lahajadii duriyada ayay u badan yihiine keeneebaa somali dhaba ah qadaadweyneey

  • @axmedjamac8747
    @axmedjamac8747 6 ปีที่แล้ว +5

    Abwan cali seenyo walee xigmad tirisay.

  • @maxamedcabdi4884
    @maxamedcabdi4884 5 ปีที่แล้ว +2

    *Online ku baro Qur'aan ka Kariim ka ah iyo culuumta Islamic ah* _fadlan riix halkan_ _ALNUURAYN.COM_

  • @mariamrobly
    @mariamrobly 4 ปีที่แล้ว

    Waa sarbaab

  • @mahamedmuuse3464
    @mahamedmuuse3464 2 ปีที่แล้ว

    Taarikhdana runbaad ka sheegtay

  • @faisalsheekh1751
    @faisalsheekh1751 ปีที่แล้ว

    Ka barta afsoomasliga

  • @faysalmire7624
    @faysalmire7624 5 หลายเดือนก่อน

    Geele Waa ogaden iyo cidagale

  • @axmedjamac8747
    @axmedjamac8747 6 ปีที่แล้ว

    Maan shaa alaah

  • @faraxmahamed5772
    @faraxmahamed5772 5 ปีที่แล้ว

    Woooow cali sanyo nolow

  • @abdekariimahmed3026
    @abdekariimahmed3026 4 ปีที่แล้ว

    Qofka shaadha cad e ee gadaal ka muuqda Axmed Zaki maaho

  • @ardojablibaax8279
    @ardojablibaax8279 6 ปีที่แล้ว +3

    Afku kuma go'o calaw

  • @ismailxadaari_offical3510
    @ismailxadaari_offical3510 5 ปีที่แล้ว +7

    Waar reer xamarka haloo macneeyo

    • @asalsomalilanderhargaysaaw6850
      @asalsomalilanderhargaysaaw6850 5 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkkk

    • @rahmaahmed1836
      @rahmaahmed1836 5 ปีที่แล้ว +1

      how micneyn xuu uga jeeda haku waashane

    • @ismailxadaari_offical3510
      @ismailxadaari_offical3510 5 ปีที่แล้ว

      @@rahmaahmed1836 mxa kaga baxay adiga

    • @moeosman3517
      @moeosman3517 5 ปีที่แล้ว

      qorax maal, Ninkaan af-jinniga ku hadlaaya ma saaraa ku soo degay misse mingis? Eebowgay, manoo fasirikartaa?

    • @yoonisxirsi8107
      @yoonisxirsi8107 5 ปีที่แล้ว

      I am from galmugud waxaa joogaa xamar hal eyray oo aanan garaneyn kumjiro laakiin ciyaar hargaysa ku koray mafahmaayaan maxaa yeelay gebisha meeyay garan karaan aniguse waa fahmaa
      Ninkii geel kuheer yijiray umbaa garanaya

  • @khalidali2604
    @khalidali2604 2 ปีที่แล้ว

    48

  • @mustafeahmadgeedi9527
    @mustafeahmadgeedi9527 5 ปีที่แล้ว +1

    Cali seenyo wa xigmaawi xaqiiq , waxan ku qoslay wuxu yidhi madaxwaynahu waa qolyaha geela markaas ayuu hadana qoslay oo la yare yoolay🤣🤣🤣

  • @ismaaciilfx1453
    @ismaaciilfx1453 ปีที่แล้ว

    U

  • @mosamater7882
    @mosamater7882 5 ปีที่แล้ว

    Walden Ali seenyo

  • @ubahdajiya2214
    @ubahdajiya2214 5 ปีที่แล้ว

    Mazha allah mazha allah

  • @SaidMahamed-tx4lp
    @SaidMahamed-tx4lp 5 หลายเดือนก่อน

    Anaaba ka helay

  • @mohamedyusuf4190
    @mohamedyusuf4190 4 ปีที่แล้ว

    Maxamed fadal

  • @anigaeli7444
    @anigaeli7444 4 ปีที่แล้ว

    Caliseenyo mee imka??

  • @asalsomalilanderhargaysaaw6850
    @asalsomalilanderhargaysaaw6850 5 ปีที่แล้ว

    Gabaydii ninkii la odhan jiray cumar istareliye oo geela u heesi jiray ayaa ku jiray cali seenyo malaha midhahan rag horse tiriyey

  • @mohamedfaisal7587
    @mohamedfaisal7587 4 ปีที่แล้ว +1

    Waar yahaee muusa ma isagaa dhagaysanayaba.

  • @AhmedMohamed-tv6kr
    @AhmedMohamed-tv6kr 4 ปีที่แล้ว

    Hogga laguma caasiyo raggii hawlkarka ahaaye. Caaradhuub iyo gabaygiisii riyaha, Alle haw naxariisto e waxaa laga joogaa 60 sano in ka badan. Inay ragga nooli isu gabyaan baa calow habboonayd. Xirsi Cali xaaji Xasan baa raggii riyaha ahe maxaa dhacay. Xirsoow ma kugu hadhay?

  • @salehalimohamed2672
    @salehalimohamed2672 ปีที่แล้ว

    minkan abwaanka weyn ah waxa loobahan yahay in waxwalba laga qoro oo buugag iyo youtubes laga samayo, waayo afsoomaaligii waa uu burburay oo waxa gumaaday oo aasay afcarbeed ay carabtu inna lasoo-gashay.

  • @naasircabdi4028
    @naasircabdi4028 5 ปีที่แล้ว +1

    Waa barnaamij taariikh xanbaarsan

    • @jaamacsakab6509
      @jaamacsakab6509 5 ปีที่แล้ว +1

      Ali dhuux aadan garoyo taariikhdaa kuxusidoonta

    • @abdrahmandhuule1418
      @abdrahmandhuule1418 5 ปีที่แล้ว +1

      Jaamac Sakab cali dhuux gabyaa xiligisi ragbadan k wanagsana ayuu haaye joji qAbilka

  • @azlmcl198
    @azlmcl198 5 ปีที่แล้ว +1

    cali seenyo weriye iyo odey soomaaliyeed alle ha daayo aamiin

    • @biletaakuleeye6493
      @biletaakuleeye6493 5 ปีที่แล้ว +1

      ODAY Somaliland

    • @ashakahin4859
      @ashakahin4859 5 ปีที่แล้ว

      @@biletaakuleeye6493 cali a

    • @azlmcl198
      @azlmcl198 5 ปีที่แล้ว +1

      @@biletaakuleeye6493 waa odey soomaali ah dalkiisuna somaliland yahay afka hagaaji waaryee

    • @abdulwahabaden2116
      @abdulwahabaden2116 5 ปีที่แล้ว +3

      Dadku waxaanay fahansanayn ummad somaliyeed iyo dalka ...wa abwaann somaliyeed waddankiisuna wa somaliland

    • @azlmcl198
      @azlmcl198 5 ปีที่แล้ว +2

      @@abdulwahabaden2116 nacam waa sidaa aad sheegtay walaal waana ku ceeb qof weyn inuu kala garan waayo sinjiyaddiisa iyo dalkuu u dhashey waxey kala yihiin.

  • @user-rv9ix9zv7i
    @user-rv9ix9zv7i 5 หลายเดือนก่อน

    Cali maxaan cunaa ? Ciida cun

  • @abdim.m.q3127
    @abdim.m.q3127 5 ปีที่แล้ว

    Muuse biixi waa lo'ley

    • @craxmaansoodaani652
      @craxmaansoodaani652 2 ปีที่แล้ว

      Geela ree samatar maanad arag ee ilaa xarshin goonyaheeda iyo calaydh daaqa

    • @muktaribrahim7397
      @muktaribrahim7397 ปีที่แล้ว

      Hhhh Xarshin wa Oogo

  • @mohamedahmedmohamed9606
    @mohamedahmedmohamed9606 5 ปีที่แล้ว

    Abwaan Geel uun baad ka gabyeesaa , maad in yar oo kale oo nolasho ah ka Gabepydid sided washed lieyn dadka oo Dhami Geel ma wada dhaqdaane in yar is jadi .

  • @abdishakur9
    @abdishakur9 5 ปีที่แล้ว +3

    Waar gabaayga ma lahiid ee haku wa’laan meesha