WAR DEG DEGA:AHMED KARAASH OO PUNTLAND SI TOOSA|INA CALI KOORE OLAGU BAHDILAY|SHIRKI ITOBIYA BURBURY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 29

  • @mohamedbenahmed1834
    @mohamedbenahmed1834 3 หลายเดือนก่อน +5

    MAGACA ISKA SAX. Ina koore maaha EE waa Ina KOORRE

  • @MohamedIbrahim-mu5nx
    @MohamedIbrahim-mu5nx 3 หลายเดือนก่อน +3

    Turkigu dantiisa ayuu u socdaa Etopia danteeda ayey u socotaa iyaduna, Turkiga waxa la siiyey badaha somaliya, Waxa la isku haystaa dhulka somalida

  • @MohamudOmar-bf7fv
    @MohamudOmar-bf7fv 3 หลายเดือนก่อน +2

    WAA XAQ HADALKAAS NINKII DIIDANA WAA XAASID

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg 3 หลายเดือนก่อน

    SSSSCCC khatomo guuuuuul butland guuuuul maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar Allaahu 👏👏👏👏👏👏🫶💪💪💪💪💪🌺💪♥️♥️♥️♥️♥️♥️🌺🌺🌺

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo 3 หลายเดือนก่อน +6

    Yaab nimaan arag baa ka sheekeeya Ethopia ma waxaa laga celinayaa badda Somaliya

    • @samirr546
      @samirr546 3 หลายเดือนก่อน

      Markay xamar calanka ka taagtay ma noolayd
      Dad baa lahaa dawlad baa la dhisayaa markii masaajida lagu xaarayey ee qur'aanka layskaga tirayey!!!!!!

  • @Mahametthasan-h7q
    @Mahametthasan-h7q 3 หลายเดือนก่อน

    Maaha ninkani ina cali koore ee waa ina yuusuf cali koore garaase

  • @kiinadan6786
    @kiinadan6786 3 หลายเดือนก่อน +1

    TOLOOW NINKU DAMIIR XUMAA!

  • @MustafeMohamed-mj4vr
    @MustafeMohamed-mj4vr 3 หลายเดือนก่อน +1

    Soomaaliya xagee Ayaa la yidhaahdaa

  • @abdiisse4554
    @abdiisse4554 3 หลายเดือนก่อน

    Xaaji axmed karaash ❤❤❤

  • @YusufAflahar
    @YusufAflahar 3 หลายเดือนก่อน

    No more karaash and PL but khatumo.

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 3 หลายเดือนก่อน +1

    Horgal ina humbuli Nacala Ku dhalay war qof damiir xumaa😮😮😮

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766 3 หลายเดือนก่อน +1

    XAGUU AADI LAHAA USA MA AADI KARO

  • @MrkeepgoingTrueman
    @MrkeepgoingTrueman 3 หลายเดือนก่อน

    Garaadkii Qarac Jamac ino soo fadhiisa madasha oo ka jawaab dheh idoorka ceebta wada

  • @AxmedAxmed1234-ru6ot
    @AxmedAxmed1234-ru6ot 3 หลายเดือนก่อน

    idinla wadaago. Idinka dabageeyo best waa intaa

  • @aesse7702
    @aesse7702 3 หลายเดือนก่อน +1

    Oo qolada aan ahayn: SSC ama Puntland ana Fderalka ee Karaash uu duurxulayo waa qolama? Ma horgallo SNM baa? Waa la bi'iwaayey! Oo weli ma waxaa jira horgallo SNM oo reer SSC ku dhexjira oo weliba ku dhiirran horgalnimadooda?

  • @guursadebarresare7197
    @guursadebarresare7197 3 หลายเดือนก่อน

    Baryo culus iyo futadii Huwanta ayaa bur burtey.😊

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 3 หลายเดือนก่อน

    SNM horgallada iska erya ciidamadiina cidi ma googoosan waa dhaqankiinna uf

  • @FarihaAbdi-u9n
    @FarihaAbdi-u9n 3 หลายเดือนก่อน

    ❤😊😅😮😢

  • @MohamedAhmed-xn1eo
    @MohamedAhmed-xn1eo 3 หลายเดือนก่อน

    Wajilooxoow ina koore kabihiisa gaadhi maysid ee afkaaga qadhmuun ha kusoo Nadal qaadin.

  • @AbshiroIssa
    @AbshiroIssa 3 หลายเดือนก่อน

    Weey ku mahad ucelinaya jamuuriyada badhada weeyn inakoore soo ceershaan 😂😂😂😂

  • @QaliSharif-pf7jm
    @QaliSharif-pf7jm 3 หลายเดือนก่อน

    Waa markay samcadisa ay dhulka jiideen o fernki ka idleeyen awabalkisa la mariyey allah muxuu tolki madaxa uga garacay isaq ninki dib u dugsanayow tasa ku huran walba fiican yihiin hadanay adiga iyo caruurtadaba anay jeelka idinku dabulin halban

  • @diiriyeali1073
    @diiriyeali1073 3 หลายเดือนก่อน

    DADKAN CADOWGA NOO HEYSTA MAGAALOOYINKAYAGAY NALA JOOGAAN JAAR BAANU NAHAY QAARKOOD. HAWIYE BAYTERI BUU KU SOO GUREY XAMARNA WAAKA BAQAYAAN LAAKIIN ANAGAA CADOW U AH. SOO WAX LALA YAABO MAAHA? KAALAY HARGEYSA EEG SIDAY UGU NOOL YIHIIN LAASCANOD MA TEGI KARAYAA ANIGU? WAA MAYA. MA ANIGAY CADOWGEYGA YIHIIN MISE ANIGAA CADOWGOODA AH?

  • @zamzam-xl3qj
    @zamzam-xl3qj 3 หลายเดือนก่อน

    Kkkk Hadal jilicsan iyo Gus jilicsan boowe lama rabo ee hadaalin 😂😂😂beenta na naga jooji

  • @AxmedAxmed1234-ru6ot
    @AxmedAxmed1234-ru6ot 3 หลายเดือนก่อน

    maxaa kaa galay bada thaatumo kasheekee niyow dhulbahante badhbaa ithiopia dega dadkan reer laascaanood lyab malihidin waayo qabiil idinla mida ayaa idigumaysan jiray

  • @guursadebarresare7197
    @guursadebarresare7197 3 หลายเดือนก่อน

    Beenaale Horgala,oobaryo cuus dhaley oo khamriga laas caanood ku caba.

  • @AbdirahmanJama-z3j
    @AbdirahmanJama-z3j 3 หลายเดือนก่อน

    axmed karaash hadalkiisu waa Xaqiiiiiiiq iyo Biyokamadhibcaan.. isaga iyo reer puntland halgankii dagaalka kow ayey ka ahaayeen dhaqaale iyo millateriba.

    • @MrkeepgoingTrueman
      @MrkeepgoingTrueman 3 หลายเดือนก่อน

      Faankii badhyo culus 😂😂😂😂😂

  • @hassandarar
    @hassandarar 3 หลายเดือนก่อน

    Itoopiya waa somaliland haku daalin in ay kala doorato somaliland iyo somali