Qudbadii Siilaanyo MN USA 2

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ก.ย. 2024
  • Somali TV MN

ความคิดเห็น • 30

  • @citizenofafrica
    @citizenofafrica 13 ปีที่แล้ว +7

    DEMOCRATICALY ELECTED PRESIDENT OF THE PEOPLE OF SOMALILAND.........WE LOVE U SOO MUCH MUJAHID AND WE WILL GIVE U ANOTHER TERM TO LEADER US AGAIN...UR A PRESIDENT OF ACTION...NOLOOW MADAHWEYNE SILAANYO...ONE OF THE LEADER WHO LIBERATE HIS PEOPLE .....U HAVE A SPEACIAL PLACE IN OUR HEARTS...U HAVE DONE ALOT FOR YOUR PEOPLE ...ADEER I SALUTE YOU !!!

  • @NimcoAyaanNimcoayaan-c4r
    @NimcoAyaanNimcoayaan-c4r 5 หลายเดือนก่อน +3

    Waxbaa helay madaxwayne silanyo allle ha caaafoyo😢❤

  • @HABONMEDNOUR
    @HABONMEDNOUR 3 หลายเดือนก่อน

    Geesi geesi dhalay

  • @SOMALIHacking-cf4pp
    @SOMALIHacking-cf4pp 5 หลายเดือนก่อน

    SOMALILANDER NIMO IDEEQDA

  • @dhabkahadal2255
    @dhabkahadal2255 ปีที่แล้ว

    Bal marqudha cirro sidaas haw hadlo. Miyuu u dhashayba?

  • @solutionmire
    @solutionmire 14 ปีที่แล้ว +1

    RUNTAA WAAYE SILAAYO...LAAKIIN DHUL-BAHANTI IYO HARTI SIDEE KA YEELEEYSAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAA
    HABER-GEDIR IYO ABGAAL IYO HAWIYE KALE OO DHAN IYAGAA HEADCHE ISKU-GUGU FILAN. MARKAA SIDEE KA YEELESYAAA DAAROODA, HAWIYE WAA KU DAAYAYAYEE SIDEEE

  • @TheGarmaqaate
    @TheGarmaqaate 14 ปีที่แล้ว +1

    IIDOOR RAG JIRA MA AHA
    RAG lala noolaan karo ma aha
    Waa raf ku faraxsan dhibta ka socota
    koonfurta Soomaaliya
    Waa rag gun ah, oo gaalada raaca
    Sayid Maxamed ayaa xataa boqol sano ka hor noo sheegay
    SOOMALIweyn ma kala qaybin karaan
    waa ogyihiin iygaba
    VIV SOMALIWEYN

    • @ayoubsahal2745
      @ayoubsahal2745 ปีที่แล้ว +3

      imisa jir baad tahay maanta maxase ku kordhay

    • @Yooco.
      @Yooco. 8 หลายเดือนก่อน +1

      Allahu akbar wll waxaasi nagama suuroobaan inkastaan 14 Sano lasoo habsaamay jawaabta ....hadaad aragto qoraal kayga ogow lama Jirno..argagaxisada alshabab

    • @Atharimedia99
      @Atharimedia99 3 หลายเดือนก่อน

      Iidoor iyo kufriga wacad alaa uyaal

  • @Abdullahimohamud156
    @Abdullahimohamud156 5 ปีที่แล้ว +6

    Ex president of somaliland mudane ahmed mohamed mohamud siilanyo dambigaga ilaahay ha dhafo madaxwayne Qayb badan oo noloshayada kamida ayad ka qayb qadatay

  • @moee53
    @moee53 14 ปีที่แล้ว +3

    Waxaad idinka maqan qoladiinan Koonfur in aad eedeesaan Somaliland mooyaan wax kale maheesaan. Dhibka idin heesta ayaad moodeesaan in ey Somaliland kula duldhacdaan. Bal adinka hoos isku eega dabadeetana dabateetana xalka halkaas ayuu ku jiraa. reer koofuree LEAVE SOMALILAND ALONG.

  • @momindekk1
    @momindekk1 7 ปีที่แล้ว +5

    silaanyo oo waraaq ka akhrinayn hhhhh waa hore in la sixrin

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi ปีที่แล้ว +2

    Madaxweynii ugu qiimaha badnaa ee dalka soo mara Alle cimriga iyo caafimaadka kuu barakee.

  • @user-os76x9
    @user-os76x9 4 หลายเดือนก่อน

    Madaxweyne geesi ah kuma ilawi karan qaranka somaliland

  • @MohammedHassan-ge3cq
    @MohammedHassan-ge3cq ปีที่แล้ว +2

    Mashallah what an amazing speaker president silanyo was

  • @KhadarMaxamed-kg4on
    @KhadarMaxamed-kg4on 3 หลายเดือนก่อน

    Madaxwayne. Cidii kaama danbayn balayaadaa nagaga tagtay

  • @NimcoNura-z5n
    @NimcoNura-z5n 8 หลายเดือนก่อน +1

    Haa Adeer mcn Alle Hakudaayo ❤

  • @mustafeibrahim7158
    @mustafeibrahim7158 2 ปีที่แล้ว +1

    Hadal wayn oo tariikhi ah thanks mr president

  • @CabdilaahicaliBootaan-yo3kj
    @CabdilaahicaliBootaan-yo3kj 4 หลายเดือนก่อน

    aa

  • @SaalixIbraahim
    @SaalixIbraahim 8 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah salaan sare madaxweynihii hore ee s/land Ahmed mahamoud siilaanyo

  • @sharmaarkesaleban2467
    @sharmaarkesaleban2467 3 หลายเดือนก่อน

    lione of Africa in the Somaliland

  • @MustafeMuuse-g8h
    @MustafeMuuse-g8h 4 หลายเดือนก่อน

    Siilaanyo

  • @hamzehussein9017
    @hamzehussein9017 ปีที่แล้ว

    hadal wacana alle haku daaayo🎉🎉🎉🎉❤

  • @AbdourahimIbrahimIsmail
    @AbdourahimIbrahimIsmail 14 ปีที่แล้ว

    Miskin, walaahi Siilanyo waa uu ku haaftay macnaaynta qadiyada Somaliland.
    Taasina Waxaay ku tusaaysa STRATEGIE-yada QARAN ee SOMALILAND ka maqaan sidii aay uga midho dhalin lahaad AQOONSIGA Jamhuriyada SL.
    Waarya daheen baal, iintina kalaw, Siilanyo usoo gurmadoo, Bal waxaad Sheegtaan waaxay Jamhuriyada Somaliland u sii JIIRI lahaayd ??????

  • @saeedmohammed9933
    @saeedmohammed9933 ปีที่แล้ว

    Okay

  • @shucaybhello4962
    @shucaybhello4962 ปีที่แล้ว

    Madax wayne latabay taariikhduna qori doonto allow janadaada gee