prof dhaqan xumada uukasheekaynayo waxaaba ka kow ah tv gan waa tv bilaa dhaqan aha sidee gabar sawirkeeda aad usoo qaadateen dhalxa magabadhan kaliya ayuu kahadlay mise siguud ayuu uhadlay waxaad istaahishaan in sharciga nila marsiiyo laakiin awal baaba somalia sharci kajirin ee qawiil unbaa kajiro wlhi wax idinka dhaqan xun inuu jiro uma malaynayo

Waa run war kaas
Waa dhaqan xumo iyo edebdaro in gabadha sawirkeeda meesha lasoo saaro magac tv baad wadatiin aqlaaqiyaadka iyo xuquuqda bini aadamka ma ilaalineesiin nacalaa idinkugu taalo wax xishoonaayo matihiin gabadha sawirkeeda meesha ka qaada
wadamada gaalada ah ayaaba idinka dhaqan wanaagsan tv gan oo ilaalinayo qofka xuquuqdiisa iyo sharafkiisa islaam ayaad sheeganaysaan sidee gabar aad usoo qadamaysaan sawirkeeda aad usoo saaraysaa mise dhalxa waa jareer fartuuna waa jareer sax wax bilaa dhaqan ah ayaa tihiin oo qabyaalada lafaha kagashay uf
❤
Edeb darro ayan u arkayaa Ninka soo saaray Sawirka Gabadha, waana ujeeddo badan, ee Dullinimo ah. !!
edeb daro maahee waliba waa cunsuriyad aad uween oowaliba dhaqan xumo ah waa tv bilaa dhaqan ah laakiin aaway sharciga qawan lahaa majiro ee qawiil unbaa jiro iyo laandheere nimo uf
Soomaali iyo social media maxa Kala haysto
❤❤❤