Bayaan Maqrib | Sheekh Cabdirauuf | Habeenka Fikrudiinka Markazka alhidaaya Mogadishu 2022

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 35

  • @yusufmohamed1769
    @yusufmohamed1769 2 ปีที่แล้ว +3

    Mashalaah sheekha allaah ha barakeeyo iyo culmada juhdiga wado

  • @zakiisa3335
    @zakiisa3335 2 ปีที่แล้ว +7

    Alx in aan manta aarko sh abdi rauf oo maxudaro laga duubay,
    Culamada somaliyeed wa shiiqa aan ugu jeclahay aad u tawaaduc badan
    Markii iigu horeysay 2014 ayan ijtimaca Nairobi ku arkay markaas wixii kadanbeyay dhoor jeer maraakizta Kenya ku arkay ila madrasadiisa Mombasa.
    Allh barakeeyo wa shiiq qalbiga ka muxadareeyo aad ayan u dhiira galinaya in muxadaraatkiisa laduubo,
    Amthashiisa allh nobadiyo"
    Wan kujeclahay shiiqana ee zuhdiga iyo tawaduca ku sifoowayow allh janadiisa nagu kulmiyo

    • @qoor3571
      @qoor3571 2 ปีที่แล้ว +1

      Baarakallaah

  • @xaruntacilaajkadaarulcaafi6428
    @xaruntacilaajkadaarulcaafi6428 2 ปีที่แล้ว +2

    ماشاء الله

  • @jimcaleyare5135
    @jimcaleyare5135 2 ปีที่แล้ว

    Tabliiqu culimadooda mararka qaar way la hadhaan culimada ay la hadheen sheekhan sheekh mahad cadaad iyo qaar kale oo badan ayaa ka mida sheekh cabdi raauf waa marki kobaad Ee laga duubay baan filaya

  • @AbdirizakHAdan
    @AbdirizakHAdan ปีที่แล้ว +2

    Sheikh maanta aan comment gan soo qorayo Baan kula kulmay Masaajidka Sh. Ali Suufi , MAASHA ALLAH, Allaah ha barakeeyo aamin

    • @faadumomaxamed2731
      @faadumomaxamed2731 ปีที่แล้ว

      Shiikh abdirauuf baa

    • @AbdirizakHAdan
      @AbdirizakHAdan ปีที่แล้ว

      @@faadumomaxamed2731 Haa walaal wuuna ii duceeyey Allaha ii aqbalo

  • @mustafamuse2904
    @mustafamuse2904 2 ปีที่แล้ว +1

    Sh cabdirauf

  • @jimcaleyare5135
    @jimcaleyare5135 2 ปีที่แล้ว

    Sheekh cabdi Rauuf sheekh sharif ka soo badi wll

  • @maxamedshaafici5139
    @maxamedshaafici5139 ปีที่แล้ว

    Sh ilyaas labo dhawaq ayuu layimid xilkii nabiku uukatay waad iloowdeen kaca

  • @farhanmohamed9513
    @farhanmohamed9513 2 ปีที่แล้ว

    sheekha bayaanadiisa dadka ha la soo gaadhsiiyo walalyaal ilahay nuur ha siyaadiyee waa nin nuur lee.

  • @sharifosmanlukethomas33egl44
    @sharifosmanlukethomas33egl44 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @qoor3571
    @qoor3571 2 ปีที่แล้ว

    Baarakallaah

  • @maxamedbile6277
    @maxamedbile6277 2 ปีที่แล้ว

    Masha allha waasax dacwada waa shaqo

  • @qoor3571
    @qoor3571 2 ปีที่แล้ว

    Shiikha Allaha Barakeeyo

  • @minhajabdirahmanminhaj9777
    @minhajabdirahmanminhaj9777 2 ปีที่แล้ว

    Sheikh abdirauf sharif osman ad ayan ujeclahay alle habarakeyo

    • @abujole8649
      @abujole8649 2 ปีที่แล้ว

      Maasha.allah Sheikh Abdiracuuf Shariif Jazakalaahu Kheyr Jaza waa sheikh aan lajogaan jirey Mombasa masjid meoman kibokoni sheikh nambarkiisa isoodira qofkii haayo

    • @minhajabdirahmanminhaj9777
      @minhajabdirahmanminhaj9777 2 ปีที่แล้ว

      @@abujole8649 hyh

  • @maxamedshaafici5139
    @maxamedshaafici5139 ปีที่แล้ว

    Habeen iyo maalin in aan ilaahey barino shaqale diineed inaan noqono sidaas ayaad maqleysaa marka inaan ka runsheegno mai maqleeysa mustaqbalka nabiga inaan ka dhax aragno waxbarashadiisa nin dheer oo qurxoon

  • @Kaftanka_Ciyaaraha
    @Kaftanka_Ciyaaraha 2 ปีที่แล้ว

    Wax badan ayaa sugaayey Masha allah

  • @faysalhassan6137
    @faysalhassan6137 2 ปีที่แล้ว +2

    Amiirsaab ilaahay HAkujeclaado gabilay ayaad noogu iman markiskii ayaa lafurayaa ee nookaalay

  • @maxamedshaafici5139
    @maxamedshaafici5139 ปีที่แล้ว

    Intuu uqaban lahaa in kabada ayaa loo qabtay kuwaas ayaa sidaa iyeelay hadalkeeyga maifahmeeysaan soo ma aràtid jameecadii ugu horeysay anagaa maanta mai fahmee heerka eey soo gaarsiiyeen tarboyo ayaa loo soodiray

  • @maxamadyusuf7340
    @maxamadyusuf7340 2 ปีที่แล้ว

    Asc zxp bayaan fiican ayaan kuuhayaa oo hargaysa ah see kuugusoodiraa

  • @maxamedshaafici5139
    @maxamedshaafici5139 ปีที่แล้ว

    157 tag camalkaan maahan sh maxMed aansaar wuxuuyiri

  • @maxamedshaafici5139
    @maxamedshaafici5139 ปีที่แล้ว

    Waxkala waaye

  • @maxamedshaafici5139
    @maxamedshaafici5139 ปีที่แล้ว

    Alaah hanafahansiiyo wa min man qalaqnaa maqasadka kulmiyay fikirka kulmiyay saas waaye kolorinka

  • @maxamedshaafici5139
    @maxamedshaafici5139 ปีที่แล้ว

    Anookoo booqaneena ayaa qabiil ka meesha dagan ayaa darbiyo usò doonanaya lkn waxaa maskaxdooda sideey u arkaan waxaan ugu jawaabay xagana tarbiyo ayaa ka jirta sheekh sharafoow ayaa wuxuu yiri anagoo gaari inatare saaran shika jameeco oo sh cali shariif kuraran muqdisho arbaciin kasoo noqonay farax baar xaraf waad garaneeysaan jamèca dacwada muxibiyiin ayaa soo noqotay axwaasha ayaa labixinaya maanta seey u soo socotay meeshan ayeey imaatay marka dadaalkaas ayaa ladoonnayaa in aan meesha kasii wadno ileen way karun shegteen diyaar manahay hadalkaa alaah qalbigeyna galiyo

  • @abdinaasirahmed6840
    @abdinaasirahmed6840 2 ปีที่แล้ว

    Niyow jameecada usheega inusan jirin fiktu diin

  • @SalmaanMaxamed-z8y
    @SalmaanMaxamed-z8y ปีที่แล้ว

    Ma

  • @kaahiye4477
    @kaahiye4477 2 ปีที่แล้ว

    Aswasw

  • @maxamedshaafici5139
    @maxamedshaafici5139 ปีที่แล้ว

    Isagoogabadha lamaqan

  • @abdirahmanmohamedabdicmc7324
    @abdirahmanmohamedabdicmc7324 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah