SIIRO 05 | Weerarkii kacbada ee Abraha | Asxaabul Fiil | أصحاب الفيل
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 7 ก.พ. 2025
- Siirada Ninkii Aduunka ugu Waynaa oo ah Nabi Muxammad ﷺ oo Taxane & Taariikh Cajiib ah, Link gan hoose ka daawo 👇👇👇
• SIIRO 01 | Sidee Siira...
Kanaalka MA OGNAHAY wuxuu soo tabiyaa
1: Doodaha caalamiga ah ee udhexeeya muslimiinta, kiristanka, Mulxidiinta, hinduuga iyo Dadka diimaha kale haysta.
2: khudbadaha academic ga ah ee jaamacadaha laga jeediyo
3: khudbadaha fagaarayaasha Dr zakir ka jeediyo
4: muuqaalo documentary ah
5: khudbadaha waxbarashda kusaabsan
6: Siirada Nabi Muxammad (scw) bilaw ilaa dhamaad qaab xoogan u faahfaahsan
7: Falanqaynta Taariikhda Islaamka
My Gmail: Khadarjowhar@gmail.com
Su'aasha 1aad. Qaraabada ka dhexaysay Rasuulka SCW aabihii iyo Reer Yathrib ( Madiina) waxa weeyi;
Reer Ayaydii aabe.
Su'aasha 2aad. Abtirsiga Nebiga SCW
Muxammed Bin Cabdillaahi Bin CabdilMudalib Bin CabdiManaaf bin Qusayya Bin Kilaab.
Su'aasha 3aad. Waxyaabaha Darsigan laga Faa'idaysanayo
1. in Xaramka iyo Diinta islaamkaba uu Rabbi difaacayo marwalba sidii dhacday (Caamul Fiil).
2. in aanay Jirin Xaalad marwalba Joogta ahaanaysaa, Sababtoo Carabtuba saxaro, dhib iyo Rafaad badan ayay soo mareen. xataa beryo dhawayd oo Ayayday ay iiga sheekaysay in aynu inagu u dhoofin jirnay; Subaga, Xaydha, Hargaha, Cunto waddaniga, Fooxa, Beeyada iyo Ganacsi kaloo farabadan iyaguna ay Faqri ahaayeen.
3. in aan lagu xisaabtamin awoodda maaddiga ah ee umaduhu (Dawldahu) ay haystaan, taa beddelkeeda lagu xisaabtamo; iimaanka, Kalsoonida, iyo Wadaniyadda.
waad mahadsantahay ustaad khadar Barnaamij fiican ayaad nala-wadaagtay, Rabbi hakaa Jazaa'i siiyo. Fadlan noosoo badi iskuna day inaad noo dhamaystirto 200 ee Xalqo.
Abaayo Bini haashim ayaad ka booday Suaasha labaad.
Waa Mohamed Binu Abdullahi Binu Abdi-Mudalib Binu Haashim Binu Abdimunaaf Binu Qasaya Bini kilaab Bini Mara Binu Kacab Binu lu`ayi Binu qaalib.
Haashim gabadhuu qabay wxy ahayd reer yathrib waliba wxy ka ahayd qabiilka bani najaar .
Waan sobobtuu nabigu scw hijrooday ugu dagay Al ayuuh Al ansaari rc
Kheyr alle haka siiyo dadaalkaaga
Maxamed Bini cabdulaahi bin cabdulmudhalib bin cabdul manaaf binu quseya ibn kilaab. Scw
masha allah tabarakallah illahey indhahaga iyo Aqligaga kuhafid
Jizakalah kheyran ustaad hada waxan daremay wax kasto on xifdi wayo in an qoro marki hore malin waxbo wa dhegensa jiray
Mar walbo waxow i ahay xalaqo cusub
Hada markii an qorida ku bilabay sualaha wa ka jawabi kara
Madaxaga nur carabkaga nur
Caqligaga nur
Noloshada nur
Aqiradada nur
Nur cala nur oon
Nusqan lehen
Waxad nurusay
Nurki xabibkena csw
8 bilood ka hor
Ma heysanin
Nuuuurkaaaan
🤲🤲🤲🙏
Romanka iyo beershiyanku waa wadamade shiikh
Meesha aad ii soo jiidatay xalqadan waxa weeye inkasta oo ay bdn yihiin waxa laga faa'idayo siirada rasuulka:-
Diin islaamku si uu u faafo horaantii iyo bilowgii waxa uu u baahnaa dad ad_adag geesiyiin ah iyo sooma jeestayaal sidaa daraadeed dadkii diinta islaamka kor u qaaday sababna ilaahay uga dhigay waxay ahaayeen dad ku soo koray saxare iyo meel adag waa mid kan mida xikmadihii ilaahay inuu soo saaray carab oo ahayd wakhtigaa bulsho xadaarad iyo ilbaxnimo toona lahayn taas oo meel hoose ka bilaabantay ilaa ay cagta mariyeen ama se qabsadeen labadii boqoqrtooyo ee waynaa Romans and Persians.
as
Qeebta aanka helay ayaa ehed inan ogaaday halka ay kaimaatay 100 halaad o geel ah mesha ay kaimaatay inee tahay furashadi Abdul lmudalib E wiilkisa abdullahi(nabiga scw aabihi) o kufurtay
Mansha allaah jizaa Allah khayr wll
Maasha allah ilahay hakaa abaal ma riyo wll dadaalka aad inoogu jirto, aad baan uga faaiday waligay waan raadin jiray qof sidan oo kale ii fahansiiya siirada nabiga oo sidan iyadoo u xiriirta una tafa tiran heli maysid marka ilahay hakaa abaal mariyo mhdsanid.
Faaidooyinka aan ka dheefay casharkan baa ah inaan bartay tirooyinka laysku haysto ee la yiri nabiga صلى الله عليه وسلم وعلى اهله اصحابه أجمعين ayaa dhashay.
Wayna badan yihiin faaidooyinku ma yara.
Maxamed binu abdi laahi binu abdi mudalib binu haashim binu abdi manaaf binu qusayi binu kilaab ❤❤ scw ❤❤
005: Masha allah Maba ogeeyn Arinka goowraca iyo tirada Maroodiga in eey labaatan ahaayeen
Ma ognahay
(صلى الله عليه وسلم) بن عبدالله بن عبد المطلب بن هاشم بن عبد مناف بن قصي
Ustaad khadar wll Ilaahay cilmiga,cagliga iyo cimrigaba hakuu barakeeyo halkaas kasiiwad waan kaa faaiidnay brother
Noso badi
Alahuma sakhirlii farxiya 🤲🤲
Masha'Allah run ahaanti wax badan ayaan Ka faa'iiday waa bil Ramadan Alle waxaan Kaaga baryayaa in uu ajar iyo xasanaad aan lasoo koobi Karin kaasiiyo insha'Allah
Thanks wllky
Masha allah
Thanks bro
Hadaan, su, asha isku dayo waa Muhammad binu cabdullaah binu cabdu mudalib binu haashim binu manaaf.
Aniga dib baan ubilaaby anigoo soddon kasareeya, waayo waan dhageysaan jiray maan qoran jirin, lkn waxaa fiican in qofka qorto si hadaad ubaahado u aqrisado
1:cabdil muhadalib ayaa kasoo jeeda magaalada(yathrib) madiina
2:muxamed binu cabdilaahi binu cabdi mudalib binu haashim(camar) binu cabdi manaaf
Wcs warxma.
1: qaraabada ka dhaxaysa nabiga iyo reer yathrib waa inay reer ayeeyo dhanka aabe uyihiin oo ay aabihii cabdullahi dhaleen.
2:محمد بن عبدالله بن عبد المطلب بن هاشم بن عبد مناف بن قصي.
Mashaallah
Cabdimudalib ayay dhaleen
Qeyb kastee wan dawaday walalo aad ayan wax badan uga faaida melo badan ayeey tabaneysaa
Magaca noosheg adoo raali e
Madina waxaa kunool rer awoodadii
Muxamad ibnu Cabdilahi ibnu cabdi mudalib ibnu hashim ibnu cabdil munaf ibnu quser
Sxboow doodii vegetarian ka noo soo daa qeebihi xige
محمد صلي الله عليه وسلم بن عبد الله بن عبد المطلب بن هاشم بن عبد مناف
Asc
Roman empire biisindiiqiyinta
Persian empire sassinate
🎉😢😂❤😮😅😊 30:09 30:11 30:12
Wiilasha cabdul mudalib 10 wiil ayaa no sheegtay
Hadana 12 wiil waye ayaa dhaheysa. See waye he.
Shimbir dab wado baa maroodi ku tuurtay waxaas waxba kama jiraan waa been diintu qofka caqligey ka qaadaa asxabul fiil iyo fircoon sheekooyinkas waxba kama duwana sheekooyinkii somalida dheg dheer waxba kama jiraan qisadan in ay beentahay waxaad ku ogaaneysaa horta shimbir deb afka maku qaadi kartaa ? Somali hadan nahay waxaa nugu wada dhacay cudurka qofka qofkii gumeeystay buu jeclaadaa waxa meshan mashalah magalada maka kaliya ka qiimo badan kana baro badan magaalooyinka somalida wake up bro waxaas waxba kama jiraane
Alla mxaan alla bari cunay🤣🤣hada wuyaraday mowliidka dabaal dagiisa
Masha Allah