ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
😂😂😂❤
Caqliga somaalida walle wax weyn ba u dhiman , inay gaalo ukala badiyaan , ay xulufo ka yeeshaan oo Allah st ka fogaaday ba bulshadi somaaloda isku dhex haysta
Safarka faraha badan waa farsamo uu lacagta dawlada kula baxo. Dhamaan safarada dawlada dibada lacagta kubaxda Xasan gabadhiisa ayaa maamusha; kaaga siidarane safarkasta hal iyo 2ba caruurtiisa kamida ayaa kuweheliya oo dalxiis geeyaa. "aabo doorkan ani lee kuracaya iyo mayee heblaa iraacaysa iyo waa taradaydii....iyo heblaa kuraacaysa"...waa dooda katagaan guryaha xasan Sheekh.
wlhi been mahan qofka beenalaha ee dadka iska caaya cidna waxba kama aqrisato sida labadiina oo kale sidaa beenta iskugu sheegaysiin waxaanba ka shaki sanahay in aad meel ku xirantihiin oo warka xoog Ahmed idinkaga duubo beenala yaal baa tihiin cid wax idinka dhagaysanaysana majiraan ee wajigiin gubaye wajigiina wax ureebta
Kkkk macac mucarad ayatay beenale