DAAWO HEES CUSUB XAAWO DAGAN / AABIHIS JANAN BU AHAA ABDIKARIN GOBOOLE

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 29

  • @CanabCabdulle-nf1tn
    @CanabCabdulle-nf1tn ปีที่แล้ว +12

    Aabihii janan buu ahaa
    Jihaadka ku caan baxoo
    Cadaw jabiye buu ahaa
    Soomalina wey jecleyd
    C.kariim goobaley iyo marwadiisa xamda daahir barkaba idim Alle ❤

  • @liibaanwardheere1303
    @liibaanwardheere1303 ปีที่แล้ว +6

    Taliye Abdi qoslaye rabbi farxada haku ziyadsho 😍 hambalyo Adiga iyo Dumashi Taliye

  • @abdishakurchanel8625
    @abdishakurchanel8625 ปีที่แล้ว +17

    CEYRNIMO💙💚🤍
    "Wiilkiyo Gabadhani waa
    Gobtii Ceyr Maxamadoo
    Inaan Galbinaan Dhamaan
    Goobtiyo Xafladaan unimid"

  • @SuntaFaaraxmajopasto58
    @SuntaFaaraxmajopasto58 ปีที่แล้ว +8

    masha allh🥰Hambalyo Gob is Guursatay faracii cayr mohamed🩸

  • @yurubyuusufciise2289
    @yurubyuusufciise2289 ปีที่แล้ว +2

    Ceyrnimo wiilka jananka Allaha isku kiin barakeeyo

  • @abdihakimadam5592
    @abdihakimadam5592 ปีที่แล้ว +4

    Abdi kariin Gobaale nin cayr cabsiiyaa
    Gabadha cayr yaba dhoorokoco❤❤w

  • @MaxamedDayax-n2x
    @MaxamedDayax-n2x ปีที่แล้ว +3

    Msha allah wiiilka jananka isku waara abid

  • @kaafi_ahmed6934
    @kaafi_ahmed6934 ปีที่แล้ว +1

    Hambalyo hambalyo isku waara ubad kheyr qaba kala hela

  • @halimoali3954
    @halimoali3954 ปีที่แล้ว +4

    hambalayo

  • @NashaadHassan
    @NashaadHassan 3 หลายเดือนก่อน +2

    Aabihii janan buu ahaa, jihaadka ku caan baxo , cadow jabiyuu ahaa AUN🥹wiilkiisina Naago shabiye uu noqday😁

  • @caaishoabdi3972
    @caaishoabdi3972 3 หลายเดือนก่อน +1

    Adunyo mantuu mid kale mehersanaa

  • @Ladan-x9q
    @Ladan-x9q 3 หลายเดือนก่อน +2

    Magaceda mey shegin yah 😂😂

  • @AmiishAxmed-m8y
    @AmiishAxmed-m8y ปีที่แล้ว +4

    Ceyrnimo😊😊😊

  • @xaawocali663
    @xaawocali663 ปีที่แล้ว +1

    M.a barakoba iden Alle🤲🤲❤️❤️

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว +1

    shaxshaxleeey qiimobadan dumaroo yaredataanaa itaaaaah

  • @Yusragarada
    @Yusragarada ปีที่แล้ว +3

    M.a❤

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว +1

    TEen dumaaar ta ahey aa yartaanaa tanaaa qaasatan hablaha facyaashay lEeeee ttttt waa lahuuu yaqaan.iyaaaa nonseseseseseses. Extlyyyyyy

  • @kowtherabdihashi
    @kowtherabdihashi ปีที่แล้ว +5

    Cayrnimo😊

  • @fatum0adan
    @fatum0adan ปีที่แล้ว +1

    😂 0:28 0:29 ❤❤

  • @shukrimmohamed4097
    @shukrimmohamed4097 3 หลายเดือนก่อน +1

    Hada ninkaan ma naag labaad bu guursaday o aroos kale u u dhigay

  • @FarxiyoMaxmud-f8d
    @FarxiyoMaxmud-f8d 3 หลายเดือนก่อน

    ceyr gaajow wiil igi darsada hadii kle 😂😂

    • @NashaadHassan
      @NashaadHassan 3 หลายเดือนก่อน +1

      Hadii kale maxa ku sameyne😄

  • @XuseenCabdi-w9i
    @XuseenCabdi-w9i ปีที่แล้ว

    Boqoradda codka

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว

    Noolaaba tu tantan baan ta ahey dumaar.iyaaaaah ama Familyyyyyy dumaaaaaaaaaaar iyo Rag.

  • @farhiasabdulahi9474
    @farhiasabdulahi9474 9 หลายเดือนก่อน

    iyaa nonseseseses bloked. tii lagaa soo dhawaystoo doqoo jecladayoo miyarooy bahbahbahyariiseydatan iyaa cadcedddumaroo pure ahey ayaamo layaqano laygu raacay qiimoqadarin murwodumaroo jacayl iyoiyo lasoo koobauyninba. iyaa

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว

    As, yaawaayE, tttttt yartaanaa ttanaa cadceeddumarooo yaredataanaa marwo yareey qiimobadan princseseseses qaasatan hablaha khayryaashay facyaashay dhamaystiran