HIBA NUURA XAMAR WAA MA DHAAFAAN CLASSIC MUSIC

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 246

  • @SharmaBeeray
    @SharmaBeeray 3 หลายเดือนก่อน +17

    Wlhi hestan manta oo ay Tarikhda tahay 25/10/ 2024 oo u Muqdisho kusoo xirtay markabki shidalka Noqodi laha ayan soo xasustay oo an dhageystay wana ilmeyay wlhi hadad iga Danbeyso Lik isaar Soomaliya Guuul insha alah 🇸🇴🥰🦁🦾

  • @dekowomar056-qc4fv
    @dekowomar056-qc4fv ปีที่แล้ว +9

    Xamar waa madhaafan❤❤❤
    Nabada Allaha uziyaadio Muqdisho Caasimada Ummada Soomaliyeed,
    Dal iyo dibadba, Caasimada Geeska.

    • @dekowomar056-qc4fv
      @dekowomar056-qc4fv ปีที่แล้ว +2

      Hellooow Ree Xamar, muqdishoo.❤❤❤
      From Jijiga soomali galbeed.

  • @qubqac9913
    @qubqac9913 8 ปีที่แล้ว +79

    Xamar waa nabad, qofkii dhiman lahaa, qadarkiisa lama celin karo, laakiin sharaf ayaad ku noolanaysaa hadii aydan taadu, gali, dad aan qabyaalad aqoon , dhul aad dareemayso inaadan ajanabi ka ahayn, yaanan dacaayada la idiin sheegin.
    Qaraxyada caalamka horumaray ayaa ka dhacaan, there is no save heaven around the world

    • @MudaneSooyaal
      @MudaneSooyaal 8 ปีที่แล้ว +8

      qub qac sxb waa sidaad u sheegtay qaraxana waa laga gudbayaa insha Allaah

    • @bandhigadaljir8172
      @bandhigadaljir8172 ปีที่แล้ว

      Xamar nabad ma aha Cadaaladna ma taalo . dadka Aan awoodda ku dhax lahayn ayaa ku dulman. guryo lakala haystaa, iyo Hanti kalaba. Dowladnimaa cadaalad iyo nabad keenta . ilaahaa ka baryeenaa

    • @bandhigadaljir8172
      @bandhigadaljir8172 ปีที่แล้ว

      Xamar nabad ma aha Cadaaladna ma taalo . dadka Aan awoodda ku dhax lahayn ayaa ku dulman. guryo lakala haystaa, iyo Hanti kalaba. Dowladnimaa cadaalad iyo nabad keenta . ilaahaa ka baryeenaa

    • @FarhiaismailMohamud-z4y
      @FarhiaismailMohamud-z4y หลายเดือนก่อน

      Ilah dila dhinto sodon iyo dhowr years ago bur bur iyo barakac dagal wa dhex jogay iyado rasasta fifto lugaha hostoda nogu dhaceyso jognay malinta igu xumeyd igu naxdin badneyd aniga iyo ninkeyga nala so lifay Al sheydan shibis heysto guriga alab kaso donay meqa lif shish ka badbadnay malinta dadka yabay

  • @ahmedsiyad6118
    @ahmedsiyad6118 8 ปีที่แล้ว +198

    I'm jigjiga
    hadana hees markaan dhageysto waaan jidhicyoodaaaa
    alla xamar nabd kadhig iyo gayiga somalidu dagto
    ilove alla Somali oodhan💗👍👍💟👍👍👍👍👍👍

    • @drbaadowofficial6369
      @drbaadowofficial6369 7 ปีที่แล้ว +1

      Ahmed Siyad waaa

    • @isra5521
      @isra5521 6 ปีที่แล้ว +2

      Aaamiin ya rabi 🤩😘😘😘💞💞 walal

    • @maryamabdi3037
      @maryamabdi3037 6 ปีที่แล้ว +4

      Aamiin yaa Rabbi

    • @abdulrahmanshareef7276
      @abdulrahmanshareef7276 5 ปีที่แล้ว +3

      Ahmed waxa tahay mudawdin qalbi fican walal wlhi ilaah ayaa ka baryaa in somali is jeclesiyo nabad allah nasiiyo cadowga allah Naga qabto

    • @saxarlasamatar2516
      @saxarlasamatar2516 4 ปีที่แล้ว +2

      Ahmed annagana waan ku jecel nahay walaal jira ayaad tahay

  • @nuuaniahmed4766
    @nuuaniahmed4766 2 หลายเดือนก่อน +4

    Xamar waa lagama marman mantey jogtaa cimriga rabi hakuu dhereyo 2024🇸🇴❤️yarabi nawad warna naga yel ❤😭

  • @worldtoday1331
    @worldtoday1331 2 ปีที่แล้ว +4

    Xamar Xuduntii Dalkaygaay.
    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
    Xamar waa ma dhaafaan
    Waana lagama maarmaan
    Waana lagama maarmaan
    Maalkii dadkeeniyo
    Kartidii midnimadaan
    Labadaba ku miisnoo
    Marsadiyo badeediyo
    Hawdkaa isku muuqdo
    Xamar waa ma dhaafaan
    ❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤
    Ma miliilicdeen weli
    Mana jidhidhicooteen
    Anigoo u marag furay
    Dal magaalo madaxdii
    Maantay u qalantaa MUQDISHO.

  • @cabdirisaaqmaxamed4650
    @cabdirisaaqmaxamed4650 7 ปีที่แล้ว +119

    Ninka heesta sameeyay waa reer hargeysa yuusuf aadan alaale.somalidu markay is jeclayd

    • @saadsuleiman3750
      @saadsuleiman3750 7 ปีที่แล้ว +13

      Waxaas oo dhan hadana waxba kama oga reer konfurku, imakuun bay odhan waa soomali-diid! waa markaanu si hagar la'aana aanu uga shaqaynay isu keenka soomali oo mid ah, lkn maxaa naga gaadhay?!!

    • @mariamufs2023
      @mariamufs2023 6 ปีที่แล้ว +15

      Waa marku reer waqoyiga maskax lahay naceyb qalbigoda ku daxaleysan xitaa reer waqoyi dhan maahe beesha isaaaaq hada naceybkad u qabtaan xamar dhulka wa la jari lajedeen lkn ilaaah ma dhihin war iyo dhamantiis casimadina wa muqdisho ictiraafna soma socdo insha allah

    • @abdiwaliabraham2681
      @abdiwaliabraham2681 6 ปีที่แล้ว +3

      @@mariamufs2023 sax abaayo kuwaan waa aragti gaab

    • @mahmudshiil135
      @mahmudshiil135 6 ปีที่แล้ว +5

      @@saadsuleiman3750 soo Heestii Baxsaneey Hargeysaay ma aha Erayadii Abwaan Cabdiqafaar Ciise Cagoole
      oo ah nin reer Mudug ah kuna luqeeyay Saalax Qaasim Naaji. marka soomaalida waa isku dhex jirtay waana isjecleed oo is amaani jirtay. wixii dhib ka soo gaaray Dhamaan gobolada dalkii iyo beelihii Dowlada militeriga shacabka masuul kama aheyn waana wax dowladaha militeriga lagu yaqaan , dad ama reer si gaar ah dowlada uma jeedin balse xumaan iyo wanaag waxey lahaataba maanta meel ka xun aan joognaa oo waa taa wiilashii soomaaliyeed badaha ay ku dhamaanaayaan. kuligeen soomaali dhib baa naga soo gaaray burburkii iyo dagaaladii ee allaha in aan is cafinno hanagu duwwo. soomaalina soomaalinimadeeda in ay isku ixtiraamto oo wada noolaato allaha garadsiiyo.

    • @afro-nordicvoice7105
      @afro-nordicvoice7105 6 ปีที่แล้ว +1

      cabdirisaaq maxamed hhhh Yusuf Aadan Alaale From Boon Gobolka Awdal. Alaale hargeisa lagalama baxo magacaasi Meel buu ku egyahay.... Kula dhuuq waa iska caadiye Reer woqooyibaynu wada nahay...😂😂😂

  • @hassanabdullahi7778
    @hassanabdullahi7778 11 ปีที่แล้ว +21

    Weligeeyba waan jeclaa Hiba Nuura waayo waa wadaniyad dhab ah jecel wadankeeda anagana sidaas iyo si la mid ah ayaan kuu jecel nahay maama HIBA Nuura. allow noo dhaaf

  • @sergentzack
    @sergentzack ปีที่แล้ว +9

    Wow she is is just so amazing. May Allah bring Somalia back it’s powerfulness.

  • @HadalsameTV
    @HadalsameTV 11 ปีที่แล้ว +47

    HIBO NUURA is national ASSET....Forza SOMALIA..

    • @abdulahiqalinle2336
      @abdulahiqalinle2336 6 ปีที่แล้ว

      Hibooy wadankaaga aad udhalatay ee itoobiya hees usoo samee hadii kale waligaa gadabuuri uunbaad ahaani hadii kale naag tirsan ayaad noqon

    • @rashiidabdallah1648
      @rashiidabdallah1648 3 ปีที่แล้ว +2

      @@abdulahiqalinle2336 wtf

  • @jamboabdu2412
    @jamboabdu2412 10 ปีที่แล้ว +17

    Hibo nuura fananad qaran we love u, kuwi xamar cayay ayagana wey fahmi donan muhimada midnimada iyo is walalsiga please positive comment without targeting anyone thanks.

    • @fathimamohamed6194
      @fathimamohamed6194 3 หลายเดือนก่อน

      Walaal manoo shahay 2024😢😢

  • @abdurahmanmohamedhashi7187
    @abdurahmanmohamedhashi7187 9 ปีที่แล้ว +7

    Maasha alaah Murtiyeey ma guuraan taariiq la soo maray sheekaa micneysee walee waa hadal waa weeyn fanaan qaran ciyaal biidho biidho ha idin taagnaato

  • @AhmedMohamed-yb4ux
    @AhmedMohamed-yb4ux 6 ปีที่แล้ว +12

    Wan jidhicoday markan dhagysaty hiibo alle janda hayngu kulmiyo love 😍 hiibo gudon

  • @jamajokar
    @jamajokar 3 ปีที่แล้ว +3

    Alle ha xafido hiba nuura M.allah guuleysta pro this chanal

  • @sabirwardhere
    @sabirwardhere 11 ปีที่แล้ว +9

    WAA SAX XAMAR WAALAGA MAARMAAN: WAA ERAYO AAD LOOGA FIIRSADAY.

  • @abdisalambulle1591
    @abdisalambulle1591 7 ปีที่แล้ว +11

    Wale waa hees xasuus aah...... Waxana garan kara qofkii xamar argii jiraay bari samaadkii

  • @mdecohassan6902
    @mdecohassan6902 11 ปีที่แล้ว +2

    waa hees aad iyo aad u macaan waana u qalantaa inaa muqdisho la amaano masha allah ilaahow cimri dheer iyo caafimaad sii fanaanada qaranka ee hiba nuura

  • @abdikadirilkacase6821
    @abdikadirilkacase6821 6 ปีที่แล้ว +5

    Xamar......................?
    Allaaha Barakeeyo Runtii Waa
    SomaliSima

  • @FANKAFILMS
    @FANKAFILMS 6 ปีที่แล้ว +8

    Muruq lagu shaqeeyo iyo ileen
    Quruxi waa maal.❤
    Maamo Hibo Nuura nolow

  • @xamarcadeey8310
    @xamarcadeey8310 11 ปีที่แล้ว +4

    hiba nuura hida dhoortada hobolada waa bari masha allah allha ku xafido fanaanad ku dayasho mudan

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 4 ปีที่แล้ว +2

    Xaqiiqdii maanta waa laga baxaa Muqdisho Illaahow ku xafid meel loo dhigo malaha, maashaa Allaah cadowgeeda Allaah qabto

  • @butterflySom
    @butterflySom 11 ปีที่แล้ว +2

    Maasha Allaah Hibo cod bay haysaa wali jir oo joog fananinta balwada leh maahan wali waa is haysataa wallee

  • @Ilikecroissantsandbaguettes
    @Ilikecroissantsandbaguettes 10 ปีที่แล้ว +10

    Waaw hiba mohamed Hudoon hiba nura alayacizak xamar qofki kudhashtay iyo qofki kudhaq may aa sharaf teeda yaqaano nolow maama

  • @abdirahman2365
    @abdirahman2365 8 ปีที่แล้ว +40

    Muqdisho.waxay katurjuntaa Midnimada Soomaaliya waa meesha kaliya ay Soomaaliyoo idil kuwada nooshahay.Soomaaliya waa mid ileen isma hurto.

  • @aliismailsubagdhame2834
    @aliismailsubagdhame2834 6 ปีที่แล้ว +2

    mash all mam ma hoyadii fanka HIBO NUUR waaa halyeey soo maray fanka somalida

  • @miski3389
    @miski3389 ปีที่แล้ว

    Xamar waa madhaafaan ❤ Alcaasimah jaceylkaan kuu haaya mug weynaa!❤❤

  • @elmiyeetaelmi1008
    @elmiyeetaelmi1008 11 ปีที่แล้ว +3

    maasha allaah ilaheey ha ku xafido hibo nuur cadawgaag dhulka hoostiis

  • @drxbeeballowsomaliaugargaa8752
    @drxbeeballowsomaliaugargaa8752 11 ปีที่แล้ว +4

    Maaaaaaaama Hibo We LoVE Cimrigaaga Allaha Dheereeyo Hoooyo Macan !

  • @zuhrahaji3256
    @zuhrahaji3256 8 ปีที่แล้ว +8

    💕wlhi Xamar wa ma dhafan💕 wana lagama maarman 💞

  • @SareyFarah
    @SareyFarah ปีที่แล้ว +4

    ❤Gold voice ❤
    Legend hibo mohamed hibo nuuro ❤9 years later ❤24-08-2023😊Thursday❤8:11 Am subaxnimo😊
    ❤Gold voice ❤

  • @hanaanqurux92
    @hanaanqurux92 6 ปีที่แล้ว +6

    muqadisho somaliya wan uxiisaya ruunti xamara waa ma dhafaan waan laka maraman😍😍😍😍😍😍😍😍💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪👈🏽

    • @maxamedtaraale5322
      @maxamedtaraale5322 5 ปีที่แล้ว

      Masha Allah muqdisho ALLAHA kadhigu nabad AMIIN YAA ALLAH AMIIN YAA ALLAH insha Allah

  • @zamzamunique3164
    @zamzamunique3164 4 ปีที่แล้ว +5

    Walidkena iyo dadki somaliya oo nabad sojogi jiray wa naga nasib bdn yihin☹️😢😢😢. Insha Allah still we have hope

    • @cusmanabdulle
      @cusmanabdulle 2 ปีที่แล้ว

      I.a waan sugeynaa hopkeena

  • @Joss5096
    @Joss5096 3 ปีที่แล้ว +12

    Timeless peace of art!

  • @malyunmohamed2154
    @malyunmohamed2154 10 ปีที่แล้ว +2

    Mamma Hibo weligey waan ku jeclaa waxa tahay wadaniyad dhab ah sidaa muqdisho u jeceshahay si lamid ah baan kuu jecel nahay farxad waarta ku nolow

  • @calicabdifarax9059
    @calicabdifarax9059 6 ปีที่แล้ว +18

    Hantida somalileedahay waa hibo nuura allaah hadhaafo danbigeeda

  • @mrhoryaal
    @mrhoryaal 11 ปีที่แล้ว +3

    Hibo noolow masha allah somali ma kala maaranto meel kasto oo ay joogto intan xun ee dadka dhex socotaana way iska dhamaan insha allah salaan sharaf HIBO

  • @admodida8217
    @admodida8217 10 ปีที่แล้ว +15

    wan is ooya markan heestan dageysto oo iska qirodha!!!!

  • @aslihassan3729
    @aslihassan3729 6 ปีที่แล้ว +20

    I love you somalia

    • @Saraabdif43
      @Saraabdif43 3 ปีที่แล้ว

      Me too I Love My peoples of great Somalia....+
      I love you Somalia!

  • @anisamohamed6019
    @anisamohamed6019 2 ปีที่แล้ว +5

    Xamar Waa ma dhafaaan. Waana lagama maarmaaan xaqiiq wlh cid ka marantoh malhn dunida mel an ka jeclahy ma jirtoh alxmdulilaaah hadii anba ku dhashy Nasiib an dadka kle dherahay waye🥺 ilahooow wadnka nabad noooga dhig🇸🇴🥺🤲
    20/5/222 haben Sabti so galeeeyso ayaan dhageysanayaa🎸🎤🎻😍

    • @degancadeey9456
      @degancadeey9456 2 ปีที่แล้ว

      2022 bisha 10 12ad habeen khamiis soo galeyso ana wnku dhashay wna ku dhala

  • @talamoogemedia5993
    @talamoogemedia5993 4 ปีที่แล้ว +1

    Ahx,Ahx.Alla yaa ciiiziik.xamar waa madaafaan waana lagamaa maarmaan .😂😂😂😂😂.Am from Garrisa Cadeey(NFD).one love somalia my motherland

  • @marwo854
    @marwo854 3 ปีที่แล้ว +2

    Hibo nuura heesaheeda aad baan u ga helaaa🥰🥰🥰

  • @hassandaada4868
    @hassandaada4868 7 ปีที่แล้ว +3

    wale xamar waa ma dhaafan alow dalkeena somali oo dhan nabD nooga dhig 💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖👏

  • @Ahmed_somalilander
    @Ahmed_somalilander 4 ปีที่แล้ว +2

    ( Maalkii Dalkeniyo kartidiyo Midnimo labadaba Ku miisno ) Alle Hawnaxariisto Abwanki sameeyay Rer Hargaysu Ahaa Nafsigii Waa Hayaa Reer Muqdisho Maanta Alle Haw Gargaaro Ameen

    • @idirismaxamed6496
      @idirismaxamed6496 3 ปีที่แล้ว

      Maxad ninka sameeyay ka walax yahay sow maamada qaadaysaa gobolkii aqoonta kama iman oo dadka somaliyeed codkeeda macaan kusoo gaadhsiisay

  • @SALECCC_apdi14
    @SALECCC_apdi14 7 หลายเดือนก่อน +1

    Xamar wa madhaafaan
    Proud to be Ciyaalxamar gang❤

  • @qadarfarah4849
    @qadarfarah4849 8 ปีที่แล้ว +8

    xamar waa madhafaan aleey lahe

  • @Najma2345
    @Najma2345 9 หลายเดือนก่อน +10

    2024 🇸🇴🔥❤

  • @Nasroadow2021
    @Nasroadow2021 6 ปีที่แล้ว +3

    1/2/2019 qofki hada so gala like ii sar😁
    Nabad iyo nolal xamar

  • @Shariifka1
    @Shariifka1 2 หลายเดือนก่อน

    Allahayow Nabad waarto sii xamar cadeey iyo dalka intiisa kale ba.❤️

  • @abdifatahhashi405
    @abdifatahhashi405 3 ปีที่แล้ว

    Murtiyeey ma Guuran
    Taariikh la soo maray
    Sheekaa macnaysee
    Absolutely waa Run

  • @maceygeenyo1051
    @maceygeenyo1051 3 หลายเดือนก่อน

    Ma mililicden wali mana jiriricoten anigoo u marag furay dal magaalo madaxdii maanteey u qalantaa muqdishoo waayo shidaalka iyo kheyradka dhulkena ka buuxaa qodan rabtaa allow iso saqir amuuraha🤲🏻❤

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 7 หลายเดือนก่อน +1

    Walalayal no duceya muqdisho nabad gelyo waye alaha no badiyo amiin ya alah

  • @indhouroonindhodeeraaleey6608
    @indhouroonindhodeeraaleey6608 11 ปีที่แล้ว +3

    maashaa allaah waxaasaa fanaanad qarana waligaaba waxaad aheeyd haldoorka hobalada waxaadna tusmo u aheeyd markasta ood ruwayad jileeyso wax wanaagsan ookudayasho mudan noolow hibi maxamed hudoon hibo nuuro waxaan kuu rajeeyay cimridheer cubaado suuban caafimaad taama

  • @awdalstatesamaroonsiciid4416
    @awdalstatesamaroonsiciid4416 11 ปีที่แล้ว +9

    XAMAR WA LAMA TABTAAN WA MUQADAS

  • @FarhiaFarah-2020
    @FarhiaFarah-2020 8 หลายเดือนก่อน

    Xamar waa ma dhafan❤

  • @abdifatahhashi5247
    @abdifatahhashi5247 6 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay ha nooga dhigo sidii hore IYO si ka fiican

  • @xaliimomowliid9551
    @xaliimomowliid9551 ปีที่แล้ว +1

    Maskax lagu dadaaliyo ileen garasho waa maal muruq lagu shaqeeyiyo ileen quruxi waa maal Hiba NuuRa ❤️

  • @kmlhssn4668
    @kmlhssn4668 5 ปีที่แล้ว +1

    Xamar waa ma dhaafan
    From hargeisa waa xaqiiq

  • @Nasrashiilaofficial3146
    @Nasrashiilaofficial3146 6 ปีที่แล้ว +7

    Maskax lagu dadaaliyo ileen garasho waa maan
    Muruq lagu shaqeeyiyo ileen quruxi waa maal
    Allow umadeena midee

  • @talomaal1730
    @talomaal1730 7 ปีที่แล้ว +2

    Muqdisho❤️allow haydilin Anigoo Mar Cagaha soo dhigin my home

  • @ifrahali3713
    @ifrahali3713 10 ปีที่แล้ว +4

    Fanaan Hibo Respect!

  • @engosama7208
    @engosama7208 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah allahayow ku nabad gali aduun iyo aaqirobe ku naxariiso hibo nuur

  • @cubeyd27
    @cubeyd27 ปีที่แล้ว +4

    Xamar waa madhaafaan❤
    Waana lagama maarmaan❤
    Xamar Meeshii aan ku dhashay ku koray, ku wax bartay dhib iyo dheefba usoo joogay. Barakeey Allow Xamar 🤲❤ Ciyaal Xamarnimo❤️
    Muqdisho Al-Caasimah🩸❤💯
    9 Sanno ay channelka ku jirto,
    597K Views, 2.7K likes👍 bay mareysaa heestaan cajiibka ah xiligaan.
    Waxaan dhageysanayaa habeenimo ay Axad soo galeyso taariikhduna tahay,
    Sat, 24/June/2023 10:48 PM habeenimo.

    • @IlwaadAbdurashiid4631
      @IlwaadAbdurashiid4631 ปีที่แล้ว +2

      @cubeyd Quruxow wlhi sido kale xamar waa meesha ku dhashay kuna soo barbaaray kuna wax bartay xamar wan jaceylahay ❤ilaa aan ka dhinto xamar meel kama dheeranaayo insha Allah wan ku salamaya 🥰26/10/2023 daawanay 23:7habeenimo 😘

    • @cubeyd27
      @cubeyd27 ปีที่แล้ว

      ​@@IlwaadAbdurashiid4631aad iyo aad ilwad quruxey.
      Xamar qofkii ku dhashay ku soo korey dhib iyo dheefba u soo joogay baa yaqaana qiimaheeda❤ sidoo kale waa ku salaamayaa abaayo❤

  • @ibramhdn3223
    @ibramhdn3223 8 ปีที่แล้ว +17

    Maskax lagu daaliyo ileen garasho waa maan muruq lagu shaqeey iyo ileen quruxi waa maal waa ereyo cajiib 😄

  • @hamsemohamed9843
    @hamsemohamed9843 6 ปีที่แล้ว

    Ereyadii yuusuf aadan xuseen ahn laxankii cabdikariim jiir

  • @muhammedysus5063
    @muhammedysus5063 8 ปีที่แล้ว +1

    xamar waa ma dhaafan waana laga marmaan runta ayey so taabaty

  • @qaniabdi9873
    @qaniabdi9873 8 ปีที่แล้ว +2

    wa runta mama mcn hibo nura xamar wa ma dhafaan

  • @sakiabdisakiyare6353
    @sakiabdisakiyare6353 5 ปีที่แล้ว

    Xamr was madhafan - waana laguma marman mama hibo nura dadki hore e somalia

  • @cadaawemohamed3061
    @cadaawemohamed3061 ปีที่แล้ว

    Mama hibo cimri dheer iyo cibada suban Allah kaga rajeynaa❤❤❤

  • @hanaasharaf3427
    @hanaasharaf3427 5 ปีที่แล้ว +1

    Xamar waa madhafaan allow dhowr xamar cadey

  • @sahriinahassan5283
    @sahriinahassan5283 7 ปีที่แล้ว

    alayacizak mama hibo afkaada caano lagu qabay xamar waa madhaafaan iyo lagama maarmaan love my city xamar cadeey allow noo nabadeey

  • @FarhiaismailMohamud-z4y
    @FarhiaismailMohamud-z4y หลายเดือนก่อน

    Xamar wa ma dhafan I need bless him free muqdisho ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fahmi1435
    @fahmi1435 2 ปีที่แล้ว

    Barakee allow xamar

  • @mowlidosmn4703
    @mowlidosmn4703 6 ปีที่แล้ว +2

    Eedaday allh ku xitiyo wadal wxy soosartaa wadaniyaal dhaba

  • @mjeeycabdi3948
    @mjeeycabdi3948 7 ปีที่แล้ว +9

    2017 ya dawanaya

  • @dahirahmed9290
    @dahirahmed9290 11 ปีที่แล้ว +1

    waaw caadi ma ahan viva xamar cadey waad mahadsantahay Hibo Nuur inbadan

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 29 วันที่ผ่านมา

    Abwan yuusuf aadan alaale mid rayigisa kahadlay ninki maal laboow hasomuraado maalaa muqdisho lakenayaa

  • @hardlaughs8462
    @hardlaughs8462 4 ปีที่แล้ว

    Waxas la tilmaamayo dad ba mooday in dhul
    Laga dhacayo oo dhulka la simay. Waa ka xumahay wlh.

  • @ahmeddini601
    @ahmeddini601 6 ปีที่แล้ว +5

    Xamar waa hoyga umadda soomaliyeed umadda kunoolna waa dad aan calool kuqaad lahayn oo samir badan kan hargeyso joogo kan jabuuti kunool kan gaarisa Ku dhaqan iyo kan jigjigo kusugan intaba caawa waa meesha aykudhaaran karaan in ay kunabad galayaan oo aan laga xigin

    • @CSeerbiya
      @CSeerbiya 6 ปีที่แล้ว

      Yuusuf Aadan Xuseen Alaale wuxuu ahaa Abwaan Suugaan Culus leh sidoo kale walaalkii Cismaan Aadan Xuseen Askari isna wuxuu ahaa nin cajiib labadodaba Alle ha u naxariisto

  • @farhiaiamail605
    @farhiaiamail605 4 ปีที่แล้ว +1

    My god bles you muqdisho

  • @jabarticaydiid4000
    @jabarticaydiid4000 6 ปีที่แล้ว +1

    Waayo waayo marku dalkeenu is jecla xamarna lajeclaaaa.wali ean jecelnahay xamar

  • @deeqaali9899
    @deeqaali9899 6 ปีที่แล้ว +3

    Goonigoosatadii Hargeysa waxay nagu wareeriyeen adeerkey ama abtigey baa alifay waxaysan ogeyn in mushaar lagu siin jiray waxqabadkii kacaanka bay kamid tahay heesahaan macaan

    • @afro-nordicvoice7105
      @afro-nordicvoice7105 6 ปีที่แล้ว

      Deeqa Ali Reer hargeisa heesta ma samaynin. Wxa sameeyay nin Gobolka Awdal ka u dhashay Oo somali dhab Ah. Ma Iyagaa sheegan kara?😐

    • @axmedzaki9978
      @axmedzaki9978 4 ปีที่แล้ว

      @@afro-nordicvoice7105 hhhhhhhhh samroonta u dhiganto isaaq uu ka abwaano badna yahay uu ka dad badn yahay uu ka ad wayn soo maah

    • @axmedzaki9978
      @axmedzaki9978 4 ปีที่แล้ว

      @@afro-nordicvoice7105 hhhhh mid kale heesta somalitooso yaa sameeyay waar reer uun baad cayaysiine ka xishooda

  • @abdisalambulle1591
    @abdisalambulle1591 7 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah hiba waa fanadada qaranka

  • @a.rahina.rahman7978
    @a.rahina.rahman7978 11 ปีที่แล้ว +5

    Viva Xamar Cadey Somalia Capital City we Love

  • @farhiaismail5084
    @farhiaismail5084 4 ปีที่แล้ว +7

    Great song

  • @mahermohamud1239
    @mahermohamud1239 3 ปีที่แล้ว +1

    muqdisho waxay caan kutahay soomaali oo idili waa wada joogtaa hadana cidi cid ma faquuqi karto qabiil kaadtahana waaba ka mam nuuc bari gaan imaa nayay 4sano kahor ayaan lasoo galay dhaqanka reer miiga anoo dadka qabiilka waydiiya inyaan kabacdii waxaan dareemay inaan mee shaan lakala xigin soomaali oo idil

  • @ahmedsaahid1086
    @ahmedsaahid1086 11 ปีที่แล้ว +2

    Waa hees mcn hibo nuura nooloow

  • @cabdishakurcabdulahi4411
    @cabdishakurcabdulahi4411 4 ปีที่แล้ว

    Waa hees saameeynteeda leh
    Lamid ma ahan waxa hadda dameeraha meelha qaaqleh ku dhawaaqaan iyagoon luqad iyo suugaan midna ilaalineen

  • @naimanur5657
    @naimanur5657 6 ปีที่แล้ว +1

    Allow xamar ino dhaaf oo ino nabadeey

  • @YoMleek
    @YoMleek 6 ปีที่แล้ว +1

    Somaliya guul muqdishow alow dhowr🇸🇴💪🇸🇴💪❤❤💪🇸🇴😍😘

    • @mahadsaciid858
      @mahadsaciid858 4 ปีที่แล้ว

      aamiin aamiin aamiin illaahoow idinkaag inoog dhig diinteen iyo dalkeen nabad

  • @malafayoo
    @malafayoo 10 ปีที่แล้ว +1

    muqdisho wa laga marmaan hiba nuura thanks

  • @fatimayusuf3291
    @fatimayusuf3291 8 ปีที่แล้ว +2

    Marsha Allah mugudisho waa maguran

  • @shukriahmedfarah585
    @shukriahmedfarah585 6 ปีที่แล้ว +1

    xamar wa madhafan viva somaliya allow dadkena qalbigoda isku fur oo mide

  • @A96242
    @A96242 11 ปีที่แล้ว +2

    mansha allah hibo nuura alloe ku dhoor

  • @nasrahpoolo
    @nasrahpoolo 4 ปีที่แล้ว

    Ilahoow no siyaadi dal magaalo madaxdii mantey u qalantaa🇸🇴💙💋

  • @aishakeenmohamed9225
    @aishakeenmohamed9225 10 ปีที่แล้ว +2

    Wwwww allow kudaa Hooyo hibo Nuur aaaaaaaamiiiin aaaaaaaamiiiin

  • @qosolwanagcadey8599
    @qosolwanagcadey8599 9 ปีที่แล้ว +4

    murtiyeey maguran tariq laso marey.sheeka micneyso viiiiiv xamar cadey

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 2 ปีที่แล้ว

    Xildhibaanoow Doorta Maxamed Cabdillaahi Farmaajo Good All Soomaalian Civilian

  • @known483
    @known483 11 ปีที่แล้ว +2

    Alloow kuhafid eedo waligaa.

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 8 หลายเดือนก่อน

    Pray for muqdisho free muqdisho ❤❤❤❤❤

  • @shucebmumin9049
    @shucebmumin9049 3 ปีที่แล้ว +1

    Hestaan iska jeclahay
    Somalinimo kufanaa