ความคิดเห็น •

  • @AbdirahmanmahamedAbdirahma-h2f
    @AbdirahmanmahamedAbdirahma-h2f ปีที่แล้ว +2

    Side gurubka ugu soo biri Kara ustaadi Alle ha ku barakeye

  • @SaredoHassan34
    @SaredoHassan34 ปีที่แล้ว +4

    This channel is my favorite alhuma bareek ya akh❤❤❤

  • @channel-barkhadle
    @channel-barkhadle ปีที่แล้ว +15

    qofkii ubaahan inuu quraanka, higaada,tafsiirka,qiraa aadka kubarto online haylasoo xiriiro

    • @anabahmed9959
      @anabahmed9959 ปีที่แล้ว +2

      Aac queaanka ma lacag baa ku bareysaa mise free

    • @channel-barkhadle
      @channel-barkhadle ปีที่แล้ว

      @@anabahmed9959 wcs

  • @somfrp
    @somfrp ปีที่แล้ว +9

    Warsame qof dhalanyarado lajecel HORMARKA❤🎉

  • @MohamedKader-sv4qv
    @MohamedKader-sv4qv 9 หลายเดือนก่อน

    Mahadsaanid brother mohamed warsame

  • @hareericadde-gd7oc
    @hareericadde-gd7oc ปีที่แล้ว +1

    This channel warsame and gelle favorite allah haku bara keeeyo

  • @mohammedwanaag5699
    @mohammedwanaag5699 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid ustaadi ❤ allaha kusiiyo kheyr oodhan

  • @dahirpisweb864
    @dahirpisweb864 ปีที่แล้ว

    thanks to you my brother for your motivation and granting us these counsels

  • @bashiirmumin875
    @bashiirmumin875 ปีที่แล้ว +3

    Warsame bade wall coursigi freega ahaa maxaad websiteka uga saaratay maku so celinasa insha allah

  • @barwaqofarah2848
    @barwaqofarah2848 ปีที่แล้ว +1

    Asc ustaad farqiga udhaxeyo maxa waye hadan aniga product aan leyahay inan my own web inan furto or shopify

  • @Goonnidaaq
    @Goonnidaaq ปีที่แล้ว +2

    Good job legend

  • @cabdiyuusuf5090
    @cabdiyuusuf5090 ปีที่แล้ว

    Ilahey kheir badan hakuugu deeqo macalin qiimo badan❤🙏💯

  • @SHARKEYSHORTSOFFICIAL
    @SHARKEYSHORTSOFFICIAL ปีที่แล้ว

    Mashaa allah jazaaka allah macalin

  • @aliabdullahi9625
    @aliabdullahi9625 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad Allah ku xifdiyo

  • @moha__wali2297
    @moha__wali2297 ปีที่แล้ว +2

    You are my role model

  • @AbdiQafar-kw4pg
    @AbdiQafar-kw4pg ปีที่แล้ว

    Wll see luugu soobiiraa faca koraya

  • @Chamiilachano
    @Chamiilachano 8 หลายเดือนก่อน

    Wll aad baad u mahadsan thy caawimaad kaa rabaa

  • @BahsenMohamed
    @BahsenMohamed ปีที่แล้ว

    The best media

  • @Barakaale-N-Books
    @Barakaale-N-Books ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll!

  • @Abdishakur_Hassan
    @Abdishakur_Hassan ปีที่แล้ว +1

    Ustad Kani wa muqal gor hore ah se ahan 😂 Tankale Away muqalki ads Country's kaga hadli rabtay

  • @maymuunmaymuun-sz1iy
    @maymuunmaymuun-sz1iy ปีที่แล้ว +1

    Asc wllo side kubarnkara

  • @isseabdalla5536
    @isseabdalla5536 ปีที่แล้ว

    Xiisada hasga see ogu sobiiri kara wll?

  • @burhanabdulahichannel1334
    @burhanabdulahichannel1334 ปีที่แล้ว

    I would like to contact with you
    But how?

  • @mohamedsaidmohamud1927
    @mohamedsaidmohamud1927 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @diilharo7694
    @diilharo7694 ปีที่แล้ว +1

    Mn sha Allah

  • @nadiiraadan5785
    @nadiiraadan5785 ปีที่แล้ว +5

    Insha allah😂 wll maanta video inaan wax ka faaiido rajaynayaa qodobo title kusoo qoree hadan hadal wadee qodobadiina Ma afgaranayo Ma anaa waalan mise cadan laga heesayaa

    • @feysalinho7123
      @feysalinho7123 ปีที่แล้ว +1

      Ma ila aragtay horta kaligeey inaa fikirkaas qabo baaban umaleenayay yacni dadkaaan waxooda meelna kama bilaawdaaan meel loo raaacana maleh

  • @craxmanmaxamed4536
    @craxmanmaxamed4536 ปีที่แล้ว

    Shukran

  • @Micraj329
    @Micraj329 ปีที่แล้ว

    Keep going

  • @amiirafamilyyoutube7494
    @amiirafamilyyoutube7494 ปีที่แล้ว +2

    Wallal leeyahay TH-cam waxana dhib ku qaba idetenka e miyaad bartaa dadka idhitinka

  • @Barakaale-N-Books
    @Barakaale-N-Books ปีที่แล้ว

    Mahadsanid!

  • @SheikhYhg
    @SheikhYhg ปีที่แล้ว

    M.a Aad Baa Kaaga Mahadcelinayaa Sida Wanaagsan Ee Aad Dhalinteyna Hormarkeyda U Jeceshahay Una Dhiira Galiso, Marka Xigta Sidee U Baran Karyaa Qofka Ecommerce In Uu Barto Wax Contact ah Oo Lagaaga Soo Xariiri Uma Jeedee

  • @abdirizakmohamed1751
    @abdirizakmohamed1751 ปีที่แล้ว

    Asc ayaan kusalamaya.Ustaad sideen Ku bilaabi karaa network marketing.

  • @munajamal4600
    @munajamal4600 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah waxaad tahay hormarka la jacel dhalin yarada

  • @Cabdullahi-d8m
    @Cabdullahi-d8m ปีที่แล้ว +1

    Macalin warsame Book review inoo biloow buugtaad akhriso dib u eegistooda

  • @khadarhajjiahmed
    @khadarhajjiahmed ปีที่แล้ว

    Saaxiibow ciwaanadaada iyo waxaad ka hadlaysaa ismalahan wlhi in badan ayaan ku daawaday ee fadlan mawduucaaga iyo title kaaga is waafaji 🖐

  • @karaahaqaa
    @karaahaqaa ปีที่แล้ว +2

    Waxaan ka yaabey, oo madaxeeyga ku noqnoqdey sideen anoo 0$ heeysanin ganacsi u billaabi karaa??!!
    #ustaaz bal video kale kasoo duub sifiican noo faahfaahi. Insha Allah.❤ ❤❤

    • @mrbaanda
      @mrbaanda ปีที่แล้ว +1

      raadi fursadaha nololeed
      reaserch samee ha cajsin ee tijaabi ❤

  • @Hadi25526
    @Hadi25526 ปีที่แล้ว +2

    Drop shipping ustad somaliland maka shaqeya waayo dad oo dhn ba i niyad jabiyay wxn ka rajeynaya jwb wngsn ustad🙏

    • @farxiyopoqoradeyda2147
      @farxiyopoqoradeyda2147 ปีที่แล้ว

      Hhhh wllhy waa qoslay

    • @hamdafarah825
      @hamdafarah825 ปีที่แล้ว

      Haa vpn aya lgu isticmala shaqada gal horta cilmiga ITga yara baro

    • @Hadi25526
      @Hadi25526 ปีที่แล้ว

      @@hamdafarah825 hye wllshy wad mhdsn thy

    • @Hadi25526
      @Hadi25526 ปีที่แล้ว

      @@farxiyopoqoradeyda2147 ha kla joojin qosol qosol fariid

  • @XuseenShekhcumar-vy6g
    @XuseenShekhcumar-vy6g 8 หลายเดือนก่อน

    Hanacsigu kaladuwan sidee loomaalgaiya

  • @Alqimo-l6u
    @Alqimo-l6u ปีที่แล้ว

    Masha alh

  • @Dulbbiciid
    @Dulbbiciid ปีที่แล้ว

    Saaxiib waxaan Rabaa sida loosameeyo xayaysiin

  • @CumarIbrahim-m4x
    @CumarIbrahim-m4x ปีที่แล้ว +1

    Thans wllo

  • @SuleeqoAli-j3n
    @SuleeqoAli-j3n 10 หลายเดือนก่อน

    waxaan rabaa in dib usoceliyo shirkada nokia 😊❤

  • @Suldanwarsame
    @Suldanwarsame ปีที่แล้ว

    Sxp group ke xagee kaga so biri kara

  • @abdinursamale2137
    @abdinursamale2137 ปีที่แล้ว

    Qofka Africa jogo sidee online ugu shaqaysan kara?

  • @abdirashidmuhumed1828
    @abdirashidmuhumed1828 ปีที่แล้ว

    Good job

  • @jaamacfarxiya9207
    @jaamacfarxiya9207 ปีที่แล้ว

    Warsamow wllo.qof dhalinyaraa oo.waaldkiina baadiye joogaan walina arday aan.jamacad gaadhina jecelna inuu walidkii iyo.naftiisab wax u qabto Cid gacan qabatana haysan maxaad kula.talinlahayd?xagee se wax ka.bilaabi karaa adoo mahadsan 😊

  • @AadanFarxaan-ct4py
    @AadanFarxaan-ct4py ปีที่แล้ว

    Sidee. Ayaan. U. Noqonkaraa. Freelenser. Iskuna. Horumarin. Karaa

  • @FoosMohamed-q5j
    @FoosMohamed-q5j ปีที่แล้ว

    Ani online jeclan lahaa lkn ma fahsanin

  • @GureyAxmed
    @GureyAxmed ปีที่แล้ว

    Xageela helaa buuga

  • @tahirbulale2819
    @tahirbulale2819 ปีที่แล้ว

    Mahdsaniid wll

  • @mohamettYusuff22
    @mohamettYusuff22 ปีที่แล้ว

    I can do

  • @AmiinAmiinapdiabiib
    @AmiinAmiinapdiabiib ปีที่แล้ว +1

    Sidee loo samaystaa MasterCard adoo jooga somalia

  • @BukhaariCali-e2w
    @BukhaariCali-e2w ปีที่แล้ว

    Waad mahadsantahay wlo dhalin yarada kugu xidhan kamid ahay lkin wlo muuqalada dumarka qaaqawan ka saar wayo waxa dhici karta in qof arko kadib danbiyo aad shaqaysato aad baad umahadsantahay

  • @ahmednasiib1395
    @ahmednasiib1395 ปีที่แล้ว

  • @Cumar__official
    @Cumar__official ปีที่แล้ว

    Fic

  • @ملكةعاشق
    @ملكةعاشق ปีที่แล้ว

    ❤❤

  • @MashuushAbdi-jc7yj
    @MashuushAbdi-jc7yj ปีที่แล้ว

    Warsmoow sideen shaqo kuhelaa ada graphic design taqanid anoo gabar ah😢

    • @farxiyopoqoradeyda2147
      @farxiyopoqoradeyda2147 ปีที่แล้ว

      Mxaa isku bahdilaysaa oo uleedahay anoo gabara

    • @hamdafarah825
      @hamdafarah825 ปีที่แล้ว

      Dadaal shaqo raadso illahay aya la barya kaliya ducayso

  • @waanoproduction1800
    @waanoproduction1800 ปีที่แล้ว +1

    Sawirada xun xun ka saara muuqaalka

  • @diilharo7694
    @diilharo7694 ปีที่แล้ว +1

    Mn sha Allah

  • @Micraj329
    @Micraj329 ปีที่แล้ว

    Keep going

  • @Abdu-ProjectX
    @Abdu-ProjectX ปีที่แล้ว