abdinuur & fadun

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2024
  • abdinour & fadun
    hees somali
    ANNUITY , DONATE, CREDIT, law , car , ppi , insurance

ความคิดเห็น • 21

  • @xasan.jaamac
    @xasan.jaamac 5 ปีที่แล้ว +6

    LAGU MURANYE MA ADAA ---- HO. CABDINUUR ALLAALE & FADUUN DUCAALE ?
    Curinteeda ? Mahadsanid jaalle Xasan.
    '' Ho. Cabdinuur Allaale Xirsi
    Sida dhibic mahiigaan
    Oo maalin weyntii
    Deeq loo mashxaradyo
    Moosyada xareed dhigay
    Milicdii qabatoo
    Iyagoo muraayad ah
    Miliqdii hadhkaagiyo
    Geeduhu ka muuqdaan
    Midabkaagu ii noqoy
    Kuna maan wareereen
    Magaceedu noo yimid
    Lagu muranye ma adaa ?
    Ho.Faduun Ducaale
    Inanyow mirtii dhexe
    Dadku milay ay seexdeen
    Ninka soo mushaaxee
    Iskugay maldahayee
    Meehannawga caashaqa
    Jidka haatan loo maro
    Gees uga majiirtay
    Maskaxdii duleed iyo
    Maamuusay dhaqankii
    Madaweynihiisiyo
    Maareeye soo diray
    Lagu muranye ma adaaa ?
    Ho. Cabdinuur Allaale Xirsi
    Guur waa mar dhaaf iyo
    Mid lagu mitidayoo
    Maarayaheedii
    Ku xidhay mareegtii
    War la ii mutihiyoo
    Dhegtu maqasha mooye
    Heerkay maraysiyo
    Anigoo micnaha garan
    Muxibadu i saaqdee
    Kuna maan wareereen
    Magaceedu noo yimid
    Lagu muranye ma adaa ?
    Ho.Faduun Ducaale
    Wehel kuu miciiniyo
    Ishu macalin weeyoo
    Muuqaasha aragiyo
    Wajigan ilmidhiqsaday
    Naftu kaama maagine
    Way kuu mashxaradoo
    Maasaar qabow iyo
    Farxad igu muquurtee
    Waxaan kaa mashiyayaa
    Mawlaha baryaayaa
    Magcaan ku dhaartiyo
    Inaad maahir noqotaa
    ''
    Guurku wuxuu leeyahay daw loo maro dadow !

  • @mariamibrahim7592
    @mariamibrahim7592 4 ปีที่แล้ว +1

    Machallah machallah brakallah magnifique chanson 😘😘😘🇩🇯🇩🇯💕💕💕💕

  • @oubahabdi746
    @oubahabdi746 3 ปีที่แล้ว +2

    Les meilleurs shonsons djiboutienne c est wwaow

  • @qaranradiye
    @qaranradiye 15 ปีที่แล้ว +7

    woow meel uu fanka somaliyeed ku nastayba jabuuti baa ka jirta. Shacabka jabuuti waan idin jecelnahay Ilahay nabada barwaaqo ha idiinku daro....

    • @MohammedDaahir-uj2ww
      @MohammedDaahir-uj2ww 14 วันที่ผ่านมา

      Tollow qofka faalladan qoray ma noolyahay iminka?

  • @abdobarreh1347
    @abdobarreh1347 5 ปีที่แล้ว +2

    lagu muranye ma adaa la gu muranye ma adaa?????? vive nos chanteurs Abdi nour allale et fadun doualeh

  • @ezmahhamze5636
    @ezmahhamze5636 9 หลายเดือนก่อน +1

    Hibo eebe ku siyaay cidi kama.qado MAMA FARTUN PAPA ABDINUR

  • @abdirahmanmahamud1770
    @abdirahmanmahamud1770 5 ปีที่แล้ว +2

    Waxasa fanano la yidhaa Cabdi nuur iyo fartuun ducele sharf igu nolada

  • @warsi2009
    @warsi2009 6 ปีที่แล้ว +5

    Heestaan waxay kamidtahaay sugaantaa hufanay ee abwaankii Weynaa Xasan Cilmi Dirieh ( AHUN )

    • @xasan.jaamac
      @xasan.jaamac 5 ปีที่แล้ว +1

      Eebbow janno ugu roonow halabuur Xasan Cilmi. Mahadsanid e’ mudane, magan Alle ahaw.

    • @ahmedegueh7734
      @ahmedegueh7734 4 ปีที่แล้ว

      Balaq Amin yaa rabi

    • @ramadanmusse4457
      @ramadanmusse4457 4 ปีที่แล้ว

      Amiiin amiiin

  • @calisalaxcali1635
    @calisalaxcali1635 7 ปีที่แล้ว +1

    nice and lovely song

  • @erdogan230
    @erdogan230 2 ปีที่แล้ว

    Les légendes ❤❤

  • @husseinismail2420
    @husseinismail2420 7 ปีที่แล้ว +1

    Viva allaale

  • @awamuse3213
    @awamuse3213 6 ปีที่แล้ว +1

    Waaaaaaaaaaaaaaaw

  • @abahelayacoub6817
    @abahelayacoub6817 10 ปีที่แล้ว

    fadum lovely

    • @mustafeige6028
      @mustafeige6028 8 ปีที่แล้ว

      waxaasi baa dhaqan ah cabdi nuur alaale iyo xabiiba by mustafe cabdilaahi cige

  • @mike43732
    @mike43732 14 ปีที่แล้ว

    abdi nour time s up because of the voice s retired. stay behind ....