Heesta Taar (Dhaawicii Horeen Qabay) Alfanaan Lafoole... Lyrics.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ก.พ. 2021
  • ILAAHEY DHANTAALKIYO
    KUMA TUSO DHIBAATOO
    AYAAN DHALAD NASIIBLIYO
    MID HOODA LEH HAKAA DHIGO

ความคิดเห็น • 48

  • @akariinmohamed7400
    @akariinmohamed7400 ปีที่แล้ว +26

    Weey iga tagay hadana kama xumi
    Blanata iyo axdigii naga dhaxeeyay beey burburisay hadana kama xumi Dareenka jaceyl eey igu beertay baa dhimbil xanuun badan wili igu sii ah hadana kama xumi sawabta Aan oga xumaanin wax kale maaha riyadeedi oo ahaa inee mar un dhoofto ayaa urumowday farxad ayey kunooshahay ninkalena ayey xaas unoqatay weeyna kuniyad santahay iska faraxsanaaw dheh sawabtoo ah farxadeeda ayaan jeclahay wax walbane waa qadar iyadana ilaah haka dhigo Xaas saalixad ah ninkeeda iyo caruurteedaba uwanaagsan ilaaheey caruur iyo caafimaad haku siyo ifka caano iyo nabad ciladlii kunooloow

    • @adnasiciid5915
      @adnasiciid5915 ปีที่แล้ว +1

      Abowe ilhy mid kle oo niyada kuu dajisa hku siiyo 😭💪

    • @maxamedamoore9085
      @maxamedamoore9085 ปีที่แล้ว +1

      The legend

    • @munanouh2124
      @munanouh2124 ปีที่แล้ว +1

      🥲🥲🥲🥲

    • @ilwaadAbdurashiid4631
      @ilwaadAbdurashiid4631 ปีที่แล้ว +1

      Xanuun badana sorry wllky🥲🥲💔💔💔💔

    • @idririssmahamed7871
      @idririssmahamed7871 ปีที่แล้ว +2

      Ax jacayl xanuun badana qof wax so jeclada garan. Waxay iga raacday Niga nin lacag haysta ano udhiman raba iyada hada wa xaas wanan u duceeya mar walba wayo kuma dawankaro il xumo farxad ku nolow walaley😭😭

  • @user-kg6fz3wo4j
    @user-kg6fz3wo4j 11 หลายเดือนก่อน +6

    2023/07/06 wixii iga danbeyo like

  • @user-je9ju7uy8u
    @user-je9ju7uy8u 5 หลายเดือนก่อน +1

    Heestan marka dhagaysto waaN oyaa 😢anoo jecel bu qurbe iga jeclaaday😢iga tagy 😢dayrka maciko ayuu ka dhacay hada marrekan Buu joga xidhiidhkina wu jaray😢 2023 bishii 3aad bu tagay😢ana caawa heestan dhagaysanaya 2024 bishii 1aad 25 kedii😢 xanuun dartii😢 mar mar bu iso salama😢

  • @user-jt1ms1cw7q
    @user-jt1ms1cw7q 10 หลายเดือนก่อน +1

    HeeztaN dareeN kaleeee wadataaa wlhi😮😢

  • @Hanad_asensio
    @Hanad_asensio 9 หลายเดือนก่อน +2

    Xasuuus 😢

  • @cabdiraxiinmaxamed6589
    @cabdiraxiinmaxamed6589 6 หลายเดือนก่อน +1

    Taar baa soo dhacay 3/12/2023..
    😅😅😅😢😢

  • @user-ny3kp1ud3z
    @user-ny3kp1ud3z 3 หลายเดือนก่อน

    Mohamed Hassan huseen lafoole
    Hadii Aad dhaqaaqdo inaad dhoofta jeceshahay gaariga dhaqsanaaye kusidaa ma dheeliyo 😢

  • @yaasmiinahmeth
    @yaasmiinahmeth ปีที่แล้ว +3

    Hees darenkeda xabaarsan

  • @user-je9ju7uy8u
    @user-je9ju7uy8u 2 หลายเดือนก่อน

    24 /4/2024 malin an isku buqsanhy😢

  • @khadanabiib8728
    @khadanabiib8728 ปีที่แล้ว +1

    Heestaan wan oyaa Mar wlba oo aan dhagsto😥

  • @DeeliiKing
    @DeeliiKing ปีที่แล้ว +1

    Waa xasuustaa heestaa

  • @saadmad
    @saadmad ปีที่แล้ว +2

    Hesta dadka qar si Bay uu fasirtan lkn j jacaylka maha ee wan abwan gabdha garabkaygeg noqodahy ee way uu qalataa amanka manta ma jiro qof garab ku Siyanay wlhi abal ay uu gashay eyna

  • @user-qb8kd7tw6h
    @user-qb8kd7tw6h 6 หลายเดือนก่อน

    Fv fanaan lafole 🥺❤

  • @NajmaAbdimursal
    @NajmaAbdimursal 2 หลายเดือนก่อน

    Heesiyo nus😢❤

  • @amiishamahad7879
    @amiishamahad7879 9 หลายเดือนก่อน

    26/9/2023 jcyl drtii ban uso boqdey hestaan 😢❤

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 4 หลายเดือนก่อน

    Dhadiga ada igu dhaga nuglayo ad iso dhaweysay dhawaca horen qabay Waxa tahay dhaqtaradi mudo iga dhayeysay wad I dhiro gelisay hadi ad dhaqaq do inad dhof to jeceshahay Gariga dhaqsanaye ku sida ma dheliyo uma sexdo dhinaca ilahey dhan tal iyo kuma tuso dhibato mid hodan haka dhigo adiga Dheyman iyo lul iyo dhagaxa dahab ka ah qeymiga wax dher adiga dhir iyo ubax iyo dhol aror da. Ay dhul xaredu waran tahay ugu dhigan nafteyda hadu tarku so dhacay dhawan so bax kugu yiri dharar qura adunyada hanti ad ku dhaqantiyo ha ka wayin dharag
    Ilahey dhan tal kiyo kuma tuso dhibato ayan dhalad nasib leh mid hodan haka dhigo

  • @user-we8qu2yc6o
    @user-we8qu2yc6o หลายเดือนก่อน

    Axyaa

  • @ApdiSaid1
    @ApdiSaid1 ปีที่แล้ว +1

    Ayaan dhalad nasiib leh

  • @user-fr6rv7mf9w
    @user-fr6rv7mf9w 4 หลายเดือนก่อน +1

    Hestan mar walba wan dhagesta wayo wan jeclhay waliba marka an hestan maqalo walhay qalbi ayan naxariis ka dareema wayo waxan hesta qof i jecel aniga an an jeclhay farxad an hesno mid warto alha noga dhigo xamse mahomedtt iyo aniga o ah aamina cabdi nasiir ❤🌏❤ hader aniga waxan joga Etiopia asan sod farica waxan jeclhay inan dhoof lkn dhofka an jeclhay mid aniga iyo xamse na kala kaxeya ilhay kama dhigo wayo nafta ayan isku hurha nolol an isga ahen ma lihii aniga asan sas o kale waye xamse maxamed xarbi ad ban ku jeclhay macne😢❤ ilhay ban ka rajeya inu na kulan siyo aniga iyo xamse wayo dhemnka iyo lulka isag wax dher aduun kaygii waye xamse❤❤🌏💧qoralkan waxan qorya ano ilamenay wayo waxan hesta qof dacad ii jecl manta o jamce ah 09:45 sanadka cusub 22:4 bisha 2 labada labadeda ❤❤🤴🥀👬

    • @user-fr9jv5tr8s
      @user-fr9jv5tr8s 4 หลายเดือนก่อน

      Amiin wallalo ilahey haidin ziyaadiyo

  • @abdullahiadanmuhumed2379
    @abdullahiadanmuhumed2379 2 หลายเดือนก่อน

    Nin wax fahma wey taabati heestan

  • @abdijamalabdiiyow7275
    @abdijamalabdiiyow7275 3 หลายเดือนก่อน

    2024 WALI HESTAN FV II THY🥹😋🤌🏽

  • @user-we8qu2yc6o
    @user-we8qu2yc6o หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-fj7uv6db1y
    @user-fj7uv6db1y ปีที่แล้ว +2

    Commont

  • @zeynaaahmed6077
    @zeynaaahmed6077 ปีที่แล้ว +2

    ♥️♥️

  • @ahmedjama6833
    @ahmedjama6833 8 หลายเดือนก่อน

    Xasuus iyo jacyl hore

  • @lilboy1871
    @lilboy1871 3 ปีที่แล้ว +3

    💯🎈

  • @drsudgoon9438
    @drsudgoon9438 ปีที่แล้ว +1

    Lafoole ❤️🤍

  • @user-yx6mh1xn7k
    @user-yx6mh1xn7k 6 หลายเดือนก่อน

    Lagend

  • @sundusabshir7869
    @sundusabshir7869 4 หลายเดือนก่อน

    𝑿𝒂𝒔𝒖𝒖𝒔 𝒂𝒂𝒏 𝒅𝒉𝒂𝒘𝒂𝒚𝒏

  • @IndhoXaaji-bg5oj
    @IndhoXaaji-bg5oj 5 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @user-ny3kp1ud3z
    @user-ny3kp1ud3z 3 หลายเดือนก่อน

    😢😢v

  • @ahmedcumar
    @ahmedcumar ปีที่แล้ว +1

    Sorry

  • @Al-NasriGudelleone
    @Al-NasriGudelleone หลายเดือนก่อน

    V do

  • @maxamedguray4249
    @maxamedguray4249 ปีที่แล้ว +1

    m.a😂😂

  • @CaashaHodan-ib8ns
    @CaashaHodan-ib8ns 2 หลายเดือนก่อน

    25 /4/2024 like

    • @user-je9ju7uy8u
      @user-je9ju7uy8u 2 หลายเดือนก่อน

      27/4/2024😢maalin isku yara buuqsanahy

  • @user-ih3yl8qp7w
    @user-ih3yl8qp7w ปีที่แล้ว +1

    Hhkkkk😅😅😅😅

  • @haayirabdi4187
    @haayirabdi4187 3 ปีที่แล้ว +2

    Lafoole Alfanaan...