Deg Deg Farnaajo iyo Shariif oo fashiliyay sirta Qaraxyadii Liido Aamusnaanta Xasan Sheekh

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ต.ค. 2024
  • si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay Soomaaliya,Caalamka iyo madadaalo nagu soo biir#Subscribe_Like_Share_XidigahaTube

ความคิดเห็น • 9

  • @mohamedhassan3937
    @mohamedhassan3937 2 หลายเดือนก่อน +2

    Xassan Dhiiqo oo u shaqeeya cadow Dahson, ayaa askartiisa argagixisada u soo diray in shacabka la xasuuqo.

  • @bashirjama1835
    @bashirjama1835 2 หลายเดือนก่อน

    1.Allaah (swt) ha inoo wada naxariisto gaar ahaan dadka dhintay iyo kuwa dhaawacaaba.
    2.Shariif waxuu ka mid yahay Raggii suubiyey Shabaab iyo Maxkamadihii.

  • @YasinMuse-x2u
    @YasinMuse-x2u 2 หลายเดือนก่อน +1

    Marka haro : ilaahow unaxariiro inta Ku dhimatay weerarka argagixida, inta Ku dhaawacantayna,Allow Caafimaad Deg dega siih , Marka xiga waxa meesha Ka dhacay waxaa mas'uuliyadeeda qaadaya dowlada federalka , sidee looga Soo gudbi karaa toban koontarool ,oo Ku yaal agagaarka xeebta liido , waa in dowladu ay Soo qabataa maxkamadaysaa, waliba dishaa cidii fududaysay iyo cidii Ka aamustay, hadii kale waxaa cad in dowladu iyo argagixida ay wada shaqeeyaan . waxaan ku Soo gabagabaynayaa , inaa Lilaahi wa inaa ileeyhi raajacuun.

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 2 หลายเดือนก่อน +1

    Allha unaxaristo inta dhimatay hotel liido waxa kushirayey xildhibanadi darood harti isaaq hawiya digir milif shacab mesha ku jiray waxa so werarey oo laga so ababuley madaxtooyada madaxweyna xasan gorgurde familykisa ismail omar geel islantisac marxun xamza culumada argixisada shbb dacish damajid warya xidigaha tube madaxweyna yashi sheikh sharaf ahmed mahamed abdulahi farmajo xildhiban abdirahman abdishakur warsame runta ayey shegan waxa laga so ababuley madaxtooyada villa somaliya madaxweyna xasan gorgurde familykisa ismail omar geel islantisa marxun culumada mahad salad sanbolshe argixisada damajid shbb dacish

  • @abduulabdirizak895
    @abduulabdirizak895 2 หลายเดือนก่อน

    Lacnatullaahi calayka wa calaa farmaajp ??????

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 2 หลายเดือนก่อน

    Tacaalaa maxaa la dhahaa tacaalaa dabada ha kaa gasho

    • @Ahmed.A620
      @Ahmed.A620 2 หลายเดือนก่อน

      Haddaad luqadda carabigha aad baran laheyd maanta waad fahmi laheyd macnaha TACAALAA. Marka la yaab malaha aqoon darrada. Tacaalaa waa kor ahaaday, macnaha Allaha kor ahaaday, sare ahaanta Allaha subxaanahu wa tacaalaa. Marka macallin kaaga weydii ama qof kale oo carabiga yaqaan.