Jinka wuu dilaa hadii aad aqrisid kunjeer maalin walbo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 210

  • @nuuraaragsan2889
    @nuuraaragsan2889 3 ปีที่แล้ว +56

    Wlhy lkn sheeikh caydaruus ka adko wn ilmeeeya ilaahay ha ku barakeeyo xanuun aan 10 sano qabay aduunka dhakhatiirtuna waxba iqa ban wayeen intan ku soobooqday xaruuntiisa hargaysa ilaahay caafimaad kaamila igu siiyay tufkiisa ilaahay ku barakeeyo sheikh abaalakn ku hayo ma sookobikaro💓💓

    • @hoodoosmaan6110
      @hoodoosmaan6110 3 ปีที่แล้ว +1

      Mnshakh wllo alle cafimadka haku barakeeyo wll plz i tilmaam halku ku yaalo nybarkisa wan xanuunsanahy wllo nuura

    • @nuuraaragsan2889
      @nuuraaragsan2889 3 ปีที่แล้ว

      @@hoodoosmaan6110 aaaamiiin

    • @nuuraaragsan2889
      @nuuraaragsan2889 3 ปีที่แล้ว

      @@hoodoosmaan6110 hargaysa xaafada jig jiga yar

    • @dhawrsanhappy6599
      @dhawrsanhappy6599 3 ปีที่แล้ว

      imika muu jooga qaali

    • @nuuraaragsan2889
      @nuuraaragsan2889 3 ปีที่แล้ว

      @@dhawrsanhappy6599 maalin dhawayd buu aaday suucida dawooyin ka doonay lkn xaaruntu way furan tahy suu soonoqon bishan dhamaadkeedaba

  • @amiiraliina1883
    @amiiraliina1883 3 ปีที่แล้ว +42

    لا الله الا الله وحده لا شريك له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير

  • @misssomaliland6712
    @misssomaliland6712 3 ปีที่แล้ว +19

    Allow inata buukta cafiimaad sii
    Sixiirolaha iyo xaasiidka shartooda Naga qabo amiin

  • @sacdiyacafifa2863
    @sacdiyacafifa2863 3 ปีที่แล้ว +21

    Mashaa'allah allow naga qabo saaxirinta iyo sixirkoda, xaasidinta iyo xasadkoda iyo Shar wadayaasha dhamaantood aamin yaa Allah

  • @muqbulmuqbul7589
    @muqbulmuqbul7589 3 ปีที่แล้ว +3

    Waad mahadsantahay sheeikh, margaan akhrinaayo ducadaan 100 jeer, waxaan isku argaa in aay culeeys saaid ah igasoofuula carabka ee aan carabka qaadi waaya. Mar gaas ayaan u akhriyaa sida anigoo digaalamaaya. Waxaana dareema sidii anigoo buur riixaya. Ducadaan waay xog badantahay. JazakaALLAHu kheiran yaa sheikh

    • @ramzaayman1919
      @ramzaayman1919 ปีที่แล้ว +1

      Wad hajoojinin aniga hurdo aya I qabato iskamana celin kari muhiimada wa inadan ka cajisin. Cafimad Allah nasiyo dhamantena 🤲

  • @awil5645
    @awil5645 3 ปีที่แล้ว +7

    Bismilah sh xaalado badan ayaan maray iyo xanuuno suuratul baqra iyo duco waalid ayaa ilaahay iigu naxariistay
    Maanshaa,alaah
    Sh dadka usheeg suuratul baqra
    Gurigu wuu xasilayaa
    Xanuunaduna way tegayaan
    Waadna ku mahadsantahay
    Sida aad dadka ugu caawinayso isku dawaynta awooda alle thanks
    Sh cayduruus

    • @shukrisaleh3389
      @shukrisaleh3389 3 ปีที่แล้ว +1

      Walaal Suuratul baqara miyaad akhridey mase waad dhegeysanjirtey?

    • @awil5645
      @awil5645 3 ปีที่แล้ว +1

      Bismilah haa walaal maalinkasta ayaan
      Akhriyaa qoraxdu iima dhacdo
      Anoon akhriyin
      Walaall ilaahay wuxuu kaaga ilaalinayaa sharka jinka ka insiga
      Waad ku liibaanaysaa akhri
      Waalidka iyo sadaqada labadaasna ogow

    • @shukrisaleh3389
      @shukrisaleh3389 3 ปีที่แล้ว

      Masha Allaah,haye wallaal waan samayn waana qaadan taladaada,

    • @sacdianur4528
      @sacdianur4528 2 ปีที่แล้ว

      @@awil5645 whi been maadan sheeegin waa iliibaan suuratul baqara alxm

    • @samiirspragger3944
      @samiirspragger3944 4 หลายเดือนก่อน

      Inte kala so xarira wll

  • @halimohassan8471
    @halimohassan8471 3 หลายเดือนก่อน +2

    Sheekh caydurus ducada laailaaha illahu markan bilaawo xurdo ayaa iqabanaayo

  • @khadanabdirahman8869
    @khadanabdirahman8869 3 ปีที่แล้ว +6

    Asc sheikh manshallah walhi ban ku dharte WA runtisaaa Allah swt WA ku shafiyey tas iyo lahawla walakuata illabillah Inna lillahi wa Inna ilayhi raji'un hasbunallahu ni'mal wakeel astaghfirullah hada kuligod WA cilaj cajiba aniga tijabiyey walhi ban ku dharte ee WA dawayin cabiba xata waxa ku Dher israqad qani ayad noqonaysa a inshALLAAh hadaba bilaba Walalhayga musliminta ahaw yaqina laimada inshALLAAh wad boksan WA iga talo WA iga dardaran inshALLAAh shekh jasakallAAhu khair asalamu alekum 🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @123flower5
    @123flower5 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah brother I needed this because I am really sick I hope it will us insha Allah Jazakalah khair

  • @nuuraali1972
    @nuuraali1972 3 ปีที่แล้ว +3

    mashaAllah tabarakallah shukran sheikh, you are a blessing to our community

  • @sahranuura946
    @sahranuura946 3 ปีที่แล้ว +3

    Jazaakalaahu Kheyr Sheikh Caydaruus, Baarakalaahu Fiika.

  • @maryanmuqtaar582
    @maryanmuqtaar582 3 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah shukran sheikh nolow yaa raabi 🏅 🥇 🏆 🥦 🌹 💖 🕋🕋🕋🕋🍎🍅💟💟💟💟❤❤❤❤🍇🍆🍒🍒🌹🍉🍓🫒🍌🥑🍏🍋🧡🍎🍅🫒🍆🍇🍇🍇🍋🍑🍑🍑👌👌👌👌👌👌👌👌

  • @ummuharuun5397
    @ummuharuun5397 3 ปีที่แล้ว +16

    Aniga u horeeyo like dhac igu siiya

  • @filsandirir8204
    @filsandirir8204 3 หลายเดือนก่อน

    100 jeer subax iyo boqol jeer galab ayaan aqriya malin walba. Iyo 1000 saliga nabiga iyo surat baqarah kol miida ama laboo malmood ban ku aqriya farhad wan ku helay cadoowna wan ku jabiyeh alhamdoulillah rabil alamin
    Hadii salaada subax idhafo ama dikri an yareyo walwal badaan iyo ajis ban noqda maliin kas

  • @bahjaabdulqaadir5034
    @bahjaabdulqaadir5034 3 ปีที่แล้ว +6

    Scww,ماشاءالله تبارك الله،شيخنا ،wanku libaney الحمد لله afkaarta uruxda badan الله hakaga jizeeyoان شاءالله،taqwo waa inuu la yimad qofka donayo iny ka guleysto shar walbo.gormu الله garabkada noqda?waa marku arko in adonku muqlis u yahey qaliqii abuurtey .wan kula kulmey runtii she ceydaruus الله dartisa bnku jeclahey ,aad bad igu dhiri gelisey الحمد لله gortan dikriga badsado causing bdn bn daremi jirey lakin gortan laazimey awod rabaani bn iska daremaa inuu igu hibeyayالله ,maloo bahna adoonku gortu dan leeyahey inu الله u cararo waqtiyada kale uusan xasusan

    • @bahjaabdulqaadir5034
      @bahjaabdulqaadir5034 3 ปีที่แล้ว +1

      Dhan walbo baleyga so weraraa gortay I awodi wayan c .ruurta leygaso weraraa الحمد لله awoda الله bnku tashta qalqigisa awododa wa dacif gorta isku hubeyso awoda الله ماشاءالله تبارك الله، xaley ba igu danbeysay,maskaxda leyga guuxa hadan xanun babi'ye ku sexday saqda dhexe xanunki wa kan سبحان الله tasbixda bn qaatey waxaan aqristey 4444 oo يا لطيف يالطيف يا الله cajiib والله wixii ka dhex guuxayey anigoo dareemayo bey dhaqsi oga baxen,الحمد لله lakiin ha ogaden kulama cibado badan tahey cadowgada wu badanaya ,dikigas ha yaresanina wa asmaada اللهqeyrka walala jeclada walalkada الله hakaga jizeyo sheequna ceydaruus

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan9593 3 ปีที่แล้ว +3

    masha allaah jasakallaah alf kheyran yaa sheekh waa runtaa wax badan ayaa ka arkay ducadan

  • @asliahmed4844
    @asliahmed4844 3 ปีที่แล้ว +2

    100 jeer baan laasimayaa insha Allah Almaha sahle Allaha ku barakeeyo walaale

  • @silence90006
    @silence90006 3 ปีที่แล้ว +6

    يارب فرج همي وهم مسلمين أجمعين

  • @امبنينامبنينكوالي
    @امبنينامبنينكوالي 3 ปีที่แล้ว +2

    جزاك الله خيرا شيخ الله يسعدك ويوفقك

  • @queenomari7221
    @queenomari7221 3 ปีที่แล้ว +7

    Allah ha caafiyo intii xanuunsan

  • @nimcoshiil7951
    @nimcoshiil7951 3 ปีที่แล้ว +3

    جزاك الله شيخنا

  • @asmasucuda8601
    @asmasucuda8601 11 หลายเดือนก่อน

    Asw same like me sheekh me and my family all 😮I will tried this advice mashallah jazkalalakhar

  • @AdoontiAlle-ii8eo
    @AdoontiAlle-ii8eo 4 หลายเดือนก่อน

    Illahay hakaa abaal mariyo shiikh❤

  • @qalbisan5683
    @qalbisan5683 3 ปีที่แล้ว +2

    Alle haku barakeeyo sheekh caydarus

  • @Haniqali-z9i
    @Haniqali-z9i 2 หลายเดือนก่อน

    Wlhi aniga marka 3malin an waday aya waxan arkay qof an kashakisana oo raba inuu berka iyo kalyaha igala baxo ayan kaso cararay kadibna melbaa inta lagu xirxray ayan garacayaa caloosha barartay dhiigbana kadaadanaya 😢wa riyada dhexdeedii wana cafimaday alx shikh❤

  • @joharoabdalla7539
    @joharoabdalla7539 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah shiq ilahye haku xafido

  • @nuuraahmed8524
    @nuuraahmed8524 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allh sheekh alle ha ku barakeeyo

  • @edabsansidiihooyaded6410
    @edabsansidiihooyaded6410 3 ปีที่แล้ว +6

    Sheikh plz talo kaga bahnay qeyr Allah haku siiyo qof xanunsan baan ahay number aan kla so xiriiro ayaan u bahanahay

  • @quensahour1476
    @quensahour1476 ปีที่แล้ว

    Msh alah. Sheekh. Alh ku barkeeyo.

  • @LAYLAOFFICIAL
    @LAYLAOFFICIAL 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah jizakallah kheira wall hor mar wacan Masha allah jizakallah kheira wall hor mar wacan

  • @kiinmahamud4061
    @kiinmahamud4061 8 วันที่ผ่านมา

    Mashallaah Thanks wllo

  • @Muslimqueen11
    @Muslimqueen11 3 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallah kheyr

  • @farduusmohamud1324
    @farduusmohamud1324 3 ปีที่แล้ว

    Sheikh caydaruus khayr Allah haku siiyo waxbadana baad ii iftiimisayre 100 sabaax ah iyo 100 masaa ah kawaran.

  • @abeebaabee6618
    @abeebaabee6618 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaah allaha ku xafido akhii sheikh caydaruus jazakallah kheyr

  • @indianamohamedsheikh7923
    @indianamohamedsheikh7923 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaah sheikh caydaruus Allaha ku barakeyo aduun iyo aaqiraba insha allah sheikh hadii aad sacudiga timaato laguma arkayo

  • @abdullahiyussuf920
    @abdullahiyussuf920 7 หลายเดือนก่อน

    Jazakallah ❤❤❤our sheik

  • @khadijahassanmohammad9726
    @khadijahassanmohammad9726 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheekha xagee safar u tahay iisoo ducee bal maasha alaah ilaahay Haku fududeeyo

  • @XaliimoSacdiya-p4c
    @XaliimoSacdiya-p4c 2 หลายเดือนก่อน

    Sheeikh jinka ruqiyada sedee loo daweeya❤

  • @ShukriAxmed-m8x
    @ShukriAxmed-m8x 2 หลายเดือนก่อน

    allaha kubarakeeyi shiq

  • @ayaanfoos1640
    @ayaanfoos1640 3 ปีที่แล้ว +1

    Jazaaka allaaaaaaah sheekhunaa

  • @zuheriaali7944
    @zuheriaali7944 2 ปีที่แล้ว +1

    Shekhow waxan aha qof cicada badan hada suratul fatixa wan aqrin la ahay salat iskaba xita hadan sadaqo an bixiyo wan xanunsana

  • @CabdilaahiFoole
    @CabdilaahiFoole 11 หลายเดือนก่อน

    shiikh ale haku barkeeyo intaad noshay ba wax badan ayaad no faaid daysay

  • @muuno-jg6wh
    @muuno-jg6wh ปีที่แล้ว

    Ilaaah hakaa abaal Mariyo shiiq anagana allaha Nagu caafiyo

  • @MaxamedAdam-bo6ho
    @MaxamedAdam-bo6ho 5 หลายเดือนก่อน

    شكرا يا شيخنا

  • @ashaluulchunell8183
    @ashaluulchunell8183 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah sheekh illahey haku xifdiyo jizaakallah

  • @canageelabass6994
    @canageelabass6994 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheikh aniga wan isku.buqsan.sanahay ilmaha xata uma dulqad karo markey dugsiga camal.kaso socdan o ey guriga ama time koda lagaro wan naxa ano dhibsanayo markey imadan iney igu qeyliyan ama.markey guriga ka si baxayan wan farxi yaab allow cafimad sarica

  • @xalimacali3158
    @xalimacali3158 3 ปีที่แล้ว

    Sheekh.waa.gabadh.mudo.11.xanuunsan.waana.sixir.laicabsiiyay.maxatala'ah

  • @maxamuudhalgan3546
    @maxamuudhalgan3546 3 ปีที่แล้ว +4

    Aniga kuxege like dhac igu siiya

  • @xalimomuxamed5835
    @xalimomuxamed5835 3 ปีที่แล้ว +1

    Sheeqo aniga markaan aqriyay finan baa igaso baxay waxana ku riyoday orso madow oo ibursanayso waxana kagalay guri bul aha waxana islahay weykuso galee

  • @saafiahmed1581
    @saafiahmed1581 3 ปีที่แล้ว +1

    Walahega iso ducey waxan ahay hooyo la dulmiyey in Allah iga qaabto dumashi iyo sodoh idhibay 😭

  • @nuurxaaji877
    @nuurxaaji877 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheqow qeyr allaha kugu bedelo qeyrka aad noo sheqtay waa rutaa waayo aniga ahan ayaa tijaabiyay waxaan arkay wax anan weligeyga arag anan kafilineynin

  • @sacdiahussein3032
    @sacdiahussein3032 3 ปีที่แล้ว

    Ma shaa Allaah jazaakallaahu khay sheekh

  • @ismaaciilmaxamedaadan6995
    @ismaaciilmaxamedaadan6995 3 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خيرا

  • @farhioahmed7548
    @farhioahmed7548 3 ปีที่แล้ว

    Wlh blh wku cfmdy sheikho alxn walwal iyo walaac ayan qaway oo noloshy ncy alxm ilaa hda ma jojinin waan wadaa alxm allow cfmd taam nasii

  • @MuunaAdaan-ik9yq
    @MuunaAdaan-ik9yq 4 หลายเดือนก่อน

    Shiikh mada culays badan iga saranyay sidii in laygaga fadhiyo kale

  • @siyaasideeqcabdilaahi6206
    @siyaasideeqcabdilaahi6206 3 ปีที่แล้ว +1

    Shiikh asalaamu calaykum setahy walal waxaan kuwaydiin lahaa walal hooyo yaa beryahan xanuunsanaysey markaa waxaad moodo gastarey iyo xumad ayaa haya

  • @taatareyabdullaahi1647
    @taatareyabdullaahi1647 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @marwohussein4851
    @marwohussein4851 3 ปีที่แล้ว

    Sheikh ducaaad inu so qor kher allah kuu siiyo

    • @hamdifarah8790
      @hamdifarah8790 3 ปีที่แล้ว +1

      Laa ilaaha ilalaahu waxdahu laashariika lahu lahul mulku walahul xadu wahuwa caa kuli shey in qadiir

    • @marwohussein4851
      @marwohussein4851 3 ปีที่แล้ว +1

      @@hamdifarah8790 shugraaan abaaayo

  • @qalidega5055
    @qalidega5055 3 ปีที่แล้ว +1

    🌹👍 masha Allaah 🤲😍😭😭

  • @sahrocali2139
    @sahrocali2139 3 ปีที่แล้ว

    Masha alaah shiiqow wan ku faide digrigan wax aan la soo koobi Karin ale ajar ha kaa siiyo iyo qeer

  • @yasminbaloley6951
    @yasminbaloley6951 ปีที่แล้ว

    Ducada 7 bari wadaa 1000 malin kasta aqriyaa shiqow nabro iga soo baxay labo anigoo mar meel 3 gari taal duur ah ayaan ka cararaa mar waa wadulaa ka dib biyo ku dhacaa biyaa dad igu dhax turaayo biyahii waan ka bad baday meshaa waxaa igu turayo ama biya ka dhax aqooday naag aan aqaan anaa buubayo meshey dadka badan jogeen maana ku dhicin meel kale ku dhacay ugu danbeen waa bad baday

  • @zuzanabdi8990
    @zuzanabdi8990 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah shukran shikh

  • @fadumoaydiid5406
    @fadumoaydiid5406 3 ปีที่แล้ว

    Hargaysa ma joogaa sheekhu fadlan ii soo jawaaba

  • @MuunaAdaan-ik9yq
    @MuunaAdaan-ik9yq 4 หลายเดือนก่อน

    Mid igadhgo tira ihelay culayska isaaran lama malen karo iso duceya

  • @hussienmohamed478
    @hussienmohamed478 3 ปีที่แล้ว

    BaarakLaahu sheikhinaa

  • @farxiyo8500
    @farxiyo8500 3 ปีที่แล้ว

    Jazaka Llahu qera jazaa

  • @walamxmd2102
    @walamxmd2102 ปีที่แล้ว

    Jazaka alah alkheer

  • @saadoaxmed4514
    @saadoaxmed4514 3 ปีที่แล้ว

    Asc shiikh Alle ha ku xafido waaan xanuusanay waxaan dhegaystaa ruqyadaada waan ku xanuustaa jidhka olol qufac iyo garabka bidix oo I daloola madax xanuun badan waxaan kaa doonayaa talooyin Iyo daawayn

  • @umusimransacdiyo2360
    @umusimransacdiyo2360 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah ❤️

  • @jiijoqueen1075
    @jiijoqueen1075 3 ปีที่แล้ว

    Illaheey shiiqoow janada hagu kaliyo wa aqrina inshlh

  • @sahradiriye3026
    @sahradiriye3026 3 ปีที่แล้ว

    Asc wll caydaruus xafidulaah aad ayaan ugubogsanaye aniga iyo caruurteyda xajiga kuli ducooyinka ruquyada wll lama soo koobikaro waan dhageeysta kuli kuwa kujira TH-cam kaga alah kuxafido aqiro iyo aduun walidka iyo wixii aad jeceshahaye alaha kusiiyo amiin 🥰🥰🥰🥰🥰🥰💯💯💯💯🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @Ma-hy7bv
    @Ma-hy7bv 3 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allaah walaal jiraAllaah hakuxifdiyo weligaa

  • @aaminahassan7162
    @aaminahassan7162 ปีที่แล้ว

    Anoo an sixir isku ogeyn ayan iska aqristy waxn ogaday inan sixranhy

  • @Wizard777-k2g
    @Wizard777-k2g 3 ปีที่แล้ว

    Man sha allah jasakalaahu khayr

  • @deimond9187
    @deimond9187 3 ปีที่แล้ว +2

    Abaaalkaaga jano wll caydaruuuus

  • @amatallah7719
    @amatallah7719 2 ปีที่แล้ว

    Baarakallaah fiik

  • @samiiracabdi8807
    @samiiracabdi8807 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah jazaakallaah qeer

  • @bahjagubadle8272
    @bahjagubadle8272 3 ปีที่แล้ว

    Sheekh hargeysa mad joogtaa isoo jawaab

  • @abshiraelmi2849
    @abshiraelmi2849 3 ปีที่แล้ว

    Asc sheikh, kunka jiir Hal mar miyaan aqrinaa mise Shanta waqti waan u kala qeebsani karaa. Mahadsanid.

  • @aragsan
    @aragsan 3 ปีที่แล้ว

    Miyan kutasbixsada mise gacmaha iyan ku aqriya 100 kabadan miyan aqrisan Kara

  • @cabdifitaah7146
    @cabdifitaah7146 3 ปีที่แล้ว

    Asc shekhow kheyr Allah ku siiyo ducadiina wan akhrista wana la simay waxana arkay iyo an layabay wana marki 2 aad aay igu so labatay

  • @umumalak1947
    @umumalak1947 10 หลายเดือนก่อน

    Aniga digrigay dhawr habeen ku tiyooday anoo akhrinaya iyadoo shaydazmo isoo werarayaan

  • @aaminamaxamed1470
    @aaminamaxamed1470 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah Alle ha kuxifdyo

  • @farduscookingchannel3878
    @farduscookingchannel3878 3 ปีที่แล้ว

    Jasakaalh shiikh

  • @maryamagureyhussein4477
    @maryamagureyhussein4477 3 ปีที่แล้ว

    Waad mahadsantahay walaaal kheyrbadan baan kuurajeen

  • @sadiaismail4335
    @sadiaismail4335 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah tabaaraka laah

  • @jiijoqueen1075
    @jiijoqueen1075 2 หลายเดือนก่อน

    Inshlh

  • @hashimsimba3753
    @hashimsimba3753 3 ปีที่แล้ว

    Hal fadhi miyan ku aqriyaa mise boqol salad walbo aqriyaa

  • @sagalmuse5115
    @sagalmuse5115 3 ปีที่แล้ว

    Asc sheikh sheikh riyo I fasir waxan isku wadaruqiyaha sharciya iyo baqara and khatmadaha quranka
    Waxan ku riyoday danyeer I xidhxidhay oo geed igaso laladiyay kadib mas wayn ayaa I yimid sun ayuna afka igaga shubay jidhkaygina suntiba ku faaftay kadib ano tabcana ayey gabadhi igu tidhi maskii sunta afka kaga shubay wuxu ahaa mas cagaar ah sidokale mas aad u dheer oo butuca ayu ahaa

  • @biibixaaji1320
    @biibixaaji1320 3 ปีที่แล้ว

    M.a sheq jasakallah qer

  • @umuhaala4661
    @umuhaala4661 3 ปีที่แล้ว

    Sheekh waan bilaabaayaa insha'allah wixii aan la kulmo waan soo qoridoonaa insha'allah

    • @Hamdamowlid5
      @Hamdamowlid5 2 ปีที่แล้ว +1

      Ma bilawday Wll

    • @najibmusse7133
      @najibmusse7133 ปีที่แล้ว

      @@Hamdamowlid5 wll aniga ayaa bilaabey walina wada wlhi hordhac fiican ban kala kulmey waana wadaya insha allah

    • @Hamdamowlid5
      @Hamdamowlid5 ปีที่แล้ว

      @@najibmusse7133 Mashlh Wl Ilahay ha kugu caafiyo

    • @najibmusse7133
      @najibmusse7133 ปีที่แล้ว

      @@Hamdamowlid5 adiga ma bilawdey abyo

    • @najibmusse7133
      @najibmusse7133 ปีที่แล้ว

      @@Hamdamowlid5 inan kula soo xiriiro jeclan laha xge kala soo xiriiraa wll qli

  • @AyaanYusuf-rz2dd
    @AyaanYusuf-rz2dd 7 หลายเดือนก่อน

    Waa xaqiqo walahay wan hubba wle

  • @suhuurcali2938
    @suhuurcali2938 2 ปีที่แล้ว

    Jazaakumullaah khayir

  • @aasiyoyaasiin5327
    @aasiyoyaasiin5327 ปีที่แล้ว

    jasaka laah khar

  • @khadramaxamed2881
    @khadramaxamed2881 3 ปีที่แล้ว

    Xilima la akhristaa shekh

  • @saynabaden2212
    @saynabaden2212 3 ปีที่แล้ว

    Asc..aleeh..hakubarkeyo

  • @shutaxyasiin7117
    @shutaxyasiin7117 3 ปีที่แล้ว

    Xaruunti cilaaajku ee Hargeisa miyay furantahay wllo

  • @silence90006
    @silence90006 3 ปีที่แล้ว

    اقرا ١٠٠ مره ولا ١٠٠٠الف مره

  • @nasroNasro-zj7rg
    @nasroNasro-zj7rg ปีที่แล้ว

    shiiqow dhib iheesto inaan kula hadlo rabaa🥺

  • @asmasuuban4955
    @asmasuuban4955 3 ปีที่แล้ว

    sheikhoow waan xanuusan
    Sixirbaan cabay ilina waya
    igu dhacday aada ayaan
    u rafaadsanahay xata hurdada
    waa laydiiday io Dadka soo malidoo
    dhana meeshay joogaan waan dhibsanyaa PLz mela kala so
    xidhiidho ii sheeeg