Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa,"Xargo geel ma wada xiraan hadday xiraana ma wada xejiyaan". Ragga oo dhan malaha awood ay gabdhaha qalbigooda ku kasbadaan ilaa ay jacayl ku beeraan.
Aniga ninkii lacagna i siiya si fiicana ii wasa ayaan si dhab ah u jeclaadaa markaan intaas ka waayana waa nacaa oo mid kale ayaan ka raadsadaa waana sababta aan rag badan u guursaday anigoon wali 30 sano gaadhin ayaan 43 nin qaarna guursaday qaarna baashaalka guurku na dhex maray. Adduunka ka raaxaysta
Sidee qalbiga loo taabtaa mudane?
Waa run ninkii qalbigeena kasbada ayaa jirkeenna inta kalena iska leh ee ina ragow qalbiga ku dadaala oo ha nooga cayaarina qalbiga
Suaalaha ugu dambeeya markaad kasoo jawaabtid ayuu casharkani dhammaystirmayaa. Waan ku sugaynaa ustaad
Waxan sugayey iyo waxan helay aad bay u kala fog yihiin 😅
th-cam.com/video/U2cgZWXV-Ow/w-d-xo.htmlsi=7GJAmfzNiqFZGX53
Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa,"Xargo geel ma wada xiraan hadday xiraana ma wada xejiyaan". Ragga oo dhan malaha awood ay gabdhaha qalbigooda ku kasbadaan ilaa ay jacayl ku beeraan.
Aniga ninkii lacagna i siiya si fiicana ii wasa ayaan si dhab ah u jeclaadaa markaan intaas ka waayana waa nacaa oo mid kale ayaan ka raadsadaa waana sababta aan rag badan u guursaday anigoon wali 30 sano gaadhin ayaan 43 nin qaarna guursaday qaarna baashaalka guurku na dhex maray. Adduunka ka raaxaysta
Jacayl dhab ah aaaa?
Jacayl dhab ah si lagu helo maantay waa mid aad iyo aad u adag. Waa mid dhif iyo naadir ah.
Walaaahi waa run aniga gabdh ayaaan qalbigeeeda hantey kolkaaasey sidey ijeclaaadey layaaabey
Alle hanaga dhigo kuwiii is guuursado
Aamiin Aamiin Aamiin
Naagaha naasahooda waa lagu ciyaaraa laakiin qalbigooda laguma cayaaro