Ashraf waxaa lagu haystaa inuu qaniis u egyahay ma cadeyn ayaa lagu hayaa?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ค. 2024
  • #subscribe #like #share
    Kusoo dhowaada Nabaad Official.
    Nagu soo biir adigoo rukumanaayo ama subscribe saaraayo kanaalkaan.
    Walaal fadlan muuqaalkan like saare, share-tana inoo taabo
    Waxaad naga heleysaa muuqaalo tayo leh oo kolba aan kusoo qaadan doono mowduucyada xiisaha leh ee ay bulshada soomaaliyeed xiiseeneyso, ayadoo la tifaftiraayo lana ilaalinaayo xuquuq kasto oo quseeya muuqaalada.
    Waxaan nagala soo xiriiri kartaa
    Email: nabaadofficial@gmail.com
    Facebook:
    Instagram:
    Tiktok: tiktok.com/@nabaadofficial

ความคิดเห็น • 4

  • @daganabdulahi7588
    @daganabdulahi7588 15 วันที่ผ่านมา +2

    Wiilkaa dowladiisaa xiratay waa la soo baarayaa hadii wax lagu waayo waa la soo deynaa

  • @user-wj4xn2nu7n
    @user-wj4xn2nu7n 15 วันที่ผ่านมา +3

    Rago yaanan kala gar tartan ashraf kama hadlaayo ee waxaan kadlaya labis xumada bushimo casaynta xayaysiinta qur xinta dumarka rageena laguna aqoon.

  • @user-lf5qf3gn6b
    @user-lf5qf3gn6b 15 วันที่ผ่านมา +1

    Waar sucuudigu diinta nagama xigaan laakiin ninku inuu waxa dumarku marsadaan maaha inuu marsado