Tartanka Cunto Karinta ee DHADHAN 2023 Wareegga 1aad Tartanka 3aad | Bisha Ramadaan.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 145

  • @janoinashiekh5121
    @janoinashiekh5121 ปีที่แล้ว +40

    Qofka bini aadmki xataa haddii wax ka khaldanyihiin sidaas looguma talaxtago inanta dhexda ku jirta waligaa sidaas qof niyada hauga dilin qof aan qaldamin ma jiree

  • @cayuushahmed816
    @cayuushahmed816 ปีที่แล้ว +17

    Gbdha dhxda ku jirto maaha qof wax grd ah wlhi😢dadka baniaadmka qalpiyda lgma jbiyo wax sificn u sheeg lkn saas waa bahdil io qalpi jb ah wlhi❤

  • @mohamedhassan7066
    @mohamedhassan7066 ปีที่แล้ว +110

    Gabadha qimeeeynayo cundada ayaka first training hala siiiyo sida wax Loo qiimeeeyo Oo dadka loola hadlo walibo gabdha dhaxda kujirto meeesha halaga bixiyo dhihi lahaaa Aniga

    • @fartuunfartuun5624
      @fartuunfartuun5624 ปีที่แล้ว +3

      Isku rayi nahay qofka siwanaagsan ayaa lola hadla Lkn ayada xushmad dhan maleh

    • @imtiyaamohammed-bs4wm
      @imtiyaamohammed-bs4wm ปีที่แล้ว +2

      Kugu raacsanahay

    • @Alowsahal
      @Alowsahal ปีที่แล้ว +2

      islantan qamarka binkiga wadato weisla wentahay Allah kuso hanun sho

    • @alhamdulilaahalluakbar595
      @alhamdulilaahalluakbar595 ปีที่แล้ว

      Naago huruuftamaya tan caga qamaarka cagaarka gashan wan la yaabay iyo tan pinky ga gashan ee dhexda dad la training leh hala keeno

    • @Muhibomalapo1234
      @Muhibomalapo1234 ปีที่แล้ว

      Kugu raacsanahay

  • @zainuuawow1955
    @zainuuawow1955 ปีที่แล้ว +41

    Gabadha dhaxda kujirta waa shoowiste lkn nasra iyo gabadha kale ee chocolate ka ah masha Allah sida ay dadka ulahadleyso waa top nasra iyo gabadha halodayo astaaney tandhexe kasra mesha

    • @hiddengirl5838
      @hiddengirl5838 ปีที่แล้ว +2

      beenda mahan mcnto

    • @malyundahir3931
      @malyundahir3931 ปีที่แล้ว +3

      Wa canooley an il bax aheen xoogsato waye sey iska sineyso haday Qurux badantahay xey iga dhibi laheed

    • @zainuuawow1955
      @zainuuawow1955 ปีที่แล้ว

      @@malyundahir3931 hhh astaqfirullaah dhibley

    • @vannyguy4187
      @vannyguy4187 ปีที่แล้ว

      ​@@malyundahir3931kkkkkkk

  • @shuaibarablyrics3841
    @shuaibarablyrics3841 ปีที่แล้ว +45

    Dumarku marka la leeyahey ayaga cadow isku ah waa run gabadha dhexda ku jirta mesha ha laga saro waxba ma qayman karto kibir ba ka muqda

    • @najaxabdi8578
      @najaxabdi8578 ปีที่แล้ว +4

      Gudiga in ay rag yihiin baa qurux badaan leheed

    • @maryanhappy5356
      @maryanhappy5356 ปีที่แล้ว

      ​@@najaxabdi8578 mxa rag mesha keenayo dumar nimada ha yaasin micnaha nimanka miya ka ficaan xishoo waa adoon klee gbdhe

  • @ikramhassan2073
    @ikramhassan2073 ปีที่แล้ว +28

    Kalimatu dayibatu sadaqa nabiga ayaa yidhi scw mrlyba miduun baa guulysan lahaa, lkn klimadaha tacdiga muujinya sida aad iimu qancin, zero buu ahaa, ama eber weeye kama helin mayara qurux badna, kolyba adigu wad tidhi lkn qofka dhaawac by ku noqon kartaa iyo emotional damage, waa la sii dhiiri galiyaa qofka adigoo excuse usamynaya waad fiicanthy lkn wax yr baa kaa yra dhiman intaa kudar guul bn kuu rajynyaa marar ka kle, plz qalbiyada hala ilaaliyo😢

  • @haawoali5442
    @haawoali5442 ปีที่แล้ว +5

    Caaisho Abaayo hormar wacan ayaan kuurajayn naagta dhexda kujirtana hadalkeeda dhag haudhigin

  • @FadumoMohamud-gy8th
    @FadumoMohamud-gy8th ปีที่แล้ว +24

    Doqonta dhexda ku jirta qiimaynta ha barato iyo sida dadka lola hadlo

  • @nimcoxuseen3998
    @nimcoxuseen3998 ปีที่แล้ว +11

    Gabdhan dhexda kujirta aad bay udhaqan xuntahay fadlan aatan tv fadlan gabdhan dhexda fadhisa mesha halaga saaro qofka hadii wax looshegayo wanag loogu shega lkn Gabdhan dhexda fadhisa qee meyn shaqo kumalahn meshee lagu talagashay haado by

  • @ciisewayneallahdayo6111
    @ciisewayneallahdayo6111 ปีที่แล้ว +31

    nayada waxba ma qimayn garanaysine hablaha niyada hakajabinina

  • @asmoxasan5994
    @asmoxasan5994 ปีที่แล้ว +13

    Mida dhexda ku jirto iney gabdha niyada ka disho ayey aa rabtaa mesha halaga saro😢😢

  • @quenisquen7184
    @quenisquen7184 ปีที่แล้ว

    Pls astaan gudiga rag halaga dhigo. Naagahaan uma bogin. Waliba mida dhexda. Nasro iyo gabadha kale m.a🎉

  • @ikramhassan2073
    @ikramhassan2073 ปีที่แล้ว +5

    Astaan barnamujydeeda wan ku xidhnhy waa tv ga kliyeen somali ka taageero keep going😊

  • @sunsaalsunsaal2948
    @sunsaalsunsaal2948 ปีที่แล้ว +2

    Ramla mabruug abaayo caisho wadaadashay abaayo haniyadjabin horay usii soco

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 ปีที่แล้ว +2

    Masha allha tabarikllha Ramadan kariim 🌙☪️☪️❤️❤️❤️

  • @xamdamaxamed8625
    @xamdamaxamed8625 ปีที่แล้ว +1

    Team astaan iga soo cuna qoftan dhexda

  • @ayeyo9503
    @ayeyo9503 ปีที่แล้ว

    Dadkan judge may ka sugayaan in uu saaxiib ahaado.
    bisinka gabadha ka leexda jojo best msha Allah

  • @samaaraayes5106
    @samaaraayes5106 ปีที่แล้ว +12

    Naag anigoo kle ah wax ii dhadhami hadaa dhaho.anigaaba walan hhhhhh

    • @hamdiabdullahi3694
      @hamdiabdullahi3694 ปีที่แล้ว +1

      waan kugu raavsanahay abaayo

    • @maryanhappy5356
      @maryanhappy5356 ปีที่แล้ว +1

      Yaa ku dhadhamin lahaa nin ma rabtay allah mxey is yasaan dumarka

    • @baxsan
      @baxsan ปีที่แล้ว

      Is yasid maad heerkaa ka gaadhay

  • @ashaabdirahmanabdullahi5949
    @ashaabdirahmanabdullahi5949 ปีที่แล้ว +34

    Gabadha dhaxda kujirto Maxaa kaqaldan🙄 Dadka safiican ha ula hadasho

    • @haboonabdi5218
      @haboonabdi5218 ปีที่แล้ว

      Haa wlhi cil iga hayo baa 😏

  • @ayanally6684
    @ayanally6684 ปีที่แล้ว +8

    Joojo xaasid sanaa 😢

  • @KowzrAli-fk2it
    @KowzrAli-fk2it ปีที่แล้ว +11

    Naag naag kle wax uma ogola mida dhexda kujirta waaba xaasidad caadi ah war gudiga rag kadhiga

  • @rayaanelmi9919
    @rayaanelmi9919 ปีที่แล้ว +13

    Hadaan idiin imaado ibahdila jaahilo aa tihiin ee gabdhaha niyada ha ka jebinina

  • @amaalamaal4618
    @amaalamaal4618 ปีที่แล้ว +2

    Gbdhas dhexda ku jirta mgranayso qiimayn halga saaro plz

  • @DuaforAyeeyo
    @DuaforAyeeyo ปีที่แล้ว +3

    Ramadan Mubarak.

  • @queenquruxwanag1241
    @queenquruxwanag1241 ปีที่แล้ว +6

    Horta alhamdulilah anu maba jecli in gabadh waxa I qimayso wayo hada for example waxan dhigta meel cunto karin sidaso ay tahay macalimad alle haa daye malin kaay kariso xooga dhaan iyo bas bas ban lo cunin anu ruuuntan sheeg lakin inan dumarku isku mid ahin kuwaa been sheeg hada waxas waxan uga daan leyahay wakhtiga ad sisen dadka 30 minutes sax waa ba iska cadi lakin wakhtigu marka la tiriyo waxab maha way dag dagayen sidas gacantu ugu fadhisan wayday e plz dadka qalbigoda ilsha dumar kaas na waxan leeyahay guulista waad dadasheen

  • @anfacmohamedabdi9582
    @anfacmohamedabdi9582 ปีที่แล้ว +3

    Gbdha dhaxe maxd ku heystn
    Si caadi beeba ul hadashy
    Mesha waa taar tan kliya farqiga labda qof u dhxeya ayaa laga hdlya
    Wx garad iska dhiga

  • @laylaali8812
    @laylaali8812 ปีที่แล้ว +7

    Nastra waayihii hore wey fiicneyd
    Hadda Idil baa booskeedii gashay
    Oo dadka niyadda u dhiseysa

  • @Walalbuulle
    @Walalbuulle ปีที่แล้ว +5

    Shiif duuliye aawey hee tartanka maku jiraa

  • @izaqali8659
    @izaqali8659 ปีที่แล้ว +2

    Ramli elmi my classmate keep going😊

  • @nimcuushsheikh1862
    @nimcuushsheikh1862 ปีที่แล้ว +4

    Mxaa ku dhacay masoo deysiin

  • @nawaadmohamoud5402
    @nawaadmohamoud5402 ปีที่แล้ว +6

    Imika gabadhasi ma wax 30minit ka yar ayet sabaayad ku dubtay

    • @vannyguy4187
      @vannyguy4187 ปีที่แล้ว

      Haaa wa gaariyad amu waqtiga ku dhaca isdhahye

  • @Tiktokvideos-kx5xr
    @Tiktokvideos-kx5xr ปีที่แล้ว +1

    Gabdha dhaxda Ku jirto alloow yaa I tuso Wax karinteeda😀😀😀😀

    • @vannyguy4187
      @vannyguy4187 ปีที่แล้ว

      Maqayada zoope ku taalo jooj's chiken ledahay showesatada

    • @ayanisse9198
      @ayanisse9198 ปีที่แล้ว +1

      Eyagaa ba la rabaa in la tartamsiiyo kuwaan

    • @Tiktokvideos-kx5xr
      @Tiktokvideos-kx5xr ปีที่แล้ว

      @@ayanisse9198 haa wlhi maqaayad ayeey lee yihiin micnaheeda ma ahan ineey Wax karinta Ku wngsn yihiin

  • @mohamedosman4519
    @mohamedosman4519 ปีที่แล้ว +6

    kuwa wax qiimeynayan iyagab cunto kariis waxba ka ogeyn dad cuntad yaqaanan ha la keeno o wax qiimeyan

    • @ubaxshire3842
      @ubaxshire3842 ปีที่แล้ว +2

      koley nasro wax kle mab qabto dadka kle ma ogi lkn nasro abtidoon waxbaha kama sheegi kartid👍

  • @tiktokcomments8339
    @tiktokcomments8339 ปีที่แล้ว +7

    Hada hablo bas aah miyaa away ragiii😂😂Emotional xanun leh

  • @ruweydaabdi951
    @ruweydaabdi951 ปีที่แล้ว

    Jo stunning

  • @caishacabdi2381
    @caishacabdi2381 ปีที่แล้ว +4

    Gabdha niyada jab ha ku ridin plse

  • @ABDIQANIFFF
    @ABDIQANIFFF ปีที่แล้ว

    Caaisha wey iska waashay tartiib aala rabay🥰✋

  • @maandeeqali1716
    @maandeeqali1716 ปีที่แล้ว +3

    Gabadha dhexda reer baadiya caadi ah waaye kuwa kalana waa eborkood wax saasa ma dhamaan hush kama helin sida xadaarad xumada ah ee ey wax u qiimeynayaan

  • @xassanabshir177
    @xassanabshir177 ปีที่แล้ว +6

    ❤❤❤❤

  • @YoungKahiye-ni5go
    @YoungKahiye-ni5go ปีที่แล้ว +2

    Asc warahma Ramadhan mubarak
    intas kadib gudiga aya wan weydina wixii an karinayo Mada-daminikara inuu dananka kubati iyo inuu kuyar yahay madamaa Dadanka wixii an sokariyey liga firinaaaa......................?
    Anigo ithinkasugayo jawabta.

    • @deeqaahmed184
      @deeqaahmed184 ปีที่แล้ว

      Kuwaan gudinimo ka raaci meyse aayar gurikaaga u joog😂

    • @queensmi6780
      @queensmi6780 ปีที่แล้ว

      Haa qiimynta ayey ku jirta waxd so karisey inaad so dha dhamiso

    • @YoungKahiye-ni5go
      @YoungKahiye-ni5go ปีที่แล้ว

      Mahat sanit

  • @mimi-bs8ku
    @mimi-bs8ku ปีที่แล้ว +1

    Tan dhaxda balaayee iska dhigesa kasaara meesha. 😮

  • @laylaali8812
    @laylaali8812 ปีที่แล้ว +2

    Casisho wey gacan fududeyd

  • @hiddengirl5838
    @hiddengirl5838 ปีที่แล้ว

    joo dadka saian ula hadal pleas

  • @mimi-bs8ku
    @mimi-bs8ku ปีที่แล้ว

    Drs idil ayaa ugu macquulsan

  • @mulkiyaasiin8201
    @mulkiyaasiin8201 ปีที่แล้ว +2

    Midas dhaxda ku jirto maxa ka qaldan ebaleba qof fcn ilamaha ahen dadka niyda lama dilo😊😢

  • @zaracumar5259
    @zaracumar5259 ปีที่แล้ว

    Mashaalah

  • @Wilo.Y
    @Wilo.Y ปีที่แล้ว +1

    Waa yaaab gabdhaha cuntaadi an kuso kornay dhan waba tidan yaahin cunto galeedka e ku hestaan yaaab

    • @baxsan
      @baxsan ปีที่แล้ว

      Gabadha sabaayada iyo suugada samaynaysa maadan arkayn wllo

  • @dunishosmail6951
    @dunishosmail6951 ปีที่แล้ว +4

    Barnamijkan wa mid la dubey koleyba hda waxba lagama qaban qaro astan wxa idinka codsanena gabdhaha gudiga in ay ilaliya dadka niyadoda hab hadal ha iska saxan qasatan gabdha dhexe nasra iyo idil si wnagsn u hdlayn lkn inanta dhadhexe si kle u hdlesa

  • @malyundahir3931
    @malyundahir3931 ปีที่แล้ว +1

    War Naagta dhaxda ku jirto sida lo hadlo bara Wa rer baadiye an il bax aheen

  • @abdallahibrahimhassan8185
    @abdallahibrahimhassan8185 ปีที่แล้ว

    M.a gabdho howl kar ah

  • @firdosaabdulahioumer3368
    @firdosaabdulahioumer3368 ปีที่แล้ว +4

    0:00

  • @naciimaabdirashiid5589
    @naciimaabdirashiid5589 ปีที่แล้ว +3

    Shaweystayaaal dheh uf naaa dadka sida ka daaaya😮😮

  • @Fatmaabdinuur-yt5oj
    @Fatmaabdinuur-yt5oj ปีที่แล้ว +1

    Astana shaqo wcn

  • @khadrotahliilcabdule2539
    @khadrotahliilcabdule2539 ปีที่แล้ว +1

    Dhoocisha dhaxda ku jirto mxaa ka qaldan 😮dadka sida lo la hadlo baro nyaa

  • @ubaxeeytooxow3105
    @ubaxeeytooxow3105 ปีที่แล้ว +1

    Naagahan wax ay qiimeyn yaqaanin malaha mana ah dad professional ah 🙃

  • @fatimaahmedsaid4555
    @fatimaahmedsaid4555 ปีที่แล้ว

    Dhocishaan ka bixiya dhexda ku jirtaa ishhhh

  • @ubaxshire3842
    @ubaxshire3842 ปีที่แล้ว

    Soon 1m❤️🖇️

  • @xasankaafi-3544
    @xasankaafi-3544 ปีที่แล้ว +1

    Daka Ku haayo gabarta dhaxe halaga bixiyo ma iyagaa meesha maamulo Mise iyaga sidee rabeen inee u hadaasho EE rabeen

  • @ayanisse9198
    @ayanisse9198 ปีที่แล้ว

    Ay! Ay! Astaan tv dadkaan gudiga aad ku shegesaan sida lo hadlo so bara

  • @susuBeauty1
    @susuBeauty1 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @sundusshariff-cm2yf
    @sundusshariff-cm2yf ปีที่แล้ว +3

    ,,❤❤❤

  • @yurubcadeya1064
    @yurubcadeya1064 ปีที่แล้ว

    Gabadha dhexada kujirata tababar yada horta ha lasiiyo how to talk pple

  • @muniiraqurux77
    @muniiraqurux77 ปีที่แล้ว +5

    balo tartan idinkugu imaatay

  • @roodoxasan301
    @roodoxasan301 ปีที่แล้ว +4

    Kuwan wax qimenayo wax maba kasayan😅😅

  • @sundusshariff-cm2yf
    @sundusshariff-cm2yf ปีที่แล้ว +3

    Yaa guulaysanaayo talloow,😜

  • @taqwalaah5911
    @taqwalaah5911 ปีที่แล้ว +3

    Qolqol joog waxay ku dheereeyaan sida dadka loo niyad jibiyo

  • @sacdiyodiiriye644
    @sacdiyodiiriye644 ปีที่แล้ว

    Hadan ni imaado ibahdila😂😂

  • @hasahm8145
    @hasahm8145 ปีที่แล้ว

    mida dhexda ku jirto ka daaya mesha liguma talagalin 😅

  • @malyundahir3931
    @malyundahir3931 ปีที่แล้ว

    Santuuji dhaxda ku jirto qimeynta halaga saaro haday islaanimo jirto

  • @maariyaomar2017
    @maariyaomar2017 ปีที่แล้ว

    Horta inte wax qiimeyn ka hor shahaado mawataan iyaga

  • @sadiyomusse6460
    @sadiyomusse6460 ปีที่แล้ว +2

    See sabayad logidara bakin ama lebato😊

  • @SacdiyoIbraahimAhmed-vu7gw
    @SacdiyoIbraahimAhmed-vu7gw ปีที่แล้ว +4

    Warbax dheh nagahan wiji malahan waa isku didaysanooyih nasra xitaa waa nacay bax dheh uf😏😏

  • @umusara8131
    @umusara8131 ปีที่แล้ว

    Waxay aqoon ayaa loo kariyey macaan ayey ka bixi layhn gabadhi kale niyada ka jabiyeen

  • @Muhanat744
    @Muhanat744 ปีที่แล้ว +4

    War hada toltihiin gabdha wariyaha ah dooqeyga waaye iiso raadiya plzz😅😅😅

    • @asmaa1027
      @asmaa1027 ปีที่แล้ว

      Yaa walaqaba gabarey dhadheyba marhore

    • @seibaahmet1821
      @seibaahmet1821 ปีที่แล้ว

      ​@@asmaa1027 😂😂😂Asmo mey kudhaheyn

    • @Naruura4
      @Naruura4 ปีที่แล้ว

      Joojo haday tahay kaquuso saxib nin nin dhafey hesata 😂

  • @amiraadem2780
    @amiraadem2780 ปีที่แล้ว

    Dhadhan ilaw wuu socdaa

  • @safanuur2968
    @safanuur2968 ปีที่แล้ว

    😮😅🎉😂❤❤❤❤🍟🍔🍖🥓🍳🥖🥨🥚🥚🥚🥚🥚🥚🥚🥚🥪🌯

  • @cabiirubax6096
    @cabiirubax6096 ปีที่แล้ว

    Naagtaas dhexe waaba lay diiday ka saara tix galin haday jirto

  • @mohamedshiekh6510
    @mohamedshiekh6510 ปีที่แล้ว

    30 min do you know how hard it’s to cook the first lady managed her time well and the other lady used more time

  • @saparinabdalla9460
    @saparinabdalla9460 ปีที่แล้ว +1

    Naagta dhexda ku jirto ayada hala tartarsiiyo l😒😒😒😒

  • @naciimoqaliif2675
    @naciimoqaliif2675 ปีที่แล้ว +1

    Dhocisha qamaarka bingiga leh gafuurka maxaa latagee dadka xushmeey nayaa ama guriginii iska joog ish

  • @sulsidiiqsuljama5666
    @sulsidiiqsuljama5666 ปีที่แล้ว

    Idanka Laftiina Var u Baahan

  • @sadiam13
    @sadiam13 ปีที่แล้ว +10

    Maxaa ka qaldan dadkaan wax qiimeeynayo qofka haduu wax qaldo intaas aa kugu qiimeeye dhah lkn qofka ha niyad dilinw waliba qaab hadalka gabadha dhaxda kama helin saan wax haka badasho

    • @acishaosman4458
      @acishaosman4458 ปีที่แล้ว +3

      Ma ila araktay xooga yar kibir baa kuyara jiro nasra iyo gabadha kle ka fiican xooga wixii kafiican sheegeen tan dhexda wixii qaldan leeba sheegoysaa wixii fiicanba masheegin halaga saaro meesha. Lkn gabadha sabaayad inay doorato ma ahayn yacnii waqti ubaahan yahay inuu ku dumbo. Sorry for her😢

    • @sarhocali2945
      @sarhocali2945 ปีที่แล้ว +3

      ​@@acishaosman4458 anaga cml hadaa meeshan tagi lahyn dagaala dhici lahay ani dulqaadkaa igu yar wlhi
      Naag kibir yar hadaa ku arko korkeeda ahy balse maxaa igeenaayo horto
      Gabdhahaan wax wy soo faaidaysanayn dulqaadna way lee yihiin allha usiyaadiyo😂😂😂

    • @acishaosman4458
      @acishaosman4458 ปีที่แล้ว +2

      @@sarhocali2945 dagaal meeshaan looguma talagalin hhh😂lkn qofka haduu 000 yahay xitaa qalbiga sitooos bash looguma siiyo wax kaloo kafiicanaa cuntada baad sheegi kartaa lkn naagtaan ayada sidaan cml maa loogali jiray shly xitaa gabdh yr bay qalbiga Bash kasiiiisay hdl fiican mataaqano 😂

  • @ramlaaliaalim3267
    @ramlaaliaalim3267 ปีที่แล้ว

    Gabdha dhaxea kujirta halaga saaro meshaan ama habadasho qaabke dadka ula hadleeso

  • @maryanhappy5356
    @maryanhappy5356 ปีที่แล้ว

    Commenti leey hal faalo so wadaa qorayan Mar kasta horta mxa waxa rabteen ineey 2da qof so wadaa baxaan 2 dhagax hdi la isku dhufto mid Haa jaabe ee qofka wuxu yhy ayaa laga sheega runta ma diidesan

    • @maryamahmed6009
      @maryamahmed6009 ปีที่แล้ว

      Ma aragtay isku rayi aanahy lkn gabadhaan ramlaa xagee kabaratay cuna karinta

  • @fardowsajaama7497
    @fardowsajaama7497 ปีที่แล้ว

    naagta dhaxda maxa ka qaldan

  • @mohamedsahanemohamud8913
    @mohamedsahanemohamud8913 ปีที่แล้ว

    Qof Dumar ah iney Cunto macaantahay waxaa sheegi kara nin uun ee garsoorayaasha 3 wiil halaga dhigo iyo 3 Calan wade oo dumar ah haddi VAR loo baahdana aniga isoo waca😂

    • @vannyguy4187
      @vannyguy4187 ปีที่แล้ว

      Hehehehe😂😂😂somaha

  • @wiilkareerxaaji8577
    @wiilkareerxaaji8577 ปีที่แล้ว +1

    Ragu gabadha jabaatiga karisay bay ucodeeyeen waayo ragu cunada badan oo arageeda cajiibku yahay bay jecelyihiin lol

  • @juweyriyamohamed
    @juweyriyamohamed ปีที่แล้ว +6

    Naag facey ah ilaahy ima jabiyo😒😂

    • @baxsan
      @baxsan ปีที่แล้ว

      Naag mxaad kawadaa ilaahayaw qof hay jabin dheh naagta ninkaa kadarane

  • @deeqaahmed184
    @deeqaahmed184 ปีที่แล้ว +6

    2 sana so bartay Cunto karis mida ka le yhy nasro abti doon aya uugu roon tan hammaansaneyso oo gudi ah o is jimjimcineyso 😡Ayaga aya u baahan Cunto baris runti iyo adaabta hadalka barnamijyo Hore dawaday 👎🏿👎🏿👎🏿gabdhaha tartamaya la hadlaya Aad ayaad u Fcn thn runti waxaadna u qalantiin in kor leydin wada qaado nagahaan wareersan eysan Niyada idinka dilin wadada hadaad ku araktaan maqar la dhaca🥺

  • @بيتيمملكتي-ذ3ل
    @بيتيمملكتي-ذ3ل ปีที่แล้ว

    musiga baqtiga Ah maad ka deysaan madaxuu naga galee

  • @abdullahimuude5568
    @abdullahimuude5568 ปีที่แล้ว +1

    asc

  • @nawaadmohamoud5402
    @nawaadmohamoud5402 ปีที่แล้ว

    Waxaad do karisay intay naago jamta ka saaran hadana iyagoo dacaminaya kolba suaal ha kaa weydiiyan
    Hadaan dulqaadka leeyahay dhiihkar markay dacaamiyaan aayan como noqon laha

    • @soleeqocaaqil2
      @soleeqocaaqil2 ปีที่แล้ว

      Dulqadka allh usaa idiyo kolay aniga waxas maqaten

  • @juweyriyamohamed
    @juweyriyamohamed ปีที่แล้ว +1

    Naagta dhexda kujirto.balaayo eyba iska.dhigee naa gabdhaha cadi ulahdl naag makataqanaa cunta karis Kaga fcn gabr walpana cuna wey karisaaa😏😒😒😁

  • @sadiyomusse6460
    @sadiyomusse6460 ปีที่แล้ว

    Adinka soo varta marka hore sida loo sameyo jabatiga weligey mamaqlin jabati lagudarayo lebito ama bakin👎