GABDHAHA JACEYL MA SHEEGTAN-HAPPY AHMED IYO CATOOSH

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.พ. 2025
  • *Thank you for watching!* If you enjoyed this video, please consider subscribing to our channel for more awesome content. Don’t forget to hit the notification bell so you never miss an update!
    You can also connect with us on our social media platforms-We appreciate your support!
    👉 [Social Media Links]
    IG- / darajo_boy
    TIKTOK- / deeq_darajo01
    FB PAGE-www.facebook.c...
    Whatsapp Number - +254 797 776 240
    See you in the next video!

ความคิดเห็น • 185

  • @TEAM_27.4
    @TEAM_27.4 หลายเดือนก่อน +111

    Wan ku farxi lahaa hadii aad love iisari laheyd 😭

    • @AmiiroQueen-l1n
      @AmiiroQueen-l1n หลายเดือนก่อน

      Hadd saas love u jeceshahy wax wanaga so qor

    • @Clmaalik235
      @Clmaalik235 หลายเดือนก่อน

      Ilove you mcnto 😂❤

    • @xidigahaofficial8281
      @xidigahaofficial8281 หลายเดือนก่อน

      Xalimooyinka somalida waan taageraa🎉

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 หลายเดือนก่อน +1

      @@AmiiroQueen-l1n 🥰❤️

    • @AmiiroQueen-l1n
      @AmiiroQueen-l1n หลายเดือนก่อน

      @@Fowzia69 hee qalpiyeyy 💝🤍

  • @Fowzia69
    @Fowzia69 หลายเดือนก่อน +36

    Wiilkaan waan jecelahay waa wiil alle hibo siiyay oo Somali aad iyo aad u jecel wariye fiican weeye manshalaah allaha barakeeyo Wiilkaan Sida fiican wax u sharxa oo wax u faahfaahiya waana wadani dhab ah alaha dhowro.

  • @inasheikhdahir6647
    @inasheikhdahir6647 หลายเดือนก่อน +8

    Wilkan wa wiil qiimo iyo aqli Allah udhiibe m.a ❤

  • @Mogadishu1995
    @Mogadishu1995 หลายเดือนก่อน +15

    catosh waa qof wax badan og guuleyso wax badan ayaan ka faiiday 👍

  • @MuscabK-v2e
    @MuscabK-v2e หลายเดือนก่อน +32

    Happy darted u imi from team wash wash❤😢

  • @RidwaanCiil-tire47
    @RidwaanCiil-tire47 หลายเดือนก่อน +1

    Qlpigaaga fiirinayay kulahaa shaabalaala fii quluupinaa mar walba❤

  • @IkranAbdullahi-sf4kv
    @IkranAbdullahi-sf4kv หลายเดือนก่อน +5

    From happy qurux ilhow happy ilahay dartii ujeclahay asturntii celi❤

  • @TEAM_27.4
    @TEAM_27.4 หลายเดือนก่อน +28

    Waxaa Lagayaaba inaa
    Jannada Kugasho Faafinta Saliga Nabiga
    𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ
    𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ
    𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ
    𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ
    𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ
    𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ
    𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ
    𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ
    𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ
    𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ
    𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ
    𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ
    𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ
    𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖ﷺﷺﷺ
    𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ
    𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ
    𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ
    𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ
    𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ
    𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ
    𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ
    𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ
    𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ
    𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ
    𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ
    𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ
    𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ
    𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ
    𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ
    𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ
    𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ
    𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ
    𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ
    𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ
    𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ
    𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ
    𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ
    𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ
    𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ
    𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ
    𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ
    𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ
    𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ
    𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ
    𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ
    𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ
    𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ
    𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ
    𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ
    𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ
    𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ
    𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ
    𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ
    𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ
    𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ
    𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉 ﷺﷺﷺ
    𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ
    𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ
    𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ
    𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ
    𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ
    𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ
    𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ
    𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ
    𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ
    𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ
    𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ
    𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ
    𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ
    𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ
    𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ
    𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ
    𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ
    𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ
    𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ
    𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ
    𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ
    𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ
    𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ
    𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ
    𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ
    𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ
    𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ
    𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 💚❤️ﷺ

  • @zakihussein8519
    @zakihussein8519 หลายเดือนก่อน +1

    Wiilkan si cilmiyaysan ayuu u hadlaya mansha allah

  • @mohavlogs855
    @mohavlogs855 หลายเดือนก่อน +24

    Ilahow happy asturnanta ku hanuuni

  • @DeeqaMacalin-s1z
    @DeeqaMacalin-s1z หลายเดือนก่อน +2

    Masha allaah wiilkan ilaheyba xikmad siiyay❤❤🎉

  • @NadiiraMaxamud-g3y
    @NadiiraMaxamud-g3y หลายเดือนก่อน +9

    Halkan qof darti uu timi waayo 😂me catoosh🤴😫😂

  • @xasankabaayofficial4923
    @xasankabaayofficial4923 หลายเดือนก่อน +6

    Catoosh caadi mahan dartis video u dhameystay

  • @aymankhaliif4804
    @aymankhaliif4804 หลายเดือนก่อน +3

    Catoosh wa legend wax badan og

  • @Amran-r9z
    @Amran-r9z หลายเดือนก่อน +1

    mahad sanid abowe mcn wlhi ani waxa badan ayan ka faiday ani ahanteyda wlhi ani haada qof ayan sas ula ciyaraya kawaran bal ❤❤❤

  • @hayathassan9618
    @hayathassan9618 หลายเดือนก่อน +6

    Happy soo radiye lkn barnamij kaligeed ka qabo hadan in shaaa Allah

  • @ugaasnuurdeeq1366
    @ugaasnuurdeeq1366 หลายเดือนก่อน +7

    Happy wareysigan waa lagu soo qalday tiktok mahan meshan ee markaaga sugo warka ha iska soo dhex galine😂😂
    Catoosh oo waya arag ah bay happy u gashay way ku jabtay wareysigaan😂😂😂

  • @bima9383
    @bima9383 หลายเดือนก่อน +2

    Waa runtis Cabdulahi warkisa ee hakafaaidestan gabdhaha

  • @sacdiyacismaanw.a6338
    @sacdiyacismaanw.a6338 หลายเดือนก่อน +2

    Happy ninka ma ka cabsaneysaa qofkaan indha cadeyska badan dumarland waa ku raftey 😂

  • @armyman5751
    @armyman5751 หลายเดือนก่อน +2

    Nio ninkan hal podcasbaan ku bartoo sidibaan ugu xidhanahay waa marka lagu leeyahay biniaadamku iyagaa is go'aamiya waxay noqonayaan😊

  • @carsali7892
    @carsali7892 หลายเดือนก่อน +7

    I’m from abdulahi darti bn u imi 🥰

  • @Jazmine-j7n
    @Jazmine-j7n หลายเดือนก่อน +4

    gaber aqoon leh unbaa catoosh dood wadaag mqon kraan😂

  • @HanaQuruxbadan6053
    @HanaQuruxbadan6053 หลายเดือนก่อน +5

    Happy ma aamusi karto miyaa wiilka hadalka udaa please 😂

  • @innaxaajih9436
    @innaxaajih9436 หลายเดือนก่อน +5

    Gabdho masakiin ah kgu so aaday catooshow sida caadiga hadaa juhdiga ugu badan igu bixiso oo aan ka helo xaqiiq inanan ku sheegan wa udhiman karaa sdaa mrka hre qalbiga kugu so dhaweyay o kaga helay hdaapa raganimo iigu sheegan weyso hdaa qalpada ka xirayaa intaa samyneysd si la md ah nin sameynaya hadana raganimo iigu sheegty soo dhaweysan adna hlkaas ku jabtay sxp ileen daahane hortiis dafanaa joogee.wxa ka hadlayana wa dabeecadeyda weyna jiraan gabdho ila md ah

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 happy qurux

  • @NimcoOmar-g3d
    @NimcoOmar-g3d หลายเดือนก่อน +4

    Happy qurux ❤❤

  • @safaruby
    @safaruby หลายเดือนก่อน

    Wlhi ninkani love ban ku ahay❤❤

  • @abul-fadli
    @abul-fadli หลายเดือนก่อน

    Labo qof oo isku miisaam ah lama keenin ❤

  • @kiinmahamud4061
    @kiinmahamud4061 หลายเดือนก่อน

    Happy iyo catosh idin jeclahay ❤️🙏🏻🎉

  • @DeeqsanhappyQueen
    @DeeqsanhappyQueen หลายเดือนก่อน +2

    Happy Qurux❤

  • @mulkimanhaj
    @mulkimanhaj หลายเดือนก่อน +2

    Ma aminsani 😅inee gabar jaceyl

  • @NajlaNalka
    @NajlaNalka หลายเดือนก่อน +3

    Wn kaqaday bowe abdlah❤🎉

  • @user-mr8Talasan3dz
    @user-mr8Talasan3dz หลายเดือนก่อน +4

    Markii laba qof oo kala garaad sareeya la isku balamiyo sidaan ayaa dhacda

  • @Clfitaaxsaalim
    @Clfitaaxsaalim หลายเดือนก่อน +2

    Ersaqda illaahaa bixiyo habiyey

  • @sumaya7380
    @sumaya7380 หลายเดือนก่อน +2

    deeq darajo hala wareesto

  • @aranliisama23
    @aranliisama23 หลายเดือนก่อน

    Masha allah wiilkan waa wax garad

  • @hafsanuraa7708
    @hafsanuraa7708 หลายเดือนก่อน +4

    Ahamad catosh nin tagero 🦁❤️‍🩹🥹

  • @aladifmohamedabdi8694
    @aladifmohamedabdi8694 หลายเดือนก่อน +7

    Dood wax ku ool ah ayaan rapnaa oo faaido leh gabadhii hore oo kale ayaan rapnaa please gabadh aqoon leh noo soo raadi muran keliya ayay meeshaan ku haysaa, Abdullahi Catoosh waa aqoonyahan waa aragtideyda 💪💪👋 27:55

  • @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
    @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq หลายเดือนก่อน +3

    Naa happy wax lama joogtid muranka dhaaf ninka asagy wajib ku thy inuu guurka dhaqaalihiisa baxsho diinteena lkn muranka joojiye dooda aqoonyhynimo uga hadal

  • @ZacdiyaIsak
    @ZacdiyaIsak หลายเดือนก่อน +5

    Mr catoosh❤😊

  • @amuunsamriyaofficial1807
    @amuunsamriyaofficial1807 หลายเดือนก่อน +4

    Happyeey joog kulahaa maxaa waaye gabdhahaas😂

  • @innaxaajih9436
    @innaxaajih9436 หลายเดือนก่อน +4

    Mda kle caqligaaga o baty macrifadaaada o yareyaa qof dhameystiran ma jiro catoosh in bdn gbdhaha wu daraasadeeyse
    Balse xiriirada bdn wx mku tarayan
    Go'aan gaar oo adoo wxyaapa qaar sda ukala wanagsan ukla hormari kdbna qofkas meelaha u ku liitana iska indha tir sbbto ah adigana ma dhameystirnd sxp hdii point point lagu fiiriyo😂😂guurso wll

  • @mulkimanhaj
    @mulkimanhaj หลายเดือนก่อน +2

    Yaah 😂Waa nagu qaxde 50 ayakaa kujeclaamiya 🤓

  • @athariasalim9900
    @athariasalim9900 หลายเดือนก่อน +2

    Happy darteet u imi ❤❤❤

  • @SalmaNoor-qc5mz
    @SalmaNoor-qc5mz หลายเดือนก่อน +1

    I enjoy listening to

  • @HiboMohamett-n9t
    @HiboMohamett-n9t หลายเดือนก่อน

    Dhiiri galiyahy Gabdhaha❤❤😢

  • @SacadaYusufaxmed
    @SacadaYusufaxmed หลายเดือนก่อน +3

    Ninka asigo ilaahay saaray masuuliyada ino gabadha doonto meher ka bixiyo waajib ku thy haa happi ciyaal nimo ha u hadlin sifiican ninka ula dood

  • @innaxaajih9436
    @innaxaajih9436 หลายเดือนก่อน +3

    24:50 wxaa waajib ka dhigay in ninka lacg bixiyo wxa waaye waa masuul qawaam ah wx kasta oo lcg quseeya asiga ayaa bixinaya tusaale ahan mar aabahey ayaa masuul iga ah mar walalkey mrna ninkeyga sda caadiga hadii ay dhaxal timaado dhanka aabe walalkey iga masuul ah hadi la iqabin wx kasta oo u bahanhy asiga ayaa laga rapaa aniga oo hysta lcgteyda dhaxalka xittaa hadii asaga wqti bdn kaso wregato lcg la aan ku dhacdo ima dhihi karo lcg bdn aya heysataye keen ilaa aan aniga aan u garto moyane guurkana wa sidaa oo kle wan ku darsan karaa waana iska diidi kara muhiimada in aan dooq leeyahy blse isaga malahan dooq ❤diintu ma ahan ra'yi ee waa wax dhigan oo ay tahay in la raaco❤

  • @SumayoSaid
    @SumayoSaid หลายเดือนก่อน +1

    From Catoosh ❤🤴

  • @guleedaxmed3093
    @guleedaxmed3093 หลายเดือนก่อน +2

    Happy dhaqan xumaa qofka hadal ka Lagama dhex Galo sug intuu dhamaynayo

  • @ayaanahmed8737
    @ayaanahmed8737 หลายเดือนก่อน +9

    Catooosh qof aqoon leh oo la doodi karo keen
    Not qof cagsigiisa ah ooo maran hanoo keenin

  • @OsamaYussuf
    @OsamaYussuf หลายเดือนก่อน +3

    Catosh❤

  • @armyman5751
    @armyman5751 หลายเดือนก่อน +2

    Catooshow caawa ratekaagu waa 6 out of 10 mar dambe ha imanin taliye adoon ogeyn cida ku casuuman

  • @armyman5751
    @armyman5751 หลายเดือนก่อน

    A blood group😊❤

  • @MariyabintuAdem
    @MariyabintuAdem หลายเดือนก่อน

    Masha allah🎉❤❤

  • @ubaxcabdirazaq5650
    @ubaxcabdirazaq5650 หลายเดือนก่อน

    From tiktok happy 😂

  • @ElhaanMohammett
    @ElhaanMohammett หลายเดือนก่อน

    Catoosh ileen dhiga A+nimada iwade😂😂😂❤

  • @boqolgeelechannel2961
    @boqolgeelechannel2961 หลายเดือนก่อน

    Team TikTok 👍

  • @Bahjahappy1798
    @Bahjahappy1798 หลายเดือนก่อน +3

    War catoosh ani i balami happy waa maskine ana dooda si fcn u kala jaraye 😕😂😂

  • @SumayaMahma
    @SumayaMahma หลายเดือนก่อน

    Happy ahmed dardaeed❤

  • @xidigahaofficial8281
    @xidigahaofficial8281 หลายเดือนก่อน

    Xaliimo lacag lee usheek 😂😂😂
    Kuwa lacgta hysto weyba bixnayan
    Inta shiidka ah aniga cml alla umaqan

  • @abdirahmabmuhumed9085
    @abdirahmabmuhumed9085 หลายเดือนก่อน

    Warwaxan ninka qaboo
    Catosh wa lajan❤❤

  • @maclumattv4354
    @maclumattv4354 หลายเดือนก่อน

    Kkk dad ka laga wareysanaaa mustaqbal ka guurka iyo xariirka. Eeeg 😢😢😢😢

  • @SheikhAbdiyusuf338
    @SheikhAbdiyusuf338 หลายเดือนก่อน

    Gabdhaha ayagaa la GUURSADAA ee waxba ma guursadan Hadalka saxa please

  • @bintmohamed6029
    @bintmohamed6029 หลายเดือนก่อน

    Happy weba baby sey uhadleso 😂😅

  • @Shanniin21official
    @Shanniin21official หลายเดือนก่อน

    Temwasha wash 🎉❤

  • @jahaazipoy7757
    @jahaazipoy7757 หลายเดือนก่อน

    Catoosh
    Keep going
    Legend hore waayey

  • @armyman5751
    @armyman5751 หลายเดือนก่อน

    Nio wllo ninku hadalka ha dhameeyee kadaa hadalkan yaree gaaban👋 waar taliye bal barnaamijyada kale inaga soo shaandhee ninka cid la mentality ah keen nio

  • @AsliMohamed-gx8wo
    @AsliMohamed-gx8wo หลายเดือนก่อน +2

    From catosh❤

  • @Muxsinalberta
    @Muxsinalberta หลายเดือนก่อน

    War gabadan wey xanaqsanteh Abdifatah udonaa😂

  • @SaamiyocumarcaliSaamiyocumarca
    @SaamiyocumarcaliSaamiyocumarca หลายเดือนก่อน +3

    Ani catoosh lmprkisa hala i raadiyo❤😂

    • @UmumucaadUm
      @UmumucaadUm หลายเดือนก่อน +1

      Ex in lagu dhaho maa rabtaa😂😂

    • @NaimaMohamedAli-k6k
      @NaimaMohamedAli-k6k หลายเดือนก่อน

      Jecelka yaan lagaaga dhabeen ma joogtid wllshey😂

  • @SaaraSiyaad
    @SaaraSiyaad หลายเดือนก่อน +1

    From caTosh ❤

  • @degaomermoge2518
    @degaomermoge2518 หลายเดือนก่อน +2

    Happy dooday qabta carurtay sorry waxa aqona kama muqato 😢😢😢

  • @mohamedabdirisaaq38
    @mohamedabdirisaaq38 หลายเดือนก่อน +1

    Hada kadib sxb gab dhaha 2 kadhig

  • @MasmalCabdirisaaq
    @MasmalCabdirisaaq หลายเดือนก่อน +6

    Happy darted ban u imi❤😢

  • @iqraaxmedsalaad-cb7cf
    @iqraaxmedsalaad-cb7cf หลายเดือนก่อน

    Parti 2😂

  • @deeqaahmed184
    @deeqaahmed184 หลายเดือนก่อน +1

    Muxu ninka ka faiida kulaha Hadu gabadha arooskey rabto u dhigo 😅iyo marka gabar thy wa caadi in aad ka maseerto dumarka kale ee la guursanaayo 😅Yacni gabadha wa garoob so garoob markey thy in ey dumarka kale ka maseerto wa qalad 😅😂ninkaan dumarland plZ aniga i dirsada cadkeena nooga so qaada 😬😬😬happy maxey isla kuuseysa codkane la yareyneysa sida wax dhaxan yhy na dumarka mataleysa ee codkaaga nooley oo hurdada ka kac uff dumarka cadkooda hortaada lagu qaatay😰😬😬

  • @CabdiXuseen-n8d
    @CabdiXuseen-n8d หลายเดือนก่อน

    Habi o😂

  • @NajmaApdi-dd2mz
    @NajmaApdi-dd2mz หลายเดือนก่อน +1

    Inga catosh jacel🥲🫶🏻❤️

  • @HayatIsmali
    @HayatIsmali หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ happy qurux

  • @HodanHasso
    @HodanHasso หลายเดือนก่อน

    From tiktok 😂😂

  • @MunocabdirashiidMunocabdirashi
    @MunocabdirashiidMunocabdirashi หลายเดือนก่อน +1

    Diinta waajibka dhigtay qarashka iyo beelka waa waxa uu ninka ku sareeyo
    قال تعالى(الرجال قوامون على النساء بما فضل اللة بعضهم علي بعض وبما أنفقوا من اموااھم)
    Haday lacagta arooska tahayna
    وللحديث عبدالرحمن بن عوف (أولم لو بشاة)
    Diinta sheegta catoshow

  • @FatimaMohamed-fh9tx
    @FatimaMohamed-fh9tx หลายเดือนก่อน

    Team AB+🩸

  • @ZaynabCadar
    @ZaynabCadar หลายเดือนก่อน

    Catosh ❤❤❤❤❤❤

  • @RahmoAbubakar-k7g
    @RahmoAbubakar-k7g หลายเดือนก่อน

    team catoosh❤❤

  • @sadiyomohamed303
    @sadiyomohamed303 27 วันที่ผ่านมา

    Qacba naga yedhay 😂😂

  • @Beerlula_adam
    @Beerlula_adam หลายเดือนก่อน +3

    Catoosh warkisa wa cad yahy gebdha waba buuste

  • @sadiyomohamed303
    @sadiyomohamed303 27 วันที่ผ่านมา

    C/lahiga wan iska jeclahy wlhy 😂

  • @Miiraa_x2
    @Miiraa_x2 หลายเดือนก่อน

    Adaa na balsnsaday catoshow😂

  • @ilhaanyariisey6168
    @ilhaanyariisey6168 หลายเดือนก่อน

    Happy ewer wye wlhi😂😂

  • @ABDULAH557
    @ABDULAH557 หลายเดือนก่อน

    War garoobayda qalbigeda ilaali😂😂😂😂😂 catoshoow

  • @Jazmine-j7n
    @Jazmine-j7n หลายเดือนก่อน +1

    50 xiriiir aa😂😂😂

  • @2daysago_
    @2daysago_ หลายเดือนก่อน +1

    Qofta waxba kumaba dhax jiree. I think wali waa dhaawac oo qof baa soo xumeeye.
    Qof macquul ah keen si dooda uu dheeli tirnaato.

  • @FatimaBaytoox
    @FatimaBaytoox หลายเดือนก่อน

    Cᴀᴛᴏᴏsʜ❤

  • @qalbilove2448
    @qalbilove2448 หลายเดือนก่อน

    Catosh iyo happy wan isla rabay in la isla fariisiyo😮

  • @AbdiqaniJookar
    @AbdiqaniJookar หลายเดือนก่อน

    From catoosh❤

  • @maxamedcabdule7838
    @maxamedcabdule7838 หลายเดือนก่อน +1

    From catosh

  • @AxmedCali-f2d
    @AxmedCali-f2d หลายเดือนก่อน +1

    warkan sirtii dhan waa fashilsy

  • @saciidocabdimaxamed2230
    @saciidocabdimaxamed2230 หลายเดือนก่อน

    War aniga dumar a ahaado lkn rawitankega waka hadlayaa saa ninkan usoo jeedsanayo sideeda caadiga anona wax iska badalib normal wlhhy raga normalke kugu so jeedsankara walhhy 😊

  • @HalimoArab-zu1ny
    @HalimoArab-zu1ny หลายเดือนก่อน

    Horay usoco deeqow wllo👍🙏💯