Cabdi Cali Bacalwan Ahun | Heesta Nabadgalyo-Nugaal @@

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 47

  • @ahmednurhassan1703
    @ahmednurhassan1703 4 ปีที่แล้ว +4

    Allaayaraxma bacalwaan waxaa uu ahaa fanaan legend ah xasuus gaar ah bay ii leedahay heestaan

  • @saidojama1170
    @saidojama1170 5 ปีที่แล้ว +8

    Fanaan Somalida Ku Qaali Ah Ilahay Cimriga Hakuu Dheeriyo With Caafimaad Taam Ah Insha'allaah

  • @nasiim4968
    @nasiim4968 4 ปีที่แล้ว +2

    Aadan baan u jeclahay hadal hadaladii hore macno waaweyn ayey xabaarsanaayeen I called naxwe or grammar no matter how many times lessing the song I can't get enough ❤💋👍

  • @RadioQaraami
    @RadioQaraami ปีที่แล้ว +1

    Allow kuu naxariiso Aamiin

  • @maxamuudcawil3422
    @maxamuudcawil3422 5 ปีที่แล้ว +2

    Halla bacalwaaan wlleeee waa ku taageeraaaa

  • @fathiabulkhadir3589
    @fathiabulkhadir3589 5 ปีที่แล้ว +2

    axsan yaa fanaan bacalwaan waxaasaa codaa

  • @kamiila3941
    @kamiila3941 5 ปีที่แล้ว +6

    soomaaliyey qabiil madaysaan anigaa qabiilkiina kuu sheegaya waa BOQORTOOYO VIVA GABOOYE

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  5 ปีที่แล้ว +4

      Ilaa horeentii 1970s baan dhageysanayey waligay ma raadin mana maqal qabiilkiisa. Waxay igu filan Fanaan Soomaliyeed oo qaran kaliya. Ilaahay cimri dheer ha siiyo. Aamin

    • @yassinkhalif
      @yassinkhalif 6 หลายเดือนก่อน +1

      Boqortooyo baa tihin noolada reer magalka ummada somaliyeed fan hormuudka fanka somaliyeed yaa tihin.
      One love ❤️ beesha shanaad.

  • @ugaaskachannel1497
    @ugaaskachannel1497 2 ปีที่แล้ว

    Hees qiimo badan weeye ruunti Alle hawnaxriisto cabdi cali Bacalwan

  • @inajaangow2586
    @inajaangow2586 5 ปีที่แล้ว +6

    xusuustii riwaayadii bad jacel badanaa miriha heesta waxaa leh maxamed aadan dacar halka laxanka uu saaray aun axmed nuur jaangow xusuustii sahra axmed iyo fanaanka hada qaadaaya ee bacalwaan

  • @maxamuudcawil3422
    @maxamuudcawil3422 5 ปีที่แล้ว +8

    Like ta ha illa dhaafin hadaad tahay wadini jecel umadda somalieed

    • @maxamedciise2958
      @maxamedciise2958 5 ปีที่แล้ว +1

      bacalwan waa fanan ku qaali ah somaalida

  • @saidojama1170
    @saidojama1170 5 ปีที่แล้ว +3

    Waxeey wada qaadi jireyn Fananadii Qaaliga Aheyd Ee Zahra Ahmed Jama Allaha U Naxariiste

  • @Wonderer224
    @Wonderer224 5 ปีที่แล้ว +3

    Wooooooow Bacalwaan. Wallaahi codkiisii macaanaa inuusa waxba is beddelin marka loo eego fanaaniin hadda gaboobay oon cod fiicani ku harin. Cabdi Cali Bacalwaan wuuba sii macaanaaday codkiisii.
    Heestan oo ay la qaadi jirtay Sahra Axmad waxay ku jirtay riyaawad aanan magaceeda xasuusan. Waxaan dhegaysan jiray 70-eeyadii anigoo yar. Yaa ha originalkii?

    • @daruurcuratay1969
      @daruurcuratay1969 4 ปีที่แล้ว

      Bad jacayl badanaa ayay ahayd ruwaayaddu.

    • @SuperKahin
      @SuperKahin 4 ปีที่แล้ว

      Bad jacayl badana waxa sameyey mu alifka wayn maxamed Adan dacar.

    • @Wonderer224
      @Wonderer224 4 ปีที่แล้ว

      @@SuperKahin
      Walaal Xasan Geney ayaa sameeyey Dab Jacayl Kari waa.

    • @SuperKahin
      @SuperKahin 4 ปีที่แล้ว

      @@Wonderer224 dab jacayl wan ogahy taasi ee riwayada bad jacayl badana banka hadlaya ee qoralka iska eeg sxb

  • @kamiila3941
    @kamiila3941 5 ปีที่แล้ว +2

    Ax yaa fanaan asal bacalwaan 🌷🌷🌷🌷🌷👍👍👏👏👏🥀🥀🌹🌹🌺🌺🌷❤👌👌❤❤❤🌷👍👍👍

  • @iltiredoualedirecteur
    @iltiredoualedirecteur ปีที่แล้ว

    Allah unaharisto abdi

  • @Za07Editz
    @Za07Editz 5 ปีที่แล้ว +1

    Cabdi cali bacalwaan wuxuu nala joogaa wadanka Germany Caafimaadkiisuna waa
    Kaas oo uu fiican yahay lkn markii uu Germany yimi wuu liitay qaliin badan ayaa lagu Sameeyaa xaga caloosha ah

  • @iltiredoualegemail6059
    @iltiredoualegemail6059 2 ปีที่แล้ว

    Hommage abdi ali bacalwan

  • @yassinkhalif
    @yassinkhalif 7 หลายเดือนก่อน

    Nugaal ayaa mar walba la qadaba maxaa mudug loo amaani waye??mudug ayaa kaa cansan kaa qurxoon oo kaa dad wanaagsan iyo gabdhaha qurxoon?inkasto uu bacalwaan uu reer mudug ahaa.
    Rabi haunaxariisto bacalwan

  • @cabdishariif3887
    @cabdishariif3887 5 ปีที่แล้ว +1

    waah waah bacalwaan

  • @abdifitaahnuur5899
    @abdifitaahnuur5899 4 ปีที่แล้ว +1

    Waaw

  • @abdifatahosman6299
    @abdifatahosman6299 5 ปีที่แล้ว +3

    Asaga,&,Xasan &m'caliCigal wargii Cuslaa ee1wabari waxajira Onajogay USA,salaad maxamad shardi oo kumagacdheer Darbey Codkii hukaguray saladDarbey?

  • @jablibaax
    @jablibaax 5 ปีที่แล้ว

    Barnaamijkii tartanka heesaha miyaanay djabouti dib u bilaabayn tolow??

  • @danab8753
    @danab8753 4 ปีที่แล้ว

    AUN

  • @Ali-xh4hg
    @Ali-xh4hg 3 ปีที่แล้ว

    ALLOW U NAXARISO U DENBI DHAF

  • @farhahassa5978
    @farhahassa5978 5 ปีที่แล้ว +1

    Qabiilkee waaye bacalwaan?

    • @hibosaidshire4773
      @hibosaidshire4773 5 ปีที่แล้ว +6

      Qabiil waa waxa na rogey naga daayaa Somali one love

    • @zainabali931
      @zainabali931 5 ปีที่แล้ว +1

      💝🤔💝🤔🤙🎁

    • @abdirisaaqmohamed2494
      @abdirisaaqmohamed2494 4 ปีที่แล้ว +1

      siilka hooyada weeye

    • @SuperKahin
      @SuperKahin 4 ปีที่แล้ว +2

      Tii ku dhashy waydii qabilkisa maxa ka galay hesta mcn midhaheda dhuux

    • @farahsalad7378
      @farahsalad7378 3 ปีที่แล้ว

      Ceeb maleh qabiilku aa abtirsiinyo waxayna ku aroortaa qoyska abkaaga kaas oo aad kasoo farcanteen ujeedka alle inoogu abuurayna waa si aan isugu garanno oo kaliya qabiilku waa sharaf waa gobanimo waa waxyaabaha ugaarka ah aadanaha lkn dadkii baa qaarkood gob iska dhigay qaarna gumeeya waana iska dhammaan ilaah amarkii waa xadgudub lagu xadgudbay ujeedkii qabiilka laga lahaa
      Qabyaaladda ayaa keentay in qabiil la isku gumeeyo iyadanaa waa qofka oo kuu tiirsan tolkii iyo ina adeeradii oo kaliya gar iyo gardarabba oo la isku taageero weye qabyaaladdaas Soomalida noloshii miyigaa bartay waa wixii dowlad la'aanta na dhigay muddo dheer ilaa iyo qarnigii 20aad gumeystihii baaba sababay inaan dowlad yeelano awalba dad qabyaaladi dhuuxa ka gashay baan ahayne weynu deynweynay dowladiina weynaga naafeysay alla qabyaaladu waxay keenta qoloqolo, qoqob, isquursi iyo eex intaasna nacayba baa ka dhasha nacaybkaasaan colaadda keena markaas colaadaas baa halkaas na dhigtay iyo nacaybka ay qabyaaladu inagu sababtay.