Taxanaha Dabin | Season 1 | Xalqadiisa 3aad | Yaa dabin kale ku dhacay?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • Kala soo dag Nasiye: bit.ly/3Vp0CCa...
    #TaxanahaDabin #Nasiye#Thriller#AsalTV#Masraxproductions

ความคิดเห็น • 43

  • @Maxamed.xasan1
    @Maxamed.xasan1 หลายเดือนก่อน +4

    Waxa youtube soo dhiga ama haysta awalba Astan ma gaaraysaane 😂

  • @princes2224
    @princes2224 หลายเดือนก่อน +3

    Appkina noma shqenayo xalkena nio 😌👍

  • @Gobaad60
    @Gobaad60 หลายเดือนก่อน +3

    Waa is qasarisen app aan dadka dhan ushaqeynen bad galisen inta maso dhigtaaan

    • @njnanina3903
      @njnanina3903 หลายเดือนก่อน

      ma ila aragtay

  • @shukriomat5537
    @shukriomat5537 หลายเดือนก่อน +3

    Inta soo dhiģ appka masheqeynayo

  • @xubiaxmad8978
    @xubiaxmad8978 หลายเดือนก่อน +4

    Abka aa leedihiin ka daa wada. Maba shaqaynaayo xataa video masoo baxayo

  • @Hodan.Hussein7080
    @Hodan.Hussein7080 หลายเดือนก่อน +2

    Appka xunkaa ee aad ka soo daysan aniga waaba ii shaqeyn waayey

  • @Zeytunosman-hu1mq
    @Zeytunosman-hu1mq หลายเดือนก่อน +1

    Appkas mashaqeynayo fadlan TH-camka noso giliya

  • @Ninweyn-
    @Ninweyn- หลายเดือนก่อน +2

    Inta nooso dhiga App mashaqeynayee

  • @NimcoYaasin-in2eg
    @NimcoYaasin-in2eg หลายเดือนก่อน +1

    Appka ma shaqeynaye gumeysiga naga dayo xagan Soo dhiga

  • @RuweidaMohamud-l2o
    @RuweidaMohamud-l2o หลายเดือนก่อน +1

    Appka ma shaqeynayo ee wixiina heesta wah

  • @masudmohamed398
    @masudmohamed398 หลายเดือนก่อน

    Apka update ma ahan inta soo dhiga plz

  • @Nato.srkgemer
    @Nato.srkgemer หลายเดือนก่อน

    Appkiina wll mashaqeynaayo ee yutube ka soo dhiga soo uqarxo filimka

  • @user-zp8vl9zp5h
    @user-zp8vl9zp5h หลายเดือนก่อน

    Appka ma shaqeynayee halkan noosoo dhiga plz waxa hana nacsiininee

  • @Ayaanmaht
    @Ayaanmaht หลายเดือนก่อน

    Malamala lasoo daaYo ila wadaAga😊

  • @farhaanmahamednour4652
    @farhaanmahamednour4652 หลายเดือนก่อน +2

    dadkan commentiga maqriyan miya intaas oo qof ku hayso appka noma shaqaynayo warbulshada tix galiya oo idinkanah shaqaysta oo youtube sogali video yada ama fahan siyo dadka appka sida lo galo ama qofkii una ushaqayney ku cawiya melka kale u kahelo, dadba lacag kusi saan caan ah say idinkugu xayasiyan musalka, hadana bulshadi cabashadedah wax uma qaban kartan masana rabtan inaa iska gadan bushalada oo dinku amaanto 😡😡

    • @Hodan.Hussein7080
      @Hodan.Hussein7080 หลายเดือนก่อน

      Aniga labarkooda whatsappka ban kala hadlay kulahaa appka tuur kdb soo celi iphone oo dhanba waa ka wayey maxan soo celiya oo mar kale soo dajiiya war waxoodu waa gubaysi awalba soo mali bay ahayeen hesta dheh😂

  • @LadiyaLadan
    @LadiyaLadan หลายเดือนก่อน

    Wxan dadka aan TV dawan mxa ugu tala gazhen😢😢😢

  • @safiyomaxamed6630
    @safiyomaxamed6630 หลายเดือนก่อน +1

    Inte ka dawana app nasiye iPhone kuma shaqeynyo xal keena

  • @ugaasamohaa-ys8fu
    @ugaasamohaa-ys8fu หลายเดือนก่อน

    Plez filmkan intee ka helaa

  • @Sabna-zj2vz
    @Sabna-zj2vz หลายเดือนก่อน

    3mise 4aad

  • @MouhiyadinahmedOsman
    @MouhiyadinahmedOsman หลายเดือนก่อน

    War wixi un ishaqaynaynow

  • @user-or7rn9lu1p
    @user-or7rn9lu1p หลายเดือนก่อน

    Niteh kadawadah

  • @MahmudcimranXasan
    @MahmudcimranXasan หลายเดือนก่อน

    Appka ma shaqeynaayo 😂

  • @xafsaibrahimahmed
    @xafsaibrahimahmed หลายเดือนก่อน

    Nasiya sidee logu soo degsadaa iisheega😢

  • @bilanjamal5290
    @bilanjamal5290 หลายเดือนก่อน

    TH-cam maa soo dhigtaan meel kale marabneee

  • @daauudey
    @daauudey หลายเดือนก่อน

    Apka nofur dee😢😊

  • @deeqahappy740
    @deeqahappy740 หลายเดือนก่อน

    Ani xalqadii kowaad moyee midkaleba ma arkine ma meel only me ah ayaa lasodhigaa

  • @MouhiyadinahmedOsman
    @MouhiyadinahmedOsman หลายเดือนก่อน

    War nacald ba nigu. Tale naga daaya waxan

  • @Dheymonqurux
    @Dheymonqurux หลายเดือนก่อน

    Hhh intaa soodhigilaheyden ina iska deysaan idiin fiican kowdhaha waxaan waxmiyaa hada hala haan yarApp kiinaneh nooma shaqeynaye

  • @LadiyaLadan
    @LadiyaLadan หลายเดือนก่อน

    Appkaz waba waye Indr ma TH-cam nozo galiza😢😢😢

  • @amriitachama6039
    @amriitachama6039 หลายเดือนก่อน

    Waxa maad TH-camka noosoo dhigtaa ama naga daysan

  • @MouhiyadinahmedOsman
    @MouhiyadinahmedOsman หลายเดือนก่อน

    Washamsi hanku qabno meshan

  • @aweys8098
    @aweys8098 หลายเดือนก่อน

    Washamsi ku kaca waxaan😎

  • @Boqolgamer
    @Boqolgamer หลายเดือนก่อน

    TH-cam ma keentan ma aragte😢

  • @FaadumoBaraf-wy4zp
    @FaadumoBaraf-wy4zp หลายเดือนก่อน

    War abka aad sheegaysan shaqayn mayee xal kletonkeena

  • @bisharfarah5722
    @bisharfarah5722 หลายเดือนก่อน

    Warkuwan waan layaabay wlahi war waxn ciyaar live ah ma ahee filmkan calyada ah youtube soo dhiga ama buuqa nala dhafay😡😡

    • @user-zp8vl9zp5h
      @user-zp8vl9zp5h หลายเดือนก่อน

      Waa sidaad dadka wey nacsiinaayaa

  • @abdishakuraden7358
    @abdishakuraden7358 หลายเดือนก่อน

    Musalsal kan oo mar walpa dabin io lagu haayo mx waaye oo la arkeynin mel laga dawado asn lahyn. Asaxabey

    • @user-zp8vl9zp5h
      @user-zp8vl9zp5h หลายเดือนก่อน +1

      War app xunoo naziye ladhahaayo ay usameeyeen balse appkaas maba shaqeynayo youtupka soo galiyana lagama karaayo musalsalko waa macan balse ayaga ku ciyaraya😊