MASAYR DARTII AYUU II DILI GAADHAY OMG PRANK MAR DAMBE MA SAMAYNDOONO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 212

  • @AaminaAbdiqaadir
    @AaminaAbdiqaadir  2 ปีที่แล้ว +46

    th-cam.com/video/EnAS6xPUsFw/w-d-xo.html

  • @bosslyrics252
    @bosslyrics252 2 ปีที่แล้ว +41

    Qofkii ugu fiicna uguna naxariista badan uguna aqoonta badan uguna akhlaaqda badan uguna Udgoonka badan intuu Rabi Uumay waa Nabigena mohamed SCW ❤ ♥

  • @Duunioquruxchallenge
    @Duunioquruxchallenge 9 หลายเดือนก่อน +2

    Ku salin nabigena the best person verer The most knowledgeable able and the most shine all creatures prophet Muhammad sallallahu calaayhi waasalaam ❤❤❤

  • @kikialemu7
    @kikialemu7 2 ปีที่แล้ว +26

    ❁✦﷽✦❁•
    *InshaAllah*
    *Allah Drtis Khyrka ixasuusi aan ku xasusiisay*
    *كَلِمَتَانِ خَفِيفَتَانِ عَلَى اللِّسَانِ، ثَقِيلَتَانِ فِي الْمِيزَانِ، حَبِيبَتَانِ إِلَى الرَّحْمنِ*
    *🌹: سُبْحَانَ اللهِ الْعَظِيمِ،🌹*
    *🌹سبْحَانَ اللهِ وَبِحَمْدِهِ🌹*

  • @asmamusewadaad5226
    @asmamusewadaad5226 2 ปีที่แล้ว +21

    Aaminay wll salmaan saayid buu ku jecel yahaye ha sii dayn 🥰🥰

  • @5-starsnews
    @5-starsnews 2 ปีที่แล้ว +55

    "Haku lumin waqtigaaga inaad xiriir la sameyso gabadh kaliya ku dadaal horumarinta naftaada iyo mustaqbalkaaga gabadh walba waxa ay ku hamisaa inay hesho nin horumar ka gaaray noloshiisa iyo mustaqbalkiisa"
    Soo dhww wll...♥️🙏

    • @khadraali645
      @khadraali645 2 ปีที่แล้ว

      True

    • @JohnJohn-im3zy
      @JohnJohn-im3zy 2 ปีที่แล้ว

      Waa run. Waan la yaaba markaan arko wiil yar oo jaceyl ku waashay halkuu hawshiisa qabsan lahaa. Adeerow wax baro shaqayso lacag tabco kadib naagta u quruxda badan guur ka Dalbo anaaba og inay kugu soo ordaysee. Wey isku dhamaatay

    • @marhoresameeyey8580
      @marhoresameeyey8580 2 ปีที่แล้ว +1

      Macalin xaliye sidaa yire Maansha allh keep shareing

  • @mayzaomer1272
    @mayzaomer1272 2 ปีที่แล้ว +20

    Sheko inankan xita wa asxap guriga isla joog joogtan xita mid aan hore lo arag inu so kaxaysatay ahayd sister 🤣👍

  • @shadiyacawil1227
    @shadiyacawil1227 2 ปีที่แล้ว +20

    Enjoy wlhi wan tageraa io amina markey ismagaan wlhi wan jeclahy😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Fati17622
    @Fati17622 2 ปีที่แล้ว +12

    Amina iyo inanka maxamud la dhaho aya lamane cadiya ah wanu fahmayna waxa amina inanka gacmihisa stay tabanysa lkn enjoy waliged gacantisa may taban manay so jiidin jclku ha waaro aynu lenahy lamankaga na bar ciyal Idin dawan mayane

  • @drsaxlam1448
    @drsaxlam1448 2 ปีที่แล้ว +32

    enjoya weykugu dhacday iska dulqado de wllo 😅 bikeerayasha guriga hajajebinin

  • @sareedocismaan7591
    @sareedocismaan7591 2 ปีที่แล้ว +11

    Nin ku jecel uunbaa ku maseera masha allh😍😘😥

  • @suadelmi7476
    @suadelmi7476 2 ปีที่แล้ว +16

    Wow amazing jacelka Dhabta ahi waa kaa salman soo dhawoow dumaashi anima wiilka dhibta ka dhaaf

  • @jamilafashe5629
    @jamilafashe5629 2 ปีที่แล้ว +30

    Prankigaan oo kale mar dambe ha sameynin Aamina Cadey qatar waaye kkkkkkk

    • @zahruujabeauty6473
      @zahruujabeauty6473 2 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkkkkkkkkk wax laga so shaqeeye iga dheh

  • @queenzhamsa8777
    @queenzhamsa8777 2 ปีที่แล้ว +51

    enjoy wlh wa maseer low😂🤣number one

  • @roodacabdirahman5354
    @roodacabdirahman5354 2 ปีที่แล้ว +21

    Masayrkii aduunka Enjoy hasoo marin 😭😭

  • @raudhaabdi8518
    @raudhaabdi8518 2 ปีที่แล้ว +4

    Meeshay iga sarto dhig igama imaanaayo ayuuyiri enjoya waa nin adag Amina waxbay na ogeeysiinaysay intii ilafahantay ismuujiya

  • @fathiasaid2612
    @fathiasaid2612 2 ปีที่แล้ว +1

    Dhaqan xuman ninkan ish wilku soki wax la dubi jiray dhawr cisho muxu sida ugu hadlaya Bismilah

  • @hiboabdilahi3624
    @hiboabdilahi3624 2 ปีที่แล้ว +4

    Aamina ninku wuu kujeclyhy ana waan islakiin jeclahy ilasho wiilka

  • @mahdianuura1226
    @mahdianuura1226 2 ปีที่แล้ว +2

    Asalam aleikum asxabta waxa rabey ina igu so cawisaan sidaa muqaal loo dhax galiyo hal sawir tusaale video couran oo socda 1saac oo hal sawir saaran tahy, sidaa loo sameeyo igu sa caawiya cidii garan neesa InshaAllh wa mahadsantihiin ❤️❤️❤️

  • @Awhassanyt
    @Awhassanyt 2 ปีที่แล้ว +30

    Mansha aallah waxaa Noocad inuu jiro jacayl culus insha allaah guurka naga soo gabagabeeya

  • @sadiamohamed3151
    @sadiamohamed3151 2 ปีที่แล้ว +8

    AnGoo og inee been thy hadana wan dawanonaa

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman 2 ปีที่แล้ว +2

    Enjoa wuuku jecelyahay marka.mad is guursataan wll lamaane idinkoo ah ban jeclaan lahaa

  • @mkwama5555
    @mkwama5555 2 ปีที่แล้ว +4

    Amina enjoy waa inad raligalin usameysid sas kumawanagsano

  • @cabdulkadircabdurahman1381
    @cabdulkadircabdurahman1381 2 ปีที่แล้ว

    Maseer waa xanuun, waxaana dareemi karo insaanka markaas haysato, waad ogaatay enjoya xanunkiisa, guurka fududeeya.

  • @falastiinxassan2103
    @falastiinxassan2103 2 ปีที่แล้ว +3

    Qofkii ugu horeeyay noqty tageerinimo lee🥀🦋🩸💉

  • @ayanitaworld2060
    @ayanitaworld2060 2 ปีที่แล้ว +20

    Amino adiga real injoy waa jacelshahay lkn waxa iska dhigta qof jacleen real injoy wllhi labadina waa is jaceshihiin qof ku jacel ayaa ku masero

    • @faadumomaxmed3256
      @faadumomaxmed3256 2 ปีที่แล้ว +1

      Isha katurty wlhi wadad is jecel xaqiq waye tas

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 2 ปีที่แล้ว +2

    😂😂😂walahi waka gashatey injury hor usoc xabti ❤❤❤

  • @umumucaad6196
    @umumucaad6196 2 ปีที่แล้ว +1

    Relinjoa qosolka igadhamady wallahi

  • @abdirizaaqomaraxmed8933
    @abdirizaaqomaraxmed8933 2 ปีที่แล้ว +3

    Real enjeo xariif maseer haayo cabsi maqoro wallhii🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @mohamedabdi8938
    @mohamedabdi8938 2 ปีที่แล้ว +4

    Enjoy wakujecelyahy ee gabareey ku yaac ninkaas

  • @faadumomaxamed2731
    @faadumomaxamed2731 2 ปีที่แล้ว +3

    Hort idin ka dhxeeya adig enjoya noo soo cde isku kiin jecel nahy wlhi

  • @maryanawaale9592
    @maryanawaale9592 2 ปีที่แล้ว +1

    100k people gaarsiino abayo🙏🙏🙏

  • @sawdasiman5563
    @sawdasiman5563 2 ปีที่แล้ว +1

    Abayo alahogeydan ad halqabsiga kadhigatey iskadaa hoog akharuu jiraaa please

  • @inizeey8116
    @inizeey8116 2 ปีที่แล้ว +8

    Amina adiga dhibley ayaa thy rhntii aniga oo kale alle ku xafido amiin ku soo same eyes

  • @amiishnoor3814
    @amiishnoor3814 2 ปีที่แล้ว +2

    Naa ninka wuuku cunsuruyeeyey waxan jaceyl ma ahan Amina😡😡

  • @rbf3844
    @rbf3844 2 ปีที่แล้ว +4

    Ninku waaba dilaa bisinka subxanallah

  • @samiiramuntas2799
    @samiiramuntas2799 2 ปีที่แล้ว

    Aaminaay wllo xagada kadhacaday wll sonoqo wn kuxisnee oo raligalai wiilka wn kusugayanaaa imikaba

  • @faraxzan428
    @faraxzan428 2 ปีที่แล้ว +2

    Micnaha ma waxaa inka dhaxeeyo markuu maseyraa ciyaarihiinii baad bilowdeen miyaa

  • @zamiyaibrahim9002
    @zamiyaibrahim9002 2 ปีที่แล้ว +1

    Amina qof Ku jecel kamasayra uun mana Ku ogalanayo inu qof kale kugu arko

  • @isxaakjabriil4518
    @isxaakjabriil4518 2 ปีที่แล้ว +10

    Enjoy wey galen😀

  • @deeqaomar8379
    @deeqaomar8379 2 ปีที่แล้ว +1

    Aamina please iska ilaali waxaan oo kale, Maalin malmaha ka mida Salmaan wuu kuu Jari xiriirka. Waayo wax waLiba xad beey leeyihiin. Be careful.

  • @badraismail3037
    @badraismail3037 2 ปีที่แล้ว +3

    Intan anakey gaar noo thy raali ahada iyo pank baan samanayaa xagee bey iska quseeyaan😃

  • @saynabahmed9821
    @saynabahmed9821 ปีที่แล้ว

    Waada mahadsan tahay wll Macaan

  • @iftinmire4138
    @iftinmire4138 2 ปีที่แล้ว +1

    Sxib qof ku jecel aya ku masera ee ha ubixin

  • @aaminasaleban3132
    @aaminasaleban3132 2 ปีที่แล้ว

    Meeshasa iqalajinaysaa Ada mashaana fadhidaa kulahaa

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 2 ปีที่แล้ว +5

    Salman enjoa
    Nin Rag ah😊😂

  • @adnaaadn9243
    @adnaaadn9243 2 ปีที่แล้ว +1

    Aamina Enjoa wuu xanaaqay😂❤ Walaahi soori salmaan huuno 💙 laakiin taliye camal ayuuba noqdi bee👮‍♂️

  • @Msskavya9139
    @Msskavya9139 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa khalad waxani inanta hadanay wax kala dhaxayn inu zidan ula Dhaqmo mxa ka Galay waxy la kulmayso iyo Nolazheda Khaaska🤨🤨

  • @rayaanaxmed8470
    @rayaanaxmed8470 2 ปีที่แล้ว +3

    🤣🤣🥰 injoy maseer kulu lidaaaa

  • @zahroshanleey6847
    @zahroshanleey6847 2 ปีที่แล้ว +2

    HADA MAQOSLAAYI WAXAAN QOSLAAYAA MARKUU NAAG KALE WAAN JECLAHAY SOO DHOHO KKKKKKKKKKK AMINOOY IIMAAN WAX BADAN WAX WUU KUU SHEEGAY KAFTAN AHAAN IYO WAANO AHAAN IYO WALAALNO AHAAN SORRY AMINO IN AAD AQRISO COMMENTGAA SORR❤❤❤❤❤❤❤ TEAM IIMAAN AMIIN ❤❤❤❤❤❤❤

  • @lafjey
    @lafjey 2 ปีที่แล้ว

    Brnk gii Kamal Lagusameyay Waaye

  • @ifraaxjamac6772
    @ifraaxjamac6772 2 ปีที่แล้ว

    Naa kan hadii ay run ahaan lahayd waabu ku dilayaa ee ka carar hadaad anga barki nagu samaynayn

  • @sahradhux8849
    @sahradhux8849 2 ปีที่แล้ว

    Gabadhan ad ayey gacamo sheegay
    dheertahy raga gacanta saresaa

  • @hudaali4856
    @hudaali4856 2 ปีที่แล้ว

    Waxan jcl mahan ee xanuun qofkan oo kale qatar ayuu ku galenayabee

  • @abdisalan6416
    @abdisalan6416 2 ปีที่แล้ว

    Amina wlley enjoy maxa sas uyeele

  • @safiyacabdi
    @safiyacabdi 2 ปีที่แล้ว

    Bismilaah hinaase kululaa

  • @boylegend2777
    @boylegend2777 2 ปีที่แล้ว +1

    Waar ileen tani yari wa bilaa dookh waxani hadalku ku dheg dhegayo oronka miyad qudh ka dayi eega imaan meee enjoy ayaan iga masyary kulaahaa naagtii hore waxay ku nacduuu qabaaa waxani hadalkiida fiiro aaaaaaa aaaa hya xuuux naa iska daa aminay kani mid samaroon ah ahaan ku hayaye😀😀

    • @kamiilahkulmiye1755
      @kamiilahkulmiye1755 2 ปีที่แล้ว

      Hhh inader isku dirka joji o sedigen si vcn an uso wda dhwyno

  • @saciidogabeere9531
    @saciidogabeere9531 2 ปีที่แล้ว +1

    Film kii ugu runta badanaa hhhhh

  • @ruuneyruun7996
    @ruuneyruun7996 2 ปีที่แล้ว

    Anna wilki mxa sidaan ugu gashay real enjoa so rali gali

  • @samiraxasan3568
    @samiraxasan3568 2 ปีที่แล้ว +1

    Nin rageed wlky sidaa u ilaaali inanta

  • @queenabnaaz421
    @queenabnaaz421 2 ปีที่แล้ว +1

    Keep going ma sister amina abdiqadir and srry real enjoy 👌👌❤❤💯💯💯

  • @hibamohammed9944
    @hibamohammed9944 ปีที่แล้ว

    Oo maxaa ka dhexeeyee uga hinaasaya

  • @MamaShankaron-zn6ne
    @MamaShankaron-zn6ne ปีที่แล้ว

    Maseerloow waa ye

  • @anwar3751
    @anwar3751 2 ปีที่แล้ว

    Ar enjoy war nagta iska fuji ku lahaa maseer oo cad waye midaan

  • @samiiramuntas2799
    @samiiramuntas2799 2 ปีที่แล้ว +6

    Wllo Aaminay nin Ka kujecel waa ninka kuu masera marku kuleyahay gacanta sida ninka uxu kuleyahay qalabigagu umadulaqadankaro qofka le gacantisa anoo ku aga jooga maxada qofkale kadoni gacantis mardabe waxayalah sokale hakusameni because waa biladan waxa walaba niyadisu waya kudhicikarata wabilahi tofiqa 😂😘 Aamina cadeey boqorada salman❤️❤️

  • @asadhagiofans6334
    @asadhagiofans6334 2 ปีที่แล้ว

    comenti akhris un uso galay ano og inu yahay wax la isla og yahay

  • @cabdulahimaxamed9720
    @cabdulahimaxamed9720 2 ปีที่แล้ว +5

    Enjoy qofan ku rabin la iskuma dhajiyo pro waa iga wano

    • @iloveallah3519
      @iloveallah3519 2 ปีที่แล้ว

      It’s prank chill out

    • @zuzuyoji3103
      @zuzuyoji3103 2 ปีที่แล้ว

      Ma argta hda ninky pranka ahan u wadty hada isaga wata enjoy daqadu ka naxy 😁😁

  • @fatimaabdicasis7140
    @fatimaabdicasis7140 2 ปีที่แล้ว

    Waaw enjoa waa NiN dhiigleH

  • @jowharoadan1069
    @jowharoadan1069 2 ปีที่แล้ว

    Wawa one and only lenged salman

  • @somalitiktokgame4248
    @somalitiktokgame4248 2 ปีที่แล้ว

    Amina shb nin kana iska dhahay

  • @shukrimoha8033
    @shukrimoha8033 2 ปีที่แล้ว

    Nayaa bahdilaada iskadhaaf hays bahdiline

  • @maxamadabuukar9289
    @maxamadabuukar9289 2 ปีที่แล้ว +4

    Prank waxkale waayr

  • @umucubeydaibnuahmed8907
    @umucubeydaibnuahmed8907 2 ปีที่แล้ว

    Aamina enjoy ka yareey xnaaqa

  • @nataazhanaazir3449
    @nataazhanaazir3449 2 ปีที่แล้ว +7

    Masayr BaDnaaa😂

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 2 ปีที่แล้ว

    FREE FTEE AMINA ABDUEKADOR.
    XAMARI HONAASI XUMA .

  • @bilkheyrcabdullahi382
    @bilkheyrcabdullahi382 2 ปีที่แล้ว

    Enjoa and amina wad isjeceshihin isku yaca

  • @raqiyomohamed4441
    @raqiyomohamed4441 2 ปีที่แล้ว

    Nagtan laleyahay wajiga,shabaq kadhigaya ninka ma, isaga qaba

  • @sumayasamaax6118
    @sumayasamaax6118 2 ปีที่แล้ว +3

    heesta yaa qaaday🥺

  • @haashimyare1466
    @haashimyare1466 2 ปีที่แล้ว +2

    Enjoy wixii helaan layaabay 😂

  • @hindamaxamuudcigaal3311
    @hindamaxamuudcigaal3311 2 ปีที่แล้ว +1

    Aamina baga enjoy saa gashay

  • @yonissaid4802
    @yonissaid4802 2 ปีที่แล้ว

    Ninku waa rer hrgysa wllhi afkyagii ayuu leyy aminina waa lmid

  • @habibahared5321
    @habibahared5321 2 ปีที่แล้ว

    Allah mukur badana tani wa yaab

  • @djahmed8077
    @djahmed8077 2 ปีที่แล้ว

    Sidan cml prank iman amin kuso samey plz

  • @iglanppe
    @iglanppe 2 ปีที่แล้ว +1

    enjoy caadi ma ahn

  • @maxamedusmaan8090
    @maxamedusmaan8090 2 ปีที่แล้ว

    Qof kujecel ayaa kuu maseeraa

  • @nadiironadiira1930
    @nadiironadiira1930 2 ปีที่แล้ว

    wath nya ninka wd isqbtan dhbti🤣

  • @ahlaamqueen3511
    @ahlaamqueen3511 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxan way Isla ogyihiiin dadka run modaya

  • @yuunisissack8724
    @yuunisissack8724 2 ปีที่แล้ว

    Nin waalan waaye enjoa

  • @isbena
    @isbena 2 ปีที่แล้ว +1

    Amina enjoya pin 📌 iku qabo

  • @apudykareim5444
    @apudykareim5444 2 ปีที่แล้ว +12

    Naag aanad jecleen bilaash loogu ma maseyro 😂

    • @umuaxlaam7735
      @umuaxlaam7735 2 ปีที่แล้ว

      Miyany is qabin horta

    • @apudykareim5444
      @apudykareim5444 2 ปีที่แล้ว

      @@umuaxlaam7735 Isma qabaane bilaash bay iskugu suuroonayan 😂😂

  • @fatxiyahonesty7165
    @fatxiyahonesty7165 2 ปีที่แล้ว

    Nin rag saasa lagu yaqaana

  • @90386
    @90386 2 ปีที่แล้ว +2

    wilka maha kudigte hard prank

  • @hasnaahmed1292
    @hasnaahmed1292 2 ปีที่แล้ว

    Wey kugu dhacdey enjoa

  • @feyruuzmahad5941
    @feyruuzmahad5941 2 ปีที่แล้ว +2

    Qof ku jecel ayaa ku masero ee wiilka dhibka ka dhaaf aamino qurux love ❤️ sis

  • @aqoontaislaamkabaro
    @aqoontaislaamkabaro 2 ปีที่แล้ว +1

    CASHARO KUTUB DIINIYA KALO SOCDA BARTEENA TH-cam.KA MEELKASTO JOOGTAAN.....

  • @hassanbinudahir1892
    @hassanbinudahir1892 2 ปีที่แล้ว

    Hestan yaqadey fadhlan

  • @abdramanmahamud6355
    @abdramanmahamud6355 2 ปีที่แล้ว

    Saan waa doqonimo wll

  • @marhoresameeyey8580
    @marhoresameeyey8580 2 ปีที่แล้ว +2

    Subscribe inaa ku saar hada ayaad muteysatey I like 👍 keep going

  • @iqramoh3819
    @iqramoh3819 2 ปีที่แล้ว +1

    Ala bay hinaase hululaa naa yuu kudilin doqonyhy

    • @ßí777-e1c
      @ßí777-e1c 2 ปีที่แล้ว +1

      Hhhh nin miyaa hinaaso yar waayabe

  • @naazirmohamed1030
    @naazirmohamed1030 2 ปีที่แล้ว

    war maxaa kaqaldan qofkan futada cad