Horta tiktik gabdhaha ku jira ee malaayiintu ku xiran yihiin maxay lacagta ka sameeyaan? Ma cunto karis, barnaamijyo waxtar leh amaba xittaa iska qossol iyo malaayacni? Maya waxay ku joogaan ciyaar, jirkooda oo ay lulaan bay ka sameeyaan lacagta wax kale maaha, xittaa hees caadi oo ay heesaan maaha waa uun is walaaq iyo wax aan Ilaahay swt raalli ka ahyn waana xaaraan lacagaha laga sameeyo sidey aniga ila tahay culimadana ha la waydiiyo, qaarkood way isa soo bandhigaan, si aan caadi ahayn ood ka yaq yaqsanayso, iimaan ban jirin waxay moodaan iney sidaas calaf ku helayaan laakiin waxay moogyihiin uselesska ragga ugu liitta inuu rabo gabar dhawrsan oo edeb leh oo asturan. Sanadahanba waa baafinaynay gabdhaha tik tok walaalahood iyo ehelkoodiba
Bro wiilkas aniga watagersanahay gabdhahan midkasto hadii lagaraco waxan wii yaranayan wajigana waa waji hore Daawo udishay Tiktok Chinese aya kenay wadankiisana wuu ka mabnuucay ee gabdhaha hala karbaasho
Wijiga mahinee kasii xunaa udili lahay ani ma waxasaa wax la dawan karo eh Walalked waa nin fican dil ma xishotada malaha aad buu uxanaaqay sacadaas uu dilaayey ma waxasaa la dhowran karaa
Ma jecli in hablaha la dilo, lakin inanti dhaqan xuma wada hala edbiyo, naagaha ku jira tiktok faraha ayey ka baxeen ciyaal suuqnimo edeb daro ayey ku joogan,
Inay akhlaaq xun tahay oo ay xijaab alle amray tuurtay iyada iyo kuwo badan waa dhab lkn xaq walaalka ma u leeyahay inuu saan u dilo haday maqli weysay? Mase ku guuleystay inuu joojiyo xumaantii? Ma ku ciil baxay inuu wajiga ka badalo oo xanuunkii haayay ma ka haray? Sharafkii ma u soo noqday? Jawaabtaas yaa ii sheego
Yaahuu ninkaas walaal maaha waa nacas awal haduu islaha dil iyo waji kabadal ku edbi hada sowtaas ayadoo dhibateysan umaddu u jeedo maxaa isbadaley nacaskas nin xoogan oo garaca allaha u sahlo
Hadaad U Jeedo Magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤
Like Saara🤲❤💕
Scw❤
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤
SALALAHU CALEYHI WASALIM ❤❤❤❤❤❤
The best person ever the most knowledge able and most shine created prophet mohamed scw ❤️🎉❤
SALALAHU CALEYHI WASALIM ❤❤
The best person ever the most knowledgeable and the most shine All Allah created is prophet Scw 🧠❤😢
SALALAHU CALEYHI WASALIM ❤❤
MASHA ALLAH AYUUP DIINTA MUSLIM in laa difaaco waa Muqadis
Wiilka walaashii edebdarada raali kaga noqda waa dayuus islaamkun ma ogala dayuus muslim ah viva walaalkaas❤❤❤
Wikka
Don kaarlo legend
WAA. IINII. SALAAMEY .AYUB .KARLOO.IYO.SHAB LAALAA. .OO.AAN DALKA . 🇹🇷 . TURKIYEA. .AAN .WADAA. .JOOGNEY
GEESII. GEESII. GABARTAASII. .WAXAAY. DHOORTEEY. AYUB. WALAAHII 🎉. DEE. MAYAA. .HORTAA. .AYUB KARLOO. WAA RUUN. TIIS. .WAA . GEESII
Waa sax aweewe macalin liibaax kari waa waa tahay dhiiga
Nin kan gabdho soomaaliye aya kuwanaaqadan dona wan ubogay wilka 😢😢
Inta igu raacsan in walaalked khaldan yhay uu si arxan daro ah u diley😢😮❤❤
bro falcelinta inaad walaashaa wajiga saas aad ugu badasho subxanalah ...ma fiicno
Adiga laftaada waad dhaqan xunthy inlagu qaraaca ayaad mudantahay😂
ALLAH ka cabsada oo DIINTA waxay idin fartay raaca xijaabku waa wajib
Wa saxan yahY wiilka dilaywa gabarduli ah
Doon kaarlo baastar yaa balamiyey😂😂😂😂 waan qiireesanahay kulahaa
Alla waa Fariid. Hadii mid walba sidaa loo edbin lahaa. Naagna ismey qaawiseen
Ayuub guuleeso❤❤❤ thanks wey ku fiicaneed
Nin waa kii wllshi waxa xun u diida Aniga siday ila tahay ninkasi legend ayu aha
Mashallah waa runta wan kugu racsanahay hablo xishoda
Zhp ayuub walasheed ma ha pro
Ciqabtii Allah ayaa kadaran midaan waa mid ya🤏😊
Shabalaala barnaamijka qadar xayeesiin uga tig
Nin ragged waaye wallahi ninkaas
Shabalaala😂😂😂😂 anoo tareen saaran iga qosliyay wlhi 😂 wax waalan
EEG.
FIIRII .AYUB KARLOO . HAL SU AAL. AH .AYAN .KU .XASUUSII NAYAA
Adigaba gabdhaha kula dhashay kaftanka waaka xiranyahay sootaa gabdho soomaa liyeed caynaysay maxay ga
Gabadh ha dhihin
Wasakhad.dheh
Very good.
Intaaa behind the scene iladawadaaay likee isaraaa inuuu mobeeel kudubaayo aradgtaaay😁😁😁🤣
War nio waa kuwataaaaa❤
Ayuub kaarlo zhp waaku wataa😂😂
Inuu dilo oo aduunka dhafiyo ama uleeyo baa ka qurux badneen balse any ways ninkaas waan tagersanahay nin walbana walaasha cesho adeerow
Sxb wan kugu raacsanahy lkn adiga gabdhaha balac ha ugu sheekeenin ok
Si wanaagsan baad uga hadashay ayub karlo
Ayuub kaaro shabalala
Video waxaa kaa soo hormarsaday shabalaala
WA.SAHAL ABDI BOULALE. OO.JOOGA .DJIBOUTI
Miss wolrd soo adigii Isku Xoq xoqayay Taasi dhaqan xumo ma aheen miyaa Dulli
That’s true keep cover my brother
Ma adaa dhaqan xumo ka shekeyna 😂
Reer badiye nin naag dilaayo waa doqon qaniis ah adaaba isaga ka daran
Sxb haba dile lakin fc keda ino sodhego mahan karlo ino qabsado wuu leeyay because cebteda waa cebtisa karlo guuleso aad aad
Wlhi bilahy anigu kow banba kga siin laha idinku weji bad ka hadlaysane
Maasha Allah
Horta tiktik gabdhaha ku jira ee malaayiintu ku xiran yihiin maxay lacagta ka sameeyaan? Ma cunto karis, barnaamijyo waxtar leh amaba xittaa iska qossol iyo malaayacni? Maya waxay ku joogaan ciyaar, jirkooda oo ay lulaan bay ka sameeyaan lacagta wax kale maaha, xittaa hees caadi oo ay heesaan maaha waa uun is walaaq iyo wax aan Ilaahay swt raalli ka ahyn waana xaaraan lacagaha laga sameeyo sidey aniga ila tahay culimadana ha la waydiiyo, qaarkood way isa soo bandhigaan, si aan caadi ahayn ood ka yaq yaqsanayso, iimaan ban jirin waxay moodaan iney sidaas calaf ku helayaan laakiin waxay moogyihiin uselesska ragga ugu liitta inuu rabo gabar dhawrsan oo edeb leh oo asturan. Sanadahanba waa baafinaynay gabdhaha tik tok walaalahood iyo ehelkoodiba
Legand ayuub
Madaxa ha iga cayin mano wye sxb wn ku salamay 😂❤
Doon kaarlo legend❤
Asc mahadsani❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Shaba laala yaabalamiyay
Legend sxb
Ana waan kugu raacsanahay sidaa
Totally inaa walaashaa saa udishid kaama qabato ma cadowbaa ?
U caqli celi,waani xanuuji,xabsi guri gali
HORTA . SIIDAA. .UU.HADLEEY .AYU 💯. KIBA 💯. WAA RUUN TIIS ANIIGA .WAXAN .KU NOL AHEEY. CASIIMADA WADANKA. DJIBOUTI 🇩🇯. HORTA MA FIIC NAA .IIN.MADAAX A LAGAA GARAACO. LAKIIN. .WAXAA KEENSA . CIIL. .IYO.MAROORAA DIILAAC. .SIIDA KARLOO BA SHEEGA. .WALAL SHAA .MIDIYAGA. . CANDHDAA KA LUULEEYSA .IYO.DABÀDA. WA ACIIL. OO.AZXAAB TIIS LA. FARIISAN KARII WAYO. .WARUUN. . WAA CIIL. IYO.CAROO. WAXAA MADAXAA. LOGA GARAACEEY
GEESII. GEESII. .AYUB KARLO
Mhdsanid wll
GEESII. WALAAHII . AYUB. .WA SAHAL ABDI .🎉. OO.KU NOL. CASIIMADA. DALKA .DJIBOUTI 🇩🇯. ANIIGA .WAN .KA ARKEY. TIK TOK. WAXAA LA IGUU YIIRII .WA GABAR .RER .DJI AH. WAN YABEEY
Bro wiilkas aniga watagersanahay gabdhahan midkasto hadii lagaraco waxan wii yaranayan wajigana waa waji hore Daawo udishay
Tiktok Chinese aya kenay wadankiisana wuu ka mabnuucay ee gabdhaha hala karbaasho
Soo Booqo
www.youtube.com/@mubarikmedia6471
Legend don kaarlo 🐐
KARLOO. .NAGAA DAA DEEY
Legend kaarlo
Legend 😮
Markay dhaqan xumo Abahed hadazho wa noo can 😅😅 markad miss world isku dhadhajinaysay ma hoyadaba dhashay 😊😊Adna wax ku garacad u bahantay stupid😅😅
Nin stupid ma noqdeH naag stupid noqota XaqiiQ ninku naagti dayacan ma dhaafo😂😂
@@apdirahmanmoha😂
@@apdirahmanmohawaa dhaqankiina dulaystoow 😮😂
@@Aliinaliiban1780 niman la dhalan maxey ka doone waa itatabo maaho QuruxeY ku waano Qaado 🤣🤣🤣
Ka qoslaya ma waxba ka si ah???
Waa ku raaxeystey
Adiga mss.wlor.marka.ay qawntahy maxad ula.hese
Wijiga mahinee kasii xunaa udili lahay ani ma waxasaa wax la dawan karo eh Walalked waa nin fican dil ma xishotada malaha aad buu uxanaaqay sacadaas uu dilaayey ma waxasaa la dhowran karaa
Ma jecli in hablaha la dilo, lakin inanti dhaqan xuma wada hala edbiyo, naagaha ku jira tiktok faraha ayey ka baxeen ciyaal suuqnimo edeb daro ayey ku joogan,
Inuu nafta kajerey ahaydba
😂😂😂😂😂 ma adigaa dad dhaqan u tilmaamaya dad yaab iyo amagaag
Thanks
😅😅😅😅😅😅😂😂😂😂 madaxa mana wa iga gaday donow😊
Shabalala marku Facebookga so dhigayey ban arkayey inu videoga ka kharibayo😂😂
Inay akhlaaq xun tahay oo ay xijaab alle amray tuurtay iyada iyo kuwo badan waa dhab lkn xaq walaalka ma u leeyahay inuu saan u dilo haday maqli weysay? Mase ku guuleystay inuu joojiyo xumaantii? Ma ku ciil baxay inuu wajiga ka badalo oo xanuunkii haayay ma ka haray? Sharafkii ma u soo noqday? Jawaabtaas yaa ii sheego
😂😂😂 shabalaal miid mhn 😂😂
Nin raged ayu ah 😢
The don is not easy shabalala masheegee marka
The guys is right
Ar adaaaa cdi ma thid
Adi mia san u hadloyo
Ader nin xanaqay mayaqano meshow kusimayo
Behind The scene shabalala 😂😂
Waa nin rageed ninkaas ano qof dumara kutaagersan ficilku sameyay nagtas sharafta familkedo dhan ayay burburin rabtay lkn xoga wajiga maheyn inu kagaraco e jirla kale inu kabukeeyo roneed
😢
💯 ayaan ku raacsanahay lafaha in uu jajabiyo ayey ahayd lkn idinku kor uga baxa sharaftu ninkaasi sida wlshis u yeelay inad caalamka sii wada tustaan waa Ila khalad wlhi 😏
Raganimooy xaal qaado 😎
Rag ciil cadaab ka dooryay
War naagahan dabada wada lulaya maye ragii la’dhashay.
Jaahilnimo aakuuguwacan
Yaahuu ninkaas walaal maaha waa nacas awal haduu islaha dil iyo waji kabadal ku edbi hada sowtaas ayadoo dhibateysan umaddu u jeedo maxaa isbadaley nacaskas nin xoogan oo garaca allaha u sahlo
Wuuku saxanyahay inuu sidaan ucagaaro eyda dhaqanka xun
Ilaahay idin madhi waa waxay u dhismi layihiin somaliya waa dad wada madhan maxaa iyadaa ceebaynta qoyskeeda saaray .
WAR AADBAAD U DHAQAN XUNTAHAY GABADHA IYADAA AYAA XIRA KA SOCO MESHA .ADIGUBA IMIKA WAAD DHAQAN XUNTAHAY DEE WAA IN LAGU GARAACAA
Mss world walaal malahan miyaa ? 😅👋
Inaa mss world kaso hadashee aheyd marka iska jiud jiidaneyaag 😂😂😂😂
Waan kugu racsanahay gabdho xishoda😢
Si ba an 😂😊
Maxad ka hadlays! Adig 9 bilod bad ku latay gabadhan 9 marka se logu abuuray sharafta gabadha??? Nin jahil bad tay runtii
Nafta inuudhaafiyo ayey ahayd