WAXBAA KA DHACAY YAA UGU QURUX BADAN YAAN SOO QAATAY MAANTA YAA RAAYAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 1.4K

  • @mmerji6857
    @mmerji6857 2 ปีที่แล้ว +145

    The best person ever knowledgeable, merciful, and honourable ALLAH🥰 created has MohameTt ﷺ ﷺ in the world❣❤

  • @halushhalush8224
    @halushhalush8224 2 ปีที่แล้ว +68

    The best person ever the most knowledgeable and the most shy all Allah Has created prophet Muhammad ♥️♥️

  • @Ducayzane10
    @Ducayzane10 2 ปีที่แล้ว +395

    Hda aragto magaca nabigena maxamed
    Scw scw 🥺😭🤲
    like sara 👍💖

    • @bisharoabdulahihassen6755
      @bisharoabdulahihassen6755 2 ปีที่แล้ว +2

      Salallahu Calayhi Wasalam ❤❤❤

    • @maanonalka2084
      @maanonalka2084 2 ปีที่แล้ว +1

      صلى الله عليه وسلم

    • @farxyofarxan5919
      @farxyofarxan5919 2 ปีที่แล้ว +1

      Scw

    • @tataa_rk9607
      @tataa_rk9607 2 ปีที่แล้ว +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @deeqoxasan3618
      @deeqoxasan3618 ปีที่แล้ว

      تؤبرني الله وبركاته طيب يا قلبي انتي يا حبيبتي

  • @sakariyeburhan6741
    @sakariyeburhan6741 2 ปีที่แล้ว +424

    basharkii adunkan ugu kheyrka badna waa nabi muhamed scw kusali wll 🥰❤️☝️

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 2 ปีที่แล้ว +212

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad ﷺﷺ❤ ❤❤🤲☝💞🕋

    • @bisharoabdulahihassen6755
      @bisharoabdulahihassen6755 2 ปีที่แล้ว +1

      Salallahu Calayhi Wasalam ❤❤❤

    • @maanonalka2084
      @maanonalka2084 2 ปีที่แล้ว +1

      صلى الله عليه وسلم

    • @fatimamaxamedsalax2808
      @fatimamaxamedsalax2808 2 ปีที่แล้ว +1

      Salalahu caleyhi wasalam

    • @wizgurey8012
      @wizgurey8012 2 ปีที่แล้ว +1

      Waxaan dhan waxaa u sameeneesid somaha inaa like xun heshid oo waxbana ka faa iideynin😬naa isku xishow nabigena suuban naxariis rabi korkiisa ha ahaatee qandho fildaro badanee meelaha maalayacniga lagu haayo maxaa magaca nabigeena csw u keenaa uuf

  • @mmerji6857
    @mmerji6857 2 ปีที่แล้ว +196

    MohameTt ﷺ ﷺ en el mundo es la mejor persona que Dios haya creado, sabia, misericordiosa y honorable❤🎉

  • @mohametapdirahman8847
    @mohametapdirahman8847 2 ปีที่แล้ว +145

    Hadaad nabiga jeceshahey kusali wll scw♥️♥️

  • @kaltuummaxamuud654
    @kaltuummaxamuud654 2 ปีที่แล้ว +81

    The best person ever the most knowledge able and shine all created the prophet Muhammad ❤️❤️❣️💯✨️💫❤️💫💕❤️🤗🥰🥰🦋❤️

  • @updyrahmanahmett9813
    @updyrahmanahmett9813 2 ปีที่แล้ว +112

    Midkii ugu wanaagzana intuu rabi swt Abuuray Nabiyunaa Muxamed scw❤️

    • @azma4456
      @azma4456 2 ปีที่แล้ว

      Salalaahu aleyhi wasalam ❤️❤️❤️❤️❤️♥️♥️♥️♥️♥️❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥💯💯💯💯💯❤️‍🔥

  • @cumeerfans941
    @cumeerfans941 2 ปีที่แล้ว +37

    The best person and the most knowledgeable and the most shy all allah created is our prophet Muhammad😍😍❤صلي الله عليه وسلم

  • @de____jong4
    @de____jong4 2 ปีที่แล้ว +59

    Prophet Muhammad -the greatest man who ever walked the face of earth 🫀 💪 🙏 💯

  • @angryboy.yt1
    @angryboy.yt1 2 ปีที่แล้ว +1

    The beast person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muhamed سلي الله عليه 🕋❤❤❤وسلم

  • @cumeerfans941
    @cumeerfans941 2 ปีที่แล้ว +282

    Hadaa ujeedo magaca nebigeena Muhammad صلي الله عليه وسلم ❤❤
    Like saar

  • @therealgoat158
    @therealgoat158 2 ปีที่แล้ว +2

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad ❤️ﷺ❤️❤️🕋

  • @abdifatahrashiid3011
    @abdifatahrashiid3011 2 ปีที่แล้ว +59

    inta u xiistay qosolkii Abeera gacanta taga 😂😂

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 2 ปีที่แล้ว +1

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad scw scw❤️❤️💕💕

  • @khulasomovie
    @khulasomovie 2 ปีที่แล้ว +124

    THE BAST PERSON EVER THE MOST KNOWLED ABLE THE MOST SHINE ALL CREATED PROPHET 🥰💞ﷺ💕

  • @nasserofficial440
    @nasserofficial440 2 ปีที่แล้ว +93

    Hadaa u jeedo magaca Nabigeena Muhammad Scw Scw Scw ❤️💙💙💙
    Like Saara.

  • @sHimaaLi_x1
    @sHimaaLi_x1 2 ปีที่แล้ว +272

    Adoo amuusan hadaad qoralkeyga aqrinayso liketa ha ila garaab marin 😂❤

    • @Taliso921
      @Taliso921 2 ปีที่แล้ว +2

      😂waku siiya

  • @aminaali8680
    @aminaali8680 2 ปีที่แล้ว +142

    Yaab Badanaa dadkan commentiga qorayo war isku xishooda Magaca Alle iyo Magaca Nabiga lee Like haku raadinina Like jaceyl ee idinka Tahay maahanee wax Kale idinkama Ahan.. Alaha Idin soo Hanuuniyo😡😡😡

    • @Hodanomar592
      @Hodanomar592 2 ปีที่แล้ว

      😢😢😢😢dad maraan Ah waye😅

    • @jamacaxmed4681
      @jamacaxmed4681 2 ปีที่แล้ว +3

      Manshlh wa sax walal ma oga ayaga Waa dad iska jaahil ah kaliya u muuqato like Alaha so hanuuniyo dhamantoda isnhlh

    • @Hodanomar592
      @Hodanomar592 2 ปีที่แล้ว

      @@jamacaxmed4681 aamiin allh so hadyeyo

    • @aminaali8680
      @aminaali8680 2 ปีที่แล้ว

      @@jamacaxmed4681 Aamiin

    • @fadumoabdifataxxasan2629
      @fadumoabdifataxxasan2629 2 ปีที่แล้ว +1

      Waa bastarin ayaha😏ufff😤

  • @dilaagasariirta9327
    @dilaagasariirta9327 2 ปีที่แล้ว +134

    Asadow hal figrad aan ugoh darsadoh next game inaa final ka dhig afarteep gabdhood ee 15 cod helay inaah kalah qaadataan 😊 hadaah comment aqrisid like isaar mzl 🥰

  • @hafsoonline1621
    @hafsoonline1621 2 ปีที่แล้ว +19

    Soomaliyey hoyadeey baa igadhimatee igusoo duceya inuu jan geeyo oo nabigenii muxamad scw kuxiririyo 🤲🤲🤲😢😢💖💖💖💖

    • @siraajidiin7345
      @siraajidiin7345 2 ปีที่แล้ว

      Qof kuso duceyey uma jede ilahy haunaxaristo wll macan

    • @Jackcadnaan223
      @Jackcadnaan223 2 ปีที่แล้ว

      Ilaahay ha u naxariisto hooyo walashey mcn

    • @kifaaxmirecali6954
      @kifaaxmirecali6954 2 ปีที่แล้ว

      Alha unxaristo

  • @abdiasismohamed2373
    @abdiasismohamed2373 2 ปีที่แล้ว +47

    Alah akbar asad ilaahay ayaan caafimaad kuu weydiiyey fadhigaa waad ka kici doonta Anaa kaa huba Lkn Xiriirka ilaahay badi incha alh walal 🥲🤲

  • @hamdimaxamuud8049
    @hamdimaxamuud8049 2 ปีที่แล้ว +38

    Gabadhaha xawaadle qurux maba looga badinkaro hibo uleyahiin quruxda queens❤

    • @mohddakanovic2770
      @mohddakanovic2770 2 ปีที่แล้ว +5

      Afarta gabdod gabada number 1 lee aya qurxan gabdahan kala make up lee waye

    • @fathiosman6681
      @fathiosman6681 2 ปีที่แล้ว +2

      Aad iyo aad ❤❤❤ XL qurux udaaa hore loo dhahay

  • @hamdaahmedhamdaahmed6519
    @hamdaahmedhamdaahmed6519 2 ปีที่แล้ว +17

    Qof KasTa oo farin tayda akhriya alle Janada ha geliyo , Nabi m0Hamett AynU ku salino Scw

  • @Zahra-fq3fe
    @Zahra-fq3fe 2 ปีที่แล้ว +21

    The best berson ever the most knowledge able and the most shine all created prophet

  • @gacanwiish3777
    @gacanwiish3777 2 ปีที่แล้ว +92

    Nabi Maxamed scw 🖤

  • @gureyproduction8244
    @gureyproduction8244 2 ปีที่แล้ว +8

    The best person over the most knowledge able and the most all great prophet Muhammad 😄💖💖💖💖💖💖💘💘💘💟💟💟💖💖💗

  • @Apdallehazard
    @Apdallehazard 2 ปีที่แล้ว +93

    Qof kasta oo qoralkeyga arka waxan u rajeyna cimri dher, cafimad taam ah iyo cibaado suuban. ❤🙏

  • @naruronalka
    @naruronalka 2 ปีที่แล้ว +39

    4ta gabar ee guleesate tartan uqabta asxaabta😁😂
    1: Asal dhalad
    2: Bidhan qurux
    3: Maryan Ahmadey
    4: Queen Ritaash

    • @a.rizakfarahnur4981
      @a.rizakfarahnur4981 2 ปีที่แล้ว +1

      Wlh afkeyga ka xaday afartas Kala qaata dheh kadib ku tartama

  • @User-wrg23se4
    @User-wrg23se4 2 ปีที่แล้ว +73

    Ramadan ka ilahey nabad hanagu gaarsiiyo 😩

  • @dahabimodel6522
    @dahabimodel6522 2 ปีที่แล้ว +94

    SUNDUS SAACID CONFIDENCE WITHOUT MAKEUP💄🔥🔥🔥

  • @nasteehojamaa7341
    @nasteehojamaa7341 2 ปีที่แล้ว +25

    What a lucky boy team cayda congratulations 🎉

  • @haajimouse5646
    @haajimouse5646 2 ปีที่แล้ว +11

    DUMARKA XAWAADLE WA KUWA UGU QURUXDA BADAN SOMALIDA ❤️.
    QUEEN RITAASH AYA CADEYNAYSA 🤝🤝🤝🤝

  • @de____jong4
    @de____jong4 2 ปีที่แล้ว +79

    Allah is one 🤲🥺

    • @azma4456
      @azma4456 2 ปีที่แล้ว

      Allahu akbar ❤💯

  • @nimcomohamed126
    @nimcomohamed126 2 ปีที่แล้ว +1

    Gabdhaha xawadle quruxda wey u dhashen dadka waxey dheryihin wlh 🥰💯

  • @macalinkascholka
    @macalinkascholka 2 ปีที่แล้ว +100

    Caan Ayaan Noqon Rabaa Maalin Dhaw Insha Allah Like Iyo Subscribe Igu Caawiya😂😂😂😂😂

  • @diiriyemedia675
    @diiriyemedia675 2 ปีที่แล้ว +45

    Gabdhaha soomaliyeed waa wada qurux makala dhacaan Illaahaybaa qurux kumanaystay gabdhaha soomaaliyeed sharaf kunoolaada ❤❤❤❤❤

  • @samirakaftanley
    @samirakaftanley 2 ปีที่แล้ว +7

    xawaadle iyo qurux wax ku hesto malahan ritaash iyo najuu 🌺

  • @kaltuummaxamuud654
    @kaltuummaxamuud654 2 ปีที่แล้ว +19

    ✨️سبحان الله وبحمده ✨️سبحان الله العظيم ✨️
    ✨️استغفر الله واتوب إليه ✨️سبحان الله ✨️
    ✨️والحمد الله ✨️ولا آله الله ✨️والله أكبر ✨️♥️

  • @abdinasir____k9909
    @abdinasir____k9909 2 ปีที่แล้ว +72

    Ajaanibkaan Naag Dhuuban Oo qoorta Leexinysa Lama Tuso😂Hadii soomaalida Dhexdeeda Ay Tahay Samiixaa Guulaysan Lahayd☺️😂Waayo Waa Bajaq😉🥰🙈

    • @abdiasisyasir2975
      @abdiasisyasir2975 2 ปีที่แล้ว +1

      Waa bajaq kulahaa😂😂

    • @abdinasir____k9909
      @abdinasir____k9909 2 ปีที่แล้ว +1

      @@abdiasisyasir2975 soo Runtay Ma aha 😂

    • @mizkimohmed822
      @mizkimohmed822 2 ปีที่แล้ว +2

      BAJAQ Mxa kwda 😂😂

    • @abdinasir____k9909
      @abdinasir____k9909 2 ปีที่แล้ว

      @@mizkimohmed822 Waxayroo Buskudoo Xoogaa Yaroo Hilib ah Lahoo Aadna Aan U Buurneenoo Dhuubnina Ka Taktay Cayilna Ma Sii Gaadhin Waxyaroo Bajaq ah🙈🙈😍

  • @nimcuushsheikh1862
    @nimcuushsheikh1862 2 ปีที่แล้ว

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Mohamed صلى الله عليه وسلم ❤🕋🥰🥰🕋

  • @shacniinamuuse1407
    @shacniinamuuse1407 2 ปีที่แล้ว +21

    Naag xawaadle weyne ah yaa qurux kula tartami karo❤queen ritaash my beautiful sister

    • @pandapoi4455
      @pandapoi4455 2 ปีที่แล้ว

      Abyo qabilka iska day

    • @kamilofarah4489
      @kamilofarah4489 2 ปีที่แล้ว +2

      Saas waaye ❤

    • @shacniinamuuse1407
      @shacniinamuuse1407 2 ปีที่แล้ว +2

      @@pandapoi4455 😹😹😹 see qabiilka iskaga daaynaa qof walba waxoo yahay inuu sheegto ceeb maahee

    • @abdihakimibrahim2461
      @abdihakimibrahim2461 2 ปีที่แล้ว +3

      @@shacniinamuuse1407 ha iska dayn ilaa ay somalidu dhaafeyso qabiilka 😂reer abtigy xl

    • @shacniinamuuse1407
      @shacniinamuuse1407 2 ปีที่แล้ว

      @@abdihakimibrahim2461 ❤️

  • @NajmaH586
    @NajmaH586 2 ปีที่แล้ว +39

    Afarta gabar ee horay u guuleesatahay tartan haloo qabto same pictures ka ee ku guulesteen😂

  • @ridwana1276
    @ridwana1276 2 ปีที่แล้ว +19

    Asad afarta gabar ee guuleystay please game u qabo sawirkane yaan lasoo bedelin 😂❤

  • @ashley7073
    @ashley7073 2 ปีที่แล้ว +1

    Aniga dookheyga
    1 ritash
    2 sundus
    3 samiha
    4 makeup by naju

  • @niimonature8291
    @niimonature8291 2 ปีที่แล้ว +12

    Makeup ka mooye sundus baa ugu shidan xaqiiqada marka laga hadlo ilaa smile keeda❤

    • @xadiyojamac5736
      @xadiyojamac5736 2 ปีที่แล้ว +1

      Beenta naga Qurux dadkan ma yaqanan

  • @abdijunior8945
    @abdijunior8945 2 ปีที่แล้ว +10

    For me i would choose sundus cause she is beautiful 🤩 and i love her skin color ❤

  • @mulkikhalid7241
    @mulkikhalid7241 2 ปีที่แล้ว +12

    Xl gbdhahooda qurux u daay ❤

  • @abdisamedbare6279
    @abdisamedbare6279 2 ปีที่แล้ว +10

    عن أنس وأبي هريرة -رضي الله عنهما- مرفوعاً: (لا يُؤْمِنُ أحدُكم حتى أَكُونَ أَحَبَّ إليه مِن وَلَدِه، ووالِدِه، والناس أجمعين).

  • @kaltunkaafiya
    @kaltunkaafiya 2 ปีที่แล้ว +47

    mashaallah ❤ ceyda markasto asaga wureena nasiib badane an ubixiyay 😂

  • @sacdiyasiman1348
    @sacdiyasiman1348 2 ปีที่แล้ว +2

    Been maaha sundus quruxley waye msh Allah natural beauty 😍

  • @abdirahmanhassan355
    @abdirahmanhassan355 2 ปีที่แล้ว +17

    samiha abayo haniyad jabin waa qurxoon tahay anaa hubo💯❤️

  • @dowsei77
    @dowsei77 2 ปีที่แล้ว +13

    Ayyy Ceyda wad Ka baxsatay doqa yeelaty yqe HambalyoH😊RITASHA Quruxda Xawaadle u Tahay de❤

  • @jaaneadam8437
    @jaaneadam8437 2 ปีที่แล้ว +24

    The only legend somalian TH-camr Asad 🦁 guuleyso bro 😎

  • @dhaymanluul4649
    @dhaymanluul4649 2 ปีที่แล้ว +22

    Dadka quruxda inta badan smile ka eegan 🥰

  • @cabdiraxin9536
    @cabdiraxin9536 2 ปีที่แล้ว +10

    Heestaan caadi mhn wllhi naxariistu waa dhalad rabi kuugu dhex aasee

  • @123mohamedh
    @123mohamedh 2 ปีที่แล้ว +18

    The lucky boy King Ceyda Masha Allah ❤
    labo game ayaa beerka la'iga gaacay kulahaa😂🤣🤣😂

  • @suhuusahur6782
    @suhuusahur6782 2 ปีที่แล้ว +5

    Asc asxpeey plaes iso duceeya in uu ilhey caafamd taama isiiyo🥰💝

  • @khadarmahamedmahamud676
    @khadarmahamedmahamud676 2 ปีที่แล้ว +7

    King Cayda Waa Legend
    Waad fahmi weyseen Waayo Waxa uu so Eegay Qofta Iyo dharka Aay sidato Waana Ku badinaya
    Gaal dile waaku wata AdNe zxp
    The second after cayda

  • @axmedxidig6154
    @axmedxidig6154 2 ปีที่แล้ว +14

    Ritaash quruxda XL U Tahy ceyda and Ritaash congratulations 🎊

  • @abdallaabdi1
    @abdallaabdi1 2 ปีที่แล้ว +11

    KUSALI NABIGA❤ SCW ❤SCW❤ SCW ❤ﷺ:🌺❤️

  • @yazangabane2318
    @yazangabane2318 2 ปีที่แล้ว +5

    Wllky asad waxba lagaama qaban karo horay u soco ku lee yahay asad meeshaada ka sii wad 🥰🙏🙏🙏

  • @anabmhirey1076
    @anabmhirey1076 2 ปีที่แล้ว +15

    Gabar beerlula ah qurux laguma gaaro 💕👊

  • @iqramohamedhassan2928
    @iqramohamedhassan2928 2 ปีที่แล้ว +9

    Alla saan usugaye lee gamkan hurdo ihesan mnta dhan asilee sugaye waliga jir wll asad adi dhmn taem 27 guulesta🙏👑🥰

  • @updirizackibrahimmohamed641
    @updirizackibrahimmohamed641 2 ปีที่แล้ว +2

    May Almighty guide us on the right path

  • @sabaahazuuz2688
    @sabaahazuuz2688 2 ปีที่แล้ว +3

    Gbdhaha aad so xulaneysan makeup baa u marsan kuwa makeup la’aan keena sida sundus saacid cml hda queen ritash io makeup by najuu waxa loo doranyo makeup baa u marsan plus filter marka hore so doorta gbdho bila makeup eh just TALO🙏❤️

  • @amalsiyaad942
    @amalsiyaad942 2 ปีที่แล้ว +3

    2 3 wa labo dhabgood oo xawadle cade ah cida quruxda l💯💗

  • @mohamedmarkaawi342
    @mohamedmarkaawi342 2 ปีที่แล้ว +4

    Frist One wlhi wan ku faraxsnahay My Bro Cfmd taam ah insha allah😢

  • @dheemanhusssein9578
    @dheemanhusssein9578 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc wr wb waxaan si xushmad iyo qadarin leh kaga codsana inaad caawiso Dr Xabeeb oo jiran wayo codkaga meel fog ayuu gaari karaa sidu dadkena u caawin jiray wa inan maanta u garab istaagno mahadsanid

  • @Rodrygoes11
    @Rodrygoes11 2 ปีที่แล้ว +11

    Xurmo Badan Sawirkeeda Qaadan lahaa Aniga😘😘😘🧕🧕🧕❤️❤️❤️❤️

  • @zamzammohammed1090
    @zamzammohammed1090 2 ปีที่แล้ว +7

    Qaacdi hore ayan fahmay Riitasha inee guuleysaneeso ayado aye indhahaa qabanayan☺️

  • @iloveyoumom7641
    @iloveyoumom7641 2 ปีที่แล้ว +3

    Najuu io ritasha Quruxdii xl watan beerlulas❤🤴🏽🥰❤️

  • @Tusmeeye555
    @Tusmeeye555 2 ปีที่แล้ว +1

    Asadow borgaramkan gabdhaha who is beautiful ubadal raga who is model man

  • @Hothan123
    @Hothan123 2 ปีที่แล้ว +9

    Makeup by najuu io Ritaash waa Family beerlula qurux laguma garo Wllhi masha Allah my family beerlula💋🥰👆💯❤

    • @hafzaahmet1879
      @hafzaahmet1879 2 ปีที่แล้ว

      makeup iyo qurux kala saar

    • @Hothan123
      @Hothan123 2 ปีที่แล้ว +1

      @@hafzaahmet1879 Ritaash hada live u arkii leheed sidas ma so qorten qofka lama xaqiro ritash oo cadi oo socoto ana arkey abyo wee qurux bdnthy inapa cadi mahn Gabar xfda nala dagan u imaada oo zxpteda ah💯👆 Beerlula si loo arko baa magalo ka maglo loso safraye quruxdas mahn Makeup ee waa dhaxal Asalkena dampe ah👆

  • @samiaabdi1892
    @samiaabdi1892 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah ninkaa diiday in uu naag kale doorto xaaskiisi oo la socota waa legend wlhi oo raganimo waxay tahay buu garanayaa

  • @salaadasalaadamahmoud1069
    @salaadasalaadamahmoud1069 2 ปีที่แล้ว +7

    Samiixa my queen 👑 love you

  • @queenmaryammustafe3614
    @queenmaryammustafe3614 2 ปีที่แล้ว +11

    Anaa u horeeya caawa keep going Wlalkey Asad Hagio and team 27 ❤🌹🥳🥰

  • @hanisharawe5606
    @hanisharawe5606 2 ปีที่แล้ว +11

    Queen ritaaj waa dadkii quruxda lagasoo gaaray xawaadle dhashii beerlula🥰😘suurad xawaadle lalama tartami karo🎉

    • @nafisaabdullahi8462
      @nafisaabdullahi8462 2 ปีที่แล้ว +2

      Najuu xata xl waye mido asad wato 😂❤

    • @ladiifoahmed5612
      @ladiifoahmed5612 2 ปีที่แล้ว +1

      Njuu xitaa lkn mxa dreyna😂

    • @xamsetoni7352
      @xamsetoni7352 2 ปีที่แล้ว

      Xl kilaha

    • @nafisaabdullahi8462
      @nafisaabdullahi8462 2 ปีที่แล้ว +1

      @@xamsetoni7352 haa labada gabdhod ugu Codka badan waa xl

    • @Dhabarweyne
      @Dhabarweyne 2 ปีที่แล้ว

      @@nafisaabdullahi8462 wlhi xl miya

  • @MideeyE19
    @MideeyE19 2 ปีที่แล้ว +31

    Wllhi asad hagio waa qof karti badan oo xataa dad laxaadkooda qaba ka kartid badan mandha allah 2m insha allah 4 months 💖 intaan la gaadhin happy new year 🥲🥲🥰🥰🥰❤❤❤

  • @manaanmoha2858
    @manaanmoha2858 2 ปีที่แล้ว +2

    afarta gabar ee hore u guuleeysatay game u qabo Asad

  • @mubarikmohamed5387
    @mubarikmohamed5387 2 ปีที่แล้ว +28

    Nabiga ku sali scw

  • @ahmedabdi6910
    @ahmedabdi6910 2 ปีที่แล้ว

    Asadow barnamijkan waan ku cajisnay nio naga sobadal adigoo rali ah 🙋‍♀️

  • @pandapoi4455
    @pandapoi4455 2 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi Ritash wey qurux badan tahy mashallh

  • @najmafarhaan4816
    @najmafarhaan4816 2 ปีที่แล้ว

    ASADO sawirkayga qado waa hubaal inaa raynsid abwe❤❤🥰🥰

  • @queenofqueens7224
    @queenofqueens7224 2 ปีที่แล้ว +8

    Teda kale dadka ajanibta ah gabar Buran marabaan 😢 Maybe Samiha hilibka aye oga cararen 😢 but really samiha iyo sundus aya ogu qurux badhan❤❤

  • @abdirahmanahmed2547
    @abdirahmanahmed2547 2 ปีที่แล้ว +1

    Sundus saacid waa bilaa makeup 💄
    really she is the most beautiful
    Ritaash waa makeup 😄 🤣

  • @Abdiwahabjiofunbyblood4276
    @Abdiwahabjiofunbyblood4276 2 ปีที่แล้ว +3

    Magaranayo inas farintan Aqrini dontan. Lkn wahan leyahy muragta Farhad Allaha inkubadal0. Muradkina na Allaha insahlo.
    Walalahey Ithinko rali ex subscribe isara waigacodsi 1 million igarsiya walalaha nolasha

  • @nasraabdihaliim9102
    @nasraabdihaliim9102 2 ปีที่แล้ว

    Walaal asad mar walba waan kusoo duceeya in inaad mar un istaagto

  • @yacquubali7177
    @yacquubali7177 2 ปีที่แล้ว +3

    Wan sadaliyey walahi anigoo fiirinin dhamaadka ceyda waye guulaystaha

  • @amaalabdullahimohamoud8257
    @amaalabdullahimohamoud8257 2 ปีที่แล้ว

    woow ❤❤🤩🤩 queen ritaash is so beautiful

  • @sadaamawed302
    @sadaamawed302 2 ปีที่แล้ว +3

    Sundus ayaa ugu qurxoon lkn sawirkeeda update maahan⭐

  • @manocumar7363
    @manocumar7363 2 ปีที่แล้ว +1

    Mar walpo ceyda guul Lee urajena ninka an katagero you tupka

  • @nasirismail2576
    @nasirismail2576 2 ปีที่แล้ว +9

    Ceyda gabadh qurux badan haben dabe soqado insha alah🥰🥰🥰

  • @ahmeddeeqidiris888
    @ahmeddeeqidiris888 2 ปีที่แล้ว +1

    Quen-ritaash waa wataa wlhi gabadhaas waxan rajaynayaa inan maruuun la kulmi doono🥰

  • @Abdifitaahmukhtaar
    @Abdifitaahmukhtaar 2 ปีที่แล้ว +15

    Allah is one

  • @aliyareoffecie
    @aliyareoffecie 2 ปีที่แล้ว

    Hal qabsiga cumer waxa isticmalo dadka sanka ka qata darogada marka wllo iska badel we love ❤️

  • @rahmacige9251
    @rahmacige9251 2 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah afrtoodu way qurux badan yihiin balse ritaash ayaa qurux badan runtii

    • @sadiaabdulqadir5363
      @sadiaabdulqadir5363 2 ปีที่แล้ว

      Ritaash qofkii caadi ahan u arka yaqan wa habar cadiya filtter io make up tu ku qaldin sundus ka qurxan xaqiiqda 😊

    • @rahmacige9251
      @rahmacige9251 2 ปีที่แล้ว

      @@sadiaabdulqadir5363 waxan ka wada sawirda ay soo qaaten

    • @ifrahabdi5025
      @ifrahabdi5025 2 ปีที่แล้ว

      @@sadiaabdulqadir5363 haaa wllhi sundus ogu qurxan❤

    • @Dhabarweyne
      @Dhabarweyne 2 ปีที่แล้ว

      @@sadiaabdulqadir5363 sundus yaa udiiday filter ka iyo make up ka😂😂mesha ya qurxan bey tagan filter wxas lagama hdal

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 9 หลายเดือนก่อน +1

    2023/12 /29 who still watching this ❤ hada dawaneysid like ISKA SAAR 😂❤ waan idin salaamay inta iga dambeysa farxad ku noolaada INSHALLAH JUMCA MUBARAK❤ last jumca in 2023

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 2 ปีที่แล้ว +15

    For me Queen Ratash is the most beautiful 😍 💖