dumarkii hore iyo kuwani waxay ku kala duwanyihiin waa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 6

  • @seed3966
    @seed3966 10 หลายเดือนก่อน +1

    Asc maa shaa allaah runtii qalbi saafiyaa ka muuda waa caabid islaanimo ku ciroobey xalaal cun iyo cibaado rabbii maa shaa allaah 😮😮😮

  • @fadumoabdillahi9616
    @fadumoabdillahi9616 10 หลายเดือนก่อน

    Maashaa allaah Maashaa allaah Maashaa allaah illaahay Haku barakeeyo abwaan

  • @seed3966
    @seed3966 10 หลายเดือนก่อน +1

    Ragii iyo dumargii hore xishood iyo xalaal cunbay ahaayeeyn kuwa maanta jooga wax barte laakiin xalaal iyo xaaran waa iskugu mid badan koodu yahay allaah ha noo sahlo 😮😮😮

  • @hassanaden9746
    @hassanaden9746 10 หลายเดือนก่อน

    waa barnaamij aad u xiiso badan. Wadaadkuna waa nin xigkad badan, aftahanna ah. EEbe cimrigiisa ha raajo

  • @soodalxiis4296
    @soodalxiis4296 10 หลายเดือนก่อน

    Maanshallaah waa nin fiican ķkk laakiin Gabaygaas Hore uu Tirinaayey waxuu u Tiriyey Madaxweyne Kuxigeenkii Siyaad Barre oo Ahaa Ismail Ali Abokor Markuu Degmada Xiis yimi 1974 Gargaarkii Dhaliinteena haddeer wax soo Tebiya waxaan Oran lahaa Hadalka Suga inshallaah Warsiyadiina

  • @SakariyeCabdiraxmaan-qd8dn
    @SakariyeCabdiraxmaan-qd8dn 10 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤maha alaah