ASAD HAJIYOW WAXA ku naceey maliinta saqiirkii yaraa beenta ka samesay ILLAAHEEY HAA UU NAXARIISTO NIIN AAD XASIID UU AH AYAA TAHEEY ADIIGA KUWA REER MARKOOD KA AH EE KUGU LA NOOL MAGALADAAN
"waxaa lagayaabaa inuu habeenkii maydho maalinkiins Soo xidho" i know it's Film 📽️ but it's look like real history ahmed Real actor surely I like him🧡🍁
Waxan ahay malin kasta qofka ugu hor dawada musalsalkan ila part 1 ila kan bilad ban u qalma wlhi🙏 masha allah mida kle filimku hadal malahe noguso dhaqsada sona badiya plz hanagu badh jarinee🙏🙏🙏
Bradars and sistes waqtiga nagu dherenoosiin maalin kadhiga nooh ma aqaano walhi wan ka helay qisadiinaa❤👏 ee cod si waaye waqtiga inyar kasoo dhiga sugida wunigu yaryahay
Musalsalka wax badan baa la maqnaataan xalqaduna waa wax yar oo gaaban bal ama maalin kasta ama maalin dhaaf ka dhiga ama calqada noo dheereeya ilaa saacad ka dhiga. Thanks
Filmanta Ani qofban la jiraa midnah wan kasoo horjeensadaa hada gabadha khiyaamada jilaysa najax hadalkeeda xitaa ma maqlo wajigeedana ma fiirsho Ahmed iyo shacnina khaybtooda ma la gaaro bn is i dhaaa🤣🤣 anyway film ka waxa laga jilayaba dhibaato Lee najax khaybteeda u muhiimsan hhh
Yaa ila jecl muslsalkan😩😩❤
ani hppi
Ani sidn u sugay wan daaley wlee😩🤌
Inta uu soo galla xitaaa wan sugi la.ahy
Aniga wll
Alla markasta saan u sugayey waan dalaah anaa kula jecel
inta shacni iyo mahad isla jecel
Inta xayaysiiska is dhaafisan salamayaa🤣❤💯
Waanu kaa qaadnay😁😁😁
Waan kaaqaadnay
Tuugtu iyaga is yaqaan wcs
Kkkk waan ka qady qli
Hhhh kula mid🤣🤣🤣
Kusali rasuulkeenii Scw scw scw❤❤❤❤❤
Scw scw scw ❤️
Scw scw scw scw scw scw scw
KusaliRasuulkascwscw
Scw sce
Scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw
War dee alaha idin sharfee kolba hadad labo malin kadhigten 30 minut noo gaarsiiya somalidu waa wada naxaris bal jacylkasan iska rabna inan ogaano guushisa 👌😍
@@xilwaahmed5147 sabti ahaan bay usoo dhigen xbbt axad mahn salaasada iyo sabtida lasoo dhigaa
hhhh usheg
صلوا على حبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم ♥️♥️♥️😊
Hi
صلى الله عليه وسلم
❤️❤️❤️❤️
Scw
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد
😍😍🥰🥰🥰👑👑🖐🏻🇸🇩🇸🇩🇸🇩🇸🇩
Hoyoo❤
Keep going wll kusali nabi Mohammed scw scw scw scw scw scw 🕋 ♥ ❤
Scw scw scw
Scw scw scw
Filinkan waad nagu silciseen maad nosodaysaan malankasta
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
ASAD HAJIYOW WAXA ku naceey maliinta saqiirkii yaraa beenta ka samesay ILLAAHEEY HAA UU NAXARIISTO NIIN AAD XASIID UU AH AYAA TAHEEY ADIIGA KUWA REER MARKOOD KA AH EE KUGU LA NOOL MAGALADAAN
Ya ila dawada musalsalkan xalqad walbo🥰🤌
aniga wll ❤❤😅
Aniga walaahiy
inta raagsatay wan salamayaa😂
Wan kaqadnay
Waakaa qaday😂😂
Waan kaa qadyn wllo kkk
Horta abuuci intee hben buu so galaa hh
Waa lga qay prO
Halgan iyo haboon qof isla daawada film uma dhina ❤
Iyo laba xaale shutter io umu ahzaab 😘😘😘🥺
Ladanoo kale Guri kasta wey joogtaa wale😂😂😂😭 Alla dhib badanaa qoftu mid noo joogi jirtay baan soo xasuustay
Ana dhib badan😅😢
Alla wll ladan anay I haysataa
😂😂😂😂😂😂
@@naciimaabdi9205 wllo is bedel yey walalaha ku nacsan tusaale xuna aadan noqon
Waan ku arkaa inaad meelaha😂 iga xamaneyso
Jacalow maxaad dhib keentay maxaad dadka kala dhantaashay maxaad niyad dhawrsanayd iyo jacalow qalbiyo badan dhaawac yeeshay 😭🥰
"waxaa lagayaabaa inuu habeenkii maydho maalinkiins Soo xidho" i know it's Film 📽️ but it's look like real history ahmed Real actor surely I like him🧡🍁
Qisada filimka inta ay saamaysay like isaar
Waba dreen socda😭🤌
Aniga qaybta casha ayaa isamaysay runtii
Wll ma noo sharxi kartaa sida ay ku samaysay adigo ka been sheekin dareenkada pleaz laga yaaba inaad hesho qof kula mid aha ama kula dareen ah
Kow kahay
@@mawsim5444 aniga sowmahin wll haa aniga waxa jirta gabadh iga yar oo laba qof noo dhaxeeyan oo runtii inaan kaba weynahay uhaysan oo xafaduna iicadadiyan iyada , iyadaana noogu yar hablo ahaan lkn ma aqaani sobobta dhaman xafadu waxay iyidhahdan adigu miyanad kaweynayn iskaga tag adigu haday kula hadasho hala hadlin xaqiiqdi runta looma sheego markaa aniga qaybtaasi aadbay ii dareen galisay waliba dareen maahine inay aniga iga hadlayso umaleeyey 😌
Waa film macaan sidookle Qurux badan lkn blease team xogmaal media film wakhtibadan siiYaa waad nagu raajisaane
Intiina iGu Raacsan in Waqtiga Lagaso Hormariyo Like😓
Like
Aslaamu Alaykuma Hadaad lasocotay number one ilaa xaga lamaraayo Oo ah 9 thanks
Wcs
وعليكم السلام
@@ridwaansheckmohaz1405 mahadsan wll
@@ayaanmaxamed7090 mahadsan wll
TaN NajaX LaLeyahaY Iga soo CuNa 😅
Somha😂😂
Ma ila dhibsty najaxada lashegayo😂😂😂😂
Samiir yare waa fariid 😂 waxan hadalkiisa ka bartay sida qofka laysku baro oo sheekada loo bilaabo
😂😂😂
Gabdha kaliyo musasalka ku jeclaaday nuura .....🥰❤❤
Waxan ahay malin kasta qofka ugu hor dawada musalsalkan ila part 1 ila kan bilad ban u qalma wlhi🙏 masha allah mida kle filimku hadal malahe noguso dhaqsada sona badiya plz hanagu badh jarinee🙏🙏🙏
Manta aniga ahaa qofki ugu horeyay Awal nalin walba waiga so horeyn jirtay 🤣🤣🤣👋
Bradars and sistes waqtiga nagu dherenoosiin maalin kadhiga nooh ma aqaano walhi wan ka helay qisadiinaa❤👏 ee cod si waaye waqtiga inyar kasoo dhiga sugida wunigu yaryahay
Wali MakuGu DhacdaY Inya Ballan LaGuu GalaY Hadana Lagaaga BaxaY Maaha Ballan Jacayl Ee waa Mid aduun Waliba aad SuGaYsaY Muddo Ku dhaw 2sanno WaY Xanuun Badan tahay Lakin allah waa Jiraa isaga AYaa kuGu Filan Ee KaliGii Bari niYadana HaGaaJiso😢🤲
Haa hdana wxn shaqo sugyaa in ku dhw labo sanno walina alle kma quusn ee waan sugyaa taa raby Allxamdulillaah 😮
@@Fariid- way dhacdaa taasina Wlloh alle aYaan kuu waydiiyay xayato wanaagsan😢🤲
Inshallah wll adigna sdoo kle frxd iyo nolol quruc bdn bn kuu rajeenyaa
Wlll wax walba wayka suurtoban bini Adam lkn allh ayaaa deeqsiya oon laga quusan karin🥰❣
Way dhacdaa wll alle haynoowada fudaydiyo dhamanten adna samirkaa mid aadan filayn hakugu siiyo🤲
First comment and love keep going wllalayl❤ 💕
Shacni iyo mahad weybaa isku nuurayan talow ma single baa 2dood meey isku yacaan🤣
Ahmed dheh
Zido kle wllhie waan izla jeclahy 😂🏃
اللهم صلي على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا ❤
Woow Waxan Ka Helay Shacni Markiiba Sidey U Heshay Xalka Ala Ladaneyy Maxan Ku idha Labadii Habloodba Naftay U Keentay😂😂😂😘😘
Kulahaa wash manka baa naga eegaye inuu sifiicn u shaqeynayo iyo inuu hurdayo naa naga tag waa naga nixisaye tuug baan ku moodnaye🤣🤣🤣
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
sidan u sugayay ayaan daalay keep going guys ❤❤
صلو على الحبيب المصطفى صلى الله عليه وسلم
Kan Samiir La Leeyahay Shukaansi Maba Yaqaano Wxiiba Guur Buu Ka Bilaabay 😂😂
Ala wll caawa waad soo yarayseen wllhi ♥️
Maasha allaah aad iyo aad ayaan u xiiseeyaa musalsal kan waad mahad san tihiin dhamaantiin
Axmed waa anigo kale qofka markanan doonen een hadana ogado inan Dan ka lahaa🤣😂danta I soo hor marta deto waan la hadlaa sida Axmed sameyay caawa
Ilma aderyalow asigoo cabaar naga maqan baad hadana soyarayseen aniga saan ujeclahay lee 😩🙏💯🥰najaxey nucaas manoqota saxiibada qarkod jilaysa say yihiin 😂😂
Wll kuzo dhakhzada wllhie waa mcn 🥺😂 gumayzi ayaad nagu dizheene 😂🏃😭
Ahmed asile ma wax la weydina gabadha mu waresto ciila iqabto wlh😩😂
Waa jcl yhy dee 🤣🤣😭🤚
@@maryuuma2662 qofka wax jcl miya wax wareysta marka
Wxuu jilayaa qof dadaal badan oo shaqadiisa moyee howl kale eeynan umuuqan
Samir cadi mahan kulaha dumarku waa wax xan jecel xanban ku haya kudhe wlhi siniyada ayoow iga qosliyay mdkle samir waa dalayaa xabadan shacni ayeey ninka ka dulqadi rabta 🙏
Waxan maqli jiray dahana horted dafana tagan lol👏
Khiyaanada waan necebahay show meesha khiyaano ayaa ka soo muuqata shani iyo saaxiibadeed
Aaad u weyn 😢😢😢
@naimakhiyre8037 ax sorry
@naimakhiyre8037 ax sorry
Guri aadan kadhalan dhibkiisa ayuu leeyahy walhi 20tan cishe ayaa labo sano iiga xanuunbadneed walhi waliba aan xanuunsanaaa maskaxdayduna eeysan fadhin xaqiiq maskaan xasuustona waan ilmeeyaaa walhi 😢😢😢
ladano kle guri wlbo wy jgta😂 midi anaga boskas nogu jirtey alle nga jcldey😭
Allaah haw naxaristo maskinta
Ladnay ka shidantahy miya cawa😂😂😂
Halgan iyo hayaan inta isladaawata waa salamay
riwaayad shidan igadheh❤❤❤
Mnsha allah wllo qali ❤iwrn 😮
Musalsalka wax badan baa la maqnaataan xalqaduna waa wax yar oo gaaban bal ama maalin kasta ama maalin dhaaf ka dhiga ama calqada noo dheereeya ilaa saacad ka dhiga. Thanks
Waa film dhan oo shidan hadana Aan Guriga laga baxayn ma filmki titanic baa ee markabka uun la saarna😂
🤣🤣🤣🤣
Mahd sanidiin xogmal mied wlhy wad ku so dhaqsateen m.a 😍😍😍
nàa wllo kuma soo dhaqsan weyba soo rageen🤣🤣🤣🤣
Faji waynaa "albaabka maba xirin waa furanyhy cml"😆😆
Waxay reerkan Dhanee qofkii usoo galaba ku dakhramayaa
Kkkk
@@nafiisaaragsan7122 😂😂😂😂😂😂
Cidii magalada porama cidii ka dawanayza farta taga😂🙌🏼
𝙰𝚗𝚒𝚐𝚊 𝚠𝚊𝚕𝚕𝚔𝚢
Qalpo porama janno
✋
@@xasanamina4285 🤝
borama jano ana ka dawanayah
Inantan sxbaded ka dhex bilowday balayaayada isu sawirty qarawaynaa 🤣🤣
Waba yaaab
😂😂
😂😂😂😂
Cwa shacni wey badbaadey😅😔 Lkn wad nagu soo yareeyseen
WoooooW aad ban uga helay wlhi maansha Allaah🥰🥰🥰
😍👏😍😍😍🥰🥰🥰😅😅😅
Ilma adeerayaaloow filimka waad na nacsiin rabtaane waaxay rafaadkan meeqa maalin baan sugaynay waanba raagsanaye 😄
Buuggan "Jacqualibe Wilson" Diamond miyaanu inanku akhrintiisa dhamayn. Editor waxa aan kula talinayaa waar indr inanka Buugga ka soo beddel.
Jacaylka Ahmed iyo shacni ha guulasto
Inta aniga iyo shacni isla jecel wa idin salamay🤣🤣😅
😂😂
Sidaan cadaalad mahane eee film ka waqti ugooya saan marba channel ka u fiirinayey oo u sugayey wan daalay xitaa habeen dhaaf ka dhiga please👏✌🤝
Best musalsal aan daawado abid lkn
Waqtigaa yar wanna waxa xiisaha uyeelaya.
mid sxbky ah baan calculator
i phone ahaan ugu iibiyey Faraxan Maxumud Gesey😂🙉
Ku soo dhaqsada hadii kale saacad kadhiga plz ama malin walba soo dhiga plz and plz
Shacni Saxibteed waa saxib wangsan
Madaamo Ay Ahmed shaqo uso Heshay
Dhiba waydo Yadu isu so wada Ahmed
mohammed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🕋♥♥💯
Uf Shani zhpteed flimka miyaan unacaa.😁
Wn nacay anuba😂
@@hannadiamond3643 Axmed bay ku qafiiftay yartu 😅
Anaguna Axmed shacni baanu la rabnaa.
@@Faraxzan1234 😂 Lkn film ku indho laysku waji xumanayu leyhy
@@hannadiamond3643 haa wlhi qof walba qofkiisuu u dagaalamayaa
Qaybtiih 10 soo galiyah wll 🥰
casha waa atariishada cusub ee badali donta haboon hore u soco wll jiliinkga aad u ficanyahay
Naaagtiii shacni ahaayd ninnkii axmed ahaa waalaga dulqaaaday
Walal part 10 please kusoo darada waa macaane🤣🤣
Shacni intey jecelka sheganin aaba laga dulqadi rabaa😃😃😃
Yaaka dulqaadi raba wllo😂
@@phatiamahamodnor8727 naagta najax la leyehe weyba ka heshay ninka😃
@@princesskajal9595 haa ma taasaa taa wan arkaa😂
Waxan filim ma ahan wllhi waa la iska aaamusnaanaaaa 3 daqiiiqo
Tan yari mashqul badnaa. Mxa ka galay dharkiisa 😂😂anu waan xanaqi laha ba
Najax shacni kadulqathi rabtaa Ahmed 😂😂😂ya ila arkaa
Aniga 😂😂
صلى الله عليه وسلم
Noola soo dhakhsada bis 😢❤
Yeykulatagin waxawaa jalin shacniyey😊😊
Wllhi waa musalsal aad iyo aad u mcn
Salalahu calayhi wasalam
Waryaa gurigan meeel waliba lagu shukansanayo
inanaku qulka inantuna. Nin ka gaardiyaha ah sheeko
Samiir shukaansiga eber ayd keentey
Wow film😊😊✨️❤️
Samir the best actor in the film
What a movie! ❤
Ala naaguhu ninkay rabaan u jajabanaa, ka iyaga Rabana maraan bayba u yaqanaan bal eega siday labada nin ula kala dhaqmyso
❤
filmku wuxu marayaa 9 xilqadood oo fiicfican lkn weli guriga dibada ugamaydaan bixin why?
Waan nabad tegey gurigii kulahaa oo yaa ku waydiiyey😂
Qof wax jecel dhib badnaa .
Waa hadal bilowgiis🤣🤣
😁😁
Shacni sxbted armay Ahmed doneysaaa
Musasalkan sidan u xiseyo musasalkale oma xise❤❤❤
Haboon mataqaanid miyaaaaaa
Habboon💯✅
Best films actions interests people's i can't wait prt 10 coming soon 💪💯👍
Yaa ila farxay markuu najax ku adkeyay jcyl xaazid mawaayo😢😂
Filmanta Ani qofban la jiraa midnah wan kasoo horjeensadaa hada gabadha khiyaamada jilaysa najax hadalkeeda xitaa ma maqlo wajigeedana ma fiirsho Ahmed iyo shacnina khaybtooda ma la gaaro bn is i dhaaa🤣🤣 anyway film ka waxa laga jilayaba dhibaato Lee najax khaybteeda u muhiimsan hhh
Best filim🥰
Hhhhhhhhh filmkan saan uwadanyo waan iska qoslaa anoo beerku digads inoqday ayaan arkaa wllhi lkn caaisha kuma egankaro San isbadal rabaa
Waad naGa la raagtEen .😢😢
Caawa shaah. Maalaguu keenay?😁
Musaaalku xaguu ku joogsanayaa wll mcn
Isla marki an arky so anigi so so orday🥰💞
Xariifkan hantida lawareegaayo waa kadeedanyhy dumarkana markaad arimaha qaaar kala hadasho adigoo ayada ugu danleh ayey kulaso boodee maad iska guursatid
Filimka wa vicny yahy lkn sidaa ugu raagaysan iyo siduu u gaabanyahay isma laha
Daqiiqadaha noo badiya xogmaal
IPhone kin lagu siiyay war away IPhone 14 kii wamaxay samsung