XASAN DHIIQO O YIDHI HUBKA QAYB I CELIYA MAREEXANOW UGAASKA MAREEXAN O BAAQ DIRAY MAREEXAN & DAGAAL

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 125

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 หลายเดือนก่อน +16

    Mnsha allah waa hadiyad qiimo badan ilaahay baa mareexaan gacanta u geliyey,guulaysta qofna ha dhegaysanina walaa hassan dhiiqo, walaa fartaag

  • @aminaawil784
    @aminaawil784 หลายเดือนก่อน +13

    Ilmaadeerayal cadowgin waa cadawgagu farxadinu waa farxadayada guulasta oo gacan sareya oo laidinkama libhelo ilmadeerayaal from buhoodle

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 หลายเดือนก่อน +15

    Allaha naga qabto tugada xasan gurgurte iyo Hamsa marxuum corruption government they wanted the tribe to be fight again 1991 lagu noqdo Allaha kuxafido Somaliya insha Allah sister from SSC Khatumo I support them they have to defend them home VIVA Mareexan Walalahay Curadka Darood keep going GUUL iyo gobanimo Insha Allah walalo✍ khaliin kaga xaqa ku sheeg keep going👍🙏💯💐🦁🐎❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @jamasaid6787
    @jamasaid6787 หลายเดือนก่อน +6

    Salaan qaaliya A, boodhari darwiish darwiish dhalay halkaa kahaay Geesiga sanadka ilaahay Haku xafido Aamin Aamin maasha Allaah kahabay kulis hooskasii

  • @sadam1318
    @sadam1318 หลายเดือนก่อน +10

    waa qanimo weyn ha dhiibina hubkaas ha la dhaho

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf หลายเดือนก่อน +2

    Sade Daarood iyo Dhulbahante Allaah baa kuwii rabey inay gumaadaan oo gumeeyaan ka adkaysiiyey Soomaalina inay ka guulaysanayso Mooryaantay u muuqataa 🙏🙏🙏🙏❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @sadam1318
    @sadam1318 หลายเดือนก่อน +9

    waa caqli dameerad xasan dhiiqo hadalkiisa

  • @samuuladsicid8821
    @samuuladsicid8821 หลายเดือนก่อน +7

    MAREEXAAN HUBKA HAYSKU DIFAACAAN WAAYO MARKII HOREBA IYAGA IYO LEELKASE YAA LOOSOO IIBSADEY IN AY KULA DAGAALAMAAN
    ILLAAHAY BAA U HIILIYEY OO GACANTA U GELIYEY
    SIRMA QABE ILLAAHAY BAA SAACIDA OO U HIILINAYA

    • @AbddiUhu
      @AbddiUhu หลายเดือนก่อน +1

      Xaqiiq..

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 หลายเดือนก่อน +4

    Mahadsanid Abwaan C Boodhari❤❤❤❤

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 หลายเดือนก่อน +10

    Reer Caabudwaaq waa inay foojignaadaan oo hub kastoo sharci darro ah ku soo dhex mara, ay gacanta ku dhigaan.

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 หลายเดือนก่อน +11

    Mareexaan awilba ciidan ahaan waa diyaarsanaayeen,intii Mareexaan ka dhinayd hubkan ilaahay gacanta usoo geliyey ayaa ka dhinayd,guulaysta Mareexaanoow

    • @AyaanAhmed-gs2vn
      @AyaanAhmed-gs2vn หลายเดือนก่อน

      Waa waalwn tahay

    • @ahmedfeleb4877
      @ahmedfeleb4877 หลายเดือนก่อน

      lacag badaN oo OHio laga soo diray ayaa inoo badbaadey kkkkk

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 หลายเดือนก่อน +7

    Hubka horta waa qaniimo reer Caabudwaaq Alle la soo doontay. Laakiin waxaan ugu baaqayaa reer Caabudwaaq in hubkaas uusan noqon kuwo lacag intii looga badasho ka dibna ayaga lagu laayo. Sidaa awgeed waa in hubkaa ay xakameeyaan waxgaradka beesha.

  • @AyaanAhmed-gs2vn
    @AyaanAhmed-gs2vn หลายเดือนก่อน +5

    Xasan guurguurte😂😂 , wax baa ku dhacay😂😂

  • @سوما-555
    @سوما-555 หลายเดือนก่อน +4

    الحمدلله ويمكرون ويمكن الله والله خير الماكرين😊😊😊😊

  • @daudhussein4811
    @daudhussein4811 หลายเดือนก่อน +1

    Outstanding research 👏 👌 🙌 cabouwaq ❤❤❤❤❤❤❤Somalia ❤️ 💙 🇸🇴

  • @sadam1318
    @sadam1318 หลายเดือนก่อน +5

    boodhariyow waan ku sitaa noolow

  • @QaliSharif
    @QaliSharif หลายเดือนก่อน +4

    Subaxan allah qadji ban la yabana qabuurihi bay ku xigay hubkan baa isna ku xigtay

  • @sadam1318
    @sadam1318 หลายเดือนก่อน +4

    sniperka madaxa uga dhufta dheh sniper

    • @ahmedfeleb4877
      @ahmedfeleb4877 หลายเดือนก่อน

      sidii trump utoganeynaa wixii agteena imaada 😂😂😂

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q หลายเดือนก่อน +4

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 หลายเดือนก่อน +2

    Xasan dhiiqo hala iska celiya iyo wixii soo raaca madaxa ka gura hubuka idinka ladiin soogatee ilaaha idiinka hiiliye guul iyo gobanimo❤️❤️❤️

  • @nimojama9655
    @nimojama9655 หลายเดือนก่อน +3

    Guulayso walalkey

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q หลายเดือนก่อน +3

    Wcs walalkey bodhariga casha ku jecliya libax allxmduliilh

  • @abobasement346
    @abobasement346 หลายเดือนก่อน +2

    ilahay bah kah shifay hogamiyihih Argagixisadah xasan moryan

  • @nurta-gh2xb
    @nurta-gh2xb หลายเดือนก่อน +5

    Somaliya in cunaqabtenta waa qalad

  • @Ayan-le4hb
    @Ayan-le4hb หลายเดือนก่อน +7

    REER CAABUDWAAQ ILAAHAAY BAA LA JIRA WAA DAD HUB IN LAGU GUMAADO LOOGU TALO GALAY , HUBKANA ALLAAH BAA U KASHIFEY XASSAN CULUSOOW GURGUURTE UMADA ILAAHAAY HAKA QABTO .

    • @AyaanAhmed-gs2vn
      @AyaanAhmed-gs2vn หลายเดือนก่อน

      Waa waalan tahay

    • @Ayan-le4hb
      @Ayan-le4hb หลายเดือนก่อน

      @@AyaanAhmed-gs2vn Adigaa qabyaaladi ku waashay ma runtaad U taqaan waali ? Waaliyi haday jirto adigaa waalan qabyaaladina Digaa U dhiman ee nabada ilaali .

  • @sadam1318
    @sadam1318 หลายเดือนก่อน +4

    ilaahay xaqa ma mooga

  • @user-ep8ws5kt7l
    @user-ep8ws5kt7l หลายเดือนก่อน

    ماشاءالله الله اكبر ولله الحمد

  • @Mudane-
    @Mudane- หลายเดือนก่อน

    Farataag odey hore ayuu ahaa ragii jubaland dhisey lkn wuu isbedelay xasan aqoon iyo abaal midna malaha reer galgaduud sare ssc khatumo state darawiishtii wey ismuu jiyeen guul gobonimo

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs หลายเดือนก่อน +4

    mareexan haguuleysto

  • @Somfox1
    @Somfox1 หลายเดือนก่อน +1

    Xasan sheekh wuu ceebeeyey Dowladnimadii..Dowlad Hub Tahriibinaysa! Yaab!

  • @NuuraCumar-zo8vd
    @NuuraCumar-zo8vd หลายเดือนก่อน +2

    Aslan. Gurgurte. Wamunafaq. Soomaali du. Hakadigtoonato. Somaliduna. Haisdayso. Dagalwilbakudhita. Kumadhsho. Dagalada. Sockeye. Halajojiyo

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 หลายเดือนก่อน +3

    Xasan Dhiiqo waa munaafiq aan afkiisa iyo dhagahiisa is maqal, xiligiisii hore iyo xilligaan aan joogno caadaystay inuu beelaha Soomaaliyeed ee walaalaha ah hubka isugu dhiibo si ay isugu laayaan. Dhaca iyo boobka xoolaha qarankuna waa xargo goosatay.

  • @bby6
    @bby6 หลายเดือนก่อน

    War meshan qaran majiro brother

  • @ruqiyadihad3624
    @ruqiyadihad3624 หลายเดือนก่อน

    Ilahow wadanakaya iyo dadkayagaba kabadabadi cadawaga xasan dhiqo cuqubo Allah kurido wadanaki waa qaribay😢😢😢😢😢

  • @bby6
    @bby6 หลายเดือนก่อน

    Brother ha ubaqin mareexan sade darood ayaga ku filan Hassan munaafaq iyo mooryantisa viva reer cabudwaq inshallah

  • @soraya.a7956
    @soraya.a7956 หลายเดือนก่อน

    War meesha waa galgaduud ee haku safaadin

  • @feynusdahir6720
    @feynusdahir6720 หลายเดือนก่อน

    Masha rabi aya u so hadalay muwadinin maraxan oo somalinimad ku weyntahay waa hadiyad rabi indin diyaya ee moriyanta iskaga celiya Ankara xamar ayan u fashina tuugada

  • @hersonmalaque3865
    @hersonmalaque3865 หลายเดือนก่อน

    Waa lacagtii dhulka danta guud ee la xaraashi

  • @Jama-ny3xy
    @Jama-ny3xy หลายเดือนก่อน +1

    Xabad Sniper lama baxinayo kajiifta taas 😅😅

  • @user-tn5or9iw1c
    @user-tn5or9iw1c หลายเดือนก่อน

    Guuuuuuuuuuuuuuuul

  • @maxamedaashaguur
    @maxamedaashaguur หลายเดือนก่อน

    Madaxweynaha caabudwaaq waa looga duceeyay

  • @AncientPharaoh
    @AncientPharaoh หลายเดือนก่อน

    Itoobiya hub ma bixiso waa Jabuuti. Lamarada hubka ku noqo. AK waa 3,000
    Qoriga wax lagu toogto waa 1700. Shilkaha waa 700. 750 waa dhishiike.

  • @siradhersi2273
    @siradhersi2273 หลายเดือนก่อน

    Xasan munaafaq xabaala qotte, wax wada hadal ah oo lagala galo oo hubkaas ku saabsan! Tolow ilaahey ban idinku dhaarshey yaan lagala galin! Wa hubki anaga nalagu SHIISHI laha!
    Hubkaas rabbi ba idin so gacan geliyey! Hobka ururiya, GUDDi u sameeya oo hala xafido! 🫶🏽🙏🙌✌🏽❤️

  • @AbddiUhu
    @AbddiUhu หลายเดือนก่อน +1

    Boodhariyow fartaag waa horgal horgalkuna waa naag aan naso laheen....horgalku waa nin futadiisa ku shaqaysta.....farataag ma iman karo caabudwaaq inshallah....

  • @sharmarkesiciidshabel2945
    @sharmarkesiciidshabel2945 หลายเดือนก่อน

    HASAN SHIIKH WAA DAGAL OOGEY HADAB WAA RAGI DAGALKII SOKEEYE EE 1991 KA DHACAY SOMALIYA HURINAYEY

  • @SalimsalahSalim-en8qr
    @SalimsalahSalim-en8qr หลายเดือนก่อน

    Hubkaasi waakudaayay mareexaan walaahi khaniimo alle idiinsoodiray ayaad iska daaqdeen mashaalah, heysta gacantiina yuusan kabixin cidkastoo idiintimaado dila xitaa hadey mareexaan yihiin

  • @user-nu4vd9fn3u
    @user-nu4vd9fn3u หลายเดือนก่อน

    War darood oo dhan aya wada diyaar ah...war nin la shaqe ya tugada xamar hadal uma furna de...wa nin reer koda la dhahay so werar reerkina

  • @hasanabdi7351
    @hasanabdi7351 หลายเดือนก่อน

    Xaniinyo badanaa
    Aad iyo aad

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t หลายเดือนก่อน

    CIDANKA DANAB WALAAHI HALKAAS BAY KU DHAMAANAYAAN. HUBKA WAXAA XAQ U LEH MAREEXAAN WAAYO HASAN CIDIISA WAAKA HOREY U HUBEEYEY.

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 หลายเดือนก่อน

    Xasan gorgurde hooyada ha u caliso

  • @xukunxassan2696
    @xukunxassan2696 หลายเดือนก่อน

    fartaag haduu tago cawowqaa taga asaga halaga bilaabo dilka waa doqon

  • @hamdiabdullahi3855
    @hamdiabdullahi3855 หลายเดือนก่อน

    Subxaan Allaah
    Wallaahi waa wax laga naxo in hada Soomaalia sidi daangadi laysugu qab sanayo 🤔

  • @noormohamud-it6ml
    @noormohamud-it6ml หลายเดือนก่อน +4

    Fartaag gedo hub udoon ku dheh

  • @ubahguled5047
    @ubahguled5047 หลายเดือนก่อน

    Horgalada mareexanow gabdhaha ka adeejiga.
    Horgal daarood uma baahna.

  • @faadumoaxmed5589
    @faadumoaxmed5589 หลายเดือนก่อน

    Waryaaaa Aamuuus Faqashyahooow mareexaan iska dhaafi Faqash oo dhan waxbo nagama Qaadi karo sida loqaaxo waataqaan Adigaaa Munaafaq ah ugufufufi

  • @umashapeel
    @umashapeel หลายเดือนก่อน +1

    Xaanuun Daarood ku die munaafaq😂

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 หลายเดือนก่อน +1

    Mareexaanow hdad tol jira tihiin Leelkase hubkaas ka gada waliba kan diirada leh... Ileyn awalba iyagaa loo keensadey in lagu xasuuqee...

    • @AbddiUhu
      @AbddiUhu หลายเดือนก่อน +2

      Mareexaan oo hub helay way adagtahay sida leelkase xabad danbe loogu rido haka baqin taas ..

    • @fouzianuura2327
      @fouzianuura2327 หลายเดือนก่อน +1

      @@AbddiUhu Bravo tol la hubo... Saasaan kaa rabaa💯👍

  • @user-zh9dr4wz1v
    @user-zh9dr4wz1v หลายเดือนก่อน

    Mareexaanoow.haduu.fartaagg.caabud.waaq.yimaado.dila

  • @sahranur4053
    @sahranur4053 หลายเดือนก่อน

    Asc Abdifataaxow waa markey dhiman lahaayen nimankaas lasoo diray

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t หลายเดือนก่อน

    OGAADA HUBKAAN WAA KII XASAN KU RABAY IN UU PUNTLAND KU WEERARO

  • @kskksshjks1931
    @kskksshjks1931 หลายเดือนก่อน

    Waa mashruuc Emirates uu wato waa a kii Sudan dagaalka lugaha loogu geliyey😢😢

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 หลายเดือนก่อน

    War iska celiya horgalka , sniiberka farahiina ha ka bixinina.

  • @user-yf2xi1nm8n
    @user-yf2xi1nm8n หลายเดือนก่อน

    Maxee tareesaa hub mareexaan u galay .hubka siyaad bare oo 21+years ayaa hal maalin lagaa khaatay,wixii aa heesitiin yaa iska leh unuga. hubka agaa leh ,la soco unugaa leh..maalin walba unugaa leh.

  • @kamitatitudewaaq7335
    @kamitatitudewaaq7335 หลายเดือนก่อน

    SOMALIYEEY HASSAN WA INTAN LAGADO XILKA SI DEGDEGA SI DALK IYO DADKA LOBADBADIYO WAYO XAQ BA ULEYNAHEY NINKANI REER GALBEED IYA MESHA KENEY FARMAJO IYO KOFKASTO LA IMINIKARO WADANKA HALAGU WAREJIYO REER GALBEED IYO CARBNA LAGA SARO WADANKA

  • @lulaa1113
    @lulaa1113 หลายเดือนก่อน

    Dhammaan waxa dowlada ugu jira beesha mareexaan waa wada horgallo hadday yimaadaan caabudwaaq hala garaaco hana lafigeeyo dabadeed villa qabyaalo halagu celiyo

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t หลายเดือนก่อน

    XASAN DHAGARQABE WALAAHI AY U JIRIN HUB LA SIINAHAYO. 😡

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 หลายเดือนก่อน

    Fartaag caabudwaaq wuuka baqay😂, wuxuu yiri ree Galgudeed ka ah way gacan fududyihiin inay idilaan waxba agtooda kama aha buu yiri.

  • @fadumoabdi7162
    @fadumoabdi7162 หลายเดือนก่อน

    Mareexaanow horgalada idiin soo soca waa in aad shaqo ka qabataan

  • @AbddiUhu
    @AbddiUhu หลายเดือนก่อน

    Hassan dhiiqo wuxuu u barooranayay inuu USC uu boorka ka jafo... qaxootiga killinka oo aaqiro moog ahna uu isticmaalo........ninkii rag ah wuu ogaa Hassan dhiiqo....

  • @AbdikadirOmer-sc7ec
    @AbdikadirOmer-sc7ec หลายเดือนก่อน

    FADLAN, GAADHSII MAREEXAAN HADAY QORYAHAA IIBIYAN AMA AY GACANTOODA KA BAXAAN IYAGA AYAA LAGULA DAGAALAMI DOONAA MAANTA AYAY TALO U TAALAA.

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn หลายเดือนก่อน

    XASEN QOSLAAYE NAF MALEH

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m หลายเดือนก่อน

    350weeye dhashiikuhu a47waa 4000kun

  • @rumaanmacalin
    @rumaanmacalin หลายเดือนก่อน

    War naga tag wax yahow xasan dhiiqo kulahaa yahu lagadhe

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m หลายเดือนก่อน

    adeer itoobiya colaad nagama dhaxaayso hadaan daarood nahay darisbaanu nahay itoobiya xasan iyo hawiye hadaay colaadkadhaxaayso anaga waxba nagamagalin

  • @user-nu4vd9fn3u
    @user-nu4vd9fn3u หลายเดือนก่อน

    Xassan gaal iyo sanbaloshee abu qabyala weli darood oo isku qaawla ma araaktay sanbaloshoow anigo darooda wa kula socona saqajaan

  • @user-kv8rf1yz8p
    @user-kv8rf1yz8p หลายเดือนก่อน

    Xasan dhiiqo 😂😂😂😂 wlhi siyasad mayaqano sorry somali

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 หลายเดือนก่อน

    Tan waa gumaad geed loogu soo gaban.yaa labada dhinac ku dhiman waa wiil.somali .

  • @user-eg2wg4qu6p
    @user-eg2wg4qu6p หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤

  • @deeqotahliil940
    @deeqotahliil940 หลายเดือนก่อน +1

    Fartaag qoriga isneprka ugu horeyaa lagu borobeeyn. Farataag u sii duceya waa marxuun eh 😂😂 meshu waa galgaduud maha GADO maskiinimo kugu cafiyey ee reer mudug indhaha kala baxayaan ku seexo . Waba kuwii oo hub sii helay. Cabsi Cabsi Reer Abudwaaq.

  • @saramohamud314
    @saramohamud314 หลายเดือนก่อน

    War warkaagu waa cigii waa ka beryey ,habsan baad noqotaye. Intaa waa inaad ka horeysaa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @AncientPharaoh
    @AncientPharaoh หลายเดือนก่อน

    Laba candha meydle oo wali hub ku raran ayaa jooga Laasa Caanood ee DDSI ku taal. Hhbkan Jabuuti ayaa soo dhiibtay. Hubka inta hadhay ee DDSI joogtaa hala hala boobo.

  • @AncientPharaoh
    @AncientPharaoh หลายเดือนก่อน

    Ismaaciil Cumar Geelle ayaa soo dhiibay. Hubkii laga xasuuqi lahaa Leelkase iyo Mareexaan. Dhulka Leelkase ayaa la doonayaa in laga kiciyo si dekedda Garacad ayaa la doonayaa in dhexda loo galo.

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t หลายเดือนก่อน

    XASAN SOWTUU NALAHAA ITOBIA WAA CADOWGAYAGA ? MAANTANA NISA IYUU HUB UGA KEENAY ITOBIA. MA CAQLIGAYAGA LUGU CIYAARAAYAA ? WIR DAMULJADIID HAKU SOO DUUSHO MAREEXAANKA ? WAA LOOJOOGAA

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m หลายเดือนก่อน

    dhaqdhaqaaqa hawiyo wado sifhaw baan ulasoconaa hadaan daatood nahay adeer car xabadi haka dhacdo vaabudwaaq car walaahay bilaahay tolaahay dagaalkii 1991 been buu noqonayaa adeer daarood isagaa islaaynayay waagaa maantase waa mid daarood waana heegan hadii talaabo looqaado haltalaabo caabudwaaq radhacda dunidu waa kasheekaayn doontaa walee

  • @user-eu7hu5vm4f
    @user-eu7hu5vm4f หลายเดือนก่อน

    Putland hasoo gasho dagaalka plus the whole daarood declar war against hawiye

  • @AFDiini1722
    @AFDiini1722 หลายเดือนก่อน

    war naga aamu. bubblehead

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 หลายเดือนก่อน

    Yeah sheeko ciyaal.hubkaa waxuu ku Milan beesha mareexaan.bye.

  • @xalwoxalwo-g9h
    @xalwoxalwo-g9h หลายเดือนก่อน

    halkan dey wa fudeydki an wilka an kula yaabey waroy warka jooji

  • @GjFy-c6d
    @GjFy-c6d หลายเดือนก่อน

    Hubka waad ku nafwaayay saan ee celiya naf idin siinmaayo ha is cunina

  • @maxamedmaxamuud2633
    @maxamedmaxamuud2633 หลายเดือนก่อน

    Yaa axmaq mareexaan asookaare suu 37 ayuu wax noqon waaye labo baabuur wax ku noqon maayo

  • @farhiyaabdirahman6696
    @farhiyaabdirahman6696 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂Xasan Tuugaa yaab badanaa

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 หลายเดือนก่อน

    Cancer weeye xasandhiiqo.waa siyaasad cuyaalka fahmi karo.

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 หลายเดือนก่อน

    Marka xasan iyo abii waa walaalo.nina yuu been kuu sheegin..

  • @HibaSiyat
    @HibaSiyat หลายเดือนก่อน

    Fartaaag doqon wye eeyka xun hadiii uu nic la imado dila

  • @solokilimber3818
    @solokilimber3818 หลายเดือนก่อน

    Xassan doonfaar ninika amino aya kaleeto 😂😂

  • @abdulrahmanmuhammad1342
    @abdulrahmanmuhammad1342 หลายเดือนก่อน

    😅

  • @user-ol4pc4cm5b
    @user-ol4pc4cm5b หลายเดือนก่อน

    Qoriga isnaybkaa imisaa caabud waaq lagu iimin 20 xabo wax darbi Darood noogu geeyaan rabnaa?🤣 Halqoriya yuusan Qoryahaas Gacanta dawlada iyo Ganacsato Soomaaliyeed iyo odyaal Qb qab qabyaala midna gacantooda ugu galin. Cidii isku daydana in ay hubkaas shacaka Kasooceliyaan 5 Xabo dhafoorka halaga geliyo.

  • @AFDiini1722
    @AFDiini1722 หลายเดือนก่อน

    ala Daroodku been badanaa. Hubabkaan waa wax Ethiopia, Imaraadka, Deni, Farmajo, Madoobe iyo Daarood kale soo direen in shacabka laisku diro si Xasan Sh iyo dowlada lagu fhashili lahaa. .

  • @user-tn5or9iw1c
    @user-tn5or9iw1c หลายเดือนก่อน

    GUUUL IYO GOBANIMO MAKHIR STATE AWDAL STATE CAFAR STATES JABUUTI STATE 🇾🇪 GOBANIMO GUUUUL IYO GOBANIMO GUUUUUUL MAKHIR STATE GOBANIMO PUNTLAND STATE NOLOL IYO NABAD SUDAN STATES JABUUTI STATE AFRICAN COUNTRIES UNATE GUUUL IYO PUNTLAND STATE GUUUL IYO GOBANIMO AWDAL STATE IYO PUNTLAND STATE GUUUL GUUUL ❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😢😢😢😢😊😊😊😊😊😊😊😊GUUUUUUL IYO GOBANIMO SSC KHATUMO SaSANAAG GUUUUUUL GUUUUUUL PUNTLAND STATE GUUUUUUL MAKHIR STATE OGADENIA STATE 🇾🇪 GUUUUUUL SITI STATE MUSLIM STATE AWDAL STATE GUUUUUUL IYO GOBANIMO AWDAL STATE IYO PUNTLAND STATE GUUUL IYO GOBANIMO PUNTLAND STATE NOLOL IYO NABAD GUUUUUUL ANFAR DANAKILO STATE AWDAL STATE GOBANIMO PUNTLAND STATE NOLOL IYO NABAD GUUUUUUL GUUUUUUL PUNTLAND STATE GUUUUUUL IYO GOBANIMO PUNTLAND JABUUTI STATE GALBEED JABUUTI CAFAR GUUUUUUL IYO GOBANIMO SSC KHATUMO PUNTLAND STATE AWDAL STATE GUUUUUUL IYO GOBANIMO AWDAL STATE GUUUUUUL SITTI SOMALI GALBEED ❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😢😮GOBANIMO AWDAL STATE GUUUUUUL IYO GOBANIMO SSC KHATUMO PUNTLAND STATE GUUUL GUUUL IYO PUNTLAND STATE GUUUL IYO NABAD NABAD NABAD GUUUUUUL NABAD IYO NABAD GUUUUUUL 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😂😂😂ANFAR STATE GUUUUUUL IYO YEMEN GUUUUUUL AWDAL STATE SITTI STATE AWDAL GUUUUUUL IYO GOBANIMO PUNTLAND STATE NOLOL IYO NABAD SUDAN STATES JABUUTI STATE AWDAL STATE 🇾🇪 GOBANIMO GUUUUL

  • @user-tn5or9iw1c
    @user-tn5or9iw1c หลายเดือนก่อน

    GUUUL GUUUL IYO GOBANIMO AWDAL STATE GUUUUUUL IYO GOBANIMO SSC KHATUMO PUNTLAND STATE AWDAL STATE GUUUUUUL IYO YEMEN GUUUUUUL AWDAL STATE SITTI STATE AWDAL STATE GUUUUUUL IYO YEMEN GUUUUUUL AWDAL STATE SITTI STATE AWDAL STATE GUUUUUUL IYO GOBANIMO SSC KHATUMO PUNTLAND STATE AWDAL STATE GOBANIMO PUNTLAND GUUUUUUL IYO NABAD SUDAN STATES JABUUTI STATE AWDAL GUUUUUUL MAKHIR STATE OGADENIA STATE SOMALIWEYN GUUUUUUL SITI STATE AWDAL STATE GOBANIMO PUNTLAND STATE NOLOL IYO NABAD SUDAN STATES JABUUTI STATE AWDAL STATE 🇾🇪 😳 NAMASTE WAA NABAD SUDAN 🇸🇩 😳 🤣 NAMASTE WAA NABAD SUDAN STATES JABUUTI STATE AFRICAN COUNTRIES UNATE GUUUL IYO PUNTLAND STATE GUUUL IYO GOBANIMO PUNTLAND STATE GUUUUUUL IYO YEMEN GUUUUUUL AWDAL BAB MANDAB GUUUUUUL AWDAL GUUUUUUL IYO GOBANIMO SSC KHATUMO PUNTLAND SITTI STATE AWDAL STATE GUUUUUUL IYO GOBANIMO AWDAL STATE GUUUUUUL SITTI SOMALI GALBEED GUUUUUUL MAKHIR STATE OGADENIA STATE SOMALIWEYN GUUUUUUL SITI STATE AWDAL STATE GOBANIMO PUNTLAND STATE NOLOL IYO NABAD GUUUUUUL NABAD IYO NABAD GUUUUUUL IYO GOBANIMO SSC KHATUMO PUNTLAND STATE AWDAL STATE GUUUUUUL IYO GOBANIMO SSC KHATUMO PUNTLAND STATE AWDAL STATE SANAG CERIGAVO GUUUUUUL IYO GOBANIMO SSC KHATUMO PUNTLAND STATE AWDAL STATE GUUUUUUL IYO GOBANIMO SSC KHATUMO PUNTLAND STATE AWDAL STATE GUUUUUUL IYO YEMEN GUUUUUUL AWDAL STATE SITTI SOMALI GALBEED GUUUUUUL MAKHIR MUSLIM STATE SITTI STATE AWDAL STATE GUUUUUUL IYO 🇾🇪 HAWASH STATE CAFAR STATES JABUUTI STATE 🇾🇪 GOBANIMO GUUUUL IYO GOBANIMO MAKHIR STATE AWDAL STATE GOBANIMO PUNTLAND STATE GUUUUUUL IYO GOBANIMO SSC KHATUMO PUNTLAND STATE GUUUL GUUUL IYO GOBANIMO PUNTLAND STATE GUUUUUUL MAKHIR STATE OGADENIA GOBANIMO AWDAL STATE GUUUUUUL IYO GOBANIMO SSC KHATUMO PUNTLAND STATE GUUUL IYO NABAD GUUUUUUL NABAD IYO NABAD GUUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUL NATYAHU ZIONISM DOWN NOLOL IYO NABAD GUUUUUUL GUUUUUUL PUNTLAND STATE AWDAL STATE GOBANIMO PUNTLAND STATE NOLOL IYO NABAD SUDAN STATES JABUUTI STATE AWDAL STATE GUUUUUUL IYO GOBANIMO AWDAL STATE IYO GOBANIMO GUUUUUUL MAKHIR STATE OGADENIA STATE SOMALIWEYN GUUUUUUL SITI STATE AWDAL STATE GUUUUUUL IYO GOBANIMO SSC KHATUMO ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😢😢😮😊😊😊😊😊😊😊😊😊🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉CANFAR STATES GUUUUUUL GOBANIMO SSC KHATUMO PUNTLAND STATE GUUUL GUUUL IYO GOBANIMO AWDAL STATE GUUUUUUL IYO GOBANIMO SSC KHATUMO PUNTLAND STATE AWDAL GUUUUUUL MAKHIR MUSLIM STATE SITTI STATE MUSLIM STATE SITTI STATE AWDAL STATE GUUUUUUL IYO YEMEN NAMASTE NAMASTE GUUUL IYO PUNTLAND STATE NOLOL IYO NABAD GUUUUUUL NABAD AFRICA UNITED GUUUUUUUUUUUUUUUUUUULGOBANIMO GOBANIMO SSC KHATUMO PUNTLAND SITTI STATE GUUUUUUL PUNTLAND STATE AWDAL 🇾🇪 GUUUUUUL GOBANIMO PALESTINE GUUUUUUL PUNTLAND ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉