Heesta Waayayeey | Cali Gacal Guuleed | Astaan 2021

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 31 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 45

  • @mahammedsiad5563
    @mahammedsiad5563 11 หลายเดือนก่อน

    Cali Gacal waa fanaan la hubo keep going Astaan 🎵 🎵🎵🎵🎵🎵✅🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abdoulhakimbarre9573
    @abdoulhakimbarre9573 3 ปีที่แล้ว +6

    WaaaW qofkii ugu horeeyey ee daawaday👌

  • @somalia_media
    @somalia_media 3 ปีที่แล้ว +5

    Xasuustii cumar dhule Cali 🙏🙏🙏

  • @roblemaer4834
    @roblemaer4834 3 ปีที่แล้ว +3

    Heesaha Waa in sidan oo kale loo daayo durbaanka oo lagu dhinac wadin kan organka. Mahadsanid Cabdullaahi Boonge.

    • @RooblesJourney
      @RooblesJourney 2 ปีที่แล้ว +2

      Kaas la’aantiis hees maba jirto 👌👌👌

    • @oceanstar756
      @oceanstar756 2 ปีที่แล้ว

      @@RooblesJourney Waa kugu raacay sxb. Boongo la'aantiis hees ma jirto.

  • @xawom3016
    @xawom3016 3 ปีที่แล้ว +2

    Wax walba waxaa ugu muhiim San nabada dalka marka aad aragtaan iney soo laabaneyso, sidaan oo kale, ma ahan inaan Le yahay music baa dalka nabad ka dhigey, laakiin waayihii hore oo ay dalku nabad ahaa saan ooo kale baa la ahaa, qof kii garanaaya, xiligaas. Waa farxad inaan arko dalkeena oo nabad ah, runtii, mabad wax dhaama la waa,amase dalkaaga wax dhaama. After all.

  • @saciidtaariikh
    @saciidtaariikh 9 หลายเดือนก่อน

    Al ustad Ali gacal 🐐✊🏾 m’a

  • @shortcut9599
    @shortcut9599 3 ปีที่แล้ว +5

    ASTAAN ALWAYS ASTAAN

  • @Dawa027
    @Dawa027 8 หลายเดือนก่อน

    Kooxdan magaceeda ma aqaan lakiin waa waxaan u aqaan koox ka tirsan tv ga astaan hambalyo ayaan leeyahay sida ay u soo saraan jiil cusub oo heesihii hore noo cusbonaysiiya halkay taagnayeena kor uga sii qaada

  • @cabdirashiididigaa9347
    @cabdirashiididigaa9347 3 ปีที่แล้ว +4

    Heestan waa la noolahay ilaa intii ay marwadaydii iga dhimatay .... ilaahay haka raali ahaado

  • @nasiibcishqi8208
    @nasiibcishqi8208 3 ปีที่แล้ว +4

    Heez iyo badh ❤️❤️❤️🙏

  • @somali_artist1843
    @somali_artist1843 3 ปีที่แล้ว +2

    Cajiib cajiib🥰🎤🎧

  • @hindaseenyo1556
    @hindaseenyo1556 2 ปีที่แล้ว

    Woooooof caleeeek waa fanaan cajiib ah 😘

  • @Qaraamiyahan
    @Qaraamiyahan 2 ปีที่แล้ว +1

    Legend always legend❤️

  • @boodaayeboy4987
    @boodaayeboy4987 2 ปีที่แล้ว

    Opopp Odaygu Codkiisu waa top🔥🔥

  • @abdirahmanfive6627
    @abdirahmanfive6627 3 ปีที่แล้ว +4

    Dhag dhag waayi

  • @hassandahirabdille7329
    @hassandahirabdille7329 2 ปีที่แล้ว

    Alla xanuun weeyna in aad weeyda ruux aad jacleeyd imisu dareenku gudahaaga gilgilaya . Waad mahad santihiin bahada Astaan

  • @rayaanmohamed2354
    @rayaanmohamed2354 3 ปีที่แล้ว

    Waah waah ( waayo-waayo) allow markale iyo somalidii hore

  • @abdirahmanfive6627
    @abdirahmanfive6627 3 ปีที่แล้ว +3

    Waayayee

  • @khadijajamac6991
    @khadijajamac6991 2 ปีที่แล้ว

    eesh calaa musik iyo koox wada shaqeeyneysa

  • @alimohamed-jz4qn
    @alimohamed-jz4qn 3 ปีที่แล้ว

    Cali gacal waaaaw waayo waayo

  • @yaasirabdi6494
    @yaasirabdi6494 2 ปีที่แล้ว

    Yaa salaam fannaankani caadi maaha

  • @altovladdimir9205
    @altovladdimir9205 3 ปีที่แล้ว +2

    Saxophonistah maad weydeen qof fican sida khalif Ahmed

    • @roblemaer4834
      @roblemaer4834 3 ปีที่แล้ว

      Yaa ka badiya ninka hadda garaacaya aaladda aad xustay? Waa xirfadle.

    • @mahammedsiad5563
      @mahammedsiad5563 11 หลายเดือนก่อน

      Hala yaabin qof dadka jooga saluugaya ee ku sheegaya mid maqan. Soow maadan maqli jirin dadbeey meeli buktaa?

    • @altovladdimir9205
      @altovladdimir9205 11 หลายเดือนก่อน

      @@mahammedsiad5563 anigu waxaan ka hadlaya maha qof jeclaysi lkn saxophone Altaga ah inanka haya oo magaciisa layidhado baron waa 00 sidaas ayaan ugu tilmaamay Khalif Ahmed Elmi oo ahaa kooxdii waaberi gar ahaan dadkii muse Mohamed osman iyo cabdi calasow la soo shaqeeyey

  • @abdikadiribrahim6057
    @abdikadiribrahim6057 ปีที่แล้ว

    Ninkasi caabi mire dacar u.egaa

  • @fawziaahmad9159
    @fawziaahmad9159 3 ปีที่แล้ว

    🙏🙏🙏❤❤❤👍👍👍👍👍👍👌👌👌👌👌👌

  • @altovladdimir9205
    @altovladdimir9205 3 ปีที่แล้ว

    Waayo wuu qariyey

  • @RooblesJourney
    @RooblesJourney 2 ปีที่แล้ว

    Yaa sariirta korkeeda ku dhageeysanaaya???

  • @nuuxiyadamediamusic1
    @nuuxiyadamediamusic1 3 ปีที่แล้ว +1

    Waar aniga kaalaya iga duuba dhe waydun yaabiye hees iyo cod bee astaan meeday xagee uugu hagaagaa

  • @mahrezabshir9593
    @mahrezabshir9593 3 ปีที่แล้ว +1

    Hesta ya qaday plz🙏🙏

    • @roblemaer4834
      @roblemaer4834 3 ปีที่แล้ว +1

      Aun Cumar Dhuule.

    • @mahrezabshir9593
      @mahrezabshir9593 3 ปีที่แล้ว

      @@roblemaer4834 ᴍᴀɢᴀᴄᴇᴅ ᴡʟʟ

    • @roblemaer4834
      @roblemaer4834 3 ปีที่แล้ว +1

      @@mahrezabshir9593 “Waayayey”. Waxaa qaaday markii kowaad Cumar Dhuul Eebbe haw u naxariisto.

    • @mahrezabshir9593
      @mahrezabshir9593 3 ปีที่แล้ว +2

      @@roblemaer4834 ᴛʜᴀɴᴋs ʙʀᴏ ᴍᴏʙɪʟᴇ ᴄᴀʙᴛᴏʏ ᴡᴀᴛᴀ ᴍᴀʙᴀ ɪsᴏ sᴀʀᴀʏᴏ ᴛʜᴀɴᴋ ᴜ

    • @RooblesJourney
      @RooblesJourney 2 ปีที่แล้ว

      @@mahrezabshir9593 😂😂😂😂😂

  • @adamhoodaale9443
    @adamhoodaale9443 3 ปีที่แล้ว +3

    Halka ceeb ay musciannada astan leeyihiin waa ineysan isi siin muusiga, bahashu waxey xallad ku leedahay in la laba shubleeyo oo had ba nin loo dhiibo , mar saxiphone ka la siiyo mar violinta marka kabaneysta mar pianada marna durbaanta, hadda waxiiba waa isku miliqsanyihiin.

    • @roblemaer4834
      @roblemaer4834 3 ปีที่แล้ว +1

      Dhadhankuba waa isku jirka. muusigga. . Si gaar ah baan u maqlayaa mid kasta.

  • @alimohamed-jz4qn
    @alimohamed-jz4qn 3 ปีที่แล้ว

    Wwwwwww