Xasan dee dalka ilaalintiisa kama ficil qaatee wuxuu ka xanaaqaa in cid kle xamaalka ka hoos gasho isaga jecel inuu shisheeyaha uxamaalo lkn in cid kle uxamaasho ma jecla xsan
Mogdisho iyada ayaa diidey somali nimo aa garowe ma diidin Somali nimada taas ban cidina dafiri karin dowlad nimada and mogdisho oo reer ah sodhafey nin 33sano cidii siisugta iyada ayaa (0) ah walalaha reer putland mel nabad ah oo barwaqo ah ban idin rajey nayaa R.R.A. na way tashan insha allah oo sugi meyno moriyaan isbareysato ah intaan kabadan
Legend ayuub
maya waxaa haya xanuun darood waana lagu ogyahay intaa xasan munaafaq
Warkaga waan dhegesanlehen hadad cayda ka reebtid adoo caytamin ayaa warkagu meel galyah laakin cayda ma rabno please
Puntland State and Federal Republic of Ethiopia Brothers forever.
Asc maxaa dhacey istoos kuma arko ayuub
😂 Soo badi qumanaha
Turkey 🇹🇷 waa walaalaheen itobiya naa waa cadowga somalida
Badaa doon baa Degaysoo
Captain wa good question ku soco
Ethiopian anagaa ah, abaalo badan ayay nagu leedahay…… taageeradoodii SSDF iyo difaacii ay 2006 Galkaio kuso difaaceen diyaarahooda dagaalka, cadowgii bandiiradlay fadhiayay.
Legend Alle cimrigaaga hadhereeyo
So dhacyeeeey qubanihii
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Genaral ayub libaaxa keynta
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
War ayuub 😂😂😂😂😂😂omg wax reeb
Dowlada xasan tii farmaajo ayey koobiyeysaa yaa illaahal caalim war wax cusub laimaada DDS baan nahay putland waa dhulkayagii ❤❤❤🎉🎉🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇸🇴🇸🇴💪💪💪
Talabada ay dawladu xilgedii qadiwayday
Sitosaaa 😂
Adiga iyo xabashada isku diin ah waayo adna gaalbadtahy athopiaana waagaalo lkn dadka rer puntlaan warkaan maku raacsantahiin gaalkaan waxuu ku hadlayo 😢
Ma adigaa cid gaalo ku maagaya oo islaamaha masakinta marna baada marna qarxiya
RUNTA KABTAN KU SOCO SOO WAD QUBANAHA SANBALOOSHE WAA KA SHIFTAY 😂😂😂
Ayuubo waxa labilaabay in oogadan iyo Mj la isku diraayo. Please Carurtan baraha isku cayayso wax kaqabo. Dadku waa ehel
Asc
Fogaatay midnimadi iyo wadajirki soomaaliya.
Wayska dhaw-dhaw hadalka mooryaanta xamar.
Xassan ayaa Masuul Ka markuu Dowladnimadii uu Qol Ku xirtay
Fadhaq fadhaq
Waxad tihin LABADA XUMAN UGU HEESHIYAY SOMALILAND LAKIN MANTAY HAQIQDI SO BAXDO DAAR ALLAH UU COLOWDAYN
WAXAD HADABA OGATAN INAY SOMALILAND LA'ANTEED HEESHINI KARAYN DAROODOW CABADKA ISKA DAAYA XUUMATINI ILLAHAY AYA DIBADA SO DHIGAY PUNTLAND WAXBA ISLAMA HAYSO WAXAN KU DAYASHO LAHAYN
LABADINI WAXBA ISMA DHANTAN DADKI MIDNIMADA KEENAY EE INI HADAYAY MARKAY INIGA BAXEN LANGAREH AYAD NOQTEEN IMIKANA LUGTI KALIYA ADKU TAGNAYDEN WAY INI GO'DAY CALAMKINA INI OGA WAXAN NIGA HADHAY CABAD IYO CAY IYO KALA CARAR WAA ABAALKIN DAMBIGA GASHEEN AYA INI NANABINAYA " GORMAYNU WAXA GARATAN " NINKA TISA DARYEELA AYA MID KALEH KU DARSADA WELIGIN MEEL MA GADHISAN EE FAANKA AYUBOW ISKA DA'A
Walahi waa suaal adag ?
Fahad yaasiin ayaa hore usheegay inuu mahad salaad yahay alshabaab
Xasan dee dalka ilaalintiisa kama ficil qaatee wuxuu ka xanaaqaa in cid kle xamaalka ka hoos gasho isaga jecel inuu shisheeyaha uxamaalo lkn in cid kle uxamaasho ma jecla xsan
Hhhh
Mogdisho iyada ayaa diidey somali nimo aa garowe ma diidin Somali nimada taas ban cidina dafiri karin dowlad nimada and mogdisho oo reer ah sodhafey nin 33sano cidii siisugta iyada ayaa (0) ah walalaha reer putland mel nabad ah oo barwaqo ah ban idin rajey nayaa R.R.A. na way tashan insha allah oo sugi meyno moriyaan isbareysato ah intaan kabadan
😂😂😂😂
👍👍👍👍👍❤🇸🇱💝💪
Kabtan wa la
Gatay mida waxa gatay xasan munafaq
Emarates and ethiopia are our brothers ❤❤❤❤❤❤❤
Ayuub nin qadiyadleh ayaad ahayd markay soomaalinimo taagantahay ma Ethiopia iyo imaaraad oo ah cadowga soomaaliyeed ayaad leedahay waa walaalahaya kalasaar walaalnimada iyo diblamaasiyada iyo ganacsiga walaal maaha labaduba waa cadowga kowaad ee soomaaliyeed Ethiopia hasii darnaatee awalwaxay ahayd qaybi oo xukun hada waa qaado oo xukun nin xumi waa taa laakiin dhulku matago waxaa ceeb iyo ayaan darro ah in maanta labakun labaatan iyo afar Ethiopia lookala cararo waa yaab soomaalidu markasta oo isfahmi waayaan ama isdilaan maxey Ethiopia ugu kala cararaan oo ay ogyihiin danaha fog iyo kuwa dhow ey leedahay war koley deyn maysaan in aad cadow isusoo kaxaysataan Allah ayaa karaamadii idinka qaadaye kanderiska iskadaaya meelaha fog aada
Xagay ka taliyaan munaafaq iyo marxum xamza
Kkkkkkkkk
RUNTA KABTAN KU SOCO SOO WAD QUBANAHA SANBALOOSHE WAA KA SHIFTAY 😂😂😂