Qisadii gabadhii somaliyed ee ninka Algerian ka ah qeybtii 3

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ก.ย. 2024
  • Qisadii gabadhii somaliyed ee ninka Algerian ka ah qeybtii 3

ความคิดเห็น • 72

  • @amiirnuur4430
    @amiirnuur4430 ปีที่แล้ว +5

    Abaayo jazaakallaah qisa cajiib ah iyo sida gabdhaha Soomaaliyeed aad u waanisay.

  • @SamiiraAdam-e2y
    @SamiiraAdam-e2y 4 หลายเดือนก่อน +2

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد

  • @nasrahussain4398
    @nasrahussain4398 2 ปีที่แล้ว +5

    alla maaxan suugaya sheekadan sister ilheey haa kuxafiido wanaa kusalamaya for toronto canada

  • @sumayazuzu5486
    @sumayazuzu5486 2 ปีที่แล้ว +7

    Nasiib ayey laheed🥹wlhi ninkas cawiyayna ilahy ajar haka siiyo 🤲🏽mahadsnid abyo sowda 🥰

  • @wacanmohamed8788
    @wacanmohamed8788 ปีที่แล้ว +4

    Illahay ba u gargaray lkn waxan la yaabay sababta ay hooyadeed beenta ugu sheegtay iyado walidkeed soo caasiday ayaaba hadan illahay ducadeedi ka aqbalay.

  • @bnabadoon7381
    @bnabadoon7381 2 ปีที่แล้ว +5

    MAANSHAA ALLAH
    RUNTII WAA GABADH CAQLI WANAAGSAN IYO AKHLAAQ ILLAAHAY SIIYEY

  • @hanat9504
    @hanat9504 ปีที่แล้ว +4

    Gabdahena Somali anaga umbee naga athagyahiin Allah hainodayee

    • @SihamDahir-xn2ly
      @SihamDahir-xn2ly 5 หลายเดือนก่อน +2

      Ani wiilasheena soomaliyed wan jeclahay♥️😘

    • @hanat9504
      @hanat9504 5 หลายเดือนก่อน +2

      @@SihamDahir-xn2ly sidhokale waan idhiin jecelnahay wll♡♡♡

  • @xafsomaxamed2948
    @xafsomaxamed2948 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah 🥰😍🤲

  • @fatimaahmed4226
    @fatimaahmed4226 2 ปีที่แล้ว +3

    Allahu akbar ilaahy soo badbaadiyay

  • @kaysekaise5177
    @kaysekaise5177 2 ปีที่แล้ว +3

    Anaa uhoreeya caawa

  • @AgckJcdy
    @AgckJcdy 27 วันที่ผ่านมา

    Mahat sanit Haa War yar

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 ปีที่แล้ว +2

    Soomaaliyeey ogaada dalka Ilaahay ina siiyey aynu qabyaalad isku haysanno

  • @asiliborle6342
    @asiliborle6342 2 ปีที่แล้ว +4

    Weeya nasiib baden taheya hadii eysan qalini

  • @shukriabdalla3517
    @shukriabdalla3517 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah

  • @SahraAdanAbdi-l9c
    @SahraAdanAbdi-l9c 4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤masha allha guuuuul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @halimabob9303
    @halimabob9303 ปีที่แล้ว +1

    Waa runta abyo sowda raga somaliyed sidan ooh kle maahan

  • @ifraaxgalbed9793
    @ifraaxgalbed9793 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah

  • @xawoluulcabdi4783
    @xawoluulcabdi4783 ปีที่แล้ว +2

    Qisadan TikTok gada ayan ka dawada bilow iilaa dhamaad lkn in aan view ku siiyo ayan halkane UGA dawaday

  • @cqaadircalimaadey4934
    @cqaadircalimaadey4934 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah abaayo horey usoco keep going my dear sister qaali sawda quruxley

  • @iamsomlia3591
    @iamsomlia3591 ปีที่แล้ว +2

    Asc walshey qisadan ayado qofkale sodhigay o adigo garbasar wadata arkay e ma adon ogeyn aya laga dubay walashey ilah darti ayan kujeclahay xijabka sharcigana intan ka arkay wad ilalisa markasna wa qalad dhacay san filayo markale allah haka ilaliyo

  • @jamaalcabdi6714
    @jamaalcabdi6714 2 ปีที่แล้ว +3

    Alla qof ku ber adkaya miskinta wey cadaben

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay baa soo baxbaadiyey

  • @saeedjama361
    @saeedjama361 10 หลายเดือนก่อน +3

    Ajinabiga waxay dhahaan xabad daanyeeradaa noo joogta!!!kkkkk

  • @xafsoaxmed8419
    @xafsoaxmed8419 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah horay usoco

  • @maryanmohamed8908
    @maryanmohamed8908 2 ปีที่แล้ว +4

    Sidan usugayey part 3 waan kucusbahay jannelka

  • @abdialinoor2371
    @abdialinoor2371 ปีที่แล้ว

    Masha Allah way qurux badan yihiin qisooyinkaagu

  • @hanat9504
    @hanat9504 ปีที่แล้ว

    Qisayasha aadh soqathaato intabathan waankahela runti

  • @AliAli-tm4jz
    @AliAli-tm4jz ปีที่แล้ว +1

    Caadi mhn wlhi

  • @maxamedaxmedsugule248
    @maxamedaxmedsugule248 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allah abaayo waad caqli badan tahy 24 labaatanka oktobar baan kugu soo biiray ee qisada raga xun xun soo badi

  • @ibraahinmaxmed8425
    @ibraahinmaxmed8425 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc wanaaga cyaa kugajacalabey

  • @ahmedadan1884
    @ahmedadan1884 2 ปีที่แล้ว +6

    Ala qabe maqofaa wale. War huno yaal ajanibta iska daafo raga somaliyeed iska gursado ayaga wax kasta idin eh

  • @amiiromohamud3407
    @amiiromohamud3407 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa runtaa abaayo

  • @fatimasulayman4095
    @fatimasulayman4095 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashaalh keep going sister

  • @BEELDAAJISO
    @BEELDAAJISO หลายเดือนก่อน

    Isoo duceyaa inu ilahy shaqo khyr qabta isiiyo😢

  • @aaminahashia9285
    @aaminahashia9285 2 ปีที่แล้ว +3

    Xbbti wanagala dahday shaly ila manta wa firinayey hada firi is iri waba hely.thnks xbbti

  • @kaldeqaabdi1108
    @kaldeqaabdi1108 2 ปีที่แล้ว +2

    Inteejeerban marba fiiriniyay

  • @userb7056
    @userb7056 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha.alah

  • @OsmanHaji-ig7tr
    @OsmanHaji-ig7tr 3 หลายเดือนก่อน

    Gabadhey Sawda, war adiga ayaa u dhameeyay. Talo Walid haddii la yeela lahaa wraabo wax uu cuno ma lahaad laheen. Marwaliba waxaa fiican iin waya arag loola tashto( وشاورهم في الا مر) الآية.جزاك الله خيرا يا سودة

  • @ayanabdirahman9654
    @ayanabdirahman9654 2 ปีที่แล้ว +1

    waarun taaa abyo waana aaminsanahy aniga

  • @Abdu_lsalat14
    @Abdu_lsalat14 2 ปีที่แล้ว +1

    Adiga tarikh nolaledkaga nogawaran...

  • @abdiaziiz362
    @abdiaziiz362 2 ปีที่แล้ว +2

    Marka salan sawda marka labaad su al

  • @Malle5876
    @Malle5876 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc xabiibti🥰🥰🥰🥰🥰

  • @aishasiciid3846
    @aishasiciid3846 2 ปีที่แล้ว +3

    Abaayo Aljeeriya ma jasaa,ir baa

  • @amiiromohamud3407
    @amiiromohamud3407 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa allh abaayo

  • @ribixyare1002
    @ribixyare1002 2 ปีที่แล้ว +2

    Walaal nimaan kugu saaray anigu reero TH-cam ma ihiye ukhti

  • @safiyoahmed7451
    @safiyoahmed7451 3 หลายเดือนก่อน

    M.a 🎉

  • @cqaadircalimaadey4934
    @cqaadircalimaadey4934 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah wanna sunglasses aye sogali abaayo and iyo and Ayman ujecelnahay qisooyinkaaga runtime masha allah abaayo uhey us out keeping my sister qaali

  • @xorxornimo1137
    @xorxornimo1137 ปีที่แล้ว +1

    Abayo Algerian walayaqanaaa waa dowlad Wayne oo Muslim ah oolaga baqo oo ilahay awood siiyay carabi ayna kuhadlaan calan wayn oo qurxoon oo layaqaano ay leeyihii 🇩🇿 wakas waana dad qur qurxoon oo American loo moodo ee ayadaa madoobeed ay kabaqeen goorba asagaaba nasiib xumaa asagoo naago qurxoon helaayo maxaa somali u geeyay

  • @dekaosman7483
    @dekaosman7483 8 หลายเดือนก่อน +2

    Qisadan cawan dawaday waxan so xasustay gabar nin Conga u dhashay somalia ku gursaday o u shegay inu muslin yahay markey dhowr carur ah u dhashay u wadankisa geyayna jiir ama doli loso shilay o lagu casumay lkn weyka so baxsatay ayada iyo carurtedi uganda eyla so gashay wa xili hore waqtigu somalia dagalka ku bilowday

  • @rukiayusuf5648
    @rukiayusuf5648 หลายเดือนก่อน

    Mashala❤😂🎉😊

  • @jimineigirl1281
    @jimineigirl1281 2 ปีที่แล้ว +1

    👸♥️♥️♥️♥️

  • @Shamso-dp1tg
    @Shamso-dp1tg 3 หลายเดือนก่อน

    Alow.taga.no.hagajiy

  • @bnabadoon7381
    @bnabadoon7381 2 ปีที่แล้ว +3

    SAWDA WAAD MAHADSAN TAHAY EE HORE U SOCO

  • @xafsoaxmed8419
    @xafsoaxmed8419 2 ปีที่แล้ว +1

    Abyo

  • @XamdiCabdislaan
    @XamdiCabdislaan 17 วันที่ผ่านมา

    😅😊😊😊😊😅😅😅

  • @ugaasfarah6649
    @ugaasfarah6649 2 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkk

  • @jamaalnaasir1117
    @jamaalnaasir1117 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah

  • @kaysekaise5177
    @kaysekaise5177 2 ปีที่แล้ว +2

    Anaa uhoreeya caawa

  • @aaminahashia9285
    @aaminahashia9285 2 ปีที่แล้ว +2

    Xbbti wanagala dahday shaly ila manta wa firinayey hada firi is iri waba hely.thnks xbbti

  • @shukrimacalin2759
    @shukrimacalin2759 ปีที่แล้ว +2

    M.a walashy qurhda

  • @jamaalnaasir1117
    @jamaalnaasir1117 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah

  • @abdullahihassan4952
    @abdullahihassan4952 2 ปีที่แล้ว +2

    mash Allah

  • @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
    @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205 2 ปีที่แล้ว +2

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد

  • @cqaadircalimaadey4934
    @cqaadircalimaadey4934 2 ปีที่แล้ว +1

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @safiyasacad485
    @safiyasacad485 2 ปีที่แล้ว

    Maash Allah 🥰🥰🥰 jasaka Allahu khayar 🥰 Allah noo kaadaayo

  • @hibakismail3117
    @hibakismail3117 ปีที่แล้ว

    Jazakallah khayr sawda